WAR U GEEYA NIN KII BACDA SITAY EE LAHAA WIILAL DHULBAHANTE AH OON U DHALAN CERIGABO BAA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 дек 2024

Комментарии • 41

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 3 часа назад +3

    WAA RUNTAA 🫡🙏👏🙌💖🌺🌹🌹🌺🌺🌹💓💓💙💗💐💐🎉💗💓💓🥀CEERIGAABO🎉HARTI💗🌺🫡🌺🌹💐❣️🎊🎊🎊AYAA IIDOORR LADEGA! SUUQA🎉SAREEIYO SUUQA HOOSE🎉AUEY MAGALADU🎉U KALA QAYBSAN TAHAY!!

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 9 минут назад

    ASC Subhanallaha Allahu Akbar 🙏💯 VIVA Dulbahaante waa lamtabtan dadka iyo Dalka dinta GUUL Jamahirta Cidanka Darawiishta SSC Khatumo Staat GUUL Iyo Gobanimo Insha Allah 🙏👍🐎🙏🦁✊❤💯😍💐👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @GoojacadeCade
    @GoojacadeCade Час назад

    NAYAA MADAALKII LAASCAANOOD AY CANKA KAA MADANEYSA XABADII SOMALILAND DHIDHIIBSO AYAY KAAGELIN HJE

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 2 часа назад +1

    Caawa ceerigaabo naag laqabo mooyee qof hartiya majoogo 😢😢

  • @Ashaabdi-n7v
    @Ashaabdi-n7v 2 часа назад +1

    Ceerigaabo harti baa leh

  • @GoojacadeCade
    @GoojacadeCade Час назад

    WAAR NAAGTU WAA DHAWAC
    EEGA DHABANKEEDA
    MEEL LAGA DHUNKADO MALEH

  • @MaxamedYusuf-h5o
    @MaxamedYusuf-h5o Час назад

    Walaaleey inbadan ayaa nabad loogu baaqayey inamadiina
    Way iska diideen,
    Inta laqabto ayaa lasii daayaa ilayn waa dad is garanaayee
    Waxba way xeerin waayeen.
    Sida caqliga fiican ilaahay kuu geliyey walaaley runtana usheeg khaladku ciduu kayimi
    Waan ku salaamayaa wlshayey

  • @Khadramaxamuud-m3y
    @Khadramaxamuud-m3y 2 часа назад

    Ceerigaabo hadii lawadayeesho sheekhisxaaq goblanweeyee isgudhaaranee waa midkeen dhalasha waynaada

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 2 часа назад

    😂😂😂😂 marhoraansheegay dhulbahante faanka lagumagaadho hada kulahaa waaditaqaan soomaali dhan waasidaa anaa waxdia anaa dadka xuna soomaali waxahalkaadhigtay habar qurbaa laydhsanaysa

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 2 часа назад +1

    Midbuu beenku sheegay
    Waxuuyiri nimangaraneen
    Oolaheen

  • @MaxamedYusuf-h5o
    @MaxamedYusuf-h5o Час назад

    Walaahi inantaas waan taageeray waayo?
    Waxay garanayso rag badan ayaan garanayn,
    Waa loo dhashaa aqoonta ilaahay ayaa bixiya garashada
    Iyo caqliga fiican,
    Mahadsanid inaadeer adigaa saxan walee

  • @SakariyeClqani-m9u
    @SakariyeClqani-m9u 19 минут назад

    Ceerigaabo dhulbatantaa leh

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 2 часа назад +1

    Hartiyoow idinkaa laydinka arkay 34 sano ayaad gacanta u galiseen baadi ninka helaa markay ku raagto inay leedahay ayay ismoodaa dee marhore ayay ahayd inaad dhakiina xidhataan oo Iidoorkii Ingiriisku buuraha kasoo dejiyey ayaa magaaladiinii idinku haysta!

  • @MaxamedYusuf-h5o
    @MaxamedYusuf-h5o Час назад

    Inaadeer waad fiican tahaye wadanka waa lawada leeyey
    Meel kastaba ha ahaatee,
    Soomaalidu waa cawaan aan caqli iyo sida loo wada noolaado aan garanayn
    Dadka iminka soomaali u taliyaana badankoodu maba aha dad caadiya
    Dhiigyacabo, danaystayaal, qabyaalad wadayaal, cidna uma daneeyaan siday iyaga ugu hagaagayso ayey rabaan.

  • @hudaali8660
    @hudaali8660 2 часа назад +1

    Yaasmin ceerigaabo ma aha laascanod fiqi fuliye ayaad soo joogta 70kilo ayaad u jirta maxaa ka gaadhay 25 ogos waxa ka danbeysay 16 desanbar waad fanaysa walahi adiga iyo aderka iyo garadkaguba waa beeeeeen

  • @AdenismaelIgal
    @AdenismaelIgal 2 часа назад

    ❤❤❤❤❤

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 2 часа назад

    Wiilbaan kaagajirin hooyooyin ayaa caawa ooyaya

  • @ilhan687
    @ilhan687 2 часа назад

    Guul somalland kanaaxow naafta waa,

  • @حليمةأحمد-ه7ت
    @حليمةأحمد-ه7ت 2 часа назад +1

    Magaalada waa la wada degaa laa kiin dad baa leh

  • @HaboonDucale-k2d
    @HaboonDucale-k2d 2 часа назад

    Waxbaa baalaheega yaacay runa baa ku dhacday dhulbahante kii ugu danbeeyaay ee Qoriluhud iyo kan Ceergaabo ilahayoow warlaaan baa col hoday baan maqli jiray Hassan sheikh oo laba Gobol iyo badh u diray ayaa la weediyaa dhamacdaa galiyay kuwii ui jubaland u dirayna was aragtay sida loo galay yaab aduunyo

  • @samirr546
    @samirr546 Час назад

    Somalida hadii ey la yidhaahdo la noolaada cunto bilaash ah baad helaysaani way ku qanci!!!!
    Hadii tahriib, jeel cadow,
    Guri iyo shaqo la'n,caruur la qaato,caruur baxdowday ,dayn lagu yeeshay,dad aan somali ahayn oo lays qabtay,dhib kale oo ku soo gaadhay arki maysid cid kuu hiilinaysa ,ama qabiil ahaan kuu caawinaysa ama xitaa ku tebaysa hadaad lunto oo lagu waayo!!!!
    Shaydaan nimada
    Qaraaba goynta
    Abti iyo deris la dagaalanka
    Xinka cayda kibirka islawaynida beenta isku dirka dulmiga cidkale eedaynta ,naxariis darada wiilasha yaryar dabka lagu gurayo odayaashuna guursanayaan ,dagaalka dhibka qaxa ka taajirida,
    Meel kasta oo la tago oo aan wax khayr iyo horumarin laga keenayn
    Dad yaable oo aan caqli ku jirin buu aduunku noo arkaa!!!!!

  • @KadanAliIsa
    @KadanAliIsa 2 часа назад

    Bisinka habarhuruda legdini wax uga fudud, eddo in aad riyooto in aad seexataa ka hiraysa.

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 2 часа назад

    SIILKA HOOYADAAU SHEEG

  • @Yuusuf813
    @Yuusuf813 38 минут назад

    😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ilhan687
    @ilhan687 2 часа назад

    Waa waxaa iga yaabiye waxaa uu hiirgashaye ssc baydadka ka dhaadhìceyen markaasba loo jawaabiin markaa waxaay sheeganayaan meeshii ay ku fekeeran oo dhaan waayo isaaq miidhiyaha kama hadlii yaqaana markaa waa loo seeto dheereye .

  • @hm1c586
    @hm1c586 3 часа назад +1

    Edoy Musalsalkii Majiloysaa mise Runeey katahay Wallhi waxaan Umaleynaa Inaad jileyaid Horta Gabadhadii Ma ugurisay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fosiafaarax8998
    @fosiafaarax8998 4 часа назад

    Waxa dega sadex harti ah, iyo ogaadeen ah

  • @MaxamedYusuf-h5o
    @MaxamedYusuf-h5o Час назад

    Telephone kaaga iisoo qor
    Caqli ayaa alle ku geliyee

  • @Umo580
    @Umo580 50 минут назад

    REER MURQAN LAAN BOQOL JIR BEEN LANOOL WADAD AN OONAXARIISAN 25/ 8 / 203 HADII LASOO FAJARILAHA

  • @ilhan687
    @ilhan687 2 часа назад

    Maaya cirka kama soo dhiciine naago baaynaaga guursadeen markaasbay naagu faaxeen naago baa noo kletade

  • @rashidbehi9259
    @rashidbehi9259 32 минуты назад

    What happened to your face dear, just curious? erigavo is a Isaq city no question about that.

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 часа назад

    DABku ku gurayaa ilayn WAA CAWAANE kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @hiboxasan7418
    @hiboxasan7418 2 часа назад

    Habartii canjeex canjeex ma soo laabatay 60 jir baad tahaye cibaadayso. Tusbax qaado ayeeyo

    • @HaboonDucale-k2d
      @HaboonDucale-k2d 2 часа назад

      Warcade i maanad arag 80 jir dhamac iska galay iyo Kala photo jimcihii waxuu lahaa idoor baan soo qabanayaa

  • @mohamedhassanhoussein8627
    @mohamedhassanhoussein8627 2 часа назад

    Adba sowdiga sheegta maxaad ula yaabi angaa leh ayaad tidhaahdaan waa maxay afka aad ku hadlaysaa waa lawada leeyahay dee laascaanoodna waa la wada leeyahay gabadhani waa faan miidhan

  • @fadxiyamohamoud8614
    @fadxiyamohamoud8614 22 минуты назад

    Benalat faanbadan

  • @abdiasmigaud2647
    @abdiasmigaud2647 2 часа назад

    Guul iyo Gobonimo SSC.

  • @fadumaabdirisak3480
    @fadumaabdirisak3480 2 часа назад

    Karkareey adna mahadlaysaa

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Час назад

    𝑛𝑎𝑎 𝑟𝑢𝑛 ℎ𝑎 𝑚𝑜𝑜𝑑𝑖𝑛 𝑚𝑎𝑟𝑘𝑎 𝑚𝑎 𝑖𝑠𝑎𝑎𝑞 𝑏𝑎𝑎 𝑐𝑖𝑟𝑘𝑎 𝑘𝑎𝑠𝑜 𝑑ℎ𝑎𝑐𝑎𝑦 𝑖𝑠𝑎𝑎𝑞 𝑏𝑎𝑎 𝑚𝑢ℎ𝑜𝑟𝑎𝑡𝑖 𝑙𝑒ℎ 𝑐𝑒𝑒𝑟𝑖𝑔𝑎𝑎𝑏𝑜 𝑔𝑢𝑑𝑜 𝑖𝑦𝑜 𝑑𝑎𝑏𝑎𝑑 𝑛𝑖𝑛𝑘𝑎 𝑞𝑎𝑥𝑎𝑦 𝑏𝑎𝑎 𝑚𝑎𝑟𝑡𝑖 𝑘𝑢 𝑎ℎ