WARARKA SOOMAALIDA: ERDOGAN OO BOOQASHO KU TAGAY SOOMAALIYA & ITOONIYA + CEERIGAABO+SHABEELAHA DHEXE

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 дек 2024

Комментарии • 8

  • @MohamedAden-vo5lj
    @MohamedAden-vo5lj Час назад +1

    Hadii uu ethopia ciidankisa sii joogaan dalka somalia ogaada dalkeenu siyaasiin maleh waana ayaan daro in maantay wadan duulaan nagu ah inuu na maamulo

  • @CabdiJaamac-d6m
    @CabdiJaamac-d6m 2 часа назад

    Yaakh Turkey wuu ku guuldaraysanayaa heshiiska Ankara waayo Somaliland waxaan la wareegtay xulufadii somalia oo ahaa Djibouti iyo Eritrea waana la sugayas Ethiopia in ay sii wado khiyaamada ay somali ku samaysay

  • @idirisadankazin4077
    @idirisadankazin4077 2 часа назад

    Heshiiskaan qayaano ayaakujirta maxaayeelay maxa iskuxitey heahiiska iyo bixinta bada😂

  • @AhmedHandule-b5p
    @AhmedHandule-b5p 2 часа назад

    Somali yey warkaagu waxbaan diley iyo dagaalka sokeeye yuu ku soo noqnoqdaye,isla yaaba walaal

  • @AhmedHandule-b5p
    @AhmedHandule-b5p 2 часа назад

    Somaliya,iyo Ethiopia waxay isku haystaan maxalinkaro , Turkey waayo? ( Somaliland waa Dal ka madaxbanan,takale bal muxuu Turky ,ula heshiin wayey kuwa,isaga khilaafka,iyo dagaalku kala dhexeyo ?

  • @ImanHadi-w3w
    @ImanHadi-w3w 2 часа назад

    Ordugaan tuug

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 Час назад

    Qaramada midowey wey amusnayen wax badan waxey sugayen heshiiska itobiyo iyo somaliya waxey diidayen in itobiyo laga reebo howl galka haddana dowladda somaliya culeysyo badan bey kala kulmayan ayago rabo nasnujin itobiyo