Maashaallaah guulayso 🌹, maantay baraarugeen dhalinyarada reer Somaliland, waa sax Somali in wax Laga raadsado👍🌹 xabashi in lafageeyo on ciidan kooxda lakeenin👍👍🌹 caqliga hawaayin
Masha Allah waa talooyin wax ku ool ah. Ustaadka Ilaahay ha barakeeyee da'diisa iyo caqligiisu aad bay U kala wayn yihiin. Waa hubaal hadduu madaxwaynuhu qaato inay ku tanaadayno ee meel Fog hala gaadhsiiyo😂.
Xuduudkeenna hadday 1 tallaabo soo gasho waxaan ahay qofka koobaad ee qorigiisa qaadanaya, haddaan qori waayoo toorray ayaan qaadanayaa. Reer Galbeedku waxba ku siin maayaan inay kaa faaidaan mooyee, balse reer bariga siyaasadoodu waa aan kala faaidno
Laascanood iney so noqdan reer slandow mxa u radineysan weligeed yey so noqon hdy doonan mxa faido ku jira qofkasto somali ah calanku uu rabo ha qato maamulko donana ha sameysto muhiimadu wa in dhiig dadaadanaya la joojiyo from sland
Macalin wax wlbo jiro ilahay og lkn waxa ka muuqdo isbadal ani ahan Teyda waxan rajeyna ina so labatid Sawabta dadka aalada bulshada ku Bartey waa ika down tahay sawabta wax bdn aya ka faiday
Abukar meel fiican baad dhigtay nin adeerkii la caayayo oo danbi dhakada loo saarayo oo cadow loo haysto dadkii uu adeerka u ahaana la leeyahy wllo ayaynu nahy aynu isla go'no . Waa doqonimo cad. Mida kale waxa weeye dadkan waxay aaminsan yihiin fikrad been ah oo raad iyo sal toona lahayn taas oo ah somaliland markii horaba dal gaar ah bay ahyd taasi waa been faaftay 1991 somaliland ka horaysay maba jirto sababtoo ah hadii fikirka beenta xataa la raaco laba su'aal waa inay is waydiiyaan 1: haday somaliland hore u jirijirtay oo konfurta Somalia la midowday maxay calanka somaliland 1960 hargaysa uga taagi waayeen markaanu xoraynay anagu daraawiish ahaan gobolada waqooyi? 2: markii ay jabhada snm bilaabmatay oo ay Burco ka bilaabmatay maxay xuduudkan beenta ah ay sheegaan ee gobolka sool uga bilaabi waayeen oo jabhadaynta halkaas uga bilaabiwaayen deetana calankan ay burco ka taageen uga taagi waayee? Fikradan soomaaliland Mar keedii hore waxay ahyd jabhad cadho madaxwayne laga qaaday iyo xildoonimo ku bilaabmatay Bay ahyd horayna umay jirijirin kadib waxay go'aansadeen inay fikradii jabhadaynta ahayd u badalaan dal iyo waxaan jirin deetana waxay is waydiiyeen halkee ka bilow naa xadkeena ma dhulkena isaaqa ah baanu dal ka dhigana taasina way u suuroo biwayday maadama isla xaaladaas ay dhexda u gali lahaayeen isla dalki ay ka go' rabeen . Markaasay kusodhacday xadki ingriisku ukala qaybiyey Somalia koonfur iyo woqooyi xadkaas raaca oo intaas waqooyiga ka dhigta dal snm tiina badala taasina wataas fashilantay ee jabhadiinii isaga soo noqda isaaqland u bixiya laga yaaba in la idin aqoonsado 3 diina gobol
Bro from Lasanod. Jawab ku sin. Waa run Siyad qabilka "Isaac" wax yeelo wuu u geystay go'aana waa lagu gadhay in laga tirtiro Somalia oo la helo Somalia oo without Isaac ah adinkuna waad ka qaybqadateen si aad oo wayna. Alxm Siyaad waa laga adkaday adinkan wixi aad gaysateen waa laydnaka cafiyey hadi aad se leedahay aderka siyad wixi u gaystay lama shegikaro ama aad dafirsantahay imankagaga iyo Islamnimadada question mark sarantahay. taasi waa qabyalada ku xumaynta iyo ficiltanka dhexdena yala. Aynu inamdno adunka iyo qawaninta adunka ka shaqeeya 1945 wixi ka danbeyey oo ah in la tabankarin xududihi gumaystuhu ka tagay taas ayaa adiga ku hortaal that's why Somalia marwalba ku leedahay adigo reer waqoyi ah noo kalaya sidi aad lixdanka nogu timadeen. Waa sababta Ethiopia aynan ugu talabi karin Djibouti na ugu talabikarin Kenya na ugu talabi karin. Adigu Darod tahay Somali Ethiopia adiga majority ka ah Somalida halka dagan oo dhan oo Somali oo dhan leh waxay rali ka noqdeen inaynay kugula murmin inad xukunto. Konfur Somalia Hawiya majority ka aha waxay rali ka noqdeen inaad markina Madaxwayne noqotaan Hada ba suashu waxa weyee idinko og Xududi indinmarto ogna in Isaac majority ka yahay Somaliland ogna ka Dhulbahante iyo Warsangeliahan in power share iyo khayradka wadaga in ay uga faido badantahay Somali way miyanay aheen xasidnimo iyo ku xumayn Isaac ku xume iyo aynu islawada jabno?
MEEL. IS KU CADEEYA. ISAAQOOW. XAMAR KURAASTA. 4.5 AFAR DHIBIC SHAN BAAD KU. JOOG TAAN. WAR. KEEDA. WAANU. LA SOCO NAA. YAAD. BEEN. U SHEEGI. KAR TAAN.??? .... U.SHEEGA. DADD KA XOOLA AH. EE. HARGAYSA. KU NOOL. IYO BURCO
Yarkan Snm naceyb baa ka muuqdaa oo ka daran sarkiishii siyad bare eela dagalantey snm waryaa konfur maxad ka taqanaa soo baadh wanaaga ku hayaan 1960 2024 waad hurdaa
Sxp waxad tahay qofka kaliya ee u qalma in loo duceeyo after sheekhyada ale cilmiga cafimadka ha ku siyaadiyo zxp❤
Aadan Sahan ilmo xalaal garasho dheer maashs Allaa
Ustad kln Annga madax wangshan Allh kabarineynaa hadan reer konfur nahan🇸🇴🇸🇴🇸🇴 kuwan madax meehe Ilahoo noo gargaar 🤲🤲🤲
War niow reer konfurku way qeelinayeen markii uu muuse biixi bada iibinayey laakiin maanta waxa bada iibiyey xasan sheikh. Xasan sheikh waxaad moodeesen muwaadin maantana waad aragtaan waana ka,aamusteen
Hadaan Somalia nahay dheh.
Aadan Khadar Cali Rooble. Alleh ha ku maamuuso zhp, Guul iyo Gobanimo. Waxad iftiimisay Xaqiiq taagan.
Walhi wuxu uqalmaa. Inaan. Laga Dhigo Wasiir keep gowing pro
Cirro video inuu garan urajeynaa ustaad Aadan sahan 🧠
Ustaad aad iyo aad umahsan tahay sida wanaagsan ee aad u Talisay Madax weyn ❤
Ustad mar walba waa kuwataa Adiga❤🧠🧠
Maasha Allaa
l
il iyo cawri lawoow
baarakalaa fiik
Maashaallaah guulayso 🌹, maantay baraarugeen dhalinyarada reer Somaliland, waa sax Somali in wax Laga raadsado👍🌹 xabashi in lafageeyo on ciidan kooxda lakeenin👍👍🌹 caqliga hawaayin
Oo qolkani kii turkiga aad nooga warami jirtay maanu ahyn mise intaad Iman duubtay Ustaad😁
Anaaba la yaby zxp ee muu soo rarty
Wuu tagay 😂
Sxb wllhi anba wan isweydiiye hakasoo jawaabo aadan arintan
Waad laso ragtay inadere magacowga wasiirada kahor wacneyd sida kale waa talooyin wax ku ool ah keep going prother
Masha Allah waa talooyin wax ku ool ah. Ustaadka Ilaahay ha barakeeyee da'diisa iyo caqligiisu aad bay U kala wayn yihiin. Waa hubaal hadduu madaxwaynuhu qaato inay ku tanaadayno ee meel Fog hala gaadhsiiyo😂.
Masha allah aadan sahan indheergarad xeeldheer
Wxu kula Taliyy isagoo Lex jeclo aad u Weyn leh 😊alle ha kgu anfaco horumarkana ha kuu so dhiibo
Jasaka allah khayr aadan sahan mida aad tidhi shacabka haduu wax idiin qaban waayo indhaha faraha kagaliya sharciga ayay kasoo horjeedaa adigoo mahadsan
Bal waxa buug aan la akhriyi karayn laysa soo agdhigay eeg aadanoow afsoomaali ku macaash baad tehee hore usoco saaxiib
Oo lkn ciro ma dhegysanaya taladada ustaad 😅
Allaahu Akbar
Am the first one 🎉
Madax wene cirro gulan urajeyneynaa insha Allh
Hogaamoyaha mustaqbalka somalida ba imuuqda markaan arko aqoonyahankan dhalinyarta ah hanka niyad fcnida uu dhalinta ku dhiira galiyo wa kaalin cajiiba oo bulshadeena kanmaqan ilahay maamuskaga iyo maqaamkagaba ha wayneeyo bwe guul baan ku rajaynayaa
Tolow ciro ma dhegysty adnow😂
Waxaan filayaa in xalqadan 2 bilood kahor la duubay😂
😂 waxkasta rabtan inad ogoan
Mahadsanid mudane waan kugufaanaa
Wll waad mahadsanthy indheer garad baa tahay❤
Mahadsanid wllo guuleyso Bulshada somaliyeed kaalin mug leh ayaad ugu jirtaa 💯
Maashallah
Oo turki jogta markaas hadana burcan kaa raadinyaaye😂
Aadan channelki kale ma turkey baad kaga timi 😄
Digreetadii u horaysay afhayenka madaxwaynaha (dayr)
Ustaad aadan sahlan😍😍🥰🥰
Masha allah
Guul soomaaliland
Somaliland hatiliso calamka hatilso Mogadisho ha u taliso i.a from Mogadisho aadan waku tageera zhp
Hadaa doonayso taliska somaliland orod hargayso aad
Muqdisho iyada taliso ee looma taliyo
Yaa saalam
Waa dhalintii la soo waalsy
baada warba haya war baadii xasan sheekh ayaa bixiyay badi ee wiixi laga yeeli laha sheeg
NABIGA HALAGU SALIYO❤❤SOOMAALIND__baa Guulaysatay
Aadan khadar cali suludan roble ❤💯🥺
balaayo kugu kala sahanoow afka iska hagaaji boowe 😅😅😅😅😅😅
war ma turkey baaad ku noqoty 😂 waadigan qolkaaagi joooge 😅
Fiidyawgan bisihii hore ayuu duubay markii natiijada doorashada lagu dhawaaqay mafahantay
waar cashuur ma baxin jirin laascanood waa la baadi jirey
1 ahay😂😂😂
😢😢😢😢😢
Xamar waxba ugama baahnin aqoonsina jnoo hayaan aadanow sxb inaga isku hayna
Aadan han daraab
ADEER. DAL KU WAA SOMALIA 🇸🇴 AQOOSI IYO ICTIRAAF UMA BAAHNA ISCADEEYA ISAAQOOW
Badii ka waran aad iibsateen 😅qadaad wayney markayagiina wadinki qaylinaye
@@Shirdoonn waar waa daarood kani fahan cadow kale maba lihiin kkk
Xuduudkeenna hadday 1 tallaabo soo gasho waxaan ahay qofka koobaad ee qorigiisa qaadanaya, haddaan qori waayoo toorray ayaan qaadanayaa. Reer Galbeedku waxba ku siin maayaan inay kaa faaidaan mooyee, balse reer bariga siyaasadoodu waa aan kala faaidno
Hadal badani haan ma buuxsho aadanaw ee bacaacda yaree
Allah hakaa abaaal mariyo
Turkiyedii miyaad kunoqotey ustaad?
Waar gaadhsiiya madaxweynaha dee, waan u share gareen ustaad😁🙏
Ragu Kala Ra'yi Duwane Hadalada Uu aadan Sheegayo Sidaan U arko Anu waa In Uu Calanka Buluuga Ah Hargeisa laga dhex Taago
❤❤❤❤❤❤Burco
❤❤❤❤❤❤❤❤
Siyaasada geeska way luxmaysaa sidii geed dabeeli lulayso bal faalooyin ka soo samee
Rahma
Manta ma ruux horyaalTV ahba kula shaqeeyay hh
ADEER. SSC KHAATUMO SOOL LAASCAANOOD GUUL
Waa sax ha laga gudbo sheeko mujaahid baan ahaa
Ni9 soomaalinadaada aamin Aadanoow 🎉waxaas meelna idinma gaynayaan umadda somaliyeedna way idinku nacaysa
Wll jacayl hadaan ka rabno somalida 34sano kamanan maqnaaneen
@yx6136 waaqiciga waad dhaafsantahy sxp ee bal mesha ay idin geyso goosashadu waanu arki
Iskadaa ha baxaaan ma ma faaidaa ku qabtay marki hore inagaa iska badan
@MunocabdirashiidMunocabdirashi ayagu haday baxan yaa harayo nin gobolkisu wadan u radsanayaye
@@Abdirizak_Hakim cid walibo wax isku aadisato hala fasaxo
Qoodhe bani,aadam😢
Laascanood iney so noqdan reer slandow mxa u radineysan weligeed yey so noqon hdy doonan mxa faido ku jira qofkasto somali ah calanku uu rabo ha qato maamulko donana ha sameysto muhiimadu wa in dhiig dadaadanaya la joojiyo from sland
TAWXIIDKA ALLE IYO DIINTA ALLE CID BEEN NOOGA SHEEGI KARTAA MA JIRTO QABIIL KUU DOONO MUUNOQODO ISCADEEYA
Niinkan waa iin laga dhiigta la taliyo ruunti
Macalin wax wlbo jiro ilahay og lkn waxa ka muuqdo isbadal ani ahan
Teyda waxan rajeyna ina so labatid
Sawabta dadka aalada bulshada ku
Bartey waa ika down tahay sawabta wax bdn aya ka faiday
Oo saxiib goormaad noqotay . Isla markiiba. Waxaan islahaa gobalada ayaa uu idinku imanayaa . Barnaamujyo cilmiyaadna . Waala galaa baxayaa
Waa video hore oo u kudubay turki
Walaal Gobolada Waqooyi Waa Qeyb kamida Soomaaliya 🇸🇴 taa Aamin Marka hore jooji Gobalaysiga iyo Qabyaaladda
Federalka somaliya wxa lagu dhawaaqay iyadoon somaliland joogin marki horena waxa midoobay wxy haayen laba dal .
Marka dawlada somaliya iyadii ba khaldan, isasoo saxa horta
Ay ciyay baad noola eegtahay 😂😂😂
Adna walalkiis batahay@@Abdirahiim_Cimraan
Waxaa ka ahow bulsho caamo ah oo madaxdoodu ka caqli badisay .
Us asalada ayayada wase somalia 🇸🇴 wa app ka mida telegram 😂
Wcs
Aadan waan kusalaamay marka hore waxaan kaala soo hadlayaa hargeysa marbadan waxaan arkay rag figradahooda kahor dhinta ama kahor geeriyooda hal suaal baan kuwaydiinayaa waa maxay sobabta aad uga tanaasushay midnimada ?
2)waa maxay sobabta siyaasi dantii quufa aad ugu xidhaysaa masiirka umad dhan ee aad isku xidhaysaa waaqica xun ee gargaaraya siyaasi isku sheega iyo ummad ubaahan inay ufikiraan indheer garadkoodu ?
3)waa maxay sababta aqoonyahanka soomaaligii iyo qofka jaahilkaa ee soomaaligii dhacdoonyinka isku si ugu arkaan ee aqoonyahanku uuna uga maskax horayn kan aan aqoonta lahayn?
Anigu ugu danbay waxaanan sinnaba uga tanaasulayn midnimo dhanwalbaa in lahelo waa sax waaqicu war wanaagsan inooma sheegayo laakiin inay fikirkaagu rumoobiwaayo iyo aan kala saarno waaqicoon kugargaarayn figradwalbaa oo maalin riyo umuuqatay waarumowday
Anaga maad nawaalaysaa soodiga soomaalilan jooga
intunan turkiya ka iman bu duubay wyo meshu awelba wax ku so dubi jirey bu joga😅
beleive me
ninki intas samayn lahaa ma haysid waxa aad jeclan lahayd inad aragto unbad ka hadashay
waxaan jeclan lahaa xukunka cirro malintu dhamado inad comment ga aad aragtid imika maaha
Suyaasada ma PhD ayaad ka haysataa .weligay ma arag qof sidan oo kale u hadlaya.
Sawka wixii baa lagu qancay la magaca bay saka mucarad baa ma arkee
Rahma 22
IAM SOMALI COUNTRY SOMALIA 🇸🇴 WHO IS THE LAND ??? ISCADEEYA
Do you know difference between somali and somalia ?
From Laascanod ..Aadanow wll hal su.aal igaga jawaab ..
Somali weyn waxaad uga go.deen waana lalaayay siyaad bare baa na dilay .. siyaad barana waa adeerkay adigana laascanod waxaad ka geysatay ilaahayna waa ogyahay umadiisana wey ogtahay seebaan ku midownaa adiguba adeerkay siyaad bare baa na dilay baa somali weyn uga cararaysaaye ?
Horta arrinta siyaad Barre iyo muuse biihi halkaa inoo dhig iyadu waa mid gaara.
laakiin go'itaanka aad ka hadashay muxuu yahay bal taatiikhda soo baadh somaliland iyo somalia labo dal ayay kala ahayeen
Abukar meel fiican baad dhigtay nin adeerkii la caayayo oo danbi dhakada loo saarayo oo cadow loo haysto dadkii uu adeerka u ahaana la leeyahy wllo ayaynu nahy aynu isla go'no . Waa doqonimo cad.
Mida kale waxa weeye dadkan waxay aaminsan yihiin fikrad been ah oo raad iyo sal toona lahayn taas oo ah somaliland markii horaba dal gaar ah bay ahyd taasi waa been faaftay 1991 somaliland ka horaysay maba jirto sababtoo ah hadii fikirka beenta xataa la raaco laba su'aal waa inay is waydiiyaan
1: haday somaliland hore u jirijirtay oo konfurta Somalia la midowday maxay calanka somaliland 1960 hargaysa uga taagi waayeen markaanu xoraynay anagu daraawiish ahaan gobolada waqooyi?
2: markii ay jabhada snm bilaabmatay oo ay Burco ka bilaabmatay maxay xuduudkan beenta ah ay sheegaan ee gobolka sool uga bilaabi waayeen oo jabhadaynta halkaas uga bilaabiwaayen deetana calankan ay burco ka taageen uga taagi waayee?
Fikradan soomaaliland Mar keedii hore waxay ahyd jabhad cadho madaxwayne laga qaaday iyo xildoonimo ku bilaabmatay Bay ahyd horayna umay jirijirin kadib waxay go'aansadeen inay fikradii jabhadaynta ahayd u badalaan dal iyo waxaan jirin deetana waxay is waydiiyeen halkee ka bilow naa xadkeena ma dhulkena isaaqa ah baanu dal ka dhigana taasina way u suuroo biwayday maadama isla xaaladaas ay dhexda u gali lahaayeen isla dalki ay ka go' rabeen .
Markaasay kusodhacday xadki ingriisku ukala qaybiyey Somalia koonfur iyo woqooyi xadkaas raaca oo intaas waqooyiga ka dhigta dal snm tiina badala taasina wataas fashilantay ee jabhadiinii isaga soo noqda isaaqland u bixiya laga yaaba in la idin aqoonsado 3 diina gobol
Waxaas waa wareegto somalida ku wada nooshahay lkn waa cid walbo iyo bararugeeda
Waxaas waa wareegto ay somalida ku wada nooshahay lkn waa cid walbo iyo baraarugeeda
Bro from Lasanod.
Jawab ku sin.
Waa run Siyad qabilka "Isaac" wax yeelo wuu u geystay go'aana waa lagu gadhay in laga tirtiro Somalia oo la helo Somalia oo without Isaac ah adinkuna waad ka qaybqadateen si aad oo wayna.
Alxm Siyaad waa laga adkaday adinkan wixi aad gaysateen waa laydnaka cafiyey hadi aad se leedahay aderka siyad wixi u gaystay lama shegikaro ama aad dafirsantahay imankagaga iyo Islamnimadada question mark sarantahay.
taasi waa qabyalada ku xumaynta iyo ficiltanka dhexdena yala.
Aynu inamdno adunka iyo qawaninta adunka ka shaqeeya 1945 wixi ka danbeyey oo ah in la tabankarin xududihi gumaystuhu ka tagay taas ayaa adiga ku hortaal that's why Somalia marwalba ku leedahay adigo reer waqoyi ah noo kalaya sidi aad lixdanka nogu timadeen.
Waa sababta Ethiopia aynan ugu talabi karin Djibouti na ugu talabikarin Kenya na ugu talabi karin.
Adigu Darod tahay Somali Ethiopia adiga majority ka ah Somalida halka dagan oo dhan oo Somali oo dhan leh waxay rali ka noqdeen inaynay kugula murmin inad xukunto.
Konfur Somalia Hawiya majority ka aha waxay rali ka noqdeen inaad markina Madaxwayne noqotaan
Hada ba suashu waxa weyee idinko og Xududi indinmarto ogna in Isaac majority ka yahay Somaliland ogna ka Dhulbahante iyo Warsangeliahan in power share iyo khayradka wadaga in ay uga faido badantahay Somali way miyanay aheen xasidnimo iyo ku xumayn Isaac ku xume iyo aynu islawada jabno?
JACAL KA REER KIINA SHEEGTA ISAAQA.SIDII. RIWAADAYADII. YAAD. U WADAA
😂😂
Rajiimkii siilaanyo iyo rajiimkii muuse biixi ayaa somaliland wixii la odhanjiray soo afjaray hadaad run doonaysaan
Adi iyo xamarba anaa idinwasa eey biyo galay baatahay
Adigoon caytamin miyaanad aragtidaada dhiiban karin?
Hadal malaha aniga ugu horeya nio kuqabo pink
MEEL. IS KU CADEEYA. ISAAQOOW. XAMAR KURAASTA. 4.5 AFAR DHIBIC SHAN BAAD KU. JOOG TAAN. WAR. KEEDA. WAANU. LA SOCO NAA. YAAD. BEEN. U SHEEGI. KAR TAAN.??? .... U.SHEEGA. DADD KA XOOLA AH. EE. HARGAYSA. KU NOOL. IYO BURCO
Wiiloow u tak adigu reer Soomaaliya haddaad caashaqsantahay.
Anaga nama khusayso aqoonsina kama raadinayno wakigood yaanay na aqoonsan.
waryaa dagaalaka darood baa ku soo qaadey somaliland 2023 oo gala Dagaalaka darod u soo wakiishey laakiin nasiib wanaag calanki tawxiidka dajiyen Trump baa oqoonsanya adiga iyo adduunak dhan waxba kama matali karan
Muuse afkaga wasakhdaa ha ku soo qaadin eeyow
Somali land waxaan u rajeyna ineysan waligeeda ictiraaf aysan helin i. A
Soo cawri kolay ciil qabaad tahay
Waa Hadalada dadka Kala dila wallkeyow ka fiirso
Somaliland haday aqoosi hesho waa walalahayo oo sii hormaray
Dhib majidho 😂
Waxan rajeynaya in ay somali weligeed midoobin😂
Iska daa waa somali iyagaaba xiligee tabar darada cagta saaray
Hadii madaxwayne somalia aan ka noqan lahaa noole ma idinka hari lahyd😮
Al shabaab zxp ka waran kuwaas baa kugu filan inta aad Soomaliland soo gaadhinbe😂iyaga layli ku ahee ka soo shaqe😂
Soomaaliland isku heli mayso in ssc khaatumo dagaal lagu wado iyo in ictiraaf ay hesho
Yarkan Snm naceyb baa ka muuqdaa oo ka daran sarkiishii siyad bare eela dagalantey snm waryaa konfur maxad ka taqanaa soo baadh wanaaga ku hayaan 1960 2024 waad hurdaa
Please go to Somalia and keep Somaliland out of your mouth
Allaahu Akbar