Dalka Waa in lo doorta Madaxweyne Dalka dhibka ka saari karo fariin Culus daawo|| Sh umal

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 окт 2024
  • Channelka Rukumo oo "Subscribe" ku dhufo si Hesho Qisooyinkii iyo Muxaadaroyinkii Uga Dambeyey ee Culimadeena ino so Gudbiyeen, lana wadaag "Share" walalaha kale.
    © Islaam Media ⦙ 2022 ⦙

Комментарии • 36

  • @fadumaali4556
    @fadumaali4556 День назад +1

    Masha Allaha ilaahay ha kuxafido shiikh nooguducee madaxada ilahay waxa ha laqabato inashaa Allaha 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉❤

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 День назад +1

    Masha allah ilaahay umada Soomaaliyeed haw soo celiyo xabiibu malaayiin mudane madaxweyne Mohamed Abdulahi Mohamed Farmaajo guulayso idamka alle goor kasta iyo goob kasta

  • @DjMüllar
    @DjMüllar День назад +1

    Masha Allah sheeq umal waxan ka codsanayaa sheeq weyn oo caalamka oodhan ku yaqaanan inad somaliweyn oodhan isku keeni karto isku day culimada oodhan isku soo wac madaxda oodhan sey uwada heshayan idinkane uku duceysan sheeqoow

  • @fadumaali4556
    @fadumaali4556 День назад

    Aamiin yaa Allaha

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 День назад +1

    Waah Faramajo md waanagsaan maa, aaha mr dhiiqo muunafuq

  • @faatimozahra5300
    @faatimozahra5300 День назад +2

    Nin xaasid ah ayaa tahay qabiiliista ah 2013 waxaa madaxweyne ahaa Xasan Sh waxaa waad ku fadwootay farmajo yimid waad u ololeysay haddana sidii ayaad Madaxweyne Xasan Sh u mucaaradaa nin yahow.waad mahasan tahay ficil iyo qabiilkeena in aan jeclaano ayaad nabartay. Thanks

  • @Yasir-qn7zo
    @Yasir-qn7zo День назад

    Shaikh somalida aad waanisayaa waa kuwee. Somalidu way maamulo badantahay wanay kala roonyihiin. Ku kenya baad u jeedaa baan filayaa.

  • @MohamedAli-nq2zz
    @MohamedAli-nq2zz День назад +1

    Culumada ilaahay haka baqaan oo runta iyo ilaahay wuxuu ka raali yahay hanoogu yeeraan ragaan masawiradooda meesha lasoo galiyey dhamaantood waan aragnay farmaajo iyo xasan kheyre wax kaliito Kuma jiro ragaan kalena waxba maqabankaraan oo gaalo iyo qabyaalada somaaliya ayaysan waxba ku qabankarin wadankaana cid wax ka badali Karo majirto intuu ajnabi nagu dhexjiro hadii xasan shiikh yiraah hanaga baxeen ajaanibta madaxweynayaasha kale ayaa leh somaliya waan ka goeynaa hadii ajaaniibta wadanka laga eryo

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 День назад

    Shiikhow ina adeerkaa axmad madoobi waxba maqli maayo 😢😢

  • @muhammedxussien7564
    @muhammedxussien7564 День назад

    Waa xaqiiq laakiin qaar iimaan aan lahayn ayaa indha intey istiraan dhihi doono waa daarood iimaankii ayaaba dhamaadey ilaahayow iimaan Khalifa nasii hawiyow ama kan daaroodow su,aashaan isweydiiya waad dhiban tahay shicibow kan la doortey ee qabiilkaaga ahi maba ku yaqaanee ama wuuba ku inkirayaaye maxaad ku raacday ood ka heshaa dhibaatada umada uu ku hayo ayaad ka mid tahaye

  • @hassandjamila3107
    @hassandjamila3107 2 дня назад

    Chedkaw alaha ku barakeeye raga idacadha firtay lahadal

  • @Abuubakar__zadiiq
    @Abuubakar__zadiiq 2 дня назад +1

    Masha alaah

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 День назад +1

    Wadaad khaa’in ah baa tahay oo argagaxisada la shaqeeyo. Waxaa kaloo ku dishay qabyaalad.

  • @AxmedOscar-e8y
    @AxmedOscar-e8y День назад

    Asc sheeqoow qerallahkusiiyo waxaad rabtaa in horeloosodo.base somaalidu waxay rabtaaa inay gadaal usodaan gadaal gadaal

  • @AleemZani-nw4xh
    @AleemZani-nw4xh День назад

    Madax weynaha u dalka rabo waa Raizal wazare xamze

  • @mohameaden9431
    @mohameaden9431 День назад

    Inta uu diinta isku qarinayo kan nabad somaliya. Kasugimayno waa inoo aakhira iyo alla agtii

  • @AxmedOscar-e8y
    @AxmedOscar-e8y День назад

    Lacag lacag beesobeeso

  • @musseabdulle2250
    @musseabdulle2250 2 дня назад +2

    Reer bahal, sheikh iyo shabaaba, nin hawiyaa oo madaxweynaa ma arki karaan, dhalliil aan meel.laheyn ayey la soo boodayaan.

    • @haweyorashid9419
      @haweyorashid9419 День назад

      Hawiye soo shaabab maa aaha daadkah laakalah hoorfadhiyo lacagtih Somali oh dhaan kaa dhameyey

    • @DjMüllar
      @DjMüllar День назад

      Reerka u badan qawaarijka waa adiga muuseabdulle 😂😂😂😂😂😂

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 День назад

      MAYA WLL WALLAAHI WAA BEEN HAWIYE CID GAAR U NECEBI MAJIRTO,WAAYO WAA WADDANIYIIN WADDANKA QAYBTOODA AYEY LEEYIHIIN LAAKIIN WAXAA LA RABAA QOF WADDANI AH OO BADBAADIYA DAL IYO DAD BA WALLAAHI WABILLAAHI WATALLAAHI ANIGU SHAKHSIYAN CID AAN DHAAFSAN LAHAA MAJIRTO WLL HAWIYE AH OO WADDANI AH WAA SUGAYNNAA HADDII AY BOQOL SANO KASOO WAREEGTO,LAAKIIN XASAN SHIIKH SAACAD MAAHA WAA LA TIJAABIYEY LABA JEER SHARIIF WADDANI BUU AHAA REER BAHALKAANA WALAALOIW NAGA DAA UMAD DHAN OO WAX WALBA LEH AYAANNU NAHAYE (CULIMO IYO CAAMMABA) MAHADSANID

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p День назад +1

    Daarood hadii loodhiibo halaagii farmaajo cabdulaahi yousuf cabdirashiid iyo m shiyaad oo kale ayay wadanka gelinayaan waa in hogaanka laga dhowraa

    • @haweyorashid9419
      @haweyorashid9419 День назад +1

      Haalmiid oh haalagaah sooh sheeg beenaleyahay Faramajo tuugtiih buuh uudiiday iinay Somali dhaacan taasah kuuhalag aah

    • @DjMüllar
      @DjMüllar День назад +2

      Alle kacab sada qabiil qabiil ya dusha laka saarin Somalia anaga aya is halleyney quman iyo waxwaliba marka qofki madax noqdo qalad wuu kalaa lkn idinka aya maanta u baahan inad wadanka wax uqaban kartan cayda iyo xumaanta iska dhaafa dadka adba cayneysan weyba geeriyooden hana is caynina walaalo aya tihin

    • @NasraHassanAli
      @NasraHassanAli День назад +1

      Xisaab aakhiraa ku sugryso msb iyo cr sh iyo mcf yaa ka fiicnaa duli xaasid ah baa taheh duc ku bax

    • @MohamedOsman-z2p
      @MohamedOsman-z2p День назад

      @@DjMüllar culimadii hadey qabiil ka shaqeyneyso maxan sameyna somali 🇸🇴 cadaalad ma rabto qabiil meeshuu na garsiiyaba ma heyno dad usukeen wadi kara xasan markuu qabtay daarood mucarad nimo ayay u dhaqaqeen culumo iyo caamo intuba shalay farmaajo ayaan uso banaabaxnay so dhaweyney hadii ay qabiil tagtay faqi tolkii kama janotago wada meeshii ay nagaarsiisaba

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 День назад

    Umuloow adiga kenyaati ayaa tahay, waxaa ku xukumo gaal. Meeshaas ayaa wax kaqabasho u baahan. Mise waxaad raali ka tahay in gobolada soomaaliya uu gaal xukumo.

  • @Mohamud-b6l
    @Mohamud-b6l 15 часов назад

    Abukar cawaale

  • @musseabdulle2250
    @musseabdulle2250 2 дня назад +1

    Munaafaq diidta qabyaalad kula ganbadda ayaad tahay sheydaan yahow.dalkeed leedahay addigu keenyaan iyo itoobiyaan ayaad tahaye aamus.

    • @foracademic1299
      @foracademic1299 День назад +1

      Af-xumada adigeey kudhibaysaa, hadal kastena waa laisxisaabin.
      Ra'yiga si edeb leh yaa loo dhiib taa

    • @muhammedxussien7564
      @muhammedxussien7564 День назад

      Huutuuga iyo tuutsiga ilaa la isku noqdo dowlad yaan la sugin hiraabow xamartiina haysta somalida kalaay dhulalkiina haysta

    • @rahmahasan2690
      @rahmahasan2690 День назад

      😂

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 День назад

    Wadaad khaa’in ah baa tahay oo argagaxisada la shaqeeyo. Waxaa kaloo ku dishay qabyaalad.