CAJIIB CULIMADII OO AFKA FURATAY. IYO ARGA GIXISADI OO LAXASUQAY IYO WIIL TAREEN ISU DHIGAYA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 янв 2025

Комментарии • 92

  • @MaryamDirieAli
    @MaryamDirieAli 3 дня назад +2

    Masha Allah Shikh Idiris waxuu kadlay waa war xaqiiqda ju saleysan, Illahoow Dal Gob ah naga dhig oo gunimada naga saar😢

  • @Sadiya-g7e
    @Sadiya-g7e 3 дня назад +4

    Laadheere waxaa ah qofkii janada galo ee ilaahay dhiigaa qulqulaaya ha naga joojiyo soomaali inay duceystaan baan odhan lahaa

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 3 дня назад +2

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @guureguurre338
    @guureguurre338 3 дня назад +2

    WALLAAHI aniguna waxaan diiday inaan wadan kale u ciyaaro oo calan kale aan matalo waana ii cuntami waysay inaan ku qanco qalbiga waxaan iga jirin ninkaasina wuxu u ooynaya sharci wadan kale oo lodiiday, ninkastaba hankiisa meel dhigey lkn aniga lacag iyo caanimo aan helikaray waxaa ii diiday halkayga dad badan oon sxb nahayna wa igu edeyeen

  • @IlwadAli-f2g
    @IlwadAli-f2g 3 дня назад

    Somaliland Somaliya waanka gonay bay dhahen waxan nahay wadan horumar gaaray .muu ku noqdo magaaladiisa waan isdilayaa uu yiri muxuu ku nacayaa wadankisa

  • @omfatmaaqeeli5240
    @omfatmaaqeeli5240 3 дня назад +2

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 3 дня назад +1

    Ax waa claahi waa reer hargaysa

  • @AsliDucale-qi2ox
    @AsliDucale-qi2ox 3 дня назад

    Qofkii tobadkeeno ilahay ba cafiyo hadii qaladkiisa garto,Sh Muqtaar Robow markuu yiri dadkan i qaldey aan idinka dhiciye i hubeeya sow tii laxirey,Siyaad bare dal iyo dadba wuu babi'iyey iskaba yiri dadkama tagin dalban ka tagey.

  • @NaicmoHussein
    @NaicmoHussein 3 дня назад

    Nabigane maxamed caleyhi salatu wasalam scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @hawohassan3938
    @hawohassan3938 3 дня назад +1

    Cimran maqaldame waa ALLAAH wallaal

  • @xayatahmed8198
    @xayatahmed8198 3 дня назад

    Wilka allaha ukaalmeeyo asaga iyo kuwo kaloow badan hanalosheego inuu rabi ulaabto somalina xal kheer qabo alaha ukeeno

  • @f.o847
    @f.o847 3 дня назад +1

    dad badan baa sharci la’aan ah oo iimaan kooda qaba,
    waxaa suura gal ah in Allaah albaab kale oo ka khayr badan kuufuree is daji

  • @Ayanmohamed-xl9so
    @Ayanmohamed-xl9so 2 дня назад

    Wiilkaa Allah badabaadiyo waa Caloola xumo dalkaagii usoolabo dhex

  • @muzamilali2949
    @muzamilali2949 3 дня назад +1

    Dambile la abalmariyo oo dhigi u dadshay lagu abalmariyo oo ki tuga ah la amano oo dadka dalka beeca u yahay ishas bey no yeshay wa ku faransahay in culumo ku shegi ay dhawaqan wa ku faraxsanahay mj dhawaqa argagixisada wa idinku cusub yahay Allaha idinka badbadsho somali weyn oo dhan Allaha badbadsho

  • @UmuHinda
    @UmuHinda 2 дня назад

    Holland hayimadi iyaga sharcibixiyee ilaahay qalbiga hawqaboojiyo

  • @f.o847
    @f.o847 3 дня назад +1

    Dadka wiilkaa ay ikumeel joogaan wiilka halacaawiyo

  • @Sadiya-g7e
    @Sadiya-g7e 3 дня назад +1

    Waaa run sheekha soomaali isku maqan lagu maqaneey gunbaad dhinackasta katihiin

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 3 дня назад +1

    Waa run

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 3 дня назад +1

    Waan kugu raac santahay waalaahi waa runtii ❤❤❤❤

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 3 дня назад

    Wiil wanaagsan buu ah ax😢😢😢😢😢

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille 3 дня назад +2

    Sax sax MashAllaah😢Waa gun dadka Dalkoodi diiday, Dal aadan lahayn dareen kujooog. Dhar aadan lahayn dhaxan kaama Celiyo😢🇸🇴🤍🤔

  • @fartuunisse1045
    @fartuunisse1045 3 дня назад +1

    Puntland hahabaarim waxaas ookale shaqo lagamasiiyo.

  • @sahraelmi4300
    @sahraelmi4300 3 дня назад +2

    War run aaway sharfteenii anigoo somaliland ka soo jeeda ayay i damaqdaa guudahaanba dhbaatada Somali haysata ayadon ehel wada nahay

  • @FaaisoHassan-k3d
    @FaaisoHassan-k3d 3 дня назад +1

    SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤

  • @deeqa9531
    @deeqa9531 3 дня назад

    Salalaahu caleyhi wasalam ❤❤❤

  • @SapaadHersi
    @SapaadHersi 3 дня назад

    Hadii madax deenu gunimi qaadato
    Baarlamaankeenu gunimi waato
    Dadkii waaweeynaa ee rag iyo dumarba gunimi qaateen
    Shacabkuna waa caruurtii
    Guntu dhashay
    Marka sedee gob ku noqonaaa!!!!!!!!

  • @hashiali689
    @hashiali689 2 дня назад

    Waa xaqiiq gunimo ka Wayn ma jirto umad wada babaysa muu qabiil wax qabto gunimo ka wayn miyaa jirta dadkii iyo dalkoodiba baylah yahiin dadkii silic udhamadeen gunimo ino dhiman ma jirto qabiil meel uu inowadayo jirin ayan cabudnay aakhiro iyo aduunba ku cadaab mudo sow gunimo maha maxa illahay kuu abuuray inaad cabudo isagiina waad baal martay waxuu ku amray hadanan jojin waxan wadno meel xun ayaan ku danbaynayna

  • @nasrahassan921
    @nasrahassan921 3 дня назад

    Maan Sha Allah sheikh dirir

  • @faisogdoeigejusufsisjeifjr7633
    @faisogdoeigejusufsisjeifjr7633 3 дня назад

    Inshalah alaah ayaaku caawin samir

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 3 дня назад

    Waa run taa bro 👍💯

  • @abdirahmaanmohamed5139
    @abdirahmaanmohamed5139 3 дня назад

    Laaka media pro war shodhahaygii ninka wax u sheeega oo iga gaadhsiya ha ooyin kudhaha oo nin adag noqo kudheh oo iga gaadhsii ninyohow illahay ha u gargaaro

  • @NaicmoHussein
    @NaicmoHussein 3 дня назад

    Waa runtaa walahi

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 3 дня назад

    Waarun soomaali waa gun wixii ay sharaf iyo waa turen ilaa ay qabyalada iyo qurunka ayku sugan yihiin manta ay Rabbigood uga solabtana hoos inay usocdan mahee inay kor usoo kacan haka yabin. Subxanallah.

  • @casiloGedi
    @casiloGedi 3 дня назад

    Dhar aadan lahayn dheer kuuma dado wadan asdan lahayn guri kuma lahid waa ku meelgaar

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 3 дня назад

    Too late waayo anoo smliya kuwaynaan ayaan fahmay in smli udhamaatay it was very long time ago when I felt very sorry for smli people allaah can help us

  • @Ugaaso10
    @Ugaaso10 3 дня назад

    Shiiqa waa runtiis somali meshey u socoto lama yaqaan

  • @Sahra-n7b
    @Sahra-n7b 3 дня назад

    Walalba ma leh waa kaligi miskinka

  • @MamaNeymar
    @MamaNeymar 3 дня назад

    War heedhe istaafurilaahi dhehoo qubeyso tuko 2labo ragcadoo oo shukariy waayoo illaahey baa maslaxadaad yaqaanisgaan ku keeny aduunka war ma waaln tahay mise waad cabsan tahay😊

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 3 дня назад

    Ax miyu xanuunaday 😢😢😢😢

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 3 дня назад +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 3 дня назад

    Wiilkan waa isaaq

  • @LiyaYuusuf
    @LiyaYuusuf 3 дня назад

    Wa run

  • @buhodledolal8885
    @buhodledolal8885 3 дня назад

    Waa run ee soomaaliyeey arka meeshaad maraysaan meeye dadkii dhulkan u dhashay

  • @Abdirahman-x5c
    @Abdirahman-x5c 3 дня назад

    Siyaad wuu saxeexay I aan talkative. Aqnayn...

    • @zainabosman6991
      @zainabosman6991 3 дня назад +1

      Waxaad qortey ma Af_Soomaali baa?

    • @Abdirahman-x5c
      @Abdirahman-x5c 3 дня назад

      @zainabosman6991 waan arkaa isbedel baa ku yimi waxaan doonayey inaan qoro. Adigu waad ku mahad santahay inaad itustay qoraalkii qaladka ahaa. Laakiin waxay ahayd sidan ; siyaad barre isagaa u saxeexay wadamadda deriska inaanu dhul u sheeganayn..!!!! Waa hubaal in soomalidii dhulkii laga qaaday in qabiil is dilayeen oo intii yarayd xuduudo loosameeye si ay isugu mashquulaan..
      Waxaad mahadsatay zainab..

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 3 дня назад

    Waad ogyahay inaan Reer pulland!
    Argaagixida laayaan !

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 3 дня назад

    Habrawagaday bay saaxiib 😢😢

  • @UmuHinda
    @UmuHinda 2 дня назад

    Wiilka Halagacaawiyo dhanka wehelka iyo dhanka kharashka😂😂😂 dadkina lahoogah please 😂 wakaxumahay wiil soomaliyed inuu saa u dhibanyahay

  • @sahrakoow288
    @sahrakoow288 3 дня назад

    Kamaal waan ku dareemeynaa walal samir waan ku caawin karnaa ee nala soo xariir, please ❤

  • @adowabdi8625
    @adowabdi8625 2 дня назад

    Ameen

  • @MamaNeymar
    @MamaNeymar 3 дня назад

    War aniga turaam sanadihii hore buu walaallkey Soo tarxiile mareykanka isgoo 3sano joogyoo shaqeysanaayey wadenbi uu dalkaas ka galey ma jirto muqdishuu ka Soo degay lacagtii uu shaqeystaalaga dab direy neyroobi buu dukaaman ka gatey hadan wuu ku farxasan yahay in uucuno illaahey wax uu u qeybe adigan sidaas lagaa rabaa bismilaahiye ogaw illaahey janadiis kuuma diidiin beni aadam gaal baa ku diidey is fiiri maxuu kaa qaadi karaa on aheyndalkeeygka baxa war toob dheh weli alle waa ku jecela yahay

  • @ubahomar8257
    @ubahomar8257 3 дня назад

    Cimaraan anaga reer puntuland hadaan nahay waatooganaa ee xil uma dhiibano waa reer koonfur dadka xilka u dhiibtay

  • @qafijohirsi7662
    @qafijohirsi7662 3 дня назад

    Labadaa nin kan ooyayaa weyn caqligu waa hanti hadii ladiidey ma ilaaheybaa diidey muu ilaahay baryo ama isagatago

  • @SapaadHersi
    @SapaadHersi 3 дня назад

    Wiilkaa qaaliga ah ha loo gurmado Oo dalkiusa ha lagu soo celiyo
    Jahliyada soomaalidu sidaan ha Noo dhaa. Aan Oo dhalinta ha Noo ilaaliyaan
    Hooyo wiil qaiyaatahay ee sujuud Oo sujuud
    Anagoo dhan qurbah Waanu ku soo wad wooyney
    Hawlo badan ku soo marna
    Walaahay buulashii baadiyahaa dhaama nolisha
    Qurbah

  • @The-informed
    @The-informed 3 дня назад

    Somalidu dad ma ahan wa nooc xayawaanka xisaabsan

  • @OsmanBordey-wp8jb
    @OsmanBordey-wp8jb 3 дня назад

    Taan waa xaqiq lamahuraan

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 3 дня назад

    Waa shurtiis❤

  • @ZeinabIbrahim-v9i
    @ZeinabIbrahim-v9i 3 дня назад

    Rabow qabil nagabixi

  • @haa8793
    @haa8793 3 дня назад

    Shabab iyo dowlada hede regalbedka idinka ohinayo ayaa biilo xalane ayana lagabilaa

  • @MohamedHasen-tv1ev
    @MohamedHasen-tv1ev 3 дня назад

    Waa runtii

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 3 дня назад

    Kaamal miyu laabaxay

  • @Sulekhahassan123
    @Sulekhahassan123 3 дня назад +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @MaryamDirieAli
    @MaryamDirieAli 3 дня назад

    Sax sax sax 😢😢😢💔

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 3 дня назад

    Soomali wax run u sheega ma arkin waligeed
    Waxaay ku noolyihiin dhalanteed
    Qabiil qabiil qabiil!!
    Illaahoow na Cafi

  • @okorontokoronto8331
    @okorontokoronto8331 2 дня назад

    Yaa ku yiri puntland ayaa xil udhiibata dad argagixiso ah ma Xassan Shikh iyo Roobow mansuur aad ku khaldeeysaa

  • @ilwadmed3465
    @ilwadmed3465 3 дня назад

    Maya

  • @sahrakoow288
    @sahrakoow288 3 дня назад

    Asc walal wiilka numberkiisa soo qora aan caawinno walal hamurugoon istigfaarta badso waa helee wax kastaa.

  • @Duqabto
    @Duqabto 3 дня назад

    Landhere dadka layaso iyo qof madaxa ku fana waxkale mahayno

  • @MamaNeymar
    @MamaNeymar 3 дня назад

    Subxaan laaha war ma sixarn yahay mise waa cabsan yahay war qera kuumahn jaraml idinka is geli maxaa kuugu dhacey ma waadan a ahey muslin aaminaan qadart iyo aaqrib iyo nololshaduun in alle maamumlo bisamilaali

  • @haa8793
    @haa8793 3 дня назад

    Horta dalintena maogyihin in wadan gaalo sharud laguado

  • @zarahpellae1744
    @zarahpellae1744 3 дня назад

    Soubhanallah

  • @FaaisoHassan-k3d
    @FaaisoHassan-k3d 3 дня назад

    True

  • @BforBBForL
    @BforBBForL 3 дня назад

    Sax somali gunweeye

  • @MaryamDirieAli
    @MaryamDirieAli 3 дня назад

    😢😢😢😢😢😢😢😢💔💔💔💔

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 3 дня назад

    Wax laandheere ladhaho majiro

  • @sagalhussein47
    @sagalhussein47 3 дня назад

    Qufkii shagta landhere haloogu waco gun gun

  • @FarhanDhagax
    @FarhanDhagax 3 дня назад

    Sax

  • @burhanroble7888
    @burhanroble7888 3 дня назад

    Culumada darood ama midka qaaqlahaa ama midka nabadoonka ah waa isku mid ma arkeen nin madaxweynaa oohawiyaa kuli kood waxaa kago an in laqaso oo lawaswaas galiyo madaxda hawiye koodana haduu qasaayo uuyahay wadani hadeey dhabkatahay maataageeraan inagadaaya oohinta yaxaaska kiishalay aanladirireen alshabaab iyo itoobiya wuxuu ahaa wadani midka hawiye ooladirirayo waa qarandumis waxeeylamidtahay hanoolaan eerun hakaasooyeerto

  • @munaawad3874
    @munaawad3874 3 дня назад

    Waa qaldantay puntland dadkaa sheehaysid xukun maqabtaan adba waad ogtahay eejooji beenta boowe

  • @MsryanCali-vs9mk
    @MsryanCali-vs9mk 3 дня назад

    Gunweeye war odaygan idiris wax wax usheego maalawaayay

  • @ahmednur2922
    @ahmednur2922 3 дня назад

    Waar waa konfurta dhibta sheega somali odhan ha caayina ee dadkiina iyo idinku runta isu sheega.

  • @ilwadmed3465
    @ilwadmed3465 3 дня назад

    Ruun maaraaba Somalie qabil baa allah moodeehe oo naaraa ba loo kala badinaya oo maarleebe waala dhimana ee Somalie naaada allah ba jecyll oo sidi cup adunka uu kala badi dagaal iyo dhiiimasha reeer iyo reer

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 3 дня назад

    Wadad kusheg wahabi ixtisam
    Kana wabufaninaya umada iyo
    Islamnimada la idinkama horayn

  • @haa8793
    @haa8793 3 дня назад

    Muqtar robow ale wa dambi dafe markuu daremay shabab in ey yahin dad lasodirsaday ee iney islamka babiyan donayan ayuu kasogostay ayaga ayaba lagasobadbadiyey shabab xalane lagabiilo qofki muslimin umaleyay ee kuqaldamay hadu ogado iney yahin dad imarat mareykan uwato si lo laayo dalintena wuu kasobixi kusijiri maayo

  • @ilwadmed3465
    @ilwadmed3465 3 дня назад

    Darood iyo issaq.ahmed madood iyo hassan sheikh.ciro iyo cajar iyo deni dagaal baa uu kala ba dhiinaya

  • @marimhaschi5478
    @marimhaschi5478 2 дня назад

    sheeq idiris adiga Abgaal madaxweyne noqda ayaa dhiiga boqolka ku gaaraa farmaajo saaxiibkiis

  • @latifayusuf6818
    @latifayusuf6818 2 дня назад

    Wasax

  • @abdirahmaanmohamed5139
    @abdirahmaanmohamed5139 3 дня назад

    Ha ooyin ee nin baad tahay ee nin adag noqo oo dhexda xidho shodhahaygii

  • @latifayusuf6818
    @latifayusuf6818 2 дня назад

    Somali wagun gundhashay

  • @nasrahassan921
    @nasrahassan921 3 дня назад

    Somali oo dhan xitaa "toothpick" waa "findjicil" ma sa
    Meyn karaan. Iyadoo saasa buu Gurguurte leeyahay waxaan dhawaan samada u direynaa
    " QAmar SANAACI"
    "Sow yaabka-yaabkii maaha" Somaaliya ILAAHAY BAA U MAQAN"....

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 3 дня назад +1

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢