Dad badan ayaa Naarta naga aaday isbuucii lasoo dhaafay & Jaceylka Naarta Somali kala dhaxeeya ReysW

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 янв 2025
  • ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/...
    Dad badan ayaa Naarta naga aaday isbuucii lasoo dhaafay & Jaceylka Naarta Somali kala dhaxeeya ReysWasaare Xamza
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Welcome to Dulmi Diid Clips Channel where you will find a variety of contents like high quality content like Cars, Mobiles, Cameras, mics, and hundreds of other technology gadgets reviewed, in depth with tips and tricks about products,
    so please sit back and enjoy the ride!
    My filming gadgets/devices
    www.ulanzi.com...
    DJI Osmo Action 3 - amzn.to/3e12T3F
    BOYA Wireless Lavalier Microphone - amzn.to/3T9AmIf
    Ustine Selfie Stick - amzn.to/3rnPQw9
    USB C to 3.5mm Jack - amzn.to/3fCO485
    Spigen Rugged Armor Case - amzn.to/3E6lcPt
    DJI Pocket 2 - amzn.to/3E6OP3l
    Ulanzi J12 Mic -
    www.ulanzi.com...
    amzn.to/3C27TwN
    Rode Mic Me-C - amzn.to/3Sw5C4f
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung.
    DISCLAIMER: DulmidiidClips assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Комментарии •

  • @dulmidiidclips
    @dulmidiidclips  4 дня назад +7

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @AbwaanDulmidiid
    @AbwaanDulmidiid 4 дня назад +4

    Waa Runtii Raysal wasaare Xamse Kuli Dadkii Dagaalada ku Dhintay Dhamaan Naartii jahanama Ayaa ilaahay ku Xereynayaa ❤

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 4 дня назад +8

    ❤ Wcs Wrx Wbr Sheikhanaa ❤ Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda ❤

  • @saidkaamil6018
    @saidkaamil6018 4 дня назад +2

    Xamze run buu sheegayaa
    Maxaa la isu indha tirayaa somaliyeey

  • @futumakosar3362
    @futumakosar3362 4 дня назад +7

    Dagaal oogayaashu kamidyahay dadna ehelu naar buu kusheegayaa cajiib

  • @MohaaOmarFarah
    @MohaaOmarFarah 3 дня назад +1

    Somali diintiisu waa qabyaalad horaa lodhahy subxanallah

  • @Computer-knowledge-education
    @Computer-knowledge-education 3 дня назад +1

    Nabigu ﷺ wuxuu yiri:
    "Qof kasta oo qiraya 'Laa Ilaaha Illa-Allaah' oo aan waxba ku darsan (shirk) wuxuu gelayaa Jannada."
    (Bukhaari & Muslim)
    قال النبي ﷺ:
    "من قال لا إله إلا الله ولم يشرك بالله شيئًا دخل الجنة."
    (رواه البخاري ومسلم)

    • @shantagees9425
      @shantagees9425 3 дня назад

      Bukhaari nin bini aadan ah bu ahaa, khalad waa ka dhici karay.

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 4 дня назад +4

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @ahmadseaman3487
    @ahmadseaman3487 4 дня назад +3

    Allah akbar

  • @NasroCabdi-i7g
    @NasroCabdi-i7g 4 дня назад +1

    صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم

  • @qafijohirsi7662
    @qafijohirsi7662 4 дня назад +2

    Laailaaha illallaahu muxamadu Rasuulilaaj ilaahow naartaadaan kaamagangalney

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 2 дня назад

    Asc wll taas buu ka wadaa wll mashaallah jimco Mubarak

  • @ikramqurux1718
    @ikramqurux1718 4 дня назад +1

    Waanaa shuuruku weyne allah adii la babadiqo qabil oo dhiiki loodhatiyo

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 4 дня назад +3

    Xasbunallaahi wa nicmawakiil

  • @MaxamedcadiSalax
    @MaxamedcadiSalax 4 дня назад +7

    Walal xamze wilasha uu udiray ras kamboni ee lagu layay iyo kuwa hada ugeyay gedo ma quran aqris ayey u aden mise inay dad walalo ah soo layan waa iga su.al tan ee side u aragta masaxan yahay mise waa qaldan yahay bal iga jawab asc

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 4 дня назад

    Umada intay dayaceen oo isku direen oo dhalinyaradii shaqala aan dhigeen hadana siyaasad u isticmaaleen buu hadana kii masuulka ka ahaa leeyahay naar bay galayaan. Allaah baa og qofkii naargalaya allaha soo hanuu iyo dhalinyarada la dayacay oo aan caqliga lahayn

  • @NadiraMohamed-vt6us
    @NadiraMohamed-vt6us 4 дня назад +1

    Wa runtii waa in uu illahay umada ka qaadayay oo caqli yeelan waayay

    • @shaficimohamedomar-d6b
      @shaficimohamedomar-d6b 4 дня назад +2

      koow naarta isagaa galaya xamse marxuun insha allaah kuwuu diray ee uu raaskanbooni geeyay ee lalaayay soow isagu kama masuul ah umada soow iyagu uma dhaaran inaay masuuliyadooda qaadayaan iyagii baa isku diraya oo hubka isugu dhiibay xasan xabaalo qote iyo xamse marxuun baa ehelu naarka koow ka ah insha allaah

    • @NadiraMohamed-vt6us
      @NadiraMohamed-vt6us 4 дня назад +1

      @ waan run kuwa maamulka hayaa illaahay ugamay cabsan waliba waliba waa kuwii baahida iyo rafaadka ku soo koray intooda badana 18 iyo wixi ka wayn mida kale umadeena jahli baa halkaa dhigay walaahi dadka social media ay daawadaana waa dad waalan iyo in jaahiliina allaha soo hadeeyo umadan

    • @shaficimohamedomar-d6b
      @shaficimohamedomar-d6b 4 дня назад +1

      aamiin laakiin marxuun xamse iyo xasan xabaalo qotaa koow ka ah kuwa naarta galaya insha allaah waayo 5sanoo ka horaaysay dadku isma laayn jirin kahor teeramkii xasan saan baay ahaayd maantana waataa ilaahay hadhaafiyo wadanka insha allaah naartana alle hageeyo labadaa umadii aay udhaarteen isku diray ee hubka uqaaybiyay macawisleey

  • @bintohalimacali6637
    @bintohalimacali6637 4 дня назад +1

    كلمه صحيح

  • @ikramqurux1718
    @ikramqurux1718 4 дня назад

    Allah qabilka kaa jecyll waahineh

  • @fadumonurhassan91
    @fadumonurhassan91 4 дня назад +1

    Guul midnimada Umada Soomaaliyeed. Guul dowlada qaranka Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mahadali1698
    @mahadali1698 3 дня назад

    Marxuunku Shaqadisi mahayo
    Wuxu rabuu iskaga hadlaya

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 4 дня назад

    Waan aan aaminsanahay lab qof oo Somali ah oo walaalo oo dhul aay wadan yihiin isku dilaya in aay Naar galayaan shaki kuma jiro. Ilaahay xaqa walaalnimadooda hatuso.

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 2 дня назад

    Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤

  • @Hannamzq
    @Hannamzq 4 дня назад

    Da'da walaal isdiilayaa habeen iyo maalin diil

  • @HassanHajir-f2g
    @HassanHajir-f2g 4 дня назад

    Waa run tiis. Somaliyoo dhan ama inteda badan way galayaan wixii dambiyada wawayn

  • @adamabdi7353
    @adamabdi7353 4 дня назад

    Asagaa kamid ah kuwa jidka naarta haya

  • @aliadam180
    @aliadam180 4 дня назад

    Waa runtaa sheekhul faadil ilaahay kheey hakasiyo kalimada
    Lakin
    فما بالك مظاهرة الكافرين على المسلمين .

  • @moallim1000
    @moallim1000 4 дня назад

    Ciidankii uu geeyey Raasksmboni ayuu maanta leeyahay waa Ehlu-Naar. Isagaana Masterminder ama isagaa iska lahaa fikirkii lagu geeyey Ciidanka Raasksmboni kuwaas oo noqday wax is dhiiba iyo, wax dhintay. Waa qalbi caruur ISAGAANA EHLU NAAR AH.

  • @farhiyomohamed4776
    @farhiyomohamed4776 4 дня назад +1

    Raisalwasaaruhu asagaaba xabada isugu dhiibayee maka fakanayaa xadiith kaas

  • @mkaqyar8868
    @mkaqyar8868 3 дня назад

    He is correct

  • @HalimoAli-m7z
    @HalimoAli-m7z 2 дня назад

    Walaahi waa yaab dhiig muslim ma lagu janno tagaa waxaan la yaabay dumar aadvturadooda u badan tahay oo ku heesaya iidoor wuu dhamaadaye ma hargaysaan tagaa xarbu fidna aloow naga qabooji

  • @prosl11
    @prosl11 4 дня назад

    Horta hadalka oo yidhi waa run laakiinse isaga laftiigasa ayaa kaa masuul ah

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 3 дня назад

    isagaa kexeeye oo shacaba nabada ku duule muxuu u gu duule jubalana haduu ilaahaya ka baqayo 👁️

  • @HooyoSomali1
    @HooyoSomali1 4 дня назад

    Ascww isagu kuwuu kambooni geeyey oolalayeu Xageebay aadeen balreysalwasarha halaweydiiyo????

  • @doone9873
    @doone9873 4 дня назад +2

    XUMAN KAMA WADO RESTALWASARAH WUXUU KA WADA QABILADA IS DILAYA

  • @Hannamzq
    @Hannamzq 4 дня назад

    Sheikhuuda somaliyeeydan sidiilarabay
    Ugama qabatayan midninmada Somalia please 🙏🙏 da'da Somalian people waxay ubahanyiin dadall dheeri ah

  • @Qoyro
    @Qoyro 4 дня назад +1

    7 dobaadi wiil oo xawadle waa ahlu janno sababto ah masafiir war mogah iska socoday ayeey ahaayeen lkn intii qabyaada isaga hortimiid dagaal casabiyad ah waa ahlu naara

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 4 дня назад

    WAABA MARKUU UGU MACQUULSANAA LAAKIIN WAXEY AHEYD INUU AZYADII SOO HORMARIYO MANQUTILA MUMUNA MUTACAMIDA FAJASAA AHUU JAHANABA

  • @axmedwarsame9442
    @axmedwarsame9442 4 дня назад

    Dhulka ladhacayo kahadal Xaaranta muqdisho kasocoto dawlada dhulboobka waddo kahadal

  • @AbdiasisAbdi-d5m
    @AbdiasisAbdi-d5m 4 дня назад

    Imisaa ilaa 1990 gii ilaa 2024 kadhimatay? mas iswadiisay Xamsaw!

  • @لميسعلي-غ5د
    @لميسعلي-غ5د 4 дня назад +2

    سِالُتتكِ بّالُلُُه 💔الُجْلُيَلُ الُجْبّارَ انَ تْنَقًذَنَا قًبّلُ انَ نَمٌوَتْ مٌنَ شِدِتْ الُجْوَع انَتٌْخيَكِ انَيَ دٌِخلُةِ ْعلُى الُلُُه تْمٌ ْعلُيَكِ انَيَ فَيَ وَجُْهك انَـيَ اخـتْكِ انَـيَ اتْرَجْـاكِ اتْـوَسِـلُ الُـيَـكِ انَـقًـذَنَا لُـوَجُْـه الُـلُُـه. يَــشِــُهدِ الُــلُــُه يَاٌخـيَ انَ مٌنَ الُــصّــبّاحُ حُـتْا الُـانَ يَــحُــرَمٌ ْعـــلُيَـنَـا الاكل غير الماء ( (ا..،.، ..،..،.،.،..،.،..،..،..،..،.،..،..،.،.،..،.،..،.،...،..،..،.،.،..،...،.،.،.،..،.،.،.،..،..،...،.،...،..،...،..،..،.،..،..،
    ..My appeal to every Muslim, my brother or sister, the owner of the channel, I know that it is not my right to comment on your channel, but God is my witness that our circumstances are harsh and forced me to do this. Please forgive me. My brother, there is still a brotherhood of faith. I asked you for a bag of flour. My brother, we women cannot go out among men. There is still a woman with you. My brother, God has honored you. You are men. We are women. We cannot go out or work like you. My brother, where is the brotherhood of faith in your hearts? We are women. There is no brotherhood, no mercy, no compassion, no humanity. And give good tidings to the patient. It is the greatest hope while waiting for what we want. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' How many times I called and talked and tried hard, but no one responded. Oh man, we are with you. My mother ordered us food from the restaurant. More and today. My mother left. Crying. She said, Why are you crying, my mother? She said, My daughter, I ask. God, that I may be honored by death. She said, Why, my mother. She cursed us. She said, "My daughter, today the restaurant owner insulted me. I said, 'Why?' I said, 'How can I be better than people?' I ask God, my daughter. May God gather me. With death alone, a gathering that is better than this humiliation and this humiliation. It is true. I am saying this. It diminishes my value and respect. But, man. I swear to God that I did not say this. I kiss your boots. I am so hungry that my conscience no longer allows me to let you go and ask us for food. I kiss your boots, man, and I ask you by God Almighty and in the Book of God, man, I kiss your boots, man. He has caused us harm, my brother, so that we can buy a kilo of flour and pay the rent. My brother, have mercy on us. He who is in the show will have mercy on you, He who is in the sky. My brother, this is my WhatsApp number: 𝟬𝟬𝟵𝟲𝟳𝟳17018744. Whoever can help us, message me on WhatsApp. We will send him the full name. He will transfer us as much as he can. May Allah reward you. Allah knows that my family and I, our house rent is 20 thousand Yemeni riyals per month, and now we owe 60 thousand for 3 months. The owner of the house is one of those people who do not have mercy. By Allah, my brother, he comes every day and humiliates us and talks about us and wants to throw us out of the house and into the street because we were unable to pay him the rent. We will have until the end of the week, and if we pay him, he will swear by Allah that he will throw us out into the street without mercy. See my situation for yourselves. I ask you by Allah, the Living, the Eternal, to help me. By Allah, the Almighty, even at night we cannot sleep from fear. We do not have mattresses or blankets to warm ourselves from the cold. Everything is flooded from the rain, and we have no one but Allah and then you. My brothers, I kiss your boots, don’t turn me away empty-handed. Help us with whatever you can. Is it acceptable to you that we live in this place? We are girls and we have no one. Our father died in a car accident. Consider us your daughters and your honor, and help me with whatever you can. May God reward you with good =>[[}>] ^][/*&;;&;&&;•̥·-`.`.`.`.`.•.,¸-•.,¸°꒰·̮ •̥·°`.`.`… nn….............……… .،.،..،.،.،..،.،.،.،..،.،....،🎉\\~♡♤♤♡♡♡؛؛،،،،،،،،

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 4 дня назад

    naarta waxaa galaya ka daalinka ah sheekh ee kuwuu isagu diray ee uu raaskambooni geeyay yaa ka masuul ah soow isaga maaha oo meel nabad ah inaay foodo kadhigaan umuu dirin marxuunku sheekh

  • @futumakosar3362
    @futumakosar3362 4 дня назад

    Shekho adiga iyo aniga iyo midka dadka ehelunaarka ku sheegayaba diinta aan barano

  • @star-ln1ke
    @star-ln1ke 4 дня назад

    Xamse asagaa ciidan somaliyed udiray kuwo nabad qaba oo somaliyed dib haisugu noqdo
    Takarta saaran ha fiiriyo

  • @musa-sc2cb
    @musa-sc2cb 4 дня назад

    Somali INTA BADAN Ehlu Naar waa Runtiis Raisal wasaruhu

  • @MahamedAli-p7r
    @MahamedAli-p7r 4 дня назад

    Dulmi doon khabiith

  • @SheepSaalim
    @SheepSaalim 4 дня назад

    WAARUNTIIS RA IISUL WAZAARAHA HADALKIISA ANIGA AYAABA DHIHI RABAY SOOMAALI KEENA CULUMADA IYO KEENA CAAMADA AH MAXABO AYEEY UQABAAN NÀARTA WEEYBA UKALA CARARAYAAN OO WEEYBA JECLYIHIIN

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 4 дня назад

    Kan waa doqon sow asagii ciidamada isu diraayey waxuu iska dhigayaa nin shiikha waana tuug

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 4 дня назад +1

    Xamse asaga.kaqeyb.ah.dadka.isdilaa.sookii.askarta.geeyey.raaskabooni

  • @ikramqurux1718
    @ikramqurux1718 4 дня назад

    Waa ruuntaa rw walahi sooomali xisaba laagadiiba waa waalasiqa raanaha naarata qofka kala because adi eele jana waahii qabil maacabidee ee salada waabakama jiiranah

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 3 дня назад

    Raysal.wasaare.waali.qof.ay.kago.antahay.inuu.dalka.iyo.dadkuba..kabaxan.dhibatada.somaliya.

  • @Masago2025
    @Masago2025 4 дня назад

    Kuwa sacad iyo lelakase is ku dilaya 20 kabadan inta is kadilen ee leyihin wan soo duga nena wan is ku soo labanena waxana arkayay naago ukala safan ee ku fanaya ragas is dilaya

  • @ishakmohamed96
    @ishakmohamed96 4 дня назад

    Wxaaas hada 😂 ma dal baa lagu hugaamin karaa

  • @Abdinur-s2n
    @Abdinur-s2n 4 дня назад

    Waxaan ka qabaa suaal hadalka reysalsaare hamse ee ah meeqa ahlu naar naarta naga aaday suaashu waxay tahay reysalwasaaruhu ma ku daray ahlu naarka wiilashii qaranka ee asagu jubbaland usoo diray ee halkaa lagu laayey haddiise abaabul iyo dad isku dir naar lagu mutaystu asagu xagee naarta uu kagalidoonaa?

  • @ahmedissack4875
    @ahmedissack4875 4 дня назад

    Runtiis waaya waa ahlunaar ninkii asagoo qabyaalad udagaalamaayo kudhinta waa ahlunaar runtis waaya

  • @nasriinmubarak2729
    @nasriinmubarak2729 4 дня назад

    Asaga ka mas.uul ah

  • @ahmedhirsi281
    @ahmedhirsi281 4 дня назад

    Aamus hadalkagu
    Xiiso malaha

  • @fartunqxttrrmohamevvaad
    @fartunqxttrrmohamevvaad 3 дня назад

    Waa runtiis maxay isku mariyeen wax aan lagaranaynin

  • @IlwadAli-f2g
    @IlwadAli-f2g 4 дня назад +2

    Rwasaraha waxa uu sheegayo waa sax waxuu ka wadaa dadka qabiilka isku dilayo waa wax xun

  • @AminaMohamed-x3z
    @AminaMohamed-x3z 4 дня назад

    Asc gargurte wuu dhartay dadka uu barakice muu ka hadlo

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 3 дня назад

    Smliyeey qabyaalada aad faafinaysaan illahay uga baqa hadaad is dhamaysaan inta harta waxaa lagu gumaysandoinaa wadankooda war caqligu ha shaqeeyo shacab xunn mdx fiican mahelaan war islaaxa kashaqeeya hadad qalbiga kadareentaan inaad qabiil neceb tahay ogow waad qasaartaye waliba qasaaro wayn shaydaanka halala dagaalo war qabiilkasta dad xun ayaa kujiree naarta ha uraacina allaahu aclam

  • @abuukaraxmedabuukar7108
    @abuukaraxmedabuukar7108 4 дня назад

    Isaga ma ahan miyaa
    Midkii raaskambooni ciidama geeyey oo yiri axmad madoobe ayaan sooqabanaa
    Sow isaga sow maahan?
    Ahlunaarka ugu weeyn waa isaga xamza ah

  • @SheepSaalim
    @SheepSaalim 4 дня назад

    WAASAX

  • @rayaan7647
    @rayaan7647 4 дня назад

    Nimanka raasganbooni lageeyay inuu wax dilo kan gurigiisa loogu yimaaday soo inuu isdifaacp ma mahan marka runta ka hadla naarta iyo xadiuskaas waa layaqqan

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 4 дня назад

    R wasare xamse iyo kooxdisu Ayaga qayb ka ah colada qabilda

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 4 дня назад

    Ninkaan raiizul wasaarahaa hadal Fiican in uu ujeediyo oomacnaleh bay ahyd umadda

  • @Shifis-2-zw4tq
    @Shifis-2-zw4tq 4 дня назад

    Nabiga Suuban SCWasalam Wuxuu yidhi Kulukum Masuulun Wa Kulukum Mas,uulun Cantaciyatihi?????
    Xamze Dhiigan waad dhaxdabalaneysa ee Allah ka Cabso Jooji Dagaalka ka wado Jubaland.Wadahadl iyo qaabkale ku Raadiya Axmad Madoobe

  • @yabbturb-b3
    @yabbturb-b3 4 дня назад

    😂😂😂😂

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 4 дня назад

    Hadalladiisa waa inuu dadka ku jahowareeriyo ,waayo wuxuu isu arkaa inuu xoogaa wax ka garanayo Cilmi Nafsiga.
    Marka waxaan leeyahay dadka Soomaaliyeed waara ayey u baahan yihiin.
    In dadku islaayaan iscunaan waxaa sal u ah waa Qabyaaladda oo qiil la siiyo, eexda,naas nuujinta, qaraabo kiilka, dhiiri gelinta Dhaca iyo boobka.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 4 дня назад +1

    xamse neef war wuxu labo labo badana yaa umada kaqabta

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 4 дня назад

    PM dhegahiisa iyo afkiisa isma maqlaan. Asaga iyo Hassan Sheikh soo ma aheen dad wadha dhashay aad isku hubeiseen in ey is laayaan. Yaa been loo shegaa.😮😮😮

  • @nurahmed8878
    @nurahmed8878 4 дня назад

    Rw marki kismayo ku dulayey sow naar inu galaya ma ogeen miya asaga laftiisa. RW adiga xagee geli doontaa dhiigi lagu daadiyey ababulkaaga inu ku sameyn doona.

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 4 дня назад

    Ninka so duulay ee raba in uu magaalo nabad ah dad ku laayo ee dhig ka daadiya kaas baa lagayaabaa in uu near ku mutaysto

  • @axmedwaaberi1193
    @axmedwaaberi1193 4 дня назад

    Lkn qofkii abaabula lacag kubixa diyaarad saara ma ahlunaarkaas ayuuw kamid yahay mase ajer ayuuw helayaa?????Raisul wasaaraha isaga haisweeydiiyo

  • @mohameaden9431
    @mohameaden9431 4 дня назад

    Xamse yaa naarta aad shideysa yaa kaa badbaadinaya qubuura qufe, laaluush bixiyo, dad isku dire, xan quute, abaal laawe, qaswade nabada dab kushida intaa ka Dib beenaale isla weyn. Khaatumadaadana aan aragno isma arkow

  • @Shifis-2-zw4tq
    @Shifis-2-zw4tq 4 дня назад

    Marka.RW.Xamze Dhalinyarada Raaskanboni isku Dishey Xaalkoda kawaran ?.Adiga iyo MW.Xassan,waad Gasheen dhiigaas.Waad ka baaqsankarten Dilalkas.

  • @Ladan-g4d
    @Ladan-g4d 4 дня назад

    Cajibadana, cadabtana wey nagugurilahayen hadey karayane , siyasi asaga helelnaraa.
    Allah cadabta ifka nigusosar.

  • @aminali7491
    @aminali7491 4 дня назад

    R/w waxaa loo sheegaa in uu dadka hadal xun ku jiheeyo. Si aan loo ogaan waxay sixiixayaan ama heshiisyo ah ay gelayso dawlada uu R/w ka yahay.

  • @star-ln1ke
    @star-ln1ke 4 дня назад

    Asaga markuu ciidan abaabulay waliba dagaal galeen caqliga xaguu jiray ??

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 4 дня назад

    Oo sheekhow sow ma habona in aad ra,isulwasaaruha in aad naftiisa runta u sheegtid isaguba dagaal iyo in laysdilo oo dagaal dhaco yuu qayb kayah sow isaga diyaaradaha ku guraya ciidamada oo sababay in wiilal soomaaliya ay isku laayaan raskiyanboni oo ay kudhinteen wiilal badan oo soomaali ahi sow isba qayb kama aha kuwa naarta shaqeysanaya walina sii wada in ay gobolka gedo dagaal karidaan waxa uu umada uga digayo oo isaga iyo madaxweynihiisu faraha kula jiraan ma arko miyaa yaa isaga kacafiyey dambiga dagaal mise waa halkii ilahay kayiri ma dadka yaad wanaaga fareysaan naftiinana waad hilmaameysaan sow ma fiicna in aad ra,usukwasaaraha xasuusiso in uu isba dhiig faraha kula jiro ooy dawlada uu hogaamiyo dhiig faraha kula jirto dadkii soomaaliyeed na ay iyagu isku direen hurinayaana dagaalo qabiilooyin iyo kuwo maamulgoboleed

  • @abdinasserj2022
    @abdinasserj2022 2 дня назад

    War waydiiya R. Xamse Ciidankii aad soo direen oo isku dhamaaday idinkii soo amray miya naar galaya mise iyaga.
    Soomaali heshiisa ma beentiin baa mise hadad heshiisiin bilaabaysaan

  • @KhalidIsmail-yq1om
    @KhalidIsmail-yq1om 4 дня назад

    Xaqa afkuuu ka dilaacay somalda habaraarugto

  • @LJama6119
    @LJama6119 4 дня назад

    Xasan Sheikh iyo Xamse markasta waxay iyagu sameeyaan ayey naga wacdiyaan. Xasan iyo Xamse iyagoo raba iney kuraasta kusoo noqdaan go'aansaday iney ciidan diyaarado ku guraan raskambooni ka dajiyey kadibna la isku dilay wiilal dhalinyaro soomaali ah. Naarta kuwa isdilay kaliya miyaa galaya mise kuwii soo dirayna wey gali naarta?

  • @mohamedgurey1487
    @mohamedgurey1487 4 дня назад

    Sowkii isagu lacagta ku bixinayay raaskaambooni oo in shirqool lagu diro saraakiil reer jubbaland ah qorsheeyay si qabaailo Kismayo loogu dagaalamo ka dibna dawladu uga tuurto xukunka digteetar Ahmed madoobe, Xasan iyo xamse ficilkooda iyo qawlkoodu way Iska hor yimaadaan

  • @CabdullahiMoxamedCali
    @CabdullahiMoxamedCali 4 дня назад

    Abwaanaw xaalqaata, gabay haddaad tirinayso, waa in deel-qaafka laga ilaaliya, haddaad gabay cidkale leedahay sooqaadanaysana waa in aad sidii lootiriyay usooqaadataa

  • @CataniaCatania-y1c
    @CataniaCatania-y1c 4 дня назад

    Rw waa munaafiq daraad markii laysku dagaalay lascanood gooja cade maxabiistii lagu gawracayey wuu habalyeey walaahi isagu naar kama baqnayo miyaa isga oo masuulkii 2aad ah

  • @IbrahimAfrican
    @IbrahimAfrican 4 дня назад

    Re usul wasaaraha. Ciyaal oo kale. Uhadlaaya nio naga daa soo masuul kama aha. Wadanka. Boqolalka xaqdaro. Lagu diley. Asaa masuul. Ka ah. Asna jahanamo ushaqeystey. Maxaa

  • @MaxamedJaamac-s5b
    @MaxamedJaamac-s5b 4 дня назад

    Ninka sidan u hadlaya,isagaa ka shaqeeyey oociidan ku guray meel nabad ahayd,war ninkan isagaa near soo doontay oo isku laynaya,

  • @osmanabdirabi
    @osmanabdirabi 4 дня назад

    Kawaran cidankii ad usodirtay raskambooni nacalaa kudhalee lugaha dhadheraye

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr 4 дня назад

    😂😂😂 waa Nacas
    Aan xukun aqoon
    Isgaa xasan sheekh halaweydiiyo intey joogen
    One malyan ayaa kadhinty
    Soomaaliya. ?????? Hubkey
    Isgu dhiiben madxooda
    Rabi hakashubo kitaabka
    Quraankey ugu dharten oo gacanta saaren shilimo keliya
    Kahelan dagaalada

  • @BalqisHassan-t5x
    @BalqisHassan-t5x 3 дня назад

    adigu ka bax xamse

  • @CabdikariinIbrahim-kj9cw
    @CabdikariinIbrahim-kj9cw 4 дня назад

    Waaron wane oogyahin

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 4 дня назад

    xamse wa neef ee diinta halaga qabto jaahilka midakale xamse kii jubaland xaq daro ugu duulay oo labo ciidan iskujebiyay maaha

  • @RMHnjG
    @RMHnjG 4 дня назад

    Mahadsanid wadaagista! Su'aal aan la xiriirin ayaan qabaa: Jeebkayga OKX wuxuu hayaa lacag, waxaanan haystaa 12 erey: iron observe slam major mad decorate feed photo awesome vast kitchen faint. Sideen ugu diri karaa Binance?