Waa aaqir saman leggen xasan aadan samatar oo daahir calisow ugu sheekeenayo qisooyin uu u soo taagnaa daahirow hadaad qabyaalada iska deen laheed somali op dhan baad u noqon laheed nin lagu daydo
Daahir Allasow Villadana lacag baa uga socota uu dhalinyarada dhan kale u jiheynayo halkana barnaamij buu shitey la yiraahdo Dahir Court Show oo mareykanka laga daawado. Haddaba Sidaa haloo ogaado in Daahir Allasow uu saacadan Hassan qaniinyo kala daali lahaa.
kkkkk balo ku dagtay heesta foorida/ foodhida ee Hibonuura ninka kadhigayo waxaan weligeed la maqal ee hadana inuu soomaalida wax usheego rabo Balo ku dagtay
Heesta ha khaldin ee :- Muxuu falaga meera hadba foore keenaa. Marka foore halkaas ayuu ku jiraa. Heestu waa ha fekerin naftaydaay weligaa ha fududaan. Markale:- Foodhida dabeyshiyo fiintaan heesaaye.
Waa nin jilaaaya Xassan A Samatar boqorkii codka.
Gabadhaan cod macaanaa ma fanaanad baa ?
Ben badana xasan adaan mahan qofkani
Shamso cumar haydare illaah ha unaxariisto habaryarteey
Inkastoo dadkii dhamaan inta uu caawa daahir sheegaayo inta badan waa marxuun illaah ha unaxariisto
❤❤❤❤❤❤❤
Asc meeshaaan ka socdo tijaabi codkaaga talent wah wah.
Asc daahir heesta aad sheegayso ee ay qaado hibo nuura waxa la dhahaa ( ha fekerin naftaydaay) aad baan kuu salaamaya
Adoon qof kale codkiisa iska doondoonin heesta qaad illahay dadka isku cod kama dhigin
Ma sha Allah what a beautiful voice!
😂😂😂 baw xasan adan markuu heesayo codkiisu wuu guuxi jirey wuuna ka towbad kenay
Soomalidu xaasid weeye nonkan codkii xasan aadan weeye
Xasan aadan ma'ha waahoruuna kabaxay fan iyo fisqi
HA FAKARIN NAFTAYDAAY BAA LA YIDHAAHDA HEESTA HIBO NUURA DAAHIR CALASOW
Ma dhabaa mise waa dhegahayga ,legend hasaney adan samatar, salaan sare legend
Sawirka xasan aadan oow saartay ninkaan
DAHIROOW MAASHAA ALLAAH YAALAHAA MIN COD XASAN AADAN
Xasan aadan maahin ninkaan benloow
Daahir calasow
soo noolaynta fanka maxkamada daahir
KAYDKA RADIO HARGAYSA TAALA DAAHIR IN BADAN BAAN KA DHAGAYSTAY
Kkkkkkkkk Kkkkkkkkk ma kan aa Xasan Aadan ah
Wuu soo dhaweyay, wan jeclan laha in lahelo Xasan boskisa qof buxiya
Waa aaqir saman leggen xasan aadan samatar oo daahir calisow ugu sheekeenayo qisooyin uu u soo taagnaa daahirow hadaad qabyaalada iska deen laheed somali op dhan baad u noqon laheed nin lagu daydo
Somli dhan aya qabyld taqan xita adiga hadlyo iska amus doqnow
Duqa viewers uu ka raadinaa meeshaan hhhhhhh shiidaa jira camal hhhhh Ciyaal intuu keeno uu dadka Legends kaa ku dhee-dheelaa;Aboowe xaalka jiq waaye.
Hassan adan Samatar Ma Aha wuuna ka toobad Keenay ee waa Nin Matalaayey fanaanka ha Masabidanina ka leexda
Foorida dabeyshiyo
Fiintaan la heesaa
Fakaloolka cashaqa
HEESTAAS WAALA HELAYAAA LAMABA WAAYE
Beeelow ma xasan qadan yaad ninkaan jooga dhigaysaa xasan was iska dhigtay ma tihid
Maashaa'allaah waayo waayo xasanow
Ma ahan EE farqi ayaa udhaxeeyo was qof kale
FOORIDA DABEESHIYO FIINTAN LAHEESAA FANKA LOOLKA CAASHAQA EE FARAQA II SURAN YAA FAHMOON USHEEGAA
Sh xasan mahan
Xasan adenkii sax da ahaa maahaa ka daaya koobiga
Xuseen oabka weeye ninja àadbu ukrena codka xasan aadan
Arimidu inay Eelreeb taqaan.... dheh
Talente mesha Kenay
Hafakarin naftaydaa weligaa hafududaaan ha ufiirsan waxaa dhacay j
Hassan aadan samatar cod libaax cod halaasi buu lahaa ninkaan wuu kufsaday heesta fanaanka ..
foodhida danaysha iyo fiintaan la.heeshaa
wooooiioooo❤❤❤❤❤❤❤
Waa laguu haysaa heesta
Daahir Allasow Villadana lacag baa uga socota uu dhalinyarada dhan kale u jiheynayo halkana barnaamij buu shitey la yiraahdo Dahir Court Show oo mareykanka laga daawado. Haddaba Sidaa haloo ogaado in Daahir Allasow uu saacadan Hassan qaniinyo kala daali lahaa.
Been badanaa Ma ahn xasan aadan qofka heesaya😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂
Qaadiriyada digriga ayuu ka mid ahaa ninkaan xasan aadan codkiisa lama keeni karo
Neefuu qabaa ninkaan hospital gee
War heedhe iska hubso waxaad ku sheekaynayso
Heesta isha sacabka mari waxaa sameeyay yamyam
Maxamed cali kariyana ogaden madilinee reerkoodu ahaa raguu laayay
Xasan Aadan maaha Ninka Heesaayo, Waa Been kkkkkk
Waar cod xumada kale tag meesha.
fiidaan laheesaayee
Hadu san ahayn xasan adan is not my business
War been ha ka sheegin fanaanka Qaaliga ah er ka fog Qabiilka Aad Bawada ku wadato mar waliba.
🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤🖤
Heesta foodhidu waa heesta ha fekerin nafteydaay.
kkkkk balo ku dagtay heesta foorida/ foodhida ee Hibonuura ninka kadhigayo waxaan weligeed la maqal ee hadana inuu soomaalida wax usheego rabo Balo ku dagtay
Codkii xasan aden maaha
Y
Legend hasan aadan
High Copy ga odayga ka daaya fadjan, wuu nool yahay weli ee yasn la bililiqeysan
Xasan aadan maahan
heesta
😂😂😂😂 isagu maha
forah dabeyash waaye hesat mahad celabur
Maaha ee waa heesta foodhida dabeysha ama ha fekerin nafteydaay ee Hibo Nuura qaado.
Heesta ha khaldin ee :- Muxuu falaga meera hadba foore keenaa.
Marka foore halkaas ayuu ku jiraa.
Heestu waa ha fekerin naftaydaay weligaa ha fududaan.
Markale:- Foodhida dabeyshiyo fiintaan heesaaye.
Sixid foodhida dabeyshaa fiintaan ka heesaaye. Weeye.
Nasasjan daji xasan wu ku cayaray
Beenta umada ka dhaafa 😂
Beenale benjale
midka need need sanaya hasan ma.ahe wax kale noo sheeg
Hh xataa xasan adan muu neefsan jirin waa fanaanka kaliyee qaaday heeso payjaja
waxa qaday hibo laxanak baree lanato
Waa been hassan aden maha
Dadkan caqligooda laku ciyaarayaa
Xasan fanka waaka baxay mar hore
Odeyga wadaad buu noqdaye ka daaya beenta
Adoon so rogaal celin
Been badana
Hibo nuura ayaaqaada
Been wazye
Xasan aadan maahin ninkaan benloow
Daahir calasow