Yaa allah inteen aadaa wallahi xanun daran ayaa i heeyo ma qabijitin laabjeex maanta 3 bari ayuu i hayaa waligay ma arkin uur 4bil ah ayaan leeyahay bariiska biyahiisa baradhada biyahisa waanku lalaboonaa. Wallahi hurdaa I heeyso mana seexankaro laabjeex dartii yaa allah
In mudaa la xanunsanhy gaaska dawo wan qatay wa iku so noq noqda Dhanka feeraha cadaadis ma drema mar wlba wxn dhaha muruqa ihayo oodin iku taagan wa gaas la dhhy noca ploria qaba talo cfmd u baahnhy dr ado mahadsan🥺🥺🥺
Dr waxaa jira gaas aan daawooyin badan uqaatay mudana waan qabaa dr marka uu igu kaco nabar ayaa igu dhega mudona igama dego dr sidaan u maarayn lahaa iga caawi please
Dr qeyr alle hakusiye hoyadey bala ildaran mar walbo ay wax cunto gas bey daremeysa mar marka qar dhiga ama carun bey mateysa maxan kusameyaa dr jwbtd waimuhim
Asc waa mahadsan tajhay maamo waxaa i haya gas marmar caloosha soo weynaata balootin baa ku haya ayuu dhakhtarku i yirey hada waxaan qaataa xabad kaniini ah wax dufanka waa igu adag yahay hilibka caanaha roodhiga daqiiqda daaco badan baan yeelanaya markaan cuno boorashka ugu fiican maxaa talo i siin lahay qayr badan alle ha ku siiye mahadsani waxaan daawaday kickam
Dr mahadsanid ani gaas calooled aan qabaa markata dhunta waxaa ka darema wax in ay gadaal ulabanayaan marka candhuufta laqo marmar waxaa is dhahaa amaa cilada dhunta kajirta dr caloshana waa ikuuxee dr wayna itaagantahay gaaska miyaa dr jawb
Inta xanunsan alle ha caafiyo , hooyaday oo iga xanunsana alle ha ii siiyo cafimad sariica.
Alle haku caafiyo I.a
Aamiin
Alhaaa ku cafiyo
Amiiin
Wll wxn rapa inad iizheegto qofka marka laaptu xanuunTo zubixii oo ay olol badan zameyneyzo muxu zameynaYa ama udawa
Alxmdulilaah Aniga wanka fiicnaday Alxmdulilah Gaas waa cudur xun haysku daawanina Somaliyay iska daweya Siiba gabdhaha ayu ubadan yhy Hada Aniga shay aad uyar idinko dhana ad so ibsan kartan ama guryihiina yala ayan isku daweye m.A ilahay wa iga dulqaday🙌🙌🙌
Abayo maxa isakadabeysay isheg anu idhibaye
@@queeninaahmed4019 Abaayo waxan isku daweyey Wxa kamid ahaa 1: Waxan Samaystay jadwal cunto 2: Subaxii markan soo kaco lixda mrky thy wxn cabi jiray galaas caano boore ah oon sonkortu ku badnayn io biyo qaboow oo saxarlo Ah ama Jiimo
Wxn isaga daweeyey wxa ubadnaa biyaha habeen iyo Maalin biyaha Qabow ayan cabi jiray. Abaayo mahadsanid
@@aishamohamedabdullaahi mahadsanid abayo
@@queeninaahmed4019 Adiga Mudan Mcnto
Maxaa waaye
Gaaskaan wuu i dhibay walahi...Alle hana caafiyo..aaamiin
Amiin aniga xitaa wana sooma.lkn wax.bur ah macunimari.iyo.mcn
Aamiin wa runta wa dhib badan yhy dawa qaataa cuntada ka hor
Masha Allah Dr faris Allaha Ku Xafido Waxyaba Ashitada, Suugada, Basbaska ,Iyo Cuntada Marka Cuno Aan Biyo Kadaba Cabin Waad Mahadsantahy
Dr.dhaliyaro ah oo aftahanimo u dheertahay farxad ku noolow
Masha Allah qer alaha ku siyo Faris my dear umulkheir ibraahim insha Allah Kafa ideso
Thanks so much Dr faarif aad baan ugu dhib qawa gaaaska 🔥
Ajir iyo xasanad An laso kobi karin illah haku siiyo dr👍
Ilahey ha naga caviyo qof WLpO daremoya xanunnka gaaske😭💔
Ameen Walalo 😭😭😭😭😭
@@zahramoussenour4661 abaayo gaas miyaa kuhaaya anaa daawo kugu caawinaayo🥰
Haa wll wanu ubahanahay xagee jogtaaa
@@queens5170 abayo ani I sheeg
@@bahja2084 abaayo Diyaar waaye Ee what’sapp maisticmasha
Masha Allah bro aqoontada allaha ku saaidiyo wlhi waxbadan ka faidey
Manshallah inta xanunsan allah ha cafiyo
Yaa allah inteen aadaa wallahi xanun daran ayaa i heeyo ma qabijitin laabjeex maanta 3 bari ayuu i hayaa waligay ma arkin uur 4bil ah ayaan leeyahay bariiska biyahiisa baradhada biyahisa waanku lalaboonaa. Wallahi hurdaa I heeyso mana seexankaro laabjeex dartii yaa allah
Abaayo makugu caawiyaa daawo kaadaaweeneeso🥰
Sundus allah bacdigiisa haa abaayo allah qeir aku siiyo
@@hananali7818 oky abayo what'sapp maisticmaasha halkaasan sifiicn iskula hadleena
In mudaa la xanunsanhy gaaska dawo wan qatay wa iku so noq noqda
Dhanka feeraha cadaadis ma drema mar wlba wxn dhaha muruqa ihayo oodin iku taagan wa gaas la dhhy noca ploria qaba talo cfmd u baahnhy dr ado mahadsan🥺🥺🥺
Doso salaad wll anaba waa igusoo laabtay uu
Abaayo anaa kucaawinaayo ee what'sapp maisticmaasha
@@queens5170 haa abayo wan istcomalaha number kaga iso qor
Asc@@queens5170
Dr faris gaas caloled xun ayaa qabaa ee dhuun xanuun ayaa hadane ugu soo biiray ee gaaska sabab ma unoqon kartaaa gaaska
masha allaah kheyr badan allaha ku siiyo🙏🙏
Wa mahadsantahay wan ka faaiday
masha allah thanks walee anuu labjeex idhibay
Wali maku haya
Masha allaah alle haku xifdiyo doctor faris
Masha Allah waarun jasakallaalahu qeer
Mash allh dr alle haku xafido wax badan aya i faideysay
Wll aad baad u mahadsan thy 💖💖
Maashaa alah kheyr alah ku siiyo
Masha alah dr alaha kuxafido
Dr thank you...jazaakallaah
Inta tagerta Dr faris like isaar
Kķkkk mad ku hyzata
Dr mahadsanid ilahay hakuxfdeyo
Masha
Allah
❤d,r,
Faris
❤love
❤you
Asc diktre waxaamakhly kafeg iyoaint iyo biyokull ine calosha jaraan erun miyaa isoshek😢
Mahad Sanid dr
Mahazanid ✨️
Masalh wall ilahy hkuxfido wxaan rawaa ina kuwediy maxa kenay mmar ka qarkisa waxa darema walwal aaad ubadan jirkeya wuxu noqda midan daren lehn
Abyo anigaba sidaasan ahay gaaska waaye wal wal xata wu le yhy
Aniga cabsi saaida ayaa dareema..😭
@@xaraggoelmi4417 Anigaba sidokle cabsi wlhi isaga wata
Masha allaha dr hadab la ila daranhye dr ka warn qofka mataga dhiga?
Wllo waxad no shegt dawoyinka dhakhatrka ee lagu daweyo
Gaaska ma leeyhy olal dusha ilaa garbaha salkooda ah dr dusha ka daremaya olal daran iyo garbaha
Dr waxaa jira gaas aan daawooyin badan uqaatay mudana waan qabaa dr marka uu igu kaco nabar ayaa igu dhega mudona igama dego dr sidaan u maarayn lahaa iga caawi please
Masha allah Allah kubarakeyo
Asc dictor ugu horan waan ku salaami
Waan kaaga mahad celinaayaa cashirada aad noo soo gudbido wax badan ayaana ka faaiiday Dr fariimo ayaan kuugu soodiray Gmailka iyo. Mesengerka waxaan rabaa inaad wax iga caawiso mahadsanid
Dr jazakumulaahu khyr Anu waan le yhy xundhurta dusheda xanunta Gaasba ku hayana lagu yidhi cisho Kasta uu ixanuna maxaad igula talin lahayd
Thank you Dr 😭
Dr qeyr alle hakusiye hoyadey bala ildaran mar walbo ay wax cunto gas bey daremeysa mar marka qar dhiga ama carun bey mateysa maxan kusameyaa dr jwbtd waimuhim
mashaa Allah waad mahad santay
Doctor waxaan cuno soo matagayaa dawo kasta qaato isbadel kuma hayo isoo jawaap
Abaayo anaa kucaawinaayo ee what'sapp maisticmaasha🥰
@@queens5170 hi apyo
Hilib cas qofki xasasiyad Ku qabo muxu samen karaa dr
TNX WLL
Thnks sobada
Asc..Dr.xanuunka للشمانيا ladhaho maxaa daawo u..ah mahasanid
Dr sakaan la ildaranahey laabjeex
Dr waxaan qabaa lalabo,madax wareer dibiro,nabar calooosha iga qabanaya iyo mindhicirada itaal dari gacmaha iyo lugaha oo i dhididaya ma gaaasbaa
Abyo kulmida ahy
Abaayo ma gaaas baa lagaa helay
Masha allah watalo fican dr
Asc wllo ilasooxirir
Maan she allaah
Thanks dr waxaan kamid ahay dadka ad kugu xiran waxaan jeclahay in ad kaso hadasho maxaa kena wareerka maskaxda
maasha allaah Dr shugran
waxaad noosheegtaa xanuunka kudhaca midhicrka yar iyo kawayn
mahadsanid
Dr fariid ah
Asc dtr waxan kuwaydiinaya kaagska maqabta dhuunta ama hunguriga ?
Waxaa ixanuuna dhuunta ama hunguriga xanuunkana mahada mid ikaaraya ee waxaad mooda inu miisan igasaranyahay ama ciriiri fadlan jawaab ayaa karajaynaya dhakhtar
@@rahmagasle7942 aniga wax maytaagna ee misaan ama culesbaa igasaaran alle hanawada caafiyo amiin
sagal cabdilaahi kadaawo channelkeyga walal
@@sagalcabdilaahi8524 sagaal hada kawaran xaalkaaga, aniga ayaa culeyskaa ihaayaa
Sagal aashey makafcnaatey culeyskii dhuunta ahaaa
@@ibrahimabdirahmanahmed144 walal gaaska makareysate
Asc waa mahadsan tajhay maamo waxaa i haya gas marmar caloosha soo weynaata balootin baa ku haya ayuu dhakhtarku i yirey hada waxaan qaataa xabad kaniini ah wax dufanka waa igu adag yahay hilibka caanaha roodhiga daqiiqda daaco badan baan yeelanaya markaan cuno boorashka ugu fiican maxaa talo i siin lahay qayr badan alle ha ku siiye mahadsani waxaan daawaday kickam
Hore u soco bro
Asc walla mahasanid
Mashallah ALLA hakk xafido
Mashaal
Shukran wllo
Thnks dr
Doctor aniga xanuun ayuu igu haaya dhiiga matagay kaniin iyo falembo waa ku daalay
Hada see thy wll
@@yartachannel6783 adna xanuun kan miya ku haayo wll
Wll hda se dreme
Tnkz macalin
Xiliga uurka laab jeexa maxa lagu dabiiba walal
Walwalka iyo walbahaaarka asi miyaa wata dr
Beerlula haaji haa isgaa wata
Thanks doctor keep goin
Dr maxaan kudaweeyaa
Walal waxbdan kaa faaida waxaa ku weydinaa waxyaabaha ilmaha lagu kaafogeeyo kuwee ugu fiican
Maasha alaah aboowe
Thanks Dr
Masha
Allah
shukran Dr
wbc iga dhacsan mxan kuso celin karaa oo vitamin ah wadnaha xitaa wuu ii xanunaa
iso jw dr
cayuush maxamad ka daawo channelkeyga walal
Wall Faris wad mahadsan tahay jazakalaah qeyr qofka gaaska siduu miisanka ku kordhin karaa aso cunto cafimad qabto oo gaas ku kicineenin cunaayo iso Gali wall cuntoyinka adag hilibka guduudan waxa lashiilay cheese 🧀 caanaha wey idhibayan iyo Cananaas iyo wixi liin dhananta iyo banbeelmada digirta guduudan
Gaaska marka wax cuno Hur olol wali dhanka garab ka bidix leyga shida oo qofki taabto daremayo hurka iso caawi waxa dawo ii ah waxbadan dhaqtar gaas wan tagay hadane xal mahaayo Sido unba ahay xita camiro caloosha iyo xaga hoose mindhinirada wa leygaliyey hadane wax gooni masheegin dhaqtarka xita dalka dibasiida tagay maleysia wall
Abaayo anaa kucaawinaayo ee what'sapp maisticmaasha
@@queens5170 Dre anba waan ubaahanay caawinaadee plese icaawa
@@comomermycety6140 waa diyaar wll qaali ee halkaan lambar laguma qori karo wuu diidayaa ee hadaa what'sappkeyga soomali ahaan kugu sooqoro mafahmi kartaaa
@@queens5170 abayo xagee kaala soo xiriiraa anigu i dhibee 😢
wll shah lin dhanan an ku darsado ma iska daya gaska calosha qawa ma u daran yahay iso sheg pls iso jwb wllkey qer allaha ku siye
Hada se ka thy ani gaaska calosha leyahy hada leygu shegay
Liin dhanaanta ha udhawaan wll anaa tacbaan kunoqday intii laigu yiri gaaskey ufiicantahay
@@fatumohassan9502 wan iska daye lakin waa jeclahay
@@Qeyrto2 abayo calosha dabir an dhaman calosho iska wey nata qawa wax yar ma u dulqadan karto dibir
@@axlam8446 haa wa arke gaaska abyo wal wal cabsi maku aragte mise
masha allh shugran
asc. dr Faris kaso hadal prolonged labor
Mahadsanid dr faris
Dr wiil yar oo labo iyo bar jiro aa qabo acid reflux marka ma I caawin kartaa
Dr ani dawa isocotay leysoo qoray wax yar ayaa iga dhiman gaas maqabo markii aan cuno waan la laboona matag ayaan galaa 3habeen ayaan isku arkay waan soma malintii dhan waan mataga gaas waa males dhihi karaa dawa waxaa waye Rifampicin iyo doxycycline
Calosha weey ixanuune bogana woow ihuraa mana tagnankaro waan wareera isoo jawab dr pls
Alle haku cafiyee sidee noqotay imika
Asc abayo iso jawab hada aragto qoral keyga waxad shegeyso wan qaba dawada aad isticmashey hada isticmaloya thanks
Waxaan hayaa su’aal gaastu ma leedahay caloosha ur ka imanaysa ilaa xaga afka.
Haaa leeyahy
Dr mahadsanid ani gaas calooled aan qabaa markata dhunta waxaa ka darema wax in ay gadaal ulabanayaan marka candhuufta laqo marmar waxaa is dhahaa amaa cilada dhunta kajirta dr caloshana waa ikuuxee dr wayna itaagantahay gaaska miyaa dr jawb
Abayo sas ban ahay hada seka thy blz iso jawab
@@yaasmiinibraahim7363wllhhi Anna sidaaa ah hadda sidee thy
@@yaasmiinibraahim7363abyo seenqty ani clsha iguxeso lalbo calol hur wnlyhy
Thanks
Wll gasa mela aan u tagina male waan dala cuto xita macunikaro wll
Aac dhakhatarka waxaan ku waydiiye gaaska imisa meelood ayaa laga dareemaa
1 neefta
Quf gaas lagu sheegay oo wixii quud eh oo uuquuto uu Soo matagayo maxad kadhihi sxb
Waa maxaay erega laqanyo
mahadsanid Dr
Sinjirlka ma cabikaraa gabadha uurka leh Dhakhtr
Abaayo anaa gaaska kaacaawinaayo ee what'sapp maisticmaasha
@@queens5170 abayo iga caaawi anaa aaad ula xanuusanayee wuu i dhibay wlhi 😢
Suheyla husein
thank 💎
Mahadsnid doctor
Dr
qofka uurka leh ma istimal karta
Walalayaalow laqayo maxaa laga wadaa🥺
labo labo
Walaal aniga xanuun madareemo dibiryo iyo in dhuunta wax aan iga degeen ayaa iga saaran
Abyo aniga kula mida maxa isticmaalnaa
Allaha na cafiyo
Faisa dahir iyo nafiisa sheikh anigaba ila mid baan ahay walaalayal.
@@rahmagasle7942 Dhamanten allaha na cfiyo abyo
@@jawharanafiiis4220 Aaamiin Aamiin yaa rabbi Kuligeenba qaali.
mahadsanid
Baradhada mashida side biyo ugu kena mideda kale bariika biyada ku dhaqayo miya caba
Wll gas colash ka soo hadal
Asc