QALAB QIIMO JABAN OO YOUTUBE LAGU BILAABI KARO!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024

Комментарии • 36

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  5 месяцев назад +12

    Fadlan Like & Subscribe marna maku fekertay Muuqaal samaynta inaad bilowdid Ganacsigaaga ama fariin gudbin ba?

  • @MSR_TV1
    @MSR_TV1 5 месяцев назад +10

    200k 2 months Ayaan maraya qalab la. aan xataa computer maan haysan markan bilaabay 10s ayaan ku bilaabay but mar walba waxay kuxidhan tahay da daal kaaga

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  5 месяцев назад

      Waa runtaa walal fariinta iyo hal abuurka la gudbinayo ayaa muhiim sidaan Muuqaalka ku xusay Mobile in lagu bilaabi karo qofkii aan kharash haysan

  • @nabadonbadri1574
    @nabadonbadri1574 5 месяцев назад

    Waad mahasan tahay sxb sharafi kor kaaga ha ahaato dadka ugu qiimaha badan ku jirta youtube si wanagsan dadka u caawiya

  • @hurdaaye8
    @hurdaaye8 5 месяцев назад +1

    sxb hadee barashada ayaa ka horeeyso sideey tahay sd mahadsanid

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 4 месяца назад

    Mahadsanid

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 5 месяцев назад +1

    Aad iyo aad good job mahadsanid

  • @Gaas12-24
    @Gaas12-24 5 месяцев назад +1

    saaxiib camera muuqaalada outdoorka ah sidee ku yihiin for example waraysiyada oo kale ?

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 5 месяцев назад

    Sakariye Nin Dadka u Faa.ideeya
    Balse Aan Isagu dadka waxba ka Faa,idin, Alle ha kaa Abal mariyo wll.

  • @Yousuf_Hassan
    @Yousuf_Hassan 5 месяцев назад

    Contact Qiimo leh
    Mahadsanid walaalo Zakariye Abdullahi Ali

  • @Somatechnology01
    @Somatechnology01 5 месяцев назад

    thanks ustaad zakeriye

  • @Reactions-252
    @Reactions-252 5 месяцев назад

    Meel aan kaala soo xidhiidhno noo sheeg inaadeer

  • @jidkatoosan1
    @jidkatoosan1 5 месяцев назад +1

    Channelkan cusub ayaan bilaabay ee fadlan ila taageera.

  • @mohanur1488
    @mohanur1488 5 месяцев назад

    Mahadsanid walal

  • @Darartv
    @Darartv 5 месяцев назад

    Good job..thnx

  • @moosman438
    @moosman438 5 месяцев назад

    good idea pro thank you

  • @Abuudypro
    @Abuudypro 5 месяцев назад +1

    Side cod fasiixa usamayn kara

  • @MohamedaminMainey-wg8gk
    @MohamedaminMainey-wg8gk 5 месяцев назад

    Sharciyada youtube ka iyo habka loo furanaayo soo diyaari ustaadi

  • @jamalu128
    @jamalu128 5 месяцев назад +1

    Sakariye walal waxaan rabaa Camera canon 5D mark 4
    Waxaan joogaa Somalia

  • @JaamacmuuseBarre
    @JaamacmuuseBarre 5 месяцев назад

    Soomali ayaan joognaa cilada la haysato waa in aan heleyn meel aay lacgtu luugu soo diraan i caawi fadlan😢

  • @hassantech510
    @hassantech510 5 месяцев назад +1

    I'm planning to start faceless youtube do you recommend ustad zakariye

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  5 месяцев назад +1

      Yes walal is very good idea, you’ll have more freedom and your channel won’t depend on a single character you can get more creative with topic etc.

  • @feysalmaxamedcabdi8259
    @feysalmaxamedcabdi8259 5 месяцев назад

    Zakariye wll aad baad umahadsnthy canon 250d kawaran

  • @lakizabti6578
    @lakizabti6578 5 месяцев назад

    Camera da igu caawi abti

  • @jiprielade8093
    @jiprielade8093 5 месяцев назад

    Aad baan u xiiseeyaa inaan noqdo muuqaal sameeye farta ka xiran
    Adiguna waxaad na tustey jidkii loo mari lahaa mahadsanid saaxiib

  • @sahamiyemedia6174
    @sahamiyemedia6174 5 месяцев назад

    Somalia qof jooga siduuu ku heli karaaa cameradahaaa

  • @Liizaynaanbouofficial311
    @Liizaynaanbouofficial311 5 месяцев назад

    Azc wll numbers ama meel aan kaala xariiro iisheeg zhp🙏

  • @HiigsiEditor
    @HiigsiEditor 5 месяцев назад

    Maal Kale Ayad eegaysaa Camara da Soo Eeg😢

  • @HappyEagle-oy9xl
    @HappyEagle-oy9xl 5 месяцев назад

    Yotubeka ma caawisaa qofka raba

  • @user-gh7rk5fq6t
    @user-gh7rk5fq6t 5 месяцев назад

    Aad baa umahadsantahay walal

  • @bro-Abdi
    @bro-Abdi 5 месяцев назад

    Ustaad anigo Somalia joogo RUclips lacag maka samayn karaa waa maya. Marka maxaa ka iibsan qalabkan Mise kuwa qurbaha joogo u faaiideynasaa. Anigu sadex Sameyay. Facebook page 37k maraya. Website iyo RUclips dhawaan ku daray. Waxa shibaato iga qabsatat country eligible. Sidaa darteed qof somalia joogo in lacag ka sameeyo waa ka xaaraaan

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  5 месяцев назад +1

      Walal hadii qof aad kuugu dhow oo ehel ah ama aad ugu kalsoontahay jooga na wadamada laga ogolyahay inuu kuugu xidho YPP markaa waad ka samayn kartaa lacag weliba RUclips kaagama baahna VPN ama iskama kaa xidhayo hal qpf oo kaliya oo wadamada eligible ah inuu kuu dalbo ayaad u baahantahay.

    • @bro-Abdi
      @bro-Abdi 5 месяцев назад

      @@ZakariyeCaawiye waa run xalkaa waan ogahay ustat Thnkz