Laandherayaal waaye somalida tariiqdeena in la baaro waa wax kaliya ee aan ku gulesan karno xitee kushitik states waanso wada celin karnaa hadii lees kaashado
Someone Please do a English Translation to this very very very Important video so the Shabaab and People all Around the world can Truly Understand the Truth and Anthropology of Ancient Egyptians!! Only Somali people can watch this video but someone please translate this so the WHOLE WORLD CAN KNOW THE TRUTH!! Qoof Videogaan Baarnamiijkaan aa Engliis Ku Tuurjumo turjubaan ba lo bahanyaahay!!
aniga waan ku faanaa in faraaciin ka soo jeeda waa xadaarad aduuka ugu horeysay 7000 son waa waqtigii nabi muuse masarida hada waxey soomaliya unecban yihiin tariikhda faraacinta waa somali
farta faraaciinta iyo dhaqankooga waan dhigtey oo erayo intan ka badan baa jirta xaashadan facebook nagula soo xiriir facebook.com/pages/Ancient-Egypt-The-land-of-Punt/229719040376480 ' Ancient-Egypt & The land of Punt' in facebook
@@ayahaqeel1782 afrroasiatic is a shared language family it doesn't mean we share ethnicity you know who else speak afrroasiatic language Hebrews (jews) ,Egyptians and phoenicians so fadhlan baro tariiqda saxda eh
Laftaydu saa baan is idhi lkn sababta uu " Mood" uga doorbiday "Mayd" waxaan filayaa in uu iska ilaalinayay in uu shibane isticmaalo. Shaqal ayuu inta badan xoogga saara haddii ay suuragali weydo umbuu shibanne ku soo daraa.
Horta muran kama taagna in ay Faraaciintii hore ama Xamaytiyiintii hore ka yimaadeen geeska Africa siiba wadamada haatan loo yaqaano Eritriya, Djabuti iyo Soomaaliya dhulkaas oo dhan waagii hore waxay u yaqaaniin dhulkii ilaahyada ama dhulkii aabayaashayo , hadaba in afkoodii uu sal ku lahaa afka soomaaliga ee aynu maanta ku hadalno taasina waa wax cadaan ah oo aan muran ka taagnayn siiba 65% , markaas waxaa'se is waydiin mudan soomaalida maanta nooli horta aqoon buuxda ma u leedahay meesha ay ka soo jeedaa ama ay faraca ku leeyihiin , mise wali qusac-baalaadkii carabta ee bilaabmay 1300 AD ayeynu wali dabada haysanaa ee kalaa SHeekh Daarood , Sheekh Isaqxaaq , Sheekh ciise , Sheekh Hawiye iwm oo iska wada been ah meel ay ku yaalaana aan lahaynin , aduunka waxaa lagu kala baxaa maanta waa DNA da soomaaliduna waxay leedahay DNA-CODE cajiib ah oo aduunka maanta laga yaqaano 85% raga soomaalidana u badan halka 62% Dumarka soomaalidu leeyihiin iyana , Raga Soomaalida oo uu ka socdo faraca Soomaaligu ayaa ah kuwa salka u ah Sooyaalkii hore ee Faraaciinta oo la odhan jiray ( Ma'xas-tume ) (iron-smith or Black-smith ) waana TUMAAL boqorkooduna uu ahaa Hor-SEED ama Hur'e waana taariikh ku taala faraaciinta Boqor Hor-Seed iyo Ragiisii Tumaalada ahaa waxay wabiga Niilka soo gaadheen taariikhdu markii ay ahayd 26,000 Years ago iyagoo ka soo kicitimay Dhulka Soomaaliyeed siiba dhanka Sanaag meeshaas bay dageen maanta loo yaqaano masar taariikhdu markii ay ahayd 2500 BC waa la baabiiyey ilaa ay soo gaadheen faracoodii 1200 BC oo ay u soo qaxeen Dhulkii ay awoowyaashood hore uga tageen waxayna soo dageen taariikhdu markii ay ahayd 1000-700 BCE inta u dhaxaysa Saylac ilaa iyo Raasiga gudahana u soo galeen Sanaag ilaa iyo Nugaasha muran kama taagna waayo aataartoodii ayaa intaas daadsan buurahana ku dhex duugan ,xiligaas waxay ka soo qaxeen oo ay ka dhuumanayeen cadowgooda oo ahaa Persian and Greeks oo kaga soo duulay aasiya si markaas loo badbaadiyo Boqortooyada waxay u soo guurteen Khatuumo the Kush , markii Kushna la jabiyey waxay ka soo wada guureen dhulkii oo dhan oo ay Dhulkoodii hooyo the land of punt ay uga soo guureen , waxay noqdeen xoolo dhaqato iyo birtumayaal wada socda , halkaas oo ay waxoogaa aatar ah ka taageen se markii ay arkeen in cadowgoodu ogaaday oo xiligaas Romaanka ahaa 200-100 BCE ayey gudaha u sii galeen soomaaliya ilaa ay ka gaadheen Oogada ilaa dhulka oromada si ay uga sii dhuuntaan cadowgaas daba guurayaey 1300 ee sano , kadib cadowg kale iyaa yimid oo la yidhaah Carab , taas oo dagaalo ba'an lala galay soomaalida loona kala qaybiyey in noqota islaam iyo in diida , intii diiday waxay noqotay Gaala intii kalena Soomaalas qabiiladii diiday waxaa lagu dhajiyey in ay noqdaan Midgo kuwii qaatayna waa diintaas cusu'e Soomaalis . this is the true History of the Somali People diid ama doon . or go and do your own fucking research .... stop your fucking "muran " or give me a reasons or cite an evidence in support of your idea which is contrary to his Ancient History of ours ....... just shut the fuck up and learn ... listen to the prof FINE /END
Luqman waa si wanaagsan adeer . soomaalidu horay u tidhi " Aqoonla'aani waa iftiin la'aan " and they also say ( the Truth will set you free ) . tixraaca sooyaaalka hidaha iyo dhaqanka bulshoweynta soomaaliyeed ee maanta ku dhaqan daafaha dunidani waa sooyaal aad iyo aad u dheer , waxuu ka soo bilaabmaa waa waxa maanta loo yaqaano DNA-CODE ka kadib markii baadhitaano badan soomaalida iyo dadka la dariska ah lagu sameeyey waxaa soo baxday in soomaalida maanta nooli ay ka faracmeen faraca loo yaqano E1 , oo hada laga joogo 26,000 oo sano 23,000 sano kadib ayaa waxay soomaalidu yeelahay faraca u gaar ah oo loo yaqaano E3 waliba ay hoos uga sii degtay oo ah ( E3B1) hadaba soomaalidu waxay jirtaa marka xaga unuga dhiiga ama DNA CODE ka laga eego waa ilaa 21-23,000 oo sano xiligaas waxaynu ku noolayn dhulka aynu maanta degno uun waa sida 98% baadhitaana aduunku isku wada raacay ay cadaynayaa'e , dhulku waagaas waa 23,000 years ago'e waxuu ahaa barwaaqo sahraaga Afriki ma jirin aduunku jano jano ku sug ayuu ahaa waa marka gees walba laga baadhay 20,-40,000 sano ka hore sidii ay qaarada Afriki ahayd , meel walba biyaa shubmaayey xoolo badan oo waa hore tir tirmay ayaa ku noolaan jiray Adeer . Tariikhada aduunka , Juqraafiga aduunka , Diimaha aduunka iyo Sysiskuba waa isku wada raaceen in aduunku Barwaaqo ahaa siiba dhulkeena .
Adeer taasi waa taas hadii aad rabto soomaalideena maanta nool sooyaalkoodii oo dhamaystiran waxaad ka eegtaa waayo anigu mudo dhan 23 sano aayn daba socday waxyaabo badan ayaana ii soo baxay ay dad badani ogayn waana sidan 1) Soomaalidu waxay leedahay DNA ka dugan aduun weynaha intiisa kale waxaana laysku wada raacay in DNA code keenanin ay ka soo baxeen dhamaan waxii ilbaxnimo aduunka soo martay oo dhan sida A) faraaciintii B) Sumeriankii hore C) iyo Hindidii hore 2) Waxaa soo baxday in Diin ama Dhaqan diineed oo dhami soomaalida ka yimid waxaanay ka timid waxay somalidu tidhaah ( Qoor-ruxid ) ama Rax-layn ) erayguna waa ( Qorax ama Cad-ceed) diintii ugu horaysay aduunku waxay ahayd midii ( RA-X-LAYN) ( RA) aroortii markay dadku soo kacaan ayey dhanka Bari ( BAR-YO ) ( Maxaad ku BA-RI-DEEN) bari bay u jeedsan jireen markaas bay qoraxda intay isu dhigaan iyogoo qaaqaawan ayey isku diiran jireen markaas bay eegi jireen qoraxda kadib maxaday ruxi jireen halkaas bay ka timid magaca diintii ugu horaysay aadamahu waana ( Qoor-Rax-Layn ) Rax Rax Rax dadkii cibaadaas qaatayna waxaa la odhan jiray ( Raax-maa-layaal) (Ramaalayaal) diintii way fiday maadaama dadkani jidkoodu madoobaa sida inaga oo kale waxay dareemeen in Energy ama tamar badani soo gasho markay qoraxda isu dhigaan ileen waa pure V-D qoroxdu'e waxay aamineen in awood dheeraad ah EEbe siiyey waana run dee , waxaa dhashay markaas ururkii ugu horeeyey ee diineed adunka waxaana la odhanjiray ( XEROW ) xerow waxuu ahaa ninkan maanta loo yaqaano ( HERU) ee hoosta qofka ka ah korkana galaydhka ( the SUN GOD HERU ) oo ah ( XEROW ina QOR_RUXE ) .
Irir Samaale's Queen ma inaad nasabkadda ad aqoonin miyaad rabta inaad hadda sheegatto...you guys are the sons of arab slave owners who was enslaving bantus in africa...odeeygan asaba carabka la maxoow waxsheega
Hawiye Bitches They Like Black Dick islam ka hor bantu cawaan oo qawaan ay ahaayeen, dad tarikh leh maahan. dna qalad malin kasto ha no xayaysiin abaha ku wase. orod history raadso cawaan foqal cawaan.
The Savage .Somaal inaad DNA qalad dhahdo adiga qaladkumalihid eee cawanki kudhalay oo carab ayaad kasojeedda kadhadhiciyeeyv ayaaa iskaleh...tell me one one asxaawi or nin darood hawiye diir ushabahay in the time of prophet of muhamed scw am ready today to give you 500 dollars i swear in the name of allah swt
Bravo professeur your are genuis thank you so mush nolow
Laandherayaal waaye somalida tariiqdeena in la baaro waa wax kaliya ee aan ku gulesan karno xitee kushitik states waanso wada celin karnaa hadii lees kaashado
hhh hiyi kaci aad aad hurdada la ladi jirteena ma la timid somaliland iyo somalia ha kala baxaan maxaa umado aanad aqoon afka kuu gelinaya waa faduul.
Kush waa nubian. Ka geeska Africa was Cushitic.
@@azlmcl198
Kkkkk somaliland maba uusan ka hadlin qofka aad u jawaabtay
Dadka waqooyi cuqdad baa ka buuxda baas oon sal lahayn.
@@fadumosaid114 ha u dhintaan intooda badan waa saa sheegtay
youtube.com/@Dr.AliHashi?si=PkD1u8fHXNjibOrt
Someone Please do a English Translation to this very very very Important video so the Shabaab and People all Around the world can Truly Understand the Truth and Anthropology of Ancient Egyptians!! Only Somali people can watch this video but someone please translate this so the WHOLE WORLD CAN KNOW THE TRUTH!! Qoof Videogaan Baarnamiijkaan aa Engliis Ku Tuurjumo turjubaan ba lo bahanyaahay!!
oday gani waa professor
Faraciinti hore ee masar wa asal Somali 💯
Much appreciated genius guy
youtube.com/@Dr.AliHashi?si=PkD1u8fHXNjibOrt
magacaa sito sheeko caruureed kalena wuu ku jiraa oo waxay odhan jireen sitooy dhaanka iga hooyaay markaasaa kuwakalena odhan jireen haruusoo kexee.
aniga waan ku faanaa in faraaciin ka soo jeeda waa xadaarad aduuka ugu horeysay 7000 son waa waqtigii nabi muuse masarida hada waxey soomaliya unecban yihiin tariikhda faraacinta waa somali
Waligy ma maqal
youtube.com/@Dr.AliHashi?si=PkD1u8fHXNjibOrt
Aad iyo aad 💯
Barafuserka gees alaayo arxamo raxiimiin ariinka hada lagu bararugayaa wa in hada inta nool ee wax baratay ay baadhaan
Anigu heesa zayliciga aad baan interesting ugu ahay yaa ii fasiro toloow
Marey gabadh
Masha Allah
youtube.com/@Dr.AliHashi?si=PkD1u8fHXNjibOrt
farta faraaciinta iyo dhaqankooga waan dhigtey oo erayo intan ka badan baa jirta
xaashadan facebook nagula soo xiriir facebook.com/pages/Ancient-Egypt-The-land-of-Punt/229719040376480
'
Ancient-Egypt & The land of Punt' in facebook
Adeer carab naga fogee shaqana iskuma lihin.
Somali iyo arabta waa afroasiatic nation. Fadlan baro tariiqda.
@@ayahaqeel1782 afrroasiatic is a shared language family it doesn't mean we share ethnicity you know who else speak afrroasiatic language Hebrews (jews) ,Egyptians and phoenicians so fadhlan baro tariiqda saxda eh
meesha Mood, mayd ayaa malaha ka haboon ama moowd,
Laftaydu saa baan is idhi lkn sababta uu " Mood" uga doorbiday "Mayd" waxaan filayaa in uu iska ilaalinayay in uu shibane isticmaalo. Shaqal ayuu inta badan xoogga saara haddii ay suuragali weydo umbuu shibanne ku soo daraa.
Mood iyo meyd (meed) waa ereyo sal wadaag ah. Soomaalidu waxa ay tidhaahdaa "hebel imisuu moodtanaa" oo macnaheedu yahay imisuu xabaalnaa.
Mayd waa erey carabi ah zxp ميت ميتون نموت... ka sii raadi pal qaamuuska carabiga ah.
Miid wa Somaliya saxda ah
Qoof Videogaan Baarnamiijkaan aa Engliis Ku Tuurjumo turjubaan ba lo bahanyaahay!!
masaridii hore away ilay tarikkda lahayo cadaan mahee madowna maha waa somalida midabkeeda furan iyo in yar oo soo raacda wadamada jaarka
Somali, afar, Saho iyo beja waa dadkii hore ee faraaciinta.
youtube.com/@Dr.AliHashi?si=PkD1u8fHXNjibOrt
Somaliga iyo af faraaciintii shaki kama jiro in ay labada af bah wadaagyihiin
Waxaa shaki kajiraa in somaliga laftigiisu toos oga yimid faraaciintii
Ayaga ayaa inaga yimid(buun)
Adeer si qiima leh baad u sharxaysaa waad ku madsantahay shaaribada gaabi adeer.nin qaali ah baad tahay diinteena too sunnada ha Iloobin
Horta muran kama taagna in ay Faraaciintii hore ama Xamaytiyiintii hore ka yimaadeen geeska Africa siiba wadamada haatan loo yaqaano Eritriya, Djabuti iyo Soomaaliya dhulkaas oo dhan waagii hore waxay u yaqaaniin dhulkii ilaahyada ama dhulkii aabayaashayo , hadaba in afkoodii uu sal ku lahaa afka soomaaliga ee aynu maanta ku hadalno taasina waa wax cadaan ah oo aan muran ka taagnayn siiba 65% , markaas waxaa'se is waydiin mudan soomaalida maanta nooli horta aqoon buuxda ma u leedahay meesha ay ka soo jeedaa ama ay faraca ku leeyihiin , mise wali qusac-baalaadkii carabta ee bilaabmay 1300 AD ayeynu wali dabada haysanaa ee kalaa SHeekh Daarood , Sheekh Isaqxaaq , Sheekh ciise , Sheekh Hawiye iwm oo iska wada been ah meel ay ku yaalaana aan lahaynin , aduunka waxaa lagu kala baxaa maanta waa DNA da soomaaliduna waxay leedahay DNA-CODE cajiib ah oo aduunka maanta laga yaqaano 85% raga soomaalidana u badan halka 62% Dumarka soomaalidu leeyihiin iyana , Raga Soomaalida oo uu ka socdo faraca Soomaaligu ayaa ah kuwa salka u ah Sooyaalkii hore ee Faraaciinta oo la odhan jiray ( Ma'xas-tume ) (iron-smith or Black-smith ) waana TUMAAL boqorkooduna uu ahaa Hor-SEED ama Hur'e waana taariikh ku taala faraaciinta Boqor Hor-Seed iyo Ragiisii Tumaalada ahaa waxay wabiga Niilka soo gaadheen taariikhdu markii ay ahayd 26,000 Years ago iyagoo ka soo kicitimay Dhulka Soomaaliyeed siiba dhanka Sanaag meeshaas bay dageen maanta loo yaqaano masar taariikhdu markii ay ahayd 2500 BC waa la baabiiyey ilaa ay soo gaadheen faracoodii 1200 BC oo ay u soo qaxeen Dhulkii ay awoowyaashood hore uga tageen waxayna soo dageen taariikhdu markii ay ahayd 1000-700 BCE inta u dhaxaysa Saylac ilaa iyo Raasiga gudahana u soo galeen Sanaag ilaa iyo Nugaasha muran kama taagna waayo aataartoodii ayaa intaas daadsan buurahana ku dhex duugan ,xiligaas waxay ka soo qaxeen oo ay ka dhuumanayeen cadowgooda oo ahaa Persian and Greeks oo kaga soo duulay aasiya si markaas loo badbaadiyo Boqortooyada waxay u soo guurteen Khatuumo the Kush , markii Kushna la jabiyey waxay ka soo wada guureen dhulkii oo dhan oo ay Dhulkoodii hooyo the land of punt ay uga soo guureen , waxay noqdeen xoolo dhaqato iyo birtumayaal wada socda , halkaas oo ay waxoogaa aatar ah ka taageen se markii ay arkeen in cadowgoodu ogaaday oo xiligaas Romaanka ahaa 200-100 BCE ayey gudaha u sii galeen soomaaliya ilaa ay ka gaadheen Oogada ilaa dhulka oromada si ay uga sii dhuuntaan cadowgaas daba guurayaey 1300 ee sano , kadib cadowg kale iyaa yimid oo la yidhaah Carab , taas oo dagaalo ba'an lala galay soomaalida loona kala qaybiyey in noqota islaam iyo in diida , intii diiday waxay noqotay Gaala intii kalena Soomaalas qabiiladii diiday waxaa lagu dhajiyey in ay noqdaan Midgo kuwii qaatayna waa diintaas cusu'e Soomaalis . this is the true History of the Somali People diid ama doon . or go and do your own fucking research .... stop your fucking "muran " or give me a reasons or cite an evidence in support of your idea which is contrary to his Ancient History of ours ....... just shut the fuck up and learn ... listen to the prof FINE /END
Moh Ismail .. bro taariikhdan aad soo qortay waan baaray oo mid uu eeg natiijadeedi baaii soo baxday waana runtaa. sooyaalkan ayaa uu macquulsan oo xaqiiqada uu soo dhow. waa sidaas. ee hadaad macluumaad dheeraad ah haysid bro adoo iga raali ah xagee baan kalaa soo xiriiri karaa ?
Luqman waa si wanaagsan adeer . soomaalidu horay u tidhi " Aqoonla'aani waa iftiin la'aan " and they also say ( the Truth will set you free ) . tixraaca sooyaaalka hidaha iyo dhaqanka bulshoweynta soomaaliyeed ee maanta ku dhaqan daafaha dunidani waa sooyaal aad iyo aad u dheer , waxuu ka soo bilaabmaa waa waxa maanta loo yaqaano DNA-CODE ka kadib markii baadhitaano badan soomaalida iyo dadka la dariska ah lagu sameeyey waxaa soo baxday in soomaalida maanta nooli ay ka faracmeen faraca loo yaqano E1 , oo hada laga joogo 26,000 oo sano 23,000 sano kadib ayaa waxay soomaalidu yeelahay faraca u gaar ah oo loo yaqaano E3 waliba ay hoos uga sii degtay oo ah ( E3B1) hadaba soomaalidu waxay jirtaa marka xaga unuga dhiiga ama DNA CODE ka laga eego waa ilaa 21-23,000 oo sano xiligaas waxaynu ku noolayn dhulka aynu maanta degno uun waa sida 98% baadhitaana aduunku isku wada raacay ay cadaynayaa'e , dhulku waagaas waa 23,000 years ago'e waxuu ahaa barwaaqo sahraaga Afriki ma jirin aduunku jano jano ku sug ayuu ahaa waa marka gees walba laga baadhay 20,-40,000 sano ka hore sidii ay qaarada Afriki ahayd , meel walba biyaa shubmaayey xoolo badan oo waa hore tir tirmay ayaa ku noolaan jiray Adeer . Tariikhada aduunka , Juqraafiga aduunka , Diimaha aduunka iyo Sysiskuba waa isku wada raaceen in aduunku Barwaaqo ahaa siiba dhulkeena .
Adeer taasi waa taas hadii aad rabto soomaalideena maanta nool sooyaalkoodii oo dhamaystiran waxaad ka eegtaa waayo anigu mudo dhan 23 sano aayn daba socday waxyaabo badan ayaana ii soo baxay ay dad badani ogayn waana sidan
1) Soomaalidu waxay leedahay DNA ka dugan aduun weynaha intiisa kale waxaana laysku wada raacay in DNA code keenanin ay ka soo baxeen dhamaan waxii ilbaxnimo aduunka soo martay oo dhan sida A) faraaciintii B) Sumeriankii hore C) iyo Hindidii hore
2) Waxaa soo baxday in Diin ama Dhaqan diineed oo dhami soomaalida ka yimid waxaanay ka timid waxay somalidu tidhaah ( Qoor-ruxid ) ama Rax-layn ) erayguna waa ( Qorax ama Cad-ceed) diintii ugu horaysay aduunku waxay ahayd midii ( RA-X-LAYN) ( RA) aroortii markay dadku soo kacaan ayey dhanka Bari ( BAR-YO ) ( Maxaad ku BA-RI-DEEN) bari bay u jeedsan jireen markaas bay qoraxda intay isu dhigaan iyogoo qaaqaawan ayey isku diiran jireen markaas bay eegi jireen qoraxda kadib maxaday ruxi jireen halkaas bay ka timid magaca diintii ugu horaysay aadamahu waana ( Qoor-Rax-Layn ) Rax Rax Rax dadkii cibaadaas qaatayna waxaa la odhan jiray ( Raax-maa-layaal) (Ramaalayaal) diintii way fiday maadaama dadkani jidkoodu madoobaa sida inaga oo kale waxay dareemeen in Energy ama tamar badani soo gasho markay qoraxda isu dhigaan ileen waa pure V-D qoroxdu'e waxay aamineen in awood dheeraad ah EEbe siiyey waana run dee , waxaa dhashay markaas ururkii ugu horeeyey ee diineed adunka waxaana la odhanjiray ( XEROW ) xerow waxuu ahaa ninkan maanta loo yaqaano ( HERU) ee hoosta qofka ka ah korkana galaydhka ( the SUN GOD HERU ) oo ah ( XEROW ina QOR_RUXE ) .
kkkkkkkkkkk
@@SYLAR6713 l sxb anigaba waa bartay taarikhda somalida waan yaabay markaan ogaaday somalidiu aduunkan sida ay uga talinaysay iyo maanta sida ay taarikhdooda uga cararayso halkaa cadow baana gaarsiiyay mida kle luuqada somaliga cilmi baaris Bay ubaahantahay waayo luuqadaha aduunka luuqad kasta Somali badan baa ku jira bqolkiiba 20 ilaa 40 waa arin layaab ah lkn cilmi baaris ubaahan
Qaybtii 1aad waa tan👇
ruclips.net/video/e2-WbIY6Dxo/видео.html
youtube.com/@Dr.AliHashi?si=PkD1u8fHXNjibOrt
💯💙💙💙❤❤👑👑
youtube.com/@Dr.AliHashi?si=PkD1u8fHXNjibOrt
Kkkk wax kale adore Malayta inaga daaa borfaserna wad uegtehe
Odigaan carab gajiga ah been badanaa
Micnaha somalida waa carab camal ayuu ka wadaa somalida carabta jeclaa
Subxaanalaah
mama fatima faraciinti carab ma aheeyn waxay aheeyn daad madoow lkn masar carbata wa so tageen oo kaliyaa
Fuudeedka iska dhaaf masaridi hore Faraciinti wa asal Somali dadka hada dagan wa gariiga iyo carab
Faracin.inaga.kwcan.ka.gibsan
aaway dadakii carabta ku waashay
Arab iyo Somali waa dad isku mid ah sinji ahaan afroasiatic .
carab ma ahi alahmdulilah
@@ayahaqeel1782 cushutic thy 👋
egypt waa bantu hadadan amineenin egypt black history you tube ka ..adinkana wad diideey african nimo..egypt is my people ....
Hawiye Bitches They Like Black Dick waxaa tahay qof xanaaqsan ee is daji
Hooyada iyi buntu BA wase na dhaaf jareryahay cuqdadaysan 😡😡 🇸🇴👑🇸🇴 viva #Somali #cushite
Fake news
Mᴀʜᴀ ғᴀᴋᴇ ᴇᴇ ᴡᴀᴀ ʀᴜɴ
"Sultan" lol
odeygan beenta badan oo hadalka aanan israacin karin wuxuu rabaa inuu yiraahdo berito somalidu waxay ka soo faracmeen majeerteen lol Naargaliyaal Owlaadiyo.
jaahil an aqoonin abahidhalay
this guy thinks Egyptians were bantu 😂😂💀💀
Irir Samaale's Queen ma inaad nasabkadda ad aqoonin miyaad rabta inaad hadda sheegatto...you guys are the sons of arab slave owners who was enslaving bantus in africa...odeeygan asaba
carabka la maxoow waxsheega
Hawiye Bitches They Like Black Dick
bantus are from west africa not Egypt stop stealing other peoples history, SAD LIFE! ADOON WAXID!
Hawiye Bitches They Like Black Dick
islam ka hor bantu cawaan oo qawaan ay ahaayeen, dad tarikh leh maahan. dna qalad malin kasto ha no xayaysiin abaha ku wase. orod history raadso cawaan foqal cawaan.
The Savage .Somaal inaad DNA
qalad dhahdo adiga qaladkumalihid eee cawanki kudhalay oo carab ayaad kasojeedda kadhadhiciyeeyv
ayaaa iskaleh...tell me one one asxaawi or nin darood hawiye diir ushabahay in the time of prophet of muhamed scw am ready today to give you 500 dollars i swear in the name of allah swt