#TOOS

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 115

  • @HaabiilLove
    @HaabiilLove 6 месяцев назад +2

    Masha allah waa nin aftahan oo sheekaalow ah alaha deesto cimri iyo caafimaad alaha siiyo waa iga qosliye😂 from muqdisho

  • @awshan571
    @awshan571 3 года назад +9

    Pro gees , waa nin xakiim ah , waa hogaamiye siyaasi ah , waa qoraa iyo abwaan shindhalad ah, alle cimriga iyo cafimadka ha u barakeeyo waa mar soo bax, badwayn aan gudhayn ah ❤️❤️❤️❤️💯🙏

  • @ismaciilmohamed6526
    @ismaciilmohamed6526 Год назад +3

    Masha Allah waxan odhan lahaa maxamed ilig raga sidaa u waayo araga ah oo daacada ah doon oo waraysi la qaad sababto ah taarikhda danbe ayaa loo aayi doona insha Allah ❤❤❤❤

  • @luqmaanahmed2645
    @luqmaanahmed2645 3 года назад +13

    Waa waraysigii ugu wngsnaa ee aan daawado sanadka cusub
    gees wa shakhsi qalbi wngsn

  • @ednaadan4074
    @ednaadan4074 3 года назад +21

    waraysigii ugu Qosolka badnaa. Thanks wariye maxamed ilig.😂😂😂

  • @umusaaraismail6400
    @umusaaraismail6400 3 года назад +11

    Allah ha u naxariisto Maxamed X.Ibraahım Cigaal.

  • @kayseabtidoon1
    @kayseabtidoon1 3 года назад +7

    So vital historical interview, thank u MM TV

  • @Kastaro14
    @Kastaro14 3 года назад +5

    Ruug cadaa, taariikhyahan Mohamed Abdi Gees Waraysi Cajiiba ah oo Qosol leh ayuu bixiyey, Mahadsanid MMTV. 😂😂😂😀

  • @abdiladifaden6470
    @abdiladifaden6470 3 года назад +4

    Pro Mohamed siciid Mohamed gees alle cimriga haku barakeeyo, barnaamij wax badan laga faidayo.
    Special Thanks Moh'ed ilig iyo MMTV.

  • @aminabdiqadir2913
    @aminabdiqadir2913 3 года назад +3

    Wareysigii ugu cajiib sanaa ee aan daawado sannadka cusub iyo haldoor prof gees rabi cimriga ha u barakeeyo.
    Thanks #mmtv.

  • @umuhamse3295
    @umuhamse3295 3 года назад +4

    Mashaa allaah walahi waa tariikhi qosol ku dheehan yahay Alle haku ilaaliyo adeer

  • @soomaalisomalia3758
    @soomaalisomalia3758 3 года назад +9

    Weligay wareysi ka qaalisan maan daawan weliba waa nin run sheegaya mansha allah.
    Waxa igaga daran dadku siday cawaanka u ahaayeen welina cawaanka u yihiin. 🤣
    We need part2

  • @samodooncali
    @samodooncali Год назад +1

    Maxamed Siciid Gees waa aqoonyahan waaya-arag ah.

  • @skymanskyman3505
    @skymanskyman3505 3 года назад +3

    Wax badan yaan ka baranay prof GEES🙏🏽🙏🏽👑👑

  • @mahamoudgaas2611
    @mahamoudgaas2611 3 года назад +1

    Wali Aftahanimadiisii iyo aqoontiisii way sii muuqataa- Alle caafimaadka ha u siyaadiyo.

  • @kadarali2404
    @kadarali2404 3 года назад +5

    Wlhi profku waa daacad ilaahay cimriga ha u dheereeyo

  • @mustafaismailhashi8667
    @mustafaismailhashi8667 Год назад +1

    Barnaamij barnaamij dhaafay cilmi, taariikh, madadaalo, waano iyo wax sheeg iga gadan barnaamijkii qarniga
    “DAAR BAABAD DHISATEE MA ADIGAA SIYAASI AH” kelmad dhaxal gal ah oo u dhiganta xigmadii Hadraawi ee HAYB BAABAD SIDATAAYE MA ADIGAA HOGAANSHE AH!!!

  • @محمدحسين-ت7ن9ش
    @محمدحسين-ت7ن9ش 3 года назад +2

    Masha allah wllhi gees waa oday waayo araga masha allah maxamed na wlhi waa wariye iyo badh

  • @abdiazizsalah912
    @abdiazizsalah912 Год назад +1

    Illahay cimri iyo caafimad ha ku siiyo

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 года назад

    waalaahi taariiklh iga maqan baan ogadey saomali iskuma darsan xukunka ee janbal ingriis baa lagu midoobey somali ba is jaclaatety tariikhadu laam badlika Prof gees wa taariikh soctaa maansha allaha

  • @mohmdfadal445
    @mohmdfadal445 3 года назад +2

    Prof alle cimriga iyo cafimadka ha ku dheereyo barnamij aan wax badan ka fa'iday weey.

  • @abdul-rasaakmoge1663
    @abdul-rasaakmoge1663 3 года назад +1

    Waraysi xiiso leh weeyi, hore u socda bahda MM Somali TV.

  • @omarnoor6237
    @omarnoor6237 3 года назад

    WAA BARNAAMIJ MURTI ,MADADAALO WACYIGELIN IYO TAARIIKHBA AAY KU DHANYIHIIN. MAGAN ALLAAD TAHAY MAXAMED.

  • @sharmarkexildhibanofficial5643
    @sharmarkexildhibanofficial5643 2 года назад +4

    Warsangali empire💘

  • @hanadofficial2793
    @hanadofficial2793 3 года назад +6

    Dimoqradiyadan aynu manta ku faanayno nikii godka kaso qabtay #Gees nin rageed nin rageed dhalay 💯💯

  • @mohdaljir1463
    @mohdaljir1463 3 года назад +3

    Mansha allsh
    Qof wax badan og pro gees

  • @aliguled2166
    @aliguled2166 2 года назад +2

    Ilaahay cimriga ha ku barakeeyo

  • @ahmedakhyaar5701
    @ahmedakhyaar5701 3 года назад

    Waa dadka naadirka ah ee geyiga Soomaaliyeed ku hadhey. waana jawharad kamid ah jawharadaha ay Soomaalilaan dheertahay Soomaalida inteeda kale. waana raggii horseedka ka ahaa dimuqraadiyada Soddon jirsatey ee Soomaalilaan maanta ku faaneyso kuna naalooneyso. Allayaxfadak yaa Cam.

  • @suldan8897
    @suldan8897 3 года назад +9

    Pro Gees waa nin waxbadan og. ‘’Siyaasadu waa Isdhis ama Dalka dhis’’ waa waxa ina haysta manta.... Is dhisayaal

  • @ahmedsamale8356
    @ahmedsamale8356 3 года назад

    Mshalaah alah yacizakum dhamaan wariye ilig iyo prof gees.

  • @abdirahmanruuzhka2474
    @abdirahmanruuzhka2474 3 года назад

    masha allah pof gees wa aqonyahan aan faan badneyn walipa run badan

  • @Omer-fk4bq
    @Omer-fk4bq 3 года назад +3

    Qalbi wanagsan buu leeyahy prof gees

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 3 года назад +2

    Mansha Allah Hambalyo
    MM SOMALI TV

  • @abdirazakyasin7106
    @abdirazakyasin7106 3 года назад +4

    Masha allah aqon yahan gees wa nin wax badan og mudana ina lagu daydo lagana faidaysto

  • @xuseenibrahim4070
    @xuseenibrahim4070 6 месяцев назад +1

    Asc somaliweyn

  • @fahadrashid786
    @fahadrashid786 3 года назад

    Iligaw Alle haku barakeeyo zxp cidna ha ujanjeedhsan haddiikale waxaagu waxa uu noqon wax dhan udheeliyay

  • @sardheeyedigaale3506
    @sardheeyedigaale3506 2 года назад

    maansha allah pro gees sharaf iyo karaamo korakaaga

  • @abdirashidismail6631
    @abdirashidismail6631 2 года назад +1

    Mansha Allah

  • @abusufianofficial9943
    @abusufianofficial9943 3 года назад +2

    Wariye ilig keep going forward, MMtv waan wataa

  • @halyeeyqaran1094
    @halyeeyqaran1094 3 года назад +1

    Barnamij tarikhiya wax badan laga fai'day dhawr qaybood halaga diyariyo prof.Mohamed sead gees. "Tarikhda lama qoro e iyada is qorta"

  • @Ramdammubarak
    @Ramdammubarak 3 года назад +1

    Manshalaah taarikh waxku oolah

  • @IbrahimAli-gr3jx
    @IbrahimAli-gr3jx 3 года назад

    Thanks mxmed ilig wan salamaya profsekana

  • @familyaden7456
    @familyaden7456 3 года назад +1

    Ilaahow maalmo daa pro gees

  • @adeero35
    @adeero35 3 года назад

    Wariyahaa ilig waa jeclahay guulayso

  • @jaamacmukhtaar1157
    @jaamacmukhtaar1157 4 месяца назад

    goood

  • @khaalidmohamuud6680
    @khaalidmohamuud6680 3 года назад +8

    Prof Mohamed Siciid Gees Taariikh Yaqaan

  • @aliguled2166
    @aliguled2166 2 года назад +1

    Run weeye in midowga shisheeye waday

  • @engahmedliibaan1090
    @engahmedliibaan1090 3 года назад

    Mansha Allah prof runsheeg

  • @zuldankalif6368
    @zuldankalif6368 3 года назад +6

    Waxaan soo jeedinayaa inaad magaca barnaamijka ka dhigata Barnaamijka waayo-aragnimada iyo wadaaga taariikhda.

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 3 года назад

      zuldan lagam yaacin ee qof kasta a hore mar bu usameyeynaa tv gaara yeeshey ilil waa mabruuk xumaan ugaa tagin horn cable

  • @MaxamedCabdi-uq7lu
    @MaxamedCabdi-uq7lu 5 месяцев назад

    Waraysi aaad uxiiso badan weeye runtii

  • @saacidxiltire6327
    @saacidxiltire6327 3 года назад +2

    Subhanalah waa professor ku wuu iga qosliyay 200 oo qof Oromo miyaa

  • @abdilahidayib1962
    @abdilahidayib1962 3 года назад

    mahadsanid Mohamed

  • @engrjama6371
    @engrjama6371 3 года назад +5

    Suxufi barnaamijka ku Soo casuun professor Mohamed Omar jiir
    Xildhiban golah wakiilada Somaliland
    Waan aqoonyahan waxa badan Soo joogay taariikhda waxabarasha iyo siyaasada soomalida

    • @suhaybsalaan
      @suhaybsalaan 3 года назад

      I have Voted this up I agree with you.

  • @Saidmedia25
    @Saidmedia25 3 года назад

    Mansha alah maxamed sicid gees

  • @zuldandhakawe6801
    @zuldandhakawe6801 3 года назад

    Prof Mohamed Siciid Gees Illaahay Haku Xafido

  • @abdikahin8843
    @abdikahin8843 3 года назад

    God bless you

  • @abdulhakimbelbel8482
    @abdulhakimbelbel8482 3 года назад +1

    Wuxuu ka mid yahay raga fara ku tiriska ah oo ka sii nool indhihii umada somaliyeed

  • @tamaam9950
    @tamaam9950 3 года назад

    Wllhi waad iga qoslisey
    Wasiirka Kaluumaysiga ayaad noqotey adoo adhi ku xidhan yhy.
    Waa markey cadaaladi jirtey

  • @cabdiraxmaannoor9620
    @cabdiraxmaannoor9620 2 года назад +1

    Anigoo lo' iska iibsanaya tuule ayaa wasiir lay magacaabey kulahaa liidkaan raacay pro gees qosol weeye🧐🧐

  • @yassinawil5158
    @yassinawil5158 3 года назад +1

    Gees waa nin aqoonyahana

  • @muhammadsalah8197
    @muhammadsalah8197 3 года назад

    Mansha Allah Runtii waa barnaamij qiimo Baddan dhibcaha taariikhda.
    Waxaan Iddinka Rajaynayaa bahda MMtv and Weriye ilig Inaa joogto Ka dhigtaan si wax Baddan looga faaido oo Laga korodhsado mahadsaniddiin.

  • @skymanskyman3505
    @skymanskyman3505 3 года назад

    Haaah 😂😂😂😂indhahaa icasaaday wlhy GEES nolol adag buu soo maray

  • @leylawacbestcooking5465
    @leylawacbestcooking5465 3 года назад +1

    Wnkusoo booqday walaal horay usoco

  • @ilko-dheere
    @ilko-dheere 3 года назад

    Waa runtii Hargeisa cunto ma Taloo walay..

  • @abdallajirde680
    @abdallajirde680 3 года назад

    Eebe ha xafido.

  • @jamaegal6408
    @jamaegal6408 3 года назад +1

    Dersiganugu WEYN: siyaasigu ama isaga ayaa is dhisa ama dalka ayuu dhisaa!

  • @womenwithprincipal5175
    @womenwithprincipal5175 3 года назад

    Walhi Waa Runtii Dadka Soomalida Diintu waa Magaaalooyinka uun😢 badankoodu waa Masakiiin, wareysi Qosol badan

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden7237 3 года назад +1

    Ciise Muuse Laaleys qaxwaha ha iska laasima e
    Lebi-raqaso reerihi dul yiil laydhku ii qabaye
    Leexada fardaa reer wacays libin ha moodeene
    Nin laxaad ku faanaba anaa liidaro utegiye
    Laayaanka xeebaha Berbera laaxinbow baxaye

  • @ladiyehbilehahmed4588
    @ladiyehbilehahmed4588 3 года назад

    "sooyaalka" iyo "baresare" ayaa ka wanaagsaan adoo adeegsada

  • @xaajiuk78
    @xaajiuk78 3 года назад +2

    Walhi gees waa funny

  • @ibnuaxmed6720
    @ibnuaxmed6720 3 года назад +1

    Walahi ano weli dhamaysan aya beerka i casaday

  • @hanadofficial2793
    @hanadofficial2793 3 года назад

    Qaybta labadana waanu sugi
    #MMtv keep going

  • @Ahmedyasin-Canada
    @Ahmedyasin-Canada 5 месяцев назад

    2024😮

  • @umallkhayraadandagaaladaan8635
    @umallkhayraadandagaaladaan8635 Год назад +1

    Mal camada aw yoniis ana wan dhiigtay

  • @abdirashidismail6631
    @abdirashidismail6631 2 года назад +1

    Soomaali inta xaaskooda salaada ka saara (tujiya) waa yar tahay!.

  • @khaalidbinuwaleed8103
    @khaalidbinuwaleed8103 Год назад +1

    geesigii la ilaaway, hanad iyo halyay weeyi, yaa garan kara qofka qiimaha leh, dunidan qiime tirtay ninkan oo kale waxa laga dhigtaa aqoon

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 3 года назад

    laakiinriyaale wuu ka arsaday reer sool waayo 10/15/2007 kii buu weeraray oo qabsaday

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi 3 года назад

    👍✔️

  • @XOGSIDEMEDIA1
    @XOGSIDEMEDIA1 3 года назад +1

    Wlhi waa waraysi beer casaada🤣🤣

  • @amenadan9099
    @amenadan9099 3 года назад +1

    Dadka naadirka ee ku sii hadhay dhulka

  • @khadarabiib2981
    @khadarabiib2981 3 года назад +3

    Professer bulxan barnaamijka kusoocasuun gudoomiye

    • @hassanburaaleabdi2795
      @hassanburaaleabdi2795 3 года назад

      Kkkkkkk Kaad 💯 Jeer Aya la waraystay ee RUclips ka ka daawo b

  • @cabdirisaaqmaxamed4650
    @cabdirisaaqmaxamed4650 3 года назад

    Profissor mohamed saed gees waa mid kamida haldoorka somaliland kana mid ah dadka tariikhyahanka ah ama waxbadan og ee somaalida kujira

  • @sayfudiinqudus5767
    @sayfudiinqudus5767 3 года назад +1

    Qosolkiinaa iga qosliyay 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mxm5325
    @mxm5325 3 года назад

    MM TV MAXA KIDHACAY DOOD WADAAGI MAKISKA DAAYAY MAXAMED ILIG

  • @ahmedjaama4627
    @ahmedjaama4627 3 года назад

    Buuga xagaa laga helaya

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 3 года назад

    ilig iyo Cabdishakuur Dayib ma Tv gaara ayay furteen malaga yaacay Horn Cable tv.🤔🤔🤔🤔

  • @aidarousibrahim5550
    @aidarousibrahim5550 3 года назад

    Wuu mahadsan yahay MD ne Gees, anigu marar badan oon badhay sababta keentay Midnimada iyo asalkeeda halka ay kasoo bilabantay, waxay ila dhaafi wayday, 1941 markii ingirisku Dib u wada qabsanay geeska africa gar ahaan dhulkii markii hore talyanigu haystay kadibna ethiopia ku wareejiyay Eritrea, intii soo hadhayna uu damcay inuu isagu isku darsada, nasib daro se ay ka diiden, Rusia iyo USA.

  • @maxamuudsiciidrawe2181
    @maxamuudsiciidrawe2181 Год назад +1

    Wuxu masuulka ka hadlaY taariikho dhiig dhama ah kute BBC da i magacowdaY

  • @Wadani924
    @Wadani924 3 года назад

    Waa qolama odaygan?

    • @abdiladifaden6470
      @abdiladifaden6470 3 года назад +1

      Warsengali

    • @Wadani924
      @Wadani924 3 года назад

      @@abdiladifaden6470 thank you bro!

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 3 года назад +3

      waa somaliland intaasi kuguma filna oad riyaaha raac hadaad sidaa u bukto

    • @Wadani924
      @Wadani924 3 года назад +1

      @@abdullahiomarali5241 ninkan ma aha Somalilander ee waa Warsengeli.

    • @MultiLexusman
      @MultiLexusman 3 года назад

      Ahmed bulsho. Warsengale Somaliland ma ahaaa miya?

  • @khadarmaxamuud882
    @khadarmaxamuud882 2 года назад

    Waar tay xidha hhhhh dalkan meel fog ayaa laga keenay.

  • @cismaanjamhuuri6276
    @cismaanjamhuuri6276 3 года назад +3

    Waaa waraysi aan ku tilmaami karo ama ugu yeedhi karo
    Qiso iyo qosol dhab ah
    Waxan ka xumahay oo waan ka ragay waraysigan wan ogaa markii uu soo galay ee lasoo tebiyay lkn wakhtiga oo aan isamisin iyo aqoon oo anan u lahayn oo aan ogayn murtida meesha ku jirta ayaa ila soo gaadhsisay laba maalmood ka dib in aan dhagaysto markii aan arkay samaynta uu leeyahay waraysigani ee aan ku arkay war baahin badan oo soo xigatay
    Lkn waxan ku faraxsan ahay in aan nasiib u yeeshay oo aan dhagaystay oo dhamaystay oo alle ha i xifti siiyo ee aan ka faa iiday taariikh badan haday tahay mid soomalidu wada leedahay iyo haday tahay mid wadankayga somaliland gaar uleeyahayba wax badan yaan ka fa iday oo ka fahmay qaybta labaadna wan kugayaa insha allah
    Prof gees ayaan odhan aniga oo og in uu dhehay waa awoowgayga labaad ee
    Waa qof aqoon leh oo waxad ka fahmaysaa hadalkiisa waayo isaga is waraysanaya oo ilig wuxuu waydiyay su aalo yar lkn waa qof haya taariikh oo hadalkiisu leex leexad iyo meel isku taag midna malaha
    Waxanan ku cawin karo hada waa duco ee alle ha xiftiyo ee if iyo aakhiroba haku gulayyo inta uu noolyahayna sharaf alle hasiiyo marka aytiisa noqotona alle janada haku casuumo
    Waa aqoon yahan somalilander ah
    Oo taariikhda somalidana waxbadan ka garanaya ee
    Waxan sugnaba waa tariikhda inta noo hadhay iyo dar daranka oo anan ka marmayn
    Insha allah wixii nool

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 3 года назад +2

    Cajiib! Isku darkii 1960kii dadka Soomaalida kama iman!! Ee Ingiriis iyo Masar baa keenay isku darka.

  • @sakeriyenasir5202
    @sakeriyenasir5202 3 года назад

    Hhhhhhhhhh marki laa magcabay 99 kii isgo hawlhisa wataa waa nin raged walhi aqooyahn dhamaystirn lakala dherayn og orod see mahaa

    • @dalalmaakhiri1060
      @dalalmaakhiri1060 3 года назад

      Maaha 99 ee waa 1990 Dawladii Soomaaliya ee Siyaad bare, prof. Waa carab la'yahay sidaasadan u fahmin😀

  • @tamaam9950
    @tamaam9950 3 года назад

    Hhhhhhhhhhhhh

  • @abdilahiyousuf4692
    @abdilahiyousuf4692 3 года назад +2

    Hahahha kuwii laalushka kaa qaadan jiray markaad wasiir u noqoto

  • @realkoshin
    @realkoshin 3 года назад

    Shan maalmood Ku Noqo Lacag leey m.ruclips.net/video/dB6djbEMMEk/видео.html&feature=share

  • @mikereizz
    @mikereizz 3 года назад

    Tuug xun oo caada qaata ah weeye
    Warsangeli na kuma metelo ka goynta somalia