Ahmed Fais
Ahmed Fais
  • Видео 52
  • Просмотров 484 265
Documentary | Geeddi Socokii Nabadaynta Beelaha Somaliland _ APD 2008
Filin documentary ah oo ay samaysay Akaademiga Nabadda iyo Hormarka Somaliland ee loo yaqaan Academy for Peace and Develeopment (APD) sannadkii 2008dii.
Saamaaynta filinkani waxay ku salaysan tahay abaal-celinta gaar ahaaneed ee shacbiga Somaliland ee taageeray kana mas'uul ah dib-u heshiisiinta iyo geeddi-cocodka nabadeed ee Somaliand.
qoraalka war bixineed ee uu filinkani ku salaysan yahay waxaad ka heli kartaan xaruumaha, iyo mareegta Akaademiga iyo Interpeace:
www.interpeace.org/
apd-somaliland.org/
@AdamAcademy
Просмотров: 188

Видео

18 MAY PART 02: Maxay kaaga dhigan tahay 18 May? Dhalinyarada Somaliland
Просмотров 1222 года назад
18 MAY PART 02: Maxay kaaga dhigan tahay 18 May? Dhalinyarada Somaliland
18 MAY PART 01: Maxay kaaga dhigan tahay 18 May?
Просмотров 2102 года назад
18 MAY PART 01: Maxay kaaga dhigan tahay 18 May?
Islamic Relief Funding Projects
Просмотров 1873 года назад
Islamic Relief Funding Projects
Maarre | Maanso | Gabdhaha Naxariis U Muuji
Просмотров 944 года назад
Music: Zen - AShamaluevMusic. Music Link: ashamaluevmusic.fanlink.to/dYgW
Integration Project Documentary - ARC_GIZ Kismayo
Просмотров 1174 года назад
Integration Project Documentary - ARC_GIZ Kismayo
Jidka Saraar ee Sanaag | Saraar Road in Sanaag
Просмотров 1284 года назад
Jidka Saraar ee Sanaag | Saraar Road in Sanaag
Shaqodoon Organization _ One Stop Shop documentary video
Просмотров 3954 года назад
Shaqodoon Organization _ One Stop Shop documentary video
Yasir Baffo | The Success Institute for Human Development
Просмотров 1834 года назад
Yasir Baffo | The Success Institute for Human Development
Deeq M Afrika | The Success Institute for Human Development
Просмотров 1884 года назад
Deeq M Afrika | The Success Institute for Human Development
Naciima Cilmi | The Success Institute for Human Development
Просмотров 1084 года назад
Naciima Cilmi | The Success Institute for Human Development
THE ROAD - Short Documentary
Просмотров 2064 года назад
THE ROAD - Short Documentary
Googooska Ciyaarta GALMUDUG VS BANAADIR
Просмотров 2,9 тыс.4 года назад
Googooska Ciyaarta GALMUDUG VS BANAADIR
Voices of Somali Youth
Просмотров 2454 года назад
Voices of Somali Youth
Somali Optimistic Youth Club - SOYC - Habeenka MARTI-SOOR
Просмотров 4607 лет назад
Somali Optimistic Youth Club - SOYC - Habeenka MARTI-SOOR
QAADKA DHIB iyo DHEEFBA | Hargeisa | Berbera | Borama
Просмотров 141 тыс.7 лет назад
QAADKA DHIB iyo DHEEFBA | Hargeisa | Berbera | Borama
The Mogadishu book fair 2016 - Carwada buugaaga Muqdisho 2016
Просмотров 4668 лет назад
The Mogadishu book fair 2016 - Carwada buugaaga Muqdisho 2016
Xayaysiiska Al-Baraka Construction Company - Hargeisa
Просмотров 4,7 тыс.8 лет назад
Xayaysiiska Al-Baraka Construction Company - Hargeisa
Xayayasiiska budada Laxooxda ee Magan Food Complex
Просмотров 6918 лет назад
Xayayasiiska budada Laxooxda ee Magan Food Complex
Sacadadiin Mall Commercials _ Furniture _ 2015
Просмотров 7 тыс.8 лет назад
Sacadadiin Mall Commercials _ Furniture _ 2015
Nimcaan Hilaac Jamasho High Quality
Просмотров 22 тыс.8 лет назад
Nimcaan Hilaac Jamasho High Quality
Dr. Bilal Philips _ Emigration or Return _ Hargeisa
Просмотров 2,8 тыс.9 лет назад
Dr. Bilal Philips _ Emigration or Return _ Hargeisa
Sacadadiin TV commercial ads for Ramadan 2015
Просмотров 3,1 тыс.9 лет назад
Sacadadiin TV commercial ads for Ramadan 2015
Puntland Arts and Culture week video
Просмотров 3,3 тыс.9 лет назад
Puntland Arts and Culture week video
Ciyaar Somali - Todabaadka Hiddaha iyo Dhaqanka Puntland
Просмотров 19 тыс.9 лет назад
Ciyaar Somali - Todabaadka Hiddaha iyo Dhaqanka Puntland
Cash Relief in Action Documentary for Oxfam
Просмотров 1299 лет назад
Cash Relief in Action Documentary for Oxfam
Somalida iyo Masaaridii hore Qaybtii 2aad
Просмотров 39 тыс.9 лет назад
Somalida iyo Masaaridii hore Qaybtii 2aad
Somaliland Governance Documentary film [CARE 2011] SD
Просмотров 1 тыс.9 лет назад
Somaliland Governance Documentary film [CARE 2011] SD
Barwaaqada ka da'day Burco [HD 720p]
Просмотров 2 тыс.10 лет назад
Barwaaqada ka da'day Burco [HD 720p]
Sooraan iyo Jawaan [Ruwaayadda Tusaalaha Nabadda] [2008]
Просмотров 59 тыс.10 лет назад
Sooraan iyo Jawaan [Ruwaayadda Tusaalaha Nabadda] [2008]

Комментарии

  • @hafsadahir1707
    @hafsadahir1707 29 дней назад

    Anigu heesa zayliciga aad baan interesting ugu ahay yaa ii fasiro toloow

  • @XasanCade-q8e
    @XasanCade-q8e Месяц назад

    Hure miyaa qofkaani misa waa u egyahay

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 3 месяца назад

    Taariikhda. Islaamka mataqaanaa nabiyadii. Maxaa. Loosoo. Diri jiray. KKKK. SHEEKO RAQIISA LOOMA BAAHNA

  • @ARDAYSAME
    @ARDAYSAME 4 месяца назад

    17/6/2024 baan daawanayaa aad baan uga helay waana jeclahay tariikhda hadana kawaran iyadoo anaga nagu sooo labaneysa aadbaan kaaga mahadcelinaya ahmed fais

  • @Maxwellhanes
    @Maxwellhanes 5 месяцев назад

    Qoof Videogaan Baarnamiijkaan aa Engliis Ku Tuurjumo turjubaan ba lo bahanyaahay!!

  • @Maxwellhanes
    @Maxwellhanes 5 месяцев назад

    Someone Please do a English Translation to this very very very Important video so the Shabaab and People all Around the world can Truly Understand the Truth and Anthropology of Ancient Egyptians!! Only Somali people can watch this video but someone please translate this so the WHOLE WORLD CAN KNOW THE TRUTH!! Qoof Videogaan Baarnamiijkaan aa Engliis Ku Tuurjumo turjubaan ba lo bahanyaahay!!

  • @Jualli
    @Jualli 5 месяцев назад

    After 25/08/23 waxbaa baa lahaa iga yaacey 😂😂😂 nabada nabada

  • @ahassan5
    @ahassan5 5 месяцев назад

    SNM waa doonfaaro dalka burburiyay

    • @Cabdi_Maxamuud_Cabdi
      @Cabdi_Maxamuud_Cabdi 5 месяцев назад

      Adiguna doofaarka dhiiqada uu ku galgasho ayaad tahay 😂😂😂😂

  • @CarloneZapone
    @CarloneZapone 5 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @muftimassala5401
    @muftimassala5401 6 месяцев назад

    Guri =hoy...H

  • @abdikadirhassan2123
    @abdikadirhassan2123 7 месяцев назад

    Mansha Allah excellent job

  • @MustafeiimaanCabdi
    @MustafeiimaanCabdi 8 месяцев назад

    Marey gabadh

  • @mohamedabdi4455
    @mohamedabdi4455 9 месяцев назад

    Asc Isbarbardhig xadaaradaha ayaa laga dhex heli karaa. Gees waa ku mahadsantahay Raadinta iyo baadigoobka Taariikhdeena runta ah.

  • @abdullahiali6093
    @abdullahiali6093 10 месяцев назад

    Ciyaartaan mudug lagama dheelo miyaa magaceedna 🤔🤔

    • @Amdfais
      @Amdfais 10 месяцев назад

      Coyaartan waxa laga ciyaaraa Sanaag

    • @abdullahiali6093
      @abdullahiali6093 10 месяцев назад

      @@Amdfais Jaandheer miyaa 🤔

  • @samiirlucky1849
    @samiirlucky1849 10 месяцев назад

    Dhul Ogaden❤

  • @fnw8688
    @fnw8688 11 месяцев назад

    Faraciinti hore ee masar wa asal Somali 💯

  • @xidig3833
    @xidig3833 Год назад

    Alow unaxriiso😊

  • @Maahir-S
    @Maahir-S Год назад

    Afsomligu isaga ayaa qornaa lkn marka ummad laga awood batto luuqadeeda ku qorid daaye jiritaankeeda ayaa la ilawsiiyaa. Cadayntu wa muuqata.

  • @Bishar-ej3jo
    @Bishar-ej3jo Год назад

    Maskinkan olajeedadiisa waa inu yiraahdo somalida waa yahuud Lakin wuxuusan ogeen in dad badan oo sidiisa oo kale shararubaha shayaadinta lahaa iney ku daaleen ineey somalida ka daadajiyaan arimahan oo kale weyna ku hungoobeen ee adeer waxay soomalida ku maah maahday ninkad kabaha ka tolaneyso waxaa la eegaa kabihiisa

  • @cabdiphataaxdiirane
    @cabdiphataaxdiirane Год назад

    اصحاب الأيكة waa bulshadii loo diray nebi shucayb oo deganaa dalka masar. Macnaha ayka waa geedo wareegsan oo isku cufan waaana isla macnaha ay Af-Soomaaliga ku leeyahey ereyga Ay oo ah dhul geedo leh oo cufan !!

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 Год назад

    Prof. Gees wasiir hore waa shakhsi muxtaram ah waxaanu ka soo jeedaa caaelad family mutacalamiin ah.

  • @abdirahmanaidid1289
    @abdirahmanaidid1289 Год назад

    Barafuserka gees alaayo arxamo raxiimiin ariinka hada lagu bararugayaa wa in hada inta nool ee wax baratay ay baadhaan

  • @Amdfais
    @Amdfais Год назад

    Happy Eid Aladha

  • @yusufmussa6386
    @yusufmussa6386 Год назад

    Ahmed Fais wa ku mahadsantahay in aad upload gareysay. Professorka cilmi uu waqti geliyo Ilahay khayr ha ka siiyo. We need to learn our history past beelaha aan manta sheegano.

  • @sh.mustafe
    @sh.mustafe Год назад

    Qaybtii 1aad waa tan👇 ruclips.net/video/e2-WbIY6Dxo/видео.html

    • @Dr.AliHashi
      @Dr.AliHashi Год назад

      youtube.com/@Dr.AliHashi?si=PkD1u8fHXNjibOrt

  • @libandahir7953
    @libandahir7953 Год назад

    Dadka xeebaha yimid WAA kuwii isa-soomaaliyeeyey........ee la yimid abtirsiinyaha beenta ah sida hawiye, daarood.... Laakiin dadkii hore WAA cushitic..

  • @lsnafy515.9-ho3bt
    @lsnafy515.9-ho3bt Год назад

    ابو يمن كفووووووو

  • @Lilyabdullahi532
    @Lilyabdullahi532 Год назад

    I’m Muslim somila mashallahi ❤❤

  • @Amdfais
    @Amdfais Год назад

    My 1st video on RUclips Shorts 😊

  • @abdiasisbashir7039
    @abdiasisbashir7039 Год назад

    Qof taariikhdiisa cid kale waydiiyaa waa qof aan.aabe lahayn ama aabihii aan arkin ama umad kale gumaysto aan la sinayn dadka yuhuudu iyo carabtu sida ibrahim udhalay baa somalidana aabe uleyihiin lkin gumaysiga iyo doqonimada aqbashay gumaysiga ayaa saamaxday inaan dadka kale is moodno

  • @aalaamiin3934
    @aalaamiin3934 Год назад

    Sawirada aad soo bandhigtey iyo xuruufaha mid walba ay sidato waa af soomali sax ah siiba lahjadda maayga ,eehaka eegin kan maxaaga oo keliya. Tusaale :maska maayga waxaa lugu yiraahdaa(dheji)sidaa daraadeed masku wuxuu masalayaa(dh

  • @nuuxckaafi-su4iq
    @nuuxckaafi-su4iq Год назад

    ALOOW UNAXRIISO ABWAAN HADRAAWI IYO SOORAAN IYO WIXII MUSLIM AH

  • @nafiisaosman1140
    @nafiisaosman1140 Год назад

    Yaa 2023 ila dawanaya

  • @aliosman9864
    @aliosman9864 Год назад

    Waa maxay xiriirka ka dhaxeeyey Soomaalidii, Carabtii, iyo Masaaridii hore? ruclips.net/video/RxxWTF6ckJA/видео.html

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 2 года назад

    profasorka cilmi uma lahan arntan uu ka hadlayo isagaaba yiri buugagta waxan ka so qaataa libareriga buugtana waxa qoray cadaan oo aan ku qireyn waligood.

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 2 года назад

    WAA SOOYAALKA SOMAALIDA

  • @mahadmacalin2852
    @mahadmacalin2852 2 года назад

    Bal waxaad ila daawataan naagta cadaankaa maxeey ka dhax qabanayaan ileen dhaqanku iyaga malahane

    • @fallamaha
      @fallamaha Год назад

      way baranaysaa

    • @fallamaha
      @fallamaha Год назад

      waana haayaddii wriwaayadaa maaal galisay

  • @jamaegal6408
    @jamaegal6408 2 года назад

    Allah Ha u Naxariisto abwaan Hadraawi. Filimkan/Riwaayaddani waa middii ugu dambaysay ee uu alifay abwaanku sannadkii 2009. Waa Riwaayad ka turjumaysa aragtidiisii nabadda iyo nolosha guud ahaan. Waxa uu cabbirayaa xididada iyo tiirarka nabaddu ku taagan tahay ee burburay kuwaas oo la’aanyood aan la helayn nabad. Illaahay ha u naxariisto!

  • @Sowsow0
    @Sowsow0 2 года назад

    18 May is the victory day, one of the two national days.

  • @yayahaji3350
    @yayahaji3350 2 года назад

    Happy 18 may😘😘

  • @alimohamedali5449
    @alimohamedali5449 2 года назад

    Happy 18 May All Somalilander🟢⚪🔴

  • @Ysoorre
    @Ysoorre 2 года назад

    Happy 18 may

  • @abdikafibadal544
    @abdikafibadal544 2 года назад

    Soomali waa afrikan maaha carab. Soomalida waa ka tariikh Wayn tahay carabta dna somalida waa fircoon ama faraciyiin laakiin diinta islamka baa ka saaray meesha in tariikh la ogaada

    • @s.o.m.a.l.i.a5800
      @s.o.m.a.l.i.a5800 2 года назад

      Faraaciinta ayaa asalkoodi ah punt somali

    • @onkod880
      @onkod880 2 года назад

      Kushitic waa dadyow ku hadla Af-af isku dhaw dhaw (luuqado isku dhow dhow) sida af Somali, Afaan Oromo, Af bilen, Af Cafar io IWM. Dad kaas ku hadla afafkas way isku midab eg yihiin sido kle DNA waana dadyow isku isir ah...

  • @hargaysawayn8959
    @hargaysawayn8959 2 года назад

    Aac

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 2 года назад

    Bisanka adeerka maxaa kudhacay oo u shaaribka saas ugala baxay

  • @ziizoziizo3553
    @ziizoziizo3553 2 года назад

    Anigu ma aqaano sababta aanaan awoowayaasheen aynaan ku faaneen qaarba idhaahda carab ban nay. Carabi ceeb maaha waaye nabigeena suuban aya carab aha SCW, Lkn intaan carab sheegan laha waxa la iqaatay ano Kenyaati sheegta

  • @MustafaAydid
    @MustafaAydid 3 года назад

    Barnaamij aad u fiican oo maskaxda carinaya.

  • @saciddakane5155
    @saciddakane5155 3 года назад

    Keep the hard work Success will come soon

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 3 года назад

    waa saar ciyaartan qutland iyo togreedh ayaa silooga wada ciyaaraa

  • @munajama4208
    @munajama4208 3 года назад

    Masha allah xamse Yare walal , well done 👍