😢 waarun wll anna soo kle waxyaabo bdn baan ku xasuustaa maantana way nooshahay illaahay cimrigeeda ha haw barakeeyo iyo maskaxda wngsn ee ay wax walbo ku xasuusato
Hvad nura waxay ahad fananninta hesahoda itavta madama jacayl i gogiyey weliba aan sidan rabsy u helin weli la dala dhacsyo 85tii Ila hada hibo aad van u xhsgsysan jiray edebtana waa ka qadan jiray m dhsgaysto heed lskiin Mar Mar waan is waydiya horts heste maxsy ks hali jirtay baan u dhsgsysta ja di waan qomzmrya lakiin aan jecela weli wu idnibsy waan heli la ahay
Waww habo mcn jir oo joge waxan kuu rajeyneya ciimri dharar iyo cafimad sarecan. farxad igu nolow
My favorite List:
(1)- Magool
(2)- Sahra Ahmed
(3)- Saado Cali
(4)- Hibo Nuura
(5)- xabiiba Tooxow
Maashaa Allah momma cimri dheer & cibaado suuban
Nooloow hibooy if iyo aakhiro eebahay hakuu roonaado❤❤❤
Masha Allah heesheeda waa kusoo hano qaaday xasuus toodana igama gudo waxaan Ku xasuusataa jacelkeygii 1,aad aan jeclaa lkn aan calfan balse aan Isla qaadi jirnay
Waagaa yaraa moqdisho iyo magala deydii Cali kamin
Maasha allah maama Hibo Nuura ilaahey barakeeyo waa fanaanad qaran cimri dheer io caafimaad ilaahey hakugu deeqo
mama hibo nuura allaha ku xafido waxaan kugu Soo xasuustaa hoouadey allaha u naxariisto ayaad aad ku jecleyd
KATASHADA CADAAWAHOO ISKU TIIRSANAADAA WAA FIKIRKII ILAAHEEY HA UNAXARIUSTO XASAN SHEEH MUUMIN
Hadaynaan is taakulin tamar yeelan maynee katashada cadsawohoo isku tiirsanaada❤❤
@@AbdisalamHusain waa runtaa
FANINTA MARKA LA WARASTO QISOOYINKA HEESA HA KA RUUN SHEEGEN SIDA MAAMO HIIBO!!👍
Maskax wanaagsanaa mashallah illaahay hakuu barakeeyo siday wax wlbo u xasuusan tahay baan la cajabay
Masha Allah 🎉❤👍👍👍
masha allh mama hibo noura cimri dherer ayan kou rajaynaya
Sharmake adiga iyo mama hibo waan idin salaamay
Masha"Allah ❤❤❤ Mama Hiba Alloow Ku Xafid❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲
❤❤❤ maasha allaah wall aad ayaad umahad san tahay aniga maamada anigoo caruur ah ayaan ku fiir saday habla yahoow hadmaad giursan doontaa waliba aad uqurux badnayd maasha allaah
Waaaaaaaaaaaaw ❤❤❤ ❤❤❤
Hibo subax wanagsan ku soo gagabee noloshaada cibadada iyo ale kacabsiga eebe
GUULAYSTA ❤❤❤
Masha Allah mamo hibo nura 😂😂😂😂
Acww wll waan idin salaamayaa adiga iyo HIBA NUURA ka waxa ay ii tahay anigoo idinla fadhiya wareysigaa anigoo aanan arag inaan inuu ilaahay nakala oofsan baan ilaahay ka baryayaa kuwa kalena hortay bay dhinteen sida Sahra iyo Khadiija ilaahay ha u naxariisto waxaan hibo ku xasuustaa iyada saaxiibadeed fanka ruwaayaddii hablayahow hadmaa guursan doontaan iyo kuwo kaleba sida heesteedii Ruuney walaaley hiddaha yaan la dhalan rogin waxaan kaa codsanayaa cimrigeeda oo salaana iga gaarsii iyada iyo qoyskeeda iyo asxaabteeda garoowe baan idinka doo salaamayaa idinna soo salaamsysa mahadsanidiin.
Wararkmaanta
😢 waarun wll anna soo kle waxyaabo bdn baan ku xasuustaa maantana way nooshahay illaahay cimrigeeda ha haw barakeeyo iyo maskaxda wngsn ee ay wax walbo ku xasuusato
Wcs wlc Brother 👍
❤❤❤❤ shugran walaal ❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤hibo
Hibo maxamed ilaahay ha ku xafido
Hanuura
Wariyahan sow maaha midkii sheekadii jinniga e Rayma. 😂😂 mxn khayaali so aaminnay.
Hiba in la wareysta wey wacantahay lakiin qofkan ayaan si loowareysta adoon dadka sidas ayuu warwysiga Hiba uu marax ku noqday
Aad baan u jeclaa inuu waydiiyo heesta ha fakarin naftaydaay waligaa ha fududaan abwaanka sameeyay waa heesta kaliya ee aan la aqoon abwaanka sameeyay
Heesaha oo dhan miyaa taqaan cida samesey
Ar maamo Sharma boy fanaan ma ahee waa iska ciyaaraaaye hhhhhhhhhh
8:02
hooyo sharma boy kareep kaasiluu qaduu dilaye
Hadday ka reebto armuu soo caayaaa
Hvad nura waxay ahad fananninta hesahoda itavta madama jacayl i gogiyey weliba aan sidan rabsy u helin weli la dala dhacsyo 85tii Ila hada hibo aad van u xhsgsysan jiray edebtana waa ka qadan jiray m dhsgaysto heed lskiin Mar Mar waan is waydiya horts heste maxsy ks hali jirtay baan u dhsgsysta ja di waan qomzmrya lakiin aan jecela weli wu idnibsy waan heli la ahay
Raggii bay sheegtay uun
As, saxsax waa Runtaa tii lagaa sooooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo yariisEey qiimobadan dumaroo cadayyareey lagufarxeeeey qaasatan facyaashay waanba uwataa dhaafaaba princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey iyoiyo tilmaamahayga ii qaas ah aan dumaar tada soocanahay sacabbadan hadiyado iyoiyo yartaanaa tanaaa yartaan Absuttlyyyy saxsax
😂❤❤❤❤
Hibo Nara
Soomaalaay iidoor baqyayoo baqyayoo ilmada balalac baryahaan siiye
Wuxuu doobadi buufbuufiyoo bararaq siiyaaba
Wuxuu ku bakhleeyo bir baan ahay iyo midaan bayda loo dhiginba
Wuxuu qaran abaayo ah baan ahay oo somalida burburiyayoo boqnahaba gooyey
Oo waanigaas aarankaygii abaarso qoomuluut iyo gaalo iyo boonaysato iyo dhilaysato beerka kaba saaray
Oo iidoor wakaas aandarsoon kuubbar hargays ugu foorarshayoo oo oriyey aboowe macaanow andarsanow wiilasha iidoor dabada nooga waarabi oo waxaan qaran ma somaliland ee qoomuluutka aan somaliya uga qaadno
War hadal iyo dantiisu soomaalaay iidoor jabayayoo harti baleeyayoo qoomuluut iyo gaalo iyo boonaysato iyo dhilaysatooyinkii adna aadan ay lahayd afka ciidan uba galiyey
Oo iidoor wakaas maanta iska ooyayaa
Oo wakuwaas hoolay iyo caacle daahir calaslow caaqibada mooday
Oo waa kuwaas hawiyihii caruurtooda iyo haweenkooda oo qoxootiya berbera into uga diiday
Oo maanta hawiye booyayoo oo uba boholyoobay
Oo iidoor ku baroortay ba'nayeey hartiyow daarood baa ina bugdhabay caacle daahir calaslow iyo hoolay isugu bihinbihiyey.
War iidoorow xaggaas hadday ragganimo ka jirto jabtaye heedhe agoon iyo widow (widow waa naagta ninkeedu ka geeriyoodo) inta ku gaadhay ha isku sii badane walaal dantaada garo maanta gun ayaad tahaye
Oo salaad iyo siyaasi xun oo qaboijiye hoos fadhiya aysan raggiina iidoor idin ka halakaynin guuli cirkaas maanta waa kaga dheer tahay anigoon nasriga Allaah aan quusba kaa siinin saan anigu awooddaas iidoorow mana lihiye oo waa mid Allaah Subxaanahu Watacaalaa gooni ugu subnaatay Asaga oo kaliya.
wakaa
intan maxaad kaga soo celcelin
Saxiib heesta midabkaga sagalka markii.hore may qaadin hibo.waa looga horeeyay saxiib soo baro
Jealous 😢😢😢🤣🤣🤣🤣
@@fadmaahmed2315 waxban iidin.sheegay ee raadi.haku soo jawaabin eray.khaldan anigu ma jecli waxaa heesa marka intan.u diido iyada qof kale masiinayo oo maba kala.jecli waxaa meelaha ka qalqaliya Lakin waxan sheegay oo Aan ogahay yuunban sheegay adiga waxaa laga yaaba inaad dhoocil xun oo inay walato.toonaysa Ayaan ku.fahmay
Jah wan kugu Xamdiyaya 😂
Edo Mansha Allah
Masha Allah , very great phenomenon lady that made great in suuganta iyo heesa somaliweyn, a great nationalist wish her healthy long living,
Jah wan kugu Xamdiyaya 😂