Adunyada hadii lagu imtixano means waxd tahy qof alle jecelyahy because illahey adomaha u jeclahay wu imtixana imisa nabi aya la Imtixany so insha allh kheyr aya ku danbeyo adun ama akhiro Insh allh
Ilmihisaa edadood oo walashiis aya cadab so marisay ilmaha danbi aya laga galay isna USA markay logu kenay ayu tumay maxa isaga loo egaya dhibtaa so gadhay tedakle inantisi yareed ciil awgeed ee isdhishay wilkina cafiis ayu ka dalbaday abahan bila naxaristaa marka ninkan in lo naxoo ma ahan
Never use court appointed lawyers those are their puppets this reflects how many black ppl are in jails! Aniga waxaan isticmalaa lawyer oo sirtiisa dhan aan gacanteyda kuhayo a sell him food! He is on my speed dial Ale maehee Gal ixerimaayo! Dude works extra hard to keep me on road
Allah akaab subaal allah allah xasidka allah muda muslimah ee somaliayda allah ha ka qabto subaal allah axx aabe somaliyda allah dhibta ha ka qado hada waxu gadhay dhawaaq badan axx 😢😢😢 allah ha cawiyo subaal allah somaliye hay isk dayan inad aamitan xata qarabo subaal allah allaj xasida k umaada allah ha ka qabto 😢😢😢😢😱😭😱😭🤲☝️
Lacalad baa kugu taal party three kulahaa. War axadkaan naga qabsada wax dad ah haduu leeyahay. Ninkaan dhibaatada gaadhey. Oo maskax ahaan usaameysay . Dadkaan camalka kadhigtey ee maalin walba noogu soo celi dulmiga intaas le, eg. waa la,idinkula xisaabtamayaa waa balan.
He suffered alot wlhi inshaAllah Allah baa kaxisabinaayo dadka saas kuugalay😢😢😢
Aakhiro ayaa danbaysa iska sabir insha allah😢😢😢
Ninkan gabor xaas fican halo radiyo si uga bodsado
Allow kuu gargaar yarabal callamiin ⁉️ allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin subxaanallaah 😭😭😭😭‼️🤲🤲🤲🤲🙏🇸🇴🇸🇴💯
May Allah heal his heart and ease the pain. May Allah change his difficulties to ease.
Gx
Aqiro intey galayan iska sabar inallaha maca sabiren
Adunyada hadii lagu imtixano means waxd tahy qof alle jecelyahy because illahey adomaha u jeclahay wu imtixana imisa nabi aya la Imtixany so insha allh kheyr aya ku danbeyo adun ama akhiro Insh allh
Ubadka qaarba laga ducaysta, waa Qalbi Xanuun😢
Maxaad ku ogaatay inay caruurtu khaladka lahaayeen? Sida uu hadda u dhaqmo caruur lagumaba aamin karo
Wax laga yaba.inu dhibtii ku shandy u sidan ku noqday lkn walid xun way jiran iyo ubad xun ba
Ninkani caruurtu aaad u jecla waala imataxamayay ale hawgargaaro
سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم
Allow cadow gacanta hano galin subaxna allah somalidi maxa ka dhigay cadow inalilah wa ina ilayhi rajucuun 😭😭😭😭
Ax illhaay hakuu gargaaro wallhi ninka muxuu dhibsoomarey 😭
Ilahayow na soo hadee ya rabbi
Hadalkiisa xita fudud kujira wali mafadhiyo allow daji u gargar😢
Ma laga yaabaa inuu sidanba u dhashay
Habarkii abehed udhimatay caish
Allah ha kuu gargaaro wll
Balaya heshay wlh abahan subxanallah 😢ilahaw magantasan nahay
Allah sorry walahi mahamed dhibka kugu dhacay waka xunahay walal Ilahay qalbiga haku qabojiyo 😢😢😢
SAAXIRIIN GAALO MADOOW AH AYAA ESHAY
Illaaheey Subxaanallaah Watacaalaa maskaxdiisa kama qaado Illaaheey xaqiisana ha usoo ifiyo.Aakhiraa xisaabi jirtaa .
Wlhi calosha ixanu tauy😢😢😢😢😢😢😢
Illahow shayaadiin insi kaa magan galnay
Ilaah qalbiga ha uqaboojiyo lkn dadka
social media kujiro yeeysan siiwaalin oo waxii kudhicilahaa wey kudhacen wanah qadar rabi gabadhisana manta dunida masarna waxii hore ayan tabo soceneyna hadiladhaho maskixiyan ayu udhimana marka kadaya warka badan asaganah waxwalbo oo kudhacay Alxmdllh hadhoho badal qeeyr leh Elle hasiyo uduceyaa
Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤
Xage ka hela
Intenkahelikaraa
@@Hibomohamed-nm4sg #Sahantoosan
Allah akber waa dhibtooday wllk 😢
Marka ilahy ilma waydisanaysab ilmo baariya waydista ilmo le lama dhehe
Ninkaan inu guursado wye uu wadankaan uku niyad jabay kaso tago uu carbaha tago sida masar okale gabar aad u wanagsan ilaahy yau sahlo asna ha bogsiiyo inu dib ubad baariyaal ah uhelo nh wan urajeynyaa wll arintaas kula tali please adinkana like sara comntigan si u u arko install
Allah Ha cafiyo😢😢😢😢😢😢😢
Ilmaha ma ba ahan dad yaryar Subxanlh
Ninka falkan sameyey muxu damacsana ? SubxaAllah 😢
Dacwad hal dhinac ah maxukumin karno dhinaca kale inlamaqlo waa muhiim
لاحول ولاقوة إلا بالله 😢 war waridka qalbiga yaa laga jabin wlhi wiilkaan meel usan fileyn ayaa cadaw kuniqday waa aabe qalbi jabay sorry illahey waladiinta qalbiga ha u qaboojiyo
Wlhi this story is sad cid lama aamini karo gurbha allah ha u fududeeyo
Allha ugargaaro.aabe daaud
Koley waxi dhacay wey dhacen lama dihi karo se Ku dhacen e Hada Adi ilahey cafimaad Tam ha Ku siyo insha Allah
Aakhiro AA DANBEESE 😢😢
Ninkaan maxey uwareystaan markasto war hadaad cawinkartiin cawiya gabadhana weydhimatee iska dhaafa ilaahey ha udanbi dhaafe
Dulmigu waa waxa somali caruurto mel walba logu dilayo qurbaha
Qaybta sddexaad maad.noosoo dayso aad nio🙏🙏🙏🙏🙏
Wlhi muqalkisa iyo hdalkisa ayaa laga darema xanuunka uu gudaha ka daremayo sorry aabe mcn😢
Hada waxii dhacay way dhaceen waana lagu qoray ee horay usoc gabadhiina dhimaday ee cafi adna ilaahay haku caafiyo
Ayaana muxu hore ugu socdaa qadarka alle ayu ila iyo hada qadaan layahay ninkan waniswalayaa
Ilmihisaa edadood oo walashiis aya cadab so marisay ilmaha danbi aya laga galay isna USA markay logu kenay ayu tumay maxa isaga loo egaya dhibtaa so gadhay tedakle inantisi yareed ciil awgeed ee isdhishay wilkina cafiis ayu ka dalbaday abahan bila naxaristaa marka ninkan in lo naxoo ma ahan
@@hannaismael1854 naa us naxariis beele ma adaa ogaa waxii malyuun rooble fayuuska ku raad sanaysay ha noo sooqaadin ninkaan tolakay d5 haduu ahaan lahaa saan dhibta looguma eegteen 😢😢
@@hannaismael1854waa runtaa asaga aa caruurta horey udiley qalbigooda
@@hannaismael1854😊
May Allah make easy ur pain but Mahamed ur have to remember they are still ur kids daud
Wlhi ninkan wuu shekenaya moye majooge
La hawla wa la qowata
Waa sheeko dhinac keliya ah.
Allaha
Ax miskiin ilahay kama baqayan. Dadka sidaa ugalay. Ilahayow wiilashayda. Xabsiga iiga soo saar bisalaama insha allaah. Somaliyeey. Isooduceeya
Aaamiin abaayo ayagoo cafimad qabo
Amiin
Waa dal slave ka jiro lagu gumeysto
Niinkaan waa niin waalan xata haday caruurtuusu kumarqaati fureen wa lo cudurdaari karaa waayo way yar yaraayeen lakin asagu waa qof xanuunsan
Ruuxa noocan ah caruur in lagu aamino ayaaba markii horeba khalad ahayd.
😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Illahayow jirkena haka soo jarin yaa rabi waalidka haduu xunyahay xitaa sideen maxkamad oola koraa sorry baaba 😢
Never use court appointed lawyers those are their puppets this reflects how many black ppl are in jails! Aniga waxaan isticmalaa lawyer oo sirtiisa dhan aan gacanteyda kuhayo a sell him food! He is on my speed dial Ale maehee Gal ixerimaayo! Dude works extra hard to keep me on road
Owlaada aseeyka keeneen
😢😢😢😢😢😢🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤
😢illhow u gargar dadkas sas u galay aabahan iyo ilmihisa aaqiro warba jiro 😢
Sorry bae mcn😢😢😢😢😢😢
😢😢😢😢😢
AALAHU AKBAR AALAHU AKBAR SORRY 😢😢😢😢AABO
Kanii asagaaba beerta kujeraa waxaan umalaynayay MIT cuqubo haysatoo oo isbaaroolay ahaanjeray!!!!
Sidey o kale ayaad u fikirtay wlhi, hadana waxan is dhahay “ilaahay aya og” waayo waa ibtixaan dhan
Ninkan wax buu qarinayaa
Asc iska samir waa iska aduunyo
Maskiin Waan naxay walaahi its sad aad baan ugu xumaaday Walaahi walidka we Ka gawar satsy weyna rhinatay
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Dadkii SAAS ugaalay wiilkan hada seebey u noolyahiin re they happy
Lately is the broken 😡 it’s been so time hard and I’m so still gladly going waiting on the new next update 😢
War hada mxa soo qortay somaligina ka carartay English ma ma gaarim😂😂
Somali soo qor because lama fahmayo english aad qortay.
Why don’t you shut up about my obligation 🌴
waxan aad ka sheekaynayso caruur ma aha waxay ahayeen dad waweyn
Allah akaab subaal allah allah xasidka allah muda muslimah ee somaliayda allah ha ka qabto subaal allah axx aabe somaliyda allah dhibta ha ka qado hada waxu gadhay dhawaaq badan axx 😢😢😢 allah ha cawiyo subaal allah somaliye hay isk dayan inad aamitan xata qarabo subaal allah allaj xasida k umaada allah ha ka qabto 😢😢😢😢😱😭😱😭🤲☝️
Oh sorry😢
War somaliyeey ninkaan u kaca hawiye dayriye
Malin waxa jirto allh hortisa la tagnan dono 50 kun o sano malintas xisabtesa way dhicindonta
So sad
Inoo soo dhameyatir qisada oo aad mudada iska heysatid sharmaake
Part 2 mise 3 awaay
Cunugta wee dhimatay hada maxuu uga shekenaya inuu arintas ka dhaco ee aheed
Waar ilaa iyadoo dhimatay gabadha yari ayuu weli ka daba yuusaya
Asagana mayaresto
Waliba da'daa been kukenay wabu isla kuman yahay war ilamaha uu duceee wa walatay ee
Ninkaan yaa warka ka boobaayo. Subxanallah plz tartiib. Wixii kugu dhacayna wan ka xumahay. So sorry 😢. Mamo meeshan joogtay sidaas cml ayaa looga qaatay wiilkeeda naag kale oo wiil haysato kaqaadatay Subxanallah.
Ma daremi kartid inu nafiso raba alaha u gargaro
Lacalad baa kugu taal party three kulahaa. War axadkaan naga qabsada wax dad ah haduu leeyahay. Ninkaan dhibaatada gaadhey. Oo maskax ahaan usaameysay . Dadkaan camalka kadhigtey ee maalin walba noogu soo celi dulmiga intaas le, eg. waa la,idinkula xisaabtamayaa waa balan.
Kuwas ilmo ma ahan tan kale dadki sidas ku yelay aqaro ma xasusan miya
Qofna wax uma gaysan ee ninkan isaga iska walayaa lacag ayu u washay wa qashin ilmihisi ayubaa iska habara day and nite wa munafaq