YURUB GEENYO ALLOW NIN RAGEED IKAABA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024
  • Erayada - Abdishakur allayahdiik
    Music - Ayuub haruun
    laxankii - Mursal muuse
    Codka - Yurub Geenyo
    Camera & Editing Ahmed Gt
    V.Recording Mahamed shidane

Комментарии • 336

  • @HodanJoseph-p7x
    @HodanJoseph-p7x Месяц назад +8

    Allow nin wacan gacan furan igu faana idul qaata nin nacab imaqleen allow isii yarabi

  • @Ayaanlemo284
    @Ayaanlemo284 2 месяца назад +4

    M.a sawtu rahma yurub mohamed apdi 10 /7/ 2024 ❤❤maalin aan is leeyhy hadaf kaagii uu rumoobi doona 🎉 yurub insha allah iyadon ka bixin kanka igu arooskayga igu sin insha allah Rabiyoow❤❤❤waa fanaanad aan aad u taagero runtii❤❤❤

  • @MindfulMedia07
    @MindfulMedia07 2 месяца назад +7

    Ilaahay hagu siiyo waaxaad jacshay iyo cafimaad iyo farxad iyo xasiloniy love you

  • @samiirabiibshire2823
    @samiirabiibshire2823 2 месяца назад +6

    Eraygan sowtu raxama waa xaran aan iska ilaalino dhalin yaroo
    Waayo
    Sowt raxma af somali ahaan waa
    Waa codkii raxamda lahaa
    Codkaana ilahay iyo kalamkiisa ayaa leh markaa aan iska dayno magacaa❤❤

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t 2 месяца назад +2

      erayga codka raxmda yacni wa cod macaan balaga wada micno ahan raxmo dadkaba walogu dhawaaqa dadbuba magacoda yahe may danbi noqoto markaas ?

  • @cabdicuriye9683
    @cabdicuriye9683 2 месяца назад +5

    Yurub Maxamad Cabfi, Fanaanad aan dib inoo soo mari doonin, ku waar caafimaad iyo cimri walaashay qaali ❤️

  • @mohameddugsiiye7929
    @mohameddugsiiye7929 2 месяца назад +5

    Aamiin baan leenahay qof kasta oo raba ducadaa........sawtul raxma....

  • @ayaanleshire9907
    @ayaanleshire9907 2 месяца назад +5

    Masha allah boqoradii fanka somaliyeed yurub abdi geenyo allah haku dhawro

  • @amiinxasan305
    @amiinxasan305 2 месяца назад +4

    sawtu raxma allow qof walba uxuu rabo oosan siiii iso duceeya inta iga danbaysay😢

  • @XaaworuushCali-og5yz
    @XaaworuushCali-og5yz 2 месяца назад +3

    Yurub Abdi geeyo ❤ allow igakori nusqaan naflahaa shaygii udaran amiin❤

  • @AbdicasisAli-jd1fn
    @AbdicasisAli-jd1fn 2 месяца назад +4

    ❤❤❤amiin yurub maxamed cabdi geenyo
    Waa hees
    faariin qurux badan direysa
    Illaahayaw oori wanagsan
    Ayan ku weydiistey ❤❤❤

  • @nimcohassan7268
    @nimcohassan7268 2 месяца назад +4

    Ereyada heesta cajiibsana codka na waxa mooda in lala isla doontay yurub way qalbi hadashe allow ku beeg 🥺🤲🏽

  • @ridwaanmohamed9049
    @ridwaanmohamed9049 2 месяца назад +4

    Tan hees way dhaaftay 💯boqorada codka. Yurub geenyo

  • @MursalMahamed...
    @MursalMahamed... 2 месяца назад +3

    Yurub mahamed abdi (Yurub geenyo) Nolol farxad leh ku rajeeyey Aakhirana janadii ❤

  • @ilhaanAli-ws5oc
    @ilhaanAli-ws5oc 2 месяца назад +6

    Yurub Maxamed Cabdi sowtu raxma waxay isku darsatay cod macaani af gaabni, iyo dhaqan wanaagsan waa qof goba ilaahoow gob calaf ugu dar

    • @abdiasishaybe3237
      @abdiasishaybe3237 2 месяца назад +2

      Waa runtaa waliba markaad is dhex gashaan waligaa nici maysid

    • @JamiilaJiimi-xq3pv
      @JamiilaJiimi-xq3pv 2 месяца назад

      Aamiin aamiin aamiin❤

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t 2 месяца назад +1

      Ameen wlh wali lama arag ayado qof is heestan wa qof af gaaban Ola jecelyahay ❤

  • @idrokader
    @idrokader 2 месяца назад +4

    Wa idriss oo reer Djibouti ah oo adiga darta u imid hargeisa sii u kula kulmo haal mar o kaliya xata Walashey yurubeyyyyyy waxan rajey dona inad iso jawabi dontid fadlan insha Allah🙏🙏🙏

    • @Degaliah
      @Degaliah 2 месяца назад

      Fananita way dii juweriy ka heesa habenkii iyakaa kuu geeyn

  • @CADNANCabdi-v9h
    @CADNANCabdi-v9h 2 месяца назад +5

    Geenyo qof aan tagero ila malinkan bartay❤

  • @asmamahamed8114
    @asmamahamed8114 2 месяца назад +2

    Nadtiijada aakhirana allaw naar iga xoree aaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

  • @birmadyare
    @birmadyare 2 месяца назад +3

    Boqorada Gayiga Yurub Maxamed Cabdi geenyo 🙏
    Waa La Yaabay !! 🔥 Heestii Sanadka

  • @najmofaarax6474
    @najmofaarax6474 Месяц назад +3

    Allow nin rageyd ikaaba ❤ naq iyo hoodo igu beeg 29/8/24

  • @aTnaNaPtiZaLaN
    @aTnaNaPtiZaLaN 2 месяца назад +4

    yurubey heestan wad nagu raajisey in badan ayaan sugaynay😢❤

  • @Maxamad1Qaasim
    @Maxamad1Qaasim 2 месяца назад +3

    ilaahaw cimri dheer iyo caafimaad sii boqorada codka sawTu raxma

  • @Strong-h7z
    @Strong-h7z 2 месяца назад +6

    Allow nin rageed ikaapa midaan niyaadayda japiin midaan naxli ii hor kiciin midaan nidaar igaaga bixin midaaan nacb ii maqlaayn nolshaa waHeel igaa yeel ❓10:21 10 /7/2024 khamiis ❤

  • @janadunia2950
    @janadunia2950 2 месяца назад +7

    Allow nin raged ikaaba
    Midan niyadayda jabin
    Midan naxdin i hor kicin
    Midan nidar igaga bixin
    Midan nacab imaqleyn
    Nolosha wehel iga yeeel
    Allow wehel iga yeel ❤

  • @Sir-ahmeth
    @Sir-ahmeth 2 месяца назад +2

    Aamiin Alle Ducadaas ha kuu aqbalo Sawtu Raxma Yurub Mohamed Abdi (Yurub Geenyo)🤲🤲🤲🤲

  • @mohamedalihassan6724
    @mohamedalihassan6724 2 месяца назад +3

    Ugu dambayn waysoo dhacday ameen gabadh walba waa walashay allow aduunka Haku dhibin 😢

  • @ayanelmi2023
    @ayanelmi2023 2 месяца назад +4

    Kaas aad sheegayso yurub geenyo wacyigan lagu jiro lama helayo ee aan u shaqeysano xuuralcaynka janno👍

    • @happyahmad9689
      @happyahmad9689 2 месяца назад

      Buux ajanibka laga helaya soomaali iyguba midh haysan hadana kibrayaan

  • @cabdishakuursiciidcabdi3058
    @cabdishakuursiciidcabdi3058 2 месяца назад +2

    Yurub Maxamed Cabdi. Eeshcalaa hees weeye waan ku sallaamay.

  • @dhalintamaanta1391
    @dhalintamaanta1391 2 месяца назад +2

    Sowtu raxma Yurub Geenyo what a song "Allow nolol caafimaad badhaadh iyo niyad samaan nafteyda barwaaqa dhaba sidii naf dalad Allow naqiyahooda igu beer" Yaasalaam,

  • @sana_qli
    @sana_qli 2 месяца назад +3

    Allow nasrigaaga wcn
    kasheydani ugu nimce
    nasiib farxado qalbiga
    nagansho kubeeriyo
    naruursan igu deeeq 🤲🏻❤️

  • @nimcocabdi2941
    @nimcocabdi2941 2 месяца назад +3

    Allow nasriga wacan kashan ugu nicme amiin yaa rabi 2024/7/12/haben jimca allow ii aqabel nuro San igu deeq amiin🤲🧕😔🙏

  • @ahmedabdilahi3162
    @ahmedabdilahi3162 2 месяца назад +4

    Yurub maxamed cabdi Allah hakudaayo wll

  • @asmaomergeele2498
    @asmaomergeele2498 2 месяца назад +3

    Fanki oo qof ha fanki oo dagan❤❤❤❤❤❤

  • @AbdizYusuf
    @AbdizYusuf 2 месяца назад +2

    Welcome back yurub geenyo boqorada codka gobolka Hargeisa
    Hodan abdrahman boqorada borame
    Nasteexo indho boqorada codka Puntland
    1. Nasteexo indho
    2.hodan abdirahman
    3.yurub genyo
    Sadaxda ugu cod macaan fanka

  • @mssebla
    @mssebla 2 месяца назад +5

    Allow nin raged ikaba nolosha wehel iga yel❤🕊

  • @AkaashSalaymaan79
    @AkaashSalaymaan79 2 месяца назад +4

    Malahan Mucarad Qofkaa hadaad maqasho waa adi boqorada codka Fanka nolol waarta aduun iyo aakhiroba kaliyo laab kuu Taageeraa quen

  • @DeeqaAbdi-k4h
    @DeeqaAbdi-k4h 2 месяца назад +4

    Alow waan haays taa niin ragede iixaafid yaa raabi geesi ayaad isiise ii dhoowr calaf na igu daar ❤🎉 geesi aarab ayuun baa sidaa logu faani kaara raaga waax baad dheer tahay mcn my kinga❤😢

  • @xuseennour7937
    @xuseennour7937 2 месяца назад +3

    Sawtu raxma Yurub maxamed abdi geenyo meelna uma dhaafo ❤❤❤❤❤

  • @xanaanxirsi6883
    @xanaanxirsi6883 2 месяца назад +3

    hees iyo bar boqorada codka🥰❤

  • @Cayuush444
    @Cayuush444 2 месяца назад +2

    Heestu waa wada duco Mansha Allh sowtu raxma ilahy haku xafido ❤🥰 waxaa jeceshahyna haku siiyo princess 👑

  • @Fafa_944
    @Fafa_944 2 месяца назад +3

    Fanaanad igu qaaliya waad heleysaa nin kukool koolya qiimahaagana qira xidigahana kugeeyo inshallah

  • @khaalidnimcaan6399
    @khaalidnimcaan6399 2 месяца назад +5

    Team Yurub Geenyo

  • @hamdichannel6823
    @hamdichannel6823 2 месяца назад +2

    Wow 😢😢 best Song 🎧 alow Aamiin xaladaan ban ku jiraaa alow mid qeyr qabaa 😢😢

  • @Ahmadisse6
    @Ahmadisse6 2 месяца назад +3

    Anaaa diyaaareee sxpy yurubeey isoo qbo😂😂😢❤🎉

  • @CabdixakiñAxmed-p1c
    @CabdixakiñAxmed-p1c 2 месяца назад +3

    Yurub maxamed cabdi boqorada codka heesta sanadka
    12:6 /// 11/8///2024 habeen khamiis ah

  • @zunduzabdykarim8810
    @zunduzabdykarim8810 2 месяца назад +4

    Allow nin rageed ikaaba nolosha wehel iga yeel

  • @sahrayuusuf4213
    @sahrayuusuf4213 2 месяца назад +4

    Www sidan usugayy hees wedhaftay ❤❤❤

  • @abdirihmaansaid5293
    @abdirihmaansaid5293 2 месяца назад +2

    Ana inaa hees uso qaado weeye inantu fariin bay didhaye
    Wlhy qalbigay kahadashay yurup geenyo poqorada fanka noloshu kuma xumayso❤❤

  • @masuulsare2689
    @masuulsare2689 2 месяца назад +3

    Yurub Geenyo cod iyo masrixiyad waa lagaaga hadhay

  • @hindaali9849
    @hindaali9849 2 месяца назад +2

    Long live sister yurub geenyo ❤❤❤

  • @indhodeeqhajji5078
    @indhodeeqhajji5078 2 месяца назад +3

    ALLOW NIN RAGEED NAGU BEEG QIIMAHAYAGA FAHMA ❤

  • @JamaalSead
    @JamaalSead 2 месяца назад +3

    Allw nacaw kalgal iyo ka taguy farax natijad akhirna nar iga xore heestaba intasa ka dhagaysta😢❤😊

  • @zuhurmohamed5482
    @zuhurmohamed5482 2 месяца назад +3

    Boqorada fanka boqorada codka boqorada dareenka yurub mohamed abdi geenyo❤

  • @maharashiit7010
    @maharashiit7010 2 месяца назад +2

    Ameen yaaa rab heestan hadanba u baahna o wakhtigeedii timi anigoo xalad adag ku jirah 🥹🙏

    • @raaxoahmed2443
      @raaxoahmed2443 2 месяца назад

      Sorry wll bedel khyr qaba

    • @maharashiit7010
      @maharashiit7010 2 месяца назад

      @@raaxoahmed2443aamiin yaa rab Mhdsnid wll 🤲🏻

  • @DjamaOumalker
    @DjamaOumalker 2 месяца назад +2

    Masha Allah sawtu rahma yurub Geenyo horey uu socoo

  • @abdourhmanrobleh1187
    @abdourhmanrobleh1187 Месяц назад +3

    Raga somaliyed hadayna❤ini wanajin❤ raga cadanka donta ama ragiina bismila dhaha

  • @Askalyrics
    @Askalyrics 2 месяца назад +2

    Allow Iga Kori Nusqaan
    Nafalaha sheygi Udaran
    Sowtu raxma waxaan tageero uhaa 11 sano
    Ilaahada sidii ayan fankeda ujeclahay
    Dambiga allaha naga cafiyo amiin

  • @mrawaaleaden4047
    @mrawaaleaden4047 2 месяца назад +3

    sowtu rahma waa ay dareen hadashay allow u shal mid ano kale

  • @sadiasadia19191m
    @sadiasadia19191m Месяц назад +3

    Alllow nin nacab I maqleen isiii😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @MounaKhadar-xu1xj
    @MounaKhadar-xu1xj 2 месяца назад +1

    Mashallah Allah yabarik barakallah fikaa wooow nice voice wllo bonne continuation 🎉❤❤❤ Allow niin rageed i kaab

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 2 месяца назад +2

    Boqorada Codka Sowtu Raxma Yurub Mahamed Abdi Geenyo ❤

  • @abdiazizadamhaji417
    @abdiazizadamhaji417 2 месяца назад +1

    Goat ka Fanka Sawdatul Raxma Alfanaanad Yurub Maxamed Cabdi Axmed (Yurub Geenyo) Ilahay Haku Garameeyo Ilahay Cimriga Iyo Caafimadka Haku Barakeeyo

  • @oamaer
    @oamaer 2 месяца назад +33

    Geenyo ayeeyo salaan sare from SSC State, we love you...Keep going

    • @nnoras
      @nnoras 2 месяца назад +8

      Where do you get off calling her ayeeyo? Doqon baad tahay. If you can't say anything nice, keep your insults. She’s a celebrity-show some respect.

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t 2 месяца назад +4

      Ayeeyo kulaha ma ayeeyda Baku qaladay 😂 ader yurub 2014 hesteda cimilada badalan 27 jir ahed hadana wa 38 ama 39 gabadhan ma weena haday dagantahay ma qofwen bad modi

    • @Muunisa-q6v
      @Muunisa-q6v 2 месяца назад +2

      ​@@SALMAANN-m2t ssc dhulbahante Arab shixisixaaq ba dhalay yurubna wa Arab halkasu ayeeyo kaleyahay daadeeda uma jeedo

    • @oamaer
      @oamaer 2 месяца назад +3

      @@nnoras she is my ayeeyo in my family tree, so why you hatting? why doqon? You might be doqon because you do not know where I am coming from and the relation I am talking about so step back...Hatter.

    • @xaalidahir8268
      @xaalidahir8268 2 месяца назад +1

      Siilka saado cali ku eekoow huwaanayeey

  • @Iftiin-q3f
    @Iftiin-q3f Месяц назад +3

    Aamen. Mama yurub😢❤

  • @sacdiomar-uz2s
    @sacdiomar-uz2s 2 месяца назад +3

    😢heestan hablaha oodhan baa soo dhigtay nimanka somaliyed nama wanaajin xitaa ani igu dar😢
    Allow nin ragged ikaaba
    Midaan niyada iga jabin💔

    • @ayanrobleh4010
      @ayanrobleh4010 2 месяца назад +1

      qalbi jabka nagu badan Allow rageena no wanaji
      🤲

  • @SacadMuusesh
    @SacadMuusesh 2 месяца назад +5

    Sawtu raxma yurub geenyo cumaadada cidi ma haysan karto

  • @nemobuux5435
    @nemobuux5435 2 месяца назад +4

    Ilaahow noo aqbal dhamaantayo 😊❤

  • @HibaaqAinache
    @HibaaqAinache 2 месяца назад +2

    Sowtu rahma ❤❤❤❤❤ nooloow GEENYA

  • @maxamedsomali4013
    @maxamedsomali4013 2 месяца назад +3

    Maansha alla fananadaydi yurup dahabo

  • @axmedtajiraxmedtajir6693
    @axmedtajiraxmedtajir6693 2 месяца назад +4

    Walhi tan hees way dhaftay ❤❤❤❤🔥🥺

  • @khadarxaashi9222
    @khadarxaashi9222 2 месяца назад +3

    ❤ saar qofkii ugu raacsan inay yurub geenyo tahay madaxa jacaylka

  • @Abdulatifismail-s6w
    @Abdulatifismail-s6w 2 месяца назад +1

    Welcom waqti xasasiya ayay kusoo begantay hestan xaalku wa nidam yurub geenyo aamin wll mcn ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤from Germany

  • @afroaffairs
    @afroaffairs 2 месяца назад +2

    Yurub way tagatay music heer kale ayay ula baxday walee.

  • @SOMALINOMUSIC
    @SOMALINOMUSIC 2 месяца назад +2

    TEAM NO MUSIC WAN SOO DHIGAYA TIKTOK ❤

  • @simanqurux7909
    @simanqurux7909 Месяц назад +2

    Ameen!! Manshallah!! 👸🏽🥰🥰🥀

  • @KadiaKati
    @KadiaKati 27 дней назад +2

    Amin amin

  • @Hammi_.
    @Hammi_. 2 месяца назад +3

    Sidii naf dhalad alow naqiyo hooda igu beeg❤ cajiib codka sixirka

  • @AjeyqalbiQalbi-ry8km
    @AjeyqalbiQalbi-ry8km 2 месяца назад +3

    Amiin Sawtul raxma am from koofurta❤❤❤❤

  • @FayçaldoualehIltirehFDI
    @FayçaldoualehIltirehFDI 2 месяца назад +2

    Mashallah, ❤❤❤Noloow et bien dite geeyo

  • @shukribashiircismaan5270
    @shukribashiircismaan5270 2 месяца назад +2

    Yurub maxamed abdi geenyo boqoradii codka🥰❤️

  • @AsmaAsmamaxamed1234-dw5pe
    @AsmaAsmamaxamed1234-dw5pe 2 месяца назад +1

    Ala maxan sugayyey heestn😢💔
    AllOw nin rageed i kaab /😢Yurub geenyo

  • @abdifatahahmedofficial9431
    @abdifatahahmedofficial9431 2 месяца назад +3

    She's an icon She's a legend and She's the moment 🎉❤

  • @ApdiqaadirODAYApdiqaadir-lw1ny
    @ApdiqaadirODAYApdiqaadir-lw1ny 2 месяца назад +2

    Wll heesaha waxa kamacan qur aanka ❤

  • @sundusyasin2858
    @sundusyasin2858 2 месяца назад +2

    Sawta rahma guulayso 🥰

  • @NajiipZamriye
    @NajiipZamriye 2 месяца назад +3

    Ax sawtu raham yurub Geenyoooooooooooo🎉❤

  • @NiciimaFaysal-uz2rl
    @NiciimaFaysal-uz2rl 2 месяца назад +3

    Allow nin rageed I Kaaba 2024/ 7/ 10
    2:56:25 am like I saar 😭💔

  • @Sadikmohamed-f7i
    @Sadikmohamed-f7i 2 месяца назад +1

    Sowtu raxma yurub mohamed cabdi geenyo ❤❤❤💫💫💫

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 2 месяца назад +3

    Waa erayo
    Codsi gabar
    Baalaha looga yaacay
    Lagu curiyey
    Anyway. Yurub geenyo
    Mahadsanid

  • @xanancumar4344
    @xanancumar4344 2 месяца назад +2

    Sowtul raxma Allah codkaga haku barakeyo ❤

  • @hamdaismael9700
    @hamdaismael9700 2 месяца назад +4

    10/7/2024
    𝑨𝒍𝒍𝒐𝒘 𝒏𝒊𝒏 𝑹𝒂𝒂𝒈𝒆𝒅 𝒊𝒌𝒂𝒂𝒃
    𝒏𝒐𝒍𝒐𝒔𝒉 𝒘𝒆𝒉𝒆𝒍 𝒊𝒈𝒂 𝒚𝒆𝒆𝒍🥰🫂❤

  • @KhadraXusen-x5u
    @KhadraXusen-x5u 2 месяца назад +1

    Quruxdii fanka yurub geenyo ❤😊

  • @takarbarre2517
    @takarbarre2517 2 месяца назад +2

    Yurub ❤ wan ku dagaa oon ku gam aa codkada

  • @Jaahweyn
    @Jaahweyn 2 месяца назад +1

    Geenyo❤Boqorada jiilka dambe..weldone

  • @mounakireh
    @mounakireh 2 месяца назад +2

    Allahuma Amiin wad heli ishaalaah

  • @ayoubrouble3950
    @ayoubrouble3950 2 месяца назад +1

    Queen of Queens Yurub Mohamed Abdi Geenyo

  • @Axlo_34
    @Axlo_34 2 месяца назад +3

    Natijda akhirana allow naar iga xure🫶😍

  • @CabdiCige-fc4hz
    @CabdiCige-fc4hz 2 месяца назад +4

    War heesta meel fog halagaadhsiiyo
    Way dhaaftay lama odhankaro Tani sawtu raxma waxaa aad rajaynayso iyo waxaa aad nawiilaysiidbaa Raabbii haaku fududdeyo

  • @AsmaAbdinasiir
    @AsmaAbdinasiir 2 месяца назад +3

    Sawtu raxma qurxdii oo qofa 🥰

  • @RidwaanCabdiqaadir-ok1bh
    @RidwaanCabdiqaadir-ok1bh 2 месяца назад +1

    Boqorada codka yurub maxamed cabdi yurub geenyo allow ku dhawr maamo❤

  • @Qoranqarad
    @Qoranqarad 2 месяца назад +2

    Rags somalidu waa gun ma nin hanta inanta quruxda badan ee afka gaban ee edabta badan ayaa la wayay alla farxad nolosha ha kuğu dhamaystiro sis

  • @idrokader
    @idrokader 2 месяца назад +1

    Amin insha allah walashey Macaan ina maxamed cabdi Aad ban ku salamaya