YURUB GEENYO 2015-2016 BEST COLLECTION SONGS

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 окт 2024
  • collction song for Yurub Geenyo

Комментарии • 209

  • @Faisa-f8c
    @Faisa-f8c Месяц назад +1

    Yurub Geenyo, ❤ qalbiga ayay I qaada, ninkan is jeclayn ismaanu helin, qofba meel khaldan ayuu calafku geeyey 😭😭😭

  • @newsomali1
    @newsomali1 8 месяцев назад +18

    2/02/2024🎉 Haben Sabti ah 08:51 hadii aad Iga Danbeyso love ii Saar Sowtu Raxma Yurub Mohamed Geenyo ❤❤️‍🩹

  • @maxamedcali402
    @maxamedcali402 Год назад +32

    maanta oo jimcaa oon uu dhulku igu kulull yahay wayuhuna i hayaan ayaan heesahan kaligay guriga ku dhagaysa nayaa inshall sanad kadib waxaan rajay nayaa nolol qurux badan iyo jacaylkaga oon guursado
    maalinta maalinteeda kale ee sadanka halkan waan kuso noqon dona hadii aan noolado anoo faraxsan 😔😪

    • @RahmaMahamett
      @RahmaMahamett 11 месяцев назад +2

      I.a riydada allha kurumeyo 🤲

    • @user-eq8ez1ud5x
      @user-eq8ez1ud5x 10 месяцев назад +2

      Inshalh wad helaysa wlal inshalh

    • @ibroosdaacad5778
      @ibroosdaacad5778 10 месяцев назад

      inshaa allah riyadaada kheyr allah kugu rumeeyo anineh wan kuso laaban halkan

    • @AsmaCabdirishiid
      @AsmaCabdirishiid 10 месяцев назад

      Sonoqo adigu na bada

    • @kiinabdinoor9777
      @kiinabdinoor9777 10 месяцев назад

      Inshallah

  • @amuunhassan8918
    @amuunhassan8918 4 месяца назад +8

    Mantah ooy sabti tahay 8/6/2024 waxan heestan ku dhagaysanaya goobteyda shaqo waxa aad iga dheer jecaylkaygiih waxan rajayanaya in wakhtiga wakhtigiisa an halkan ku so noqdo ango mid ah iso duceeya inshallah 😢❤

    • @hageaaa6742
      @hageaaa6742 3 месяца назад +1

      Insha Allah ale haku soo dhaweeyo❤

  • @muscabapdiqadir2477
    @muscabapdiqadir2477 Год назад +13

    😟Heestan Xasuus Gaara Ayey iGu lee dahay 4/5/2019 inan aan wada soconay ayaan wakhti kamid ah wakhtiyada waxay Safar ugu bax day wadanka Dibasiida 😓 Safar keeda wan la socday lkin waxa dhacay oo mar maba Ani iGu soo dhici way day sida Dag Dag Ah o.Ay iga Tag tay xaqiiq Wan is jeclayn😭 ilaa iminkana wanu is jecel nahay lakin weli imaysan Rumoomin 🤲 Riyooyin kaygii Dhabta ahaa Xaqiiqdii💕 Hal Kan magacdeda Kuma Xusayo lkin Wakhti kle Ayan Ka soo shekayn🤙

    • @BedriMostapha-mc3ej
      @BedriMostapha-mc3ej 10 месяцев назад

      Ilaahy ha idin Guuleyo sxib❤

    • @hotho-awil
      @hotho-awil 2 месяца назад

      Rabbi ha isku kiin soo dhaweyo oo ha idin mideeyo❤😢

  • @xaajiayaanle8112
    @xaajiayaanle8112 6 месяцев назад +8

    Habeen jimce tariikhda 29 march 2024 sawtu raxma yurub maxamed siciid (geenyo) heestan wxy iso xasuusisay jaceylkaug wakhtigu nakala kaxeeyey an anigo yar isku jeclaanayn dugsiga kadib reerkoodu ukaxeyeen usA anigina halkaygi ayan weli jogaa hadda wax tell kama hayo wakhtigaas aya igu dambeysay i.a wxn urajeynaya nolol ta uquruxda badan inkasto an weli ka bixin qalbigeyga jaceylki an yaraanta ku sameynay farxad ku waar my pestie(s❤) i.a wxn rajeynayaa inan malin un ayuu kulmi doono goorta doonto ha noqotee❤❤

  • @jaylaaniahmed7072
    @jaylaaniahmed7072 5 месяцев назад +3

    Tariikhdu waa 27 April 2024 waxaan jooga garoowe waxaan fadhiya meherad yar oo ku taala 30ka waxaan ka soo baxay masaajidka aan ku soo tukaday salaadi cishe. Waxaan sugaya rajooyin iyo nayaayiro baadan yurub waxay tahay daawada qalbiga aan siiyo calaacalkeeda iyo gardhigashadeeda baa daawo ii noqda jacayl malihi lkn xasuusa hore waayo hore baan ku noolahay
    Yurub waxaan daris ahayn 2020 inkasto iyadu xaafada ka maqnayd waxaan isdhihi jiray may timaado laakiin hargaysay u guuren boramaan daris ku ahayn

  • @SuweidaCQaadir-gg3qj
    @SuweidaCQaadir-gg3qj Год назад +6

    21:40 admigu waa kii kulme
    Ayaamuhu wali my idlaan
    Qalbiga iga Amin bxy
    Anon oridiisa noqon
    Allow hayna kala irdhayn
    Rabow hayna kla irdhayn😢❤

  • @adeshabdirahman7739
    @adeshabdirahman7739 3 месяца назад +6

    2015 /2024 wa waqti dheer Allaha Naso garsii ayaa Mahad leh

  • @KhalidMohamed-lb2ym
    @KhalidMohamed-lb2ym 5 месяцев назад +8

    Nin walba malin leh 25/04/24 habeen jimce so galayo zxpkay waxuu igula taliyay cawa inan iska jogo habeen danbe baco balse farxadayda awogeed waxaan go,aansaday inan baxo waxan jogaa magalada casimada Paris wadanka France 🇫🇷 waxanan ku socdaa casimada wadanka Italy 🇮🇹 roma waxaan dawanayaa 2sac ka hor waxan dawanayay film Italy ah la magacbaxay la dolce vita (nolashii macanayad) markan dhamastay ayaan uso baydhay dhanka suganta sowtu raxma codkeda halsigaa waxan is idhi dirawalku miyuu kula dhagaysanayaa bus 🚌 nadiw ayuu noga dhigay waxan xigaa dhanka daqada safar dheri isagoo isugay isma lahi bal sexo balse farxad awgeed soo jedka ayaan dorbiday riyo mala avwalana mankan ku hayaa watii la odhan jiray nin aan dhulmarin dhayo la safarkaygu waxu qadan donaa 27sacadood sowtu raxmana waxat ku hesaysaa waxii qiso dhacay jcyl tariikhdu hayday qorayso kuwii galanaynu nahay anigu waxan ku adkaynaya musicka suldhabale iyo amusnan dadku way wada hurdan balse anigu waxan laso vaxay buugyaro xasuus qora habenkan inan wax ka qoro ayaan rabaa hestay yurub genyo qadayso ayan si wanagsan aan udhagaysanayaa waxan so xasustay wakhti dugsiga sare an dhigan jiray 2014 ee magalada jigjiga waxyar waxan kaso badashay magalada borama waxogaa waxa igu adkaa luqada xabashiga waxan fadhisan jiray kuriga hore anoan waxaba ka famayan waxa la akhrinayo ayaan dhagtuun u dhigi jiray hadalka cawa sidii silamada sowtu raxma ayaa dhagaha udhigay anigoo fahmaya waxay ku hesayso ayan niyada ka idhi jcyl haduu waji leyahay sowtu raxamaba kamu hadashiyeen

    • @hotho-awil
      @hotho-awil 2 месяца назад

      Omgggg❤ rabbi wxd niyada ku hayso io farxadadu halkay ku jirtaba haku so dhaweyo 7/8/2024

  • @sahalhassan8376
    @sahalhassan8376 2 года назад +12

    Yaa sowtu raxam cawa ban dhagaysan 7:50pm haben jimce baxay sabti so galayso 19 /8/2022 waxan dhagaysan canada goblka British Columbia gara ahan Surrey bc mar walib waxan jclhy an dhagaysto wayo wn xiseyay codak yurub maxamed cabdi genyo walib wn jclhy in an la xiriro hadan helayo caw ban wici laha

    • @mustefahassen1905
      @mustefahassen1905 Год назад

      bishu waa 30 1 2023 waxan ku dhagasanaya london uk
      gaar ahaan 61 soutwark street

    • @Sena-m6y
      @Sena-m6y 2 месяца назад

      Hi wll ma nooshihiin 😂soomaliya ayan ku dhagysan garahaan bosaso ,waa wakhti samar ah oo waxbarshdi xadhntahy fasax ayanu ku jirna wakhtigu waa 8habenimo, wan cashaynaya 😂

  • @RamloAbdirsak
    @RamloAbdirsak Месяц назад

    Wxan zo Boqday Hestan Anigu aad Umurugeysan Tariikhdu tahay 24/8/2024 Tariikhdu tahay 21:11 Habeen Axda so galayzo❤

  • @ikraandirir1892
    @ikraandirir1892 Год назад +12

    [2022/4/25] markii uu bilaaameY jacylkeena allow naga dhig kuwo qaamusaka gala my mine 🥺❤️🤲

  • @xafsougaas6622
    @xafsougaas6622 Год назад +10

    1/2/2023 malin arbaco eh wadooyinka muqdishane xiran yihiin ayan kudhagaysanaya gurigayga
    Xasuus ❤️

    • @BedriMostapha-mc3ej
      @BedriMostapha-mc3ej 10 месяцев назад

      Imika Wa Malin sabti Ah Wa taarikhdu Wa 2-12-2023 Saacaduna Wa 3:07 Casarnimo Waxan Joga somalilnd Gaar Ahan Burao Ilaahy Mustqbalkena ha ino Hagaajiyo wll

  • @shukrimusewehliye8081
    @shukrimusewehliye8081 Год назад +12

    saan aa loo Heesaa Ama Waa Leyska Seexdaa Waa ku salaamay Yurub Geenyo.🥰🥰🥰🥰👌👌❤❤❤

  • @mohamedelmih9528
    @mohamedelmih9528 Месяц назад

    Sawtu raxma 45 daqiiqo oo qaaliya ayaan kaligeed ku raaxaystay codkeeda anigoo mawjado kala duwan kolba mid igu tuuraysa❤.
    18/08/2024 hargeisa sheikh madar iyo fadhi uu igu weheliyo saxiipkay muhyadiin.

  • @sahalqazaali8245
    @sahalqazaali8245 9 месяцев назад +3

    Admiga waa kii kulmee ayaaamuho wali meey idlaan
    Qalpiga iga aamin baxay Ayadoo xaaes keyga naqan
    Raboo hanakale dilin

  • @hadiyahadiya285
    @hadiyahadiya285 11 месяцев назад +4

    28/10/2023 jeceyla badan ku guul darystay imika waa qofkii aan sidhaba ujeceladay inaan nolol wadaagno ayan rajaynayaa inash allah 😊

  • @hageaaa6742
    @hageaaa6742 3 месяца назад

    Manta oo ay tahay arbaca 2024/6_12 heesaha yurub oo dhan wn dhageysanayaah wxna ugu kalifay waa heeso ka hadlaaya dareenka qofka bini aadamka ah 😢❤

  • @adnaanali6284
    @adnaanali6284 3 месяца назад +3

    2024-6-26 ayaan ku sooo laabthyy
    Hdaad ila mid thy like saar ❤😂😂

  • @BedriMostapha-mc3ej
    @BedriMostapha-mc3ej 10 месяцев назад +2

    Waxan dhageysanaya maalin sabti ah Bishu na tahay 2/12/023 saacaduna Wa 3:04 Galabnimo Allo Mustqbalka Danbe no Qurxi nana so hade walidinta inta xanusan caafi Intii dhimateyna u naxaristo Waxan Jooga Somalilnd Gaar Ahan Burao Ilaahow Nolloshu Waney na xumeyne no wanaaji

  • @abdiazizahmedhashi2800
    @abdiazizahmedhashi2800 Год назад +5

    Heesahani jawi kale ayay ku galinayaan markaad meel xeeba mawjado leh ku dhagaysanayso!!!!!

  • @blackdiamond699
    @blackdiamond699 11 месяцев назад +35

    2//11/2023 12:56 am habeen Khamiis hadii aad iga dambaysid like ii saar sowtu raxma Yurub Maxamed Siciid 🥰🥰💞

    • @Mohamed_abdulle
      @Mohamed_abdulle 11 месяцев назад +5

      4/11/2023 17:00 maalin sabti ah hadii aad iga dambeyso like sii saar🥺🥰💝💗

    • @ahmedjama6833
      @ahmedjama6833 10 месяцев назад +1

      4/12/2023 habeen isniin 11:11 habenimo

    • @daakirabdiraxiin5928
      @daakirabdiraxiin5928 8 месяцев назад +1

      15/01/2024 Habeen Axda 10:44 ❤

    • @sweetyanwar8848
      @sweetyanwar8848 5 месяцев назад

      18/4/2024

  • @HassanDiini-lv1kq
    @HassanDiini-lv1kq Месяц назад

    Waxa ahy qof qofkey jecled ka fugyahy waxa iska dhagesta heestan waxa jira 20 wan daa yarahy waxan hesta hal daa alx waxan jecladahy 2019 ina hade wan jeclahy 2024 bish 9 waxa ka jeclahy indhheyga wan is guursne waxana kala fugane 2022 😭bish may 6 waa malin murugu badan waxa kasto asi lkn waxan kukal tagney arin famil waxan darema ina is helen iso duceya ina is helano ani asi le guurtadey gabrnimadeyi ila hadena asi soga ax ax ax 😭😭

  • @XamdaMuuse-nb9kx
    @XamdaMuuse-nb9kx Год назад +4

    Yurub geenyo fanaanadii qarniga alle haku daayo waayo badan❤

  • @SadaamSeerbiya-dr2hc
    @SadaamSeerbiya-dr2hc Месяц назад

    20/8/2024 wali waan dhageysanayaa yurub🥺

  • @SALMAANN-m2t
    @SALMAANN-m2t 11 месяцев назад +3

    Axyaa cod intaba makala dhacan heseheda 😢 sawtu raxma ❤

  • @SALMAANN-m2t
    @SALMAANN-m2t 5 месяцев назад

    NOOLE FANAANAD AH KACOD MACAAN ADUUNKA MADHALAN 😭❤️ SAWTU RAXMA
    YURUB MAHAMED CABDI GEENYO 🔥

  • @wacayskaahin6913
    @wacayskaahin6913 Год назад +1

    Waa heeso minho wacays baakujira reali abankii samey cajiib codkii yurubww

  • @jipreilnuh5292
    @jipreilnuh5292 2 месяца назад

    heestan waxan ku dhagaysanayaa turki abaaro 2 habeenimo waxan heestan u dhagaysanaya dareen aniga iii gooniya aadna hestan way ii gadhaysaa qalbiga

  • @Ina.othman
    @Ina.othman 2 месяца назад

    *Jaceylka miyan miyan hagraday
    *Dareenka miyan miyan hagraday &
    *Miyan hibashada Qarsada &
    *Hantaqa miyan kasbaday &
    *Hawraarta markan cuskaday
    *Hadan gucashada Furfuray &
    *Hiyigu waxa U dhibsaday
    *Sawtan heesaha burqaday &
    *Ano nafta ku hibeeyay
    *Xiriirka hadii aan Gabay
    *Hamalaysan &
    *Hamalaysan inan ku nacay
    Wali wax maan jeclan xiriirna masamayn lkn heestan aad bay iitabatay said ban u jeclahay waana dhagaystaa inta badan codka iyo Miraha heestaba makala dhacan waqtigu waa 23/7/2024 00:44 habeenimo 🤍🥺

  • @Dagandawlo24
    @Dagandawlo24 7 месяцев назад +9

    2024 yaa ila dhagy sanya oo wali rajo un kunool😢😢

  • @ubahkeyfanbe8088
    @ubahkeyfanbe8088 5 месяцев назад

    8eed sano kadib manta 8-5-2024 malinnarbaca 12:27:39 wayan qoraya qoralkan wayan tabayaa rabi waxan ka arajaynya riyadudoo rumowda qofakayagon nolol la wadago incha allah snadap badan sacan oo kale wan soo poawan halkan hadan nolado❤

  • @princess-oy2ft
    @princess-oy2ft 7 месяцев назад +1

    Waxan sabaya qalbiga Naftan samriya hadana samaan ka fishaa rajada 3/3/2024 habeen axad time 20:48 pm ♥️ 😔 😟 💔 2025 Rajo aan sugayaa insha allah allow ii fududey🤲

  • @cabdiwalibashiir6289
    @cabdiwalibashiir6289 4 месяца назад +1

    19/5/2024 qof walba Allah ha urumeeyo riyadeysa 😢❤🤲

  • @yahyafuad8620
    @yahyafuad8620 7 месяцев назад +2

    29 /2 /24 🤷‍♂️🙋‍♂️🤦

  • @ayanardo5982
    @ayanardo5982 Год назад +6

    31/3/2023 waliba ramadan thy dhar ku dhaqayo
    Wixi qiso dhacay jeceyl ah tarikhdu haday qoreysa qamuuska kuwi galin bay nuhay EX💔💔

    • @zaraalli5716
      @zaraalli5716 Год назад

      Caawo ramadan dhamaad tahyna ana dhagayzan illahy qalpiga hano qaboojiyo baye

    • @SuweidaCQaadir-gg3qj
      @SuweidaCQaadir-gg3qj Год назад

      Oo ramadanka miyaa heeso la dhagystaa scml

    • @yasmiinsaciid4569
      @yasmiinsaciid4569 Год назад

      Hadii aad aragto inay wax iga qaldam adigan ma ila qaldameysa mise wa sexeysa mise qladka iihore kaceysa sida maah lasco

  • @MaxamedAxmed-h9e
    @MaxamedAxmed-h9e 9 месяцев назад

    really when i heard this song brings back allot of memeorizes and acan,t applay in in here becouse they where allot af memeorizes from 2015-2023 int e next year i will come back this chanel like share

  • @hibaaqmaxamed119
    @hibaaqmaxamed119 3 месяца назад

    2015_2024
    Ayaamuhu wali may idkaaan 😢😢😢😢😢😢

  • @jimcaalecabdi1714
    @jimcaalecabdi1714 Год назад +2

    Still watching 2023 Sawtul raxma ❤🤘😥

  • @daauudxasan6721
    @daauudxasan6721 7 лет назад +3

    mcn mcn nolow runtii jecel ayaan kuu qabaah

  • @Mohamed_abdulle
    @Mohamed_abdulle 11 месяцев назад +4

    4/11/2023 17:00 maalin sabti ah hadii aad iga dambeyso like sii saar🥺🥰💝💗

  • @cabdiqadirmohammed1571
    @cabdiqadirmohammed1571 2 года назад +1

    Habeen taarikhdu tahy 24/8/2022
    3:13 Habeen nimo saqdhexe ayy i baxysa berbera anòo ka soo socda gaadhi layla calaawi ah Oo berbera lgaga xumaaday .

  • @Mohothm
    @Mohothm 7 месяцев назад +2

    10/march/2024
    1 day before Ramadan
    berbera

  • @abdirisakjama9294
    @abdirisakjama9294 7 месяцев назад

    Qedadada waa waa hadalkaka cidnanana. Beekamasheggannin hadalkaka

  • @abdullahialishire8116
    @abdullahialishire8116 7 месяцев назад +1

    sawtu raxm yurub geenyo

  • @AbdiarabElmi
    @AbdiarabElmi 4 месяца назад

    Aniga sxb viva yuru geeyo

  • @abdiladefgabayxadi3325
    @abdiladefgabayxadi3325 Год назад +2

    Xasuus Malin aan la ilobin karin
    Dhulkoo rooban iyo kaayn cidla
    Hawdka burco

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 Год назад +2

    Sawtu raxma yurub Maxamed abdi geenyo

  • @AbdiwahaabshabacAbdiwahabshaba
    @AbdiwahaabshabacAbdiwahabshaba 10 месяцев назад +1

    🎉yurub geeyo i like you

  • @KhadiirAbdilaahi
    @KhadiirAbdilaahi 3 месяца назад

    22/6/2024 waxaan Heestan ku dhageysanyaa daba goryaale

  • @sleepcourt
    @sleepcourt Год назад +3

    sowtu raxma cawa sanadka cusub bn ku bilowday 1/1/2023

  • @AbdiarabElmi
    @AbdiarabElmi 4 месяца назад

    Heesaha yurub g caadi maahan

  • @kassimare8048
    @kassimare8048 2 года назад +6

    The best wow nice music

  • @calasibnucalas9469
    @calasibnucalas9469 8 месяцев назад

    Amazing 😍

  • @daauudxasan6721
    @daauudxasan6721 7 лет назад +4

    yurub cod ayaad haysaah mcn anigoo ku hela ayaa ifitin ii ah

  • @hanadhanad9059
    @hanadhanad9059 4 месяца назад +4

    Who is listening 2024😮

  • @MogeabassbakarBakar-lc8yw
    @MogeabassbakarBakar-lc8yw Год назад +1

    The only one I love ❤️

  • @umulkhayraxmed495
    @umulkhayraxmed495 Год назад +2

    9/12/2022 mlintii meherkaga ❤

  • @AntoineD.9483
    @AntoineD.9483 Год назад

    Mashallah Yurub Allah haku xafido

  • @DJ.SALAMA
    @DJ.SALAMA Год назад +1

    The best song love sowtu rahma

  • @AbdiwazacMohamed
    @AbdiwazacMohamed 7 месяцев назад +3

    25/2/2024🎉❤

  • @XusnaKayse
    @XusnaKayse 5 месяцев назад

    20/4/2024❤

  • @axmedxaaji8418
    @axmedxaaji8418 7 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hodanedebsan3709
    @hodanedebsan3709 Месяц назад

    Dhararo socodan tirsha

  • @dahirrooble7879
    @dahirrooble7879 2 года назад +3

    1/8/2022 xasuus and illow bin iyo Jewi macaan leh and jooga Africa qesatan somali waqti kanne ii wacan yehay xasuus and illaabin doonnin horray u socod and habsen leayn in she allah illah Idina kiis guull iyo gogonimo dhamantay soomali iyo ayo macaan leh

  • @HaniTaakow
    @HaniTaakow Месяц назад

    17/8/2024😢

  • @dahaboismail9824
    @dahaboismail9824 10 месяцев назад +1

    6/12/2023🥹🎧❤️‍🔥 i.A khyr

  • @ayanahmef7662
    @ayanahmef7662 9 месяцев назад +1

    21/12/2023💔😢😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @bashiirxasan5901
    @bashiirxasan5901 Год назад

    Was a great deal with the same time since

  • @Aspireaurashow
    @Aspireaurashow 3 месяца назад

    19/6/2024

  • @hoodocabdi9614
    @hoodocabdi9614 Год назад +1

    Sidan unuglaa baryaba

  • @NaJiib45
    @NaJiib45 10 месяцев назад

    1.30pm haben jimce ah 🥺

  • @abdirisakjama9294
    @abdirisakjama9294 Год назад +1

    Qureda dumar qureda

  • @SalwoAxmed
    @SalwoAxmed 3 месяца назад

    13 /6.2024😢

  • @ImanFarah-d2y
    @ImanFarah-d2y Месяц назад

    2025 yaa ila dhaagysanaya😮😅

  • @ilhaanomar22
    @ilhaanomar22 2 месяца назад

    😢😢😢😢😢

  • @shamai6435
    @shamai6435 2 года назад +17

    This song brings shivers to my spine outstanding excellent indeed yurub

  • @naciimamuse663
    @naciimamuse663 Год назад +1

    26/7/2023🎉

  • @nuuradanderow3699
    @nuuradanderow3699 2 года назад

    Warakasomaliya

  • @hafzoapdidiini431
    @hafzoapdidiini431 Год назад +3

    27/12/2022 mln anan ilawi donin 😰😰😭

  • @shamai6435
    @shamai6435 2 года назад +15

    Absolute pleasure love it very much

  • @_wll____
    @_wll____ Год назад +1

    2023❤❤❤

    • @sahraaden7224
      @sahraaden7224 Год назад

      asc you 🇧🇱🇦🇲🍔🇦🇱⛦

  • @bashiirxasan5901
    @bashiirxasan5901 Год назад +1

    Waa Make

  • @wardichannelforeducational228
    @wardichannelforeducational228 9 месяцев назад

    Sawtu Raxma ❤

  • @maryanibrahim5524
    @maryanibrahim5524 Год назад

    4/1/2023 ayan dhageysana Allow xajigeyga nawad igu keen

  • @daakirabdiraxiin5928
    @daakirabdiraxiin5928 8 месяцев назад

    27\1\2024❤

  • @fathiabdi8924
    @fathiabdi8924 7 месяцев назад

    02.03.2024 👋🥰

  • @qureshaastur6108
    @qureshaastur6108 Месяц назад

    09/03/2024 🥺😢4:54

  • @ubahharun1389
    @ubahharun1389 8 лет назад

    waaaw waxaan ku xusaa sadriga

  • @Najah1167
    @Najah1167 9 месяцев назад

    1/1/2024🥺

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii Год назад

    Dowladaha. Ko. Midoobay. Magaca. Siiyasadaysan. Ee. Falastiin. Sheekh. Ay. Ka miday san. Yihin. Aminadisa. Auga dan. Baynta loharo. Go an

  • @GuLeedmustafeAxmedcade
    @GuLeedmustafeAxmedcade 9 месяцев назад

    15/12/2023❤😢

  • @XamseAlpha-rg8kj
    @XamseAlpha-rg8kj 9 дней назад

    28/92024

  • @asmacalishiekh4461
    @asmacalishiekh4461 8 месяцев назад +3

    13/01/2024❤️‍🩹

  • @abdirage7596
    @abdirage7596 Год назад +5

    Beautiful sound yurub

  • @zakiabdiaden8869
    @zakiabdiaden8869 10 месяцев назад

    2023/12/4 listening 👂

  • @AliYare-pi5wt
    @AliYare-pi5wt 2 месяца назад

    SamsungA10s

  • @kamishacbdi8165
    @kamishacbdi8165 Год назад

    Sadacali

  • @kassimare8048
    @kassimare8048 2 года назад

    Wow