“Wiil Yar Oo Puntland Ku Dhashay Baa heesay Oo yiri…..” Dr Sh Cali Maxamed

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • “Wiil Yar Oo Puntland Ku Dhashay Baa heesay Oo yiri…..” Dr Sh Cali Maxamed
    #sharmaboy #sheekh #somalia
    sominfo18@gmail.com
    Info@somaliinfo.so
    somaliinfomedia
    link twitter:@somaliinfo11
    link Website: somaliinfo.so/

Комментарии • 53

  • @abdiqadiringires7729
    @abdiqadiringires7729 Месяц назад +8

    Jasakalah kheyrul jasaa mahadsanid

  • @shijo2055
    @shijo2055 16 дней назад +1

    اللهم ارنا حق حقاً 🤲 😢😢

  • @seed3966
    @seed3966 26 дней назад +3

    Asc maa shaa allaah wadaadkaan runtii cabsi mukhlis inuu yahay yaan urajeyn wajigiisa

  • @badr3628
    @badr3628 Месяц назад +4

    jazakAllahu kheyr

  • @beerkaaicadaaday2057
    @beerkaaicadaaday2057 25 дней назад +4

    Sharmaboy boodboodkiisa inta iska daysid kuwa xabaalaha qufanaya ka hadal.

  • @halimaali7358
    @halimaali7358 Месяц назад +2

    MashaAlaha 💕

  • @Amooabdi-e2o
    @Amooabdi-e2o Месяц назад +7

    Subxaanalaah. Sheikhgu.
    Afkiisa Maqaban waayey.
    Will soomaaliyed oo .
    Heesay.Munkarka .culimad
    Ha ka wacti geliyaan dada.
    Gobokwysi waa wax xun
    Soomaalnimo a naga badan .

  • @umcadil5660
    @umcadil5660 Месяц назад +1

    Waa runtiis allaah ha na badbaadiyo

  • @alihassan-kh7kb
    @alihassan-kh7kb Месяц назад

    Masha allah

  • @AbdirashidMohamud-qs6jk
    @AbdirashidMohamud-qs6jk 23 дня назад +1

    Shiikhow hadaad daawatay oo dhegeystey Sharma boy Heesihiisa , Taa waa Danbi. Hadana maxaa u raadisey Qabiilka uu yahay? Hadaad ogaatay se maxaad Puntiland usoo hadalqaaday? Waxaadan hubin in aad sheegto waa Danbi. Sharma boy Xamar buu ku dhashay kuna korey. Ma Puntiland baa Ujeedkaagu.?

    • @Liiiii2
      @Liiiii2 18 дней назад

      😂😂😂😂😂

  • @HassanAhmed-np2ys
    @HassanAhmed-np2ys Месяц назад +3

    Wiil reer Puntlander waxaan u fahmey in aan loo socon sharmaboy ee waxaa loo socdey Puntlander, sharmaboy reer puntland qabiil ahaan wuu u dhashey Laakiin wax kama yaqaan Puntland ciyaal xamar waaye

    • @saynabdaye7382
      @saynabdaye7382 Месяц назад

      Meeqaa heestaa oo Ka horeesa maxaa jaligiis loo soo qaatay yaab

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 Месяц назад +1

      Ninkaan 1998 ayuu puntland iyimi iskuul privat ah ayaa shaqo laga siiyay hada reer kii soo dhaweeyay ayuu magacooda target kadhigtay

    • @bardehanad4919
      @bardehanad4919 Месяц назад +1

      Qosol ahaan ayaa loo soo qaata, maxaa yeelay manacno daradda waqtiga lagu luminayo ayuu tusaaleeynayaa. Sharmaboy waa tusaalaha ugu wanaagsan.

    • @HakiimHakiim-t8p
      @HakiimHakiim-t8p 27 дней назад

      ​@@qaaliyusra7541... dhabayco dhilooy yaa soo dhawaysay

    • @kadrahassan2567
      @kadrahassan2567 23 дня назад

      Shiiquba waareer butlan waliba reer gaalkacyo hadal laqariyo mayaqaaniin reer mudug

  • @AbdulBile
    @AbdulBile Месяц назад +1

    Sheikh waad qaldan tahay , sharma boy xamar buu ku dhashay ee maxaa putland ugu riixaysaa, adaa u baahan in lagu saxo

  • @rahmasayid1594
    @rahmasayid1594 Месяц назад +1

    Asc sheekhow aniga waxan joogaa magaalo mootadas bas ka shaqeyaso taksi kuma arakin labo jaajaj yan ku arkay wana magaalo dhan maraka xijaabaka waajibaka ah miyad ka dhigi gabadhaha musalimaadaka ah subaxanaAllah ilaaahay ka cabaso gabadhaha waani isaka lugeeya isaka samara bal wax kale raadasada waxbadan oo wanasan baad dhihi karataa kalmad wagasan miyaad weyaday ood gabadhahas u faratid ilaahay ka xishooda wanaaga ruuxa uu ku sugayahay oo xijaabaka ah dhig hadhihinee xumaanata ka waani

    • @daandureyya7491
      @daandureyya7491 25 дней назад

      Kama hadlayo bajaaj . Waxa uu ka hadlayaa mootada labada lug leh . Hadana aad qabsato nin kaa ah ajnabi. Ama jirkaada ka muuqdo meel. Amaba aad xabadka u saarto dhabarkiisa . Laguuma baneen.

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 Месяц назад +1

    😂😂😂😂😂😂 macaswistaa iga dhacday😂😂😂. Waa wax lala yaabo.

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Месяц назад +2

    Culimada Soomaaliyeed wey aboodan gabadh danley ah motada raceysa si ay ugaarto mesha ay usocoto kahadlan oo ay fadexeeysan llkn ma abodan kuwa khaaiminta ah oo bil kasta kuman kun oo carur ah iyo mato iney dabka kushubaan xasuq ugesta umada oo khawarij ta ah maka hadlakaran

    • @abdullahimahamudbile
      @abdullahimahamudbile 28 дней назад +1

      Soo istaag oo ka hadal adigu!!! Maxad nin kula mid ah u canaananysa?

    • @mariamyusuf6438
      @mariamyusuf6438 25 дней назад

      Naag niqaaban oo nin sindiyo iyo dhego mooto u saaran ayuu yidhi in ay dhigto ayaa wanaagsanayd ee xagee ku xanuuntay!

  • @realityreality8301
    @realityreality8301 26 дней назад +1

    Macawistaa iga dhacday ee maxaad aragteen?😂 dulli !!!

  • @sadiafarah5021
    @sadiafarah5021 Месяц назад +2

    Odaygu qabyaalad badanaa maxaa puntland meesha keenay

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 Месяц назад +1

    China 🇨🇳 iyo india 🇮🇳 gaalo u taliso ashahaad na ma yaqaaniin

  • @irshadnor4840
    @irshadnor4840 Месяц назад

    Gabdhaha iyo xijaabkooda haku wareegaysanina Ee kahadla eexda tuugnimada musuqa midabkalasooca qabiil ninkutaageerka hanti dadwayne boobka laaluushka,Gabadha mootada raacaysa meel ayay ku gaadhaysaa dankale male

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 Месяц назад +1

    Meeqaa heestaa oo Ka horeesa maxaa jaligiis loo soo qaatay yaab

    • @Farxanyare99
      @Farxanyare99 Месяц назад

      Qof uun baa laga hadli lahaa isaga hadi laga hadlay mxaa ku jira.

  • @roobocadeey688
    @roobocadeey688 Месяц назад

    Meeshuu ku dhashsy miyaad ogayd shiikhoow mise qofku haduu Reer hebelyhy meeshaas ayuu ku dhashay bisinka

  • @odayjama1829
    @odayjama1829 Месяц назад

    Adigaa ka liitah wiilka yar dadkii somaliyeed iyo dalkii somaliyeed baad ku gaftay puntland wax layiraahdo malaha dadku waa somaali dalku waa somaaliya adiga ayaa saxid u baahan yaa sheikh

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Месяц назад

    Iscuu kayer ba laga joogaa
    Markii khawarij ta Al shabab ka ay carur yer yer oo juhalo ah ay
    Dabka kusoshubeen oo iyaga na laxasuuqey oo Ciidan iyo shacab ba ay galfteen aa taas mad kahadshaan culimoy

  • @Liiiii2
    @Liiiii2 18 дней назад

    Macawistaa iga dhacday ma fahmin 😂😂😂

  • @farhiyadahir3725
    @farhiyadahir3725 Месяц назад

    Subxaanallah soomaliya maxay u dagi la dahay baan la yaabanaa ileyn culumadii baaba ku mashquulsan dumar uun inay ka hadlaan!!!!! Illaahow adigaa noo maqan

  • @lunabob1373
    @lunabob1373 Месяц назад

    Mortada waxaa u geeyey waxl'aan ee dee gabadha babuur u gad..

  • @salahahmed2091
    @salahahmed2091 Месяц назад

    Suaasha aan qabo waxa weeye
    Qolyaha mediaha intaad wax soo deysaan hadana aad dhameystiri weydaan wax wanaagsan ma aha
    Hada sheekhan isagoo hadalkii wada oo aan dhameystirin ayaad naga goyseen
    Arintaa wax ka badala

  • @MuhiimAhmed-v8c
    @MuhiimAhmed-v8c Месяц назад

    Sheikhs wabyaalad buu warsan waayey inuu qof heesaa ah meesha uu kasoo jeedo u nisbeeyo wuxuu dhihi karaa wiil soomaaliyeed baa heeshay oo saas yiri intuu dhahayo wiil halkaas kasoo jeedo.

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 22 дня назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @bishiali1671
    @bishiali1671 24 дня назад

    beenta puntland kuma dhalan

  • @MohamedAli-nm8oe
    @MohamedAli-nm8oe Месяц назад +2

    Hasan munaafaq dalka iyo dadka dhibka uu ku hayo ka hadal .

  • @Noredin20
    @Noredin20 Месяц назад

    Kkkkk tiktok horta macnihiisu wa maxay ??

  • @user-oi5uk4de1b
    @user-oi5uk4de1b Месяц назад +1

    Sharma boy inuu ka hadlo qalad weyn maba aha laakuin inuu puntalnd jaa ifeeyo buu ku qaldamay sheeq ma aha iyo wuu yahay ma dhihi karo laakiin ilaahay baa la xisaabtami

  • @mahadgesale3368
    @mahadgesale3368 Месяц назад +1

    waar waaxn dhaakaada wayiinile baal dawo in uu ciilmi leyahyi buu isku hayisata waar orood waax baro ku dhee

    • @falisa576
      @falisa576 Месяц назад +1

      Bal adiguna sida af somaliga loo qoro
      So baro.mise kuwa nagu dhex dhuunta
      Ba tahay af somaliga baranaya

    • @mahadgesale3368
      @mahadgesale3368 Месяц назад

      @@falisa576 sided u fahntyi hdi qoralku khald yahyi?

  • @sayidjaamac1724
    @sayidjaamac1724 Месяц назад +1

    Diin iyo beeni meel ma wada galaan kan maxaa si ka ah

    • @bardehanad4919
      @bardehanad4919 Месяц назад

      Wadaadka Ka xishood, wax wanaagsan ayuu kuu sheegayaaye.

  • @khada917
    @khada917 Месяц назад

    Masaajid munaafaqad iyo hantaatac lala taagan yahay xamar baa laga helaa