Ilaahey subxaana watacalaa fawqa sabca samawaati yaan kuu weydiinayaa inuu ku barakeeyo fidunyaa wa aakhirah kuna gaarsiiyo hamiga sare mid ku anfaca diinta anfacda dadka anfacda ilaahey hakaaga dhigo oo ikhlaas la socoto laakiin fi sabiili laah lacag haka dhigin si aad u libaanto aakhiro iyo aduunka
Aniga waxaan qabaa Talada iyo Hogaanka Somaliya halaga reebo Dadka kasoo jeeda Gobolada dhexe waayo waa dad Diinta ku yer tahay oo qabiilku ku weyn yahay. Tan 2aad Ururkan geeska Afrika lagu sheegay ee hada aan ku biirnay faa"ido noona aha waa dad 80% aan Muslim eheen hadana aad nooga badan marka way na qalibayaan.
David Shein weligiiba Tindheerayaashiisa ama koofiyad yartiisa ayuu u shaqaynayay tijaabadiisiina maalintii ay Muqdisho ku soo jabeen ayaa qiyaamihii karay hadalkisii iyo sheekadiisiina halkaas bay ku baqtiday sida Semuel Huntingon
Bal eygaas xabashidu soo dhaansatay waxuu loolayimid eeg waa garacdii nalagu dhex beeray nin kaani kan waraysanaya xataa farbaa ku godon doqonka candhada wayn shanta Somali way midoobi inshaa allah isma guursano iromo duufley uf
It’s very sad if we don’t even know who we’re and as Somali and Somali people everyone should know we’re one ethnicity lager then any east African tribe when they say to 15 million or 20 million is not true Somali as whole is 86 million spread across the east Africa so we come one nation I’ll be better and whole east Africa people will benefit from our unity
Barteeda ayaad dhigtay, waana sax 20 Million inan ka badanahay wey iska cadahay ileen dadkeena 35 sano kahor ayey dibadaha u qaxeen iyagoo aad u tira badan, waana tan keentay in ay xitaa xilal sare ka qabtaan dowladaha ugu quwada badan caalamka. Hadii Soomaalida midowda oo dib u tashato waa xaqiiq Afrika waa loo daba fariisan lahaa.
Asc. Uma arko mudaneyaal sidaas in soomaali ku qanci karto aan ka ahayn somaliweyn sababtu tahay afkaar tiro ah ayay itoobiya wadataa odayganna waxaan u arkaa nin danta iyo shaahu ugu jiro itoobiya soomaali wadata, waxaan arkaa soomaali oo isku noqon xabashina aan ladhibin lana dheefsiin.mahdsanidin❤
Somalida waxaa loobaabi inaayo wacaweeye waa accent Egyptian saxda ee arabta asalka ahaay taariikhda ama laga ila aliya Somalida because. Mana ahan dad hogaansamo waa dad dhib badan xitaa arabta in dad Kale lagadhigo yemen sababta looga dhigey in Egyptian loogadhigey accent somalida caqada taariikhda lasheegto bee caqabokuyihiim. Waana waxa somalida taariikhda looga ilaaliyo inay ogaadaan Dadka maante joogo waxay taariikh heesta an from sayidka 😂 wake up people
Soomaali markii loo hishiinaayey ilaaheey waa maqlaayey waana na garab galey cadawgu sideey rabeen waxbo uma dhacaayaan
Aad iyo aad
🇸🇴🫡☝🏽💎❤️💪🤲
✊🏽✊🏽👍🏽👍🏽
@@DiyaarMediawaa run taas lk Anaga ma u dhaqana Islaanimada iyo jeceyl walaal ma imo isku damqasho aan qabiil eheen?
Aad iyo aad
Aniga hada hadan Cafimado dugsi iyo masajid uun baaban shaqo ka dhigan ilahow khuranka iyo axaadista in aan heer kagaaro yaan rabaa ilahow igaarsii igu soo duceya in ilahey isaq iro oo culeyska iga saran ilahey iga khado
Ilaahey subxaana watacalaa fawqa sabca samawaati yaan kuu weydiinayaa inuu ku barakeeyo fidunyaa wa aakhirah kuna gaarsiiyo hamiga sare mid ku anfaca diinta anfacda dadka anfacda ilaahey hakaaga dhigo oo ikhlaas la socoto laakiin fi sabiili laah lacag haka dhigin si aad u libaanto aakhiro iyo aduunka
ILaah hakaa qaado wllka
Ilaahay khayrkaas aad jeceshahay ha kuu fududeeyo.
Aamin
Amiiiin walal alle hkaaa dulqaado culayska
Amiin walaal Allah ha ku fudeedeyo hamigaga iyo waxad jeeceshahay dhiibtadada iyo cuuleska ha ka duul qaado Amin .
Waran shegaya ee manta iga qora manto eey tay tariiqda 18 /8/2024 waxan qabsan dona 10 ka sano eey soo socda geeska afriko anagaana hogaamin dono gesiyasha furan dono insha alaah
@@aqoonyahan4059sax waye lk. Alle wu awoda
Inagu wa isbadeli don naa i.a
Wallahi we can do that by uniting so as said before united we stand devided we fall.
!!!!? adigoo ah maxay?
SOOMAALIDA waa daacad qalbi wanaagsan dhagar Aqoonin ilahay wato mashalaah Guul Somalia 🇸🇴 💖 ♥ 🎉🎉🎉
Great soomaali is back soon inshallah bi idni laahi kriim ❤❤❤ aamiin like dheh walaal macaan
Insha Allah ameen
Aniga waxaan qabaa Talada iyo Hogaanka Somaliya halaga reebo Dadka kasoo jeeda Gobolada dhexe waayo waa dad Diinta ku yer tahay oo qabiilku ku weyn yahay. Tan 2aad Ururkan geeska Afrika lagu sheegay ee hada aan ku biirnay faa"ido noona aha waa dad 80% aan Muslim eheen hadana aad nooga badan marka way na qalibayaan.
اللهم أصلح بلادنا واحوالنا والف بين قلوبنا برحمتك يا ارحم الراحمين 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🫂🥺🥺🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
ALaahuma. Caamiin
ALLAHUMA AAMIIN Aamiin Yaa ALLAH 🤲 ❤️
Waxaan ku furayaa .bismilaahi raxmaani raxiim .ilaahay Waxaan ka baryaynaa soomaaliya inuu ilaahay is jecleysiiyo qalbigeena wanaajiyo oo kuwii wax iska maqla oo kala danbeeya oo hadalka iyo deeqda ala nasiiyay ku hesheeya oo kuwada noolaano oo barwaaqo nabad iyo caafimaad kuwada noolaada alaha naga wada dhigo oo gacmaha is wada qabsada oo wadajir aan kuwada noolaano insha alaah bi.idni laahi kariim
Shanta in lays dhex keeno dhashoodu wada ciyaarto ayaa inoo dineede allaha is ku keeno aamiin
Waas saa weeye
Jazakallaah khayr akhi 💚
Tapped in from southern greater Somalia
Soomalidu waadad awood geesinimo leh marka loo eego wada mada Africa gaar ahaan geeska afrika.
Hadii ay tashatana rajadeeda rumayn kara 80%.
Been kuma aadan sheegin, waa xaqiiq Somalida kartidooda weyba muuqata inay la warewgi doonaan geeska afrika
😅
@@DiyaarMediariyo ayaad ku jirtaa nio inagaaba hadeer shabaab eber naga dhigay maxaan gees Africa qabsanaa 😂😂😂😂😂
Wa somalida cusub market dhintan madaxda hada khanisinta ah
Itoobiya weligeed nidaam ay iyadu dooratay ma maamulin abeyna waa nin reer galbeed soo xuleen.
Waxkasta oo ay ahadanba Soomaaliya ayaa marwalba libinta lahan donta i.a
@@DiyaarMediaInshallah
Walaalayaal erayadda Muqadasaadka Diinta Ilaahay aan sifiican uqorno waa Calaamad muujineysa intuu la'eg yahay imaanka qofka iyo Alle kacabsigiisa, tusaale:-
I.a Subxaanallaah
Sida saxda ah waa:-
In shaa Allaah.
Asc....subxaanallaah
Sida saxda ah:-
Assalaamu Calaykum waraxmatullaah.
Ilaa Qiyaamaha ama at least inta birtu ay shaqeyneyso Ajir ayaa usocda qofkii qoray. Midda kale qof kasto kudayda ajir ayuu kaheli, Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa idankii.
M.a In Shaa Allah Great Somalia wey imaan
Thank you alot, such are inspiration that Somali ppl needs,not empty talks.
Somali baan ahay ❤
Maya
waar ur baanu ku niri.
MashaAllah ilahay Janorumeyo Somalia oo dowlad nabad leh oo awodbdN leh alluma amiin❤❤
Waxaan alle kabaryayaa in somalida is jeclaysiiyo🥰🤲
Allow no aqball🙏
Aa aniga ISO adiga iska bilowno qabiil aan katagno ee aan somalinimo qadano , markas ayaan is jeclankarna
Geeska Africa anaga iskalah, from Diredawa to Garissa to Djibouti to Socotra island
SOMALILAND FOR EVER❤❤❤❤❤❤❤❤❤
MAKE YOUR DREAM FAQASHAY.....SOMALILAND ❤❤❤❤❤
Walaalayaal erayadda Muqadasaadka Diinta Ilaahay aan sifiican uqorno waa Calaamad muujineysa intuu la'eg yahay imaanka qofka iyo Alle kacabsigiisa, tusaale:-
I.a Subxaanallaah
Sida saxda ah waa:-
In shaa Allaah.
Asc....subxaanallaah
Sida saxda ah:-
Assalaamu Calaykum waraxmatullaah.
Ilaa Qiyaamaha ama at least inta birtu ay shaqeyneyso Ajir ayaa usocda qofkii qoray. Midda kale qof kasto kudayda ajir ayuu kaheli, Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa idankii.
David Shein weligiiba Tindheerayaashiisa ama koofiyad yartiisa ayuu u shaqaynayay tijaabadiisiina maalintii ay Muqdisho ku soo jabeen ayaa qiyaamihii karay hadalkisii iyo sheekadiisiina halkaas bay ku baqtiday sida Semuel Huntingon
Somalis will ruler east Africa 🌍 firstly they have to UNITE and stop Tribalism ✋️ 🫸 🫷 Somalis you're all brothers and sisters ❤
❤❤❤❤
🎉🎉🎉
YAA ALLAAH YAA MUQIITHU AQITHNAA....RABBIYOOW WAXAANU NAHAY UMADDII SOOMAALIYEED 5TEEDII OO KUU TOWBADKEENAY RABBIYOOW NAGA TOWBAD AQBALO NABADBAADI. RABBIYOOW INAGA DHIG SHACAB MU'MINIIN AH OO BAARI U AH RABBI KADIBNA WAALIDKOOD KADIBNA DHEXDEEDA. RABBIYOOW NAGU ARZUQ MADAX MU'MINIIN AH OO CAADILIIN AH OO DIFAACA DIINTA, DADKA IYO DALKABA. ALLAAHUMMA AAMIIN YAA DAL JALAALI WAL IKRAAM YAA RABBIL CAALAMIIN.
أللهم اللف بين قلوب الصوماليين وأصلح ذات بينهم واهدهم سبل السلام ونجهم من الظّلمات إلى النور وجنبهم الفواحش ما ظهر منها وما بطن أللهم امين أللهم كما خلقتنا اعزاء لا تذلنا لغيرك اللهم آمين يا ذالجلال والإكرام يا رب العالمين.
Baarakallaahu fiik
Ducadana allaha kaa aqbalo allaha noo aqbalo adigana jazaakallaahu khayr
@@rimaaseey
Aamiin yaa Rabbi, wa'iyaaka
Allaahumma aamiin
Ilaahoow noo aqbal ducada
Insha allh one day ❤❤
Somalia Somalia Somalia 🇸🇴 ♥️ Somalia ✋️ 🇸🇴 Somalia Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul Somalia 🇸🇴 guuuuuul 🇸🇴 GUUUUUL SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL
Allaah xafido somaliya
Very informative I salute you both
Thank you so much
Ilaahow soomaali qaluubteda mideey ❤❤❤
How we WERE🥹 How we ARE😭 How we can BE😔 is surely not in everyone's mind💔
But By ALLAH🥰🤲❤️🩹 Inshallah one day📈
GREATER SOMALIA🇸🇴 WATILKAL-AYAM🔁
Inshalaah somalaamaamuli geeska iyo afrikaan ugu dambayna aduunka❤❤❤
Great politician weeye Sheikhu
Masha'Allah intay iskudayayaan inay Dalkeena qaataan, Anagaa geeska afrika Qabsan doono, insha'Allah😊❤🇸🇴❤️🩹👍
GREAT SOMALIWEIN ANIGA AHAAD SOMALILAND ❤❤❤❤❤ ...,RIYO RIYO RIYO BEEN KUU NOLEEH
Waxaan ahay SOOMAALI 🇸🇴❤❤
Geesiyiinta afrika lions victory
Fantastic thinker this guy & ahead of everyone else. The only unfortunate bit is that the Somali only thinks only his small clan.
Somalia 🇸🇴 waxa sii dilay waa federalism ka mana ku haboona ani ahaan.
Bal eygaas xabashidu soo dhaansatay waxuu loolayimid eeg waa garacdii nalagu dhex beeray nin kaani kan waraysanaya xataa farbaa ku godon doqonka candhada wayn shanta Somali way midoobi inshaa allah isma guursano iromo duufley uf
Hadaanan rabin inaan idinla midawno miyaad na qasbaysiin
WAAA BEEEENTOOO REE, GALBEEDKU ILAAH HAY UUUN BAAA WAX BAAABIYAAAA
Inshallah cadawga somalia ledahay way jabayan
Ninkani somali sax maaha
It’s very sad if we don’t even know who we’re and as Somali and Somali people everyone should know we’re one ethnicity lager then any east African tribe when they say to 15 million or 20 million is not true Somali as whole is 86 million spread across the east Africa so we come one nation I’ll be better and whole east Africa people will benefit from our unity
Barteeda ayaad dhigtay, waana sax 20 Million inan ka badanahay wey iska cadahay ileen dadkeena 35 sano kahor ayey dibadaha u qaxeen iyagoo aad u tira badan, waana tan keentay in ay xitaa xilal sare ka qabtaan dowladaha ugu quwada badan caalamka. Hadii Soomaalida midowda oo dib u tashato waa xaqiiq Afrika waa loo daba fariisan lahaa.
I would say 30 million or little more, because 60% of Somalis are nomads!
I trust thanks somali is a nation
Ilaaheey Nabad Hanooogu Dhiho Cadowga Soomaaliyeed ilaaheey Hanaga Qabto 🇸🇴🙏😭 Madaxweyne Farmaayo Wax Wadanisan ayaa Jiro Isma Lihi I kana Aaminsan 🇸🇴🙏Cimri Dheer Allaha Siiyo 🇸🇴✅
Mashaa alaah shekh ibraahim dheere
Inshallah waxaa nahay qowmiyad weeyn oo Soomaali layiraahdo waan qabsan doonaa geeska Africa Anagaana ugu dhul badan
Asc.
Uma arko mudaneyaal sidaas in soomaali ku qanci karto aan ka ahayn somaliweyn sababtu tahay afkaar tiro ah ayay itoobiya wadataa odayganna waxaan u arkaa nin danta iyo shaahu ugu jiro itoobiya soomaali wadata, waxaan arkaa soomaali oo isku noqon xabashina aan ladhibin lana dheefsiin.mahdsanidin❤
Maashaa allah aqoonyahan sh ibraahin waan kahelaa falanqayntiisa
waa nin xog ogaal weyn ah
Hadhka galay hurdadu wey xuntahay hoohey 🚦⚡⚡⚡
😂😂 sax Masha'Allah ilaahbaanala jiro, Alxamdulillah Rabulcaalamiiin❤😊
#Diyaar #Media wll ilahay ha ku xafdiyo parnaamij-wanaagsan ayad ku howlan-tahay muwaadin-dhabana waad tahay wlhi 100%. Cadowgaaga u noolow
Walaahi dawlad baan rabaa❤❤❤
Ninkan waxan u fahmay inu doonayo inay itoobiya ina liqdo, hadalkiisana daba dhilifnimo zaa'id ah ayaa ka muuqata
Insha Allah Alxamdulilah
Insha Allah Great Somalia
Wa mufakar wax badan qiyaasaya umadena tubta kheyrka leh allaha mariyo
Amin, Maalin un Soomaalidu wey midoobi doontaa, haba ka bilowdee kacaanka dhalinyarada.
😢😢😢INTAY QABIIL CAABUDAYAN MA LAGA YAABO INAY XUKUMAAN GEESKA AFRICA
Nin soconayo dhul kuma nagaado mana qabsado.
dimuquraati uf kitaabka rabnaaa
Kitaabkeena wixii hishiis ah madiido
Malaayacni number 1
Masha Allah Aad ayaad u mahadsan tihiin ❤❤ wa barnaamij aad u fiican noo Soo Badiya wax badan Ayan ka faiidey naa 🤗🤔
Dowladan ma aha dowladii geeska africa hogaamin lahay
Waxan ahay darwiish aniga iska leh geeska afirika
Somalida waxaa loobaabi inaayo wacaweeye waa accent Egyptian saxda ee arabta asalka ahaay taariikhda ama laga ila aliya Somalida because. Mana ahan dad hogaansamo waa dad dhib badan xitaa arabta in dad
Kale lagadhigo yemen sababta looga dhigey in Egyptian loogadhigey accent somalida caqada taariikhda lasheegto bee caqabokuyihiim. Waana waxa somalida taariikhda looga ilaaliyo inay ogaadaan
Dadka maante joogo waxay taariikh heesta an from sayidka 😂 wake up people
Odaygani waa sahnuuniyadda shaqaalahooda doonaya in Somaliya Gaalnimo lagu abuuro walahi shicibow foojignaada subhannallah 😢 Ethiopia iyagaa duulaan nagu ah oo dhul boob ku jirta markuu naleeyahay Oromaan walaalo nahay ileen maanta annagu dhulkooda maan boobin waa dhulkeenii uu diridhabe kamid yahay adeer ilaahay Saxariir hakuu dilo yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Ma oroma walaalo nahay ayuu soo wadaa waa yaabe bal aan wada dhageysto
@@fadmazahracabdinuur1643 sifiican I dhagayso Oromuu ku leeyahay waa walaalaheen halasoo dhaweeyo dhulka Somalina nagama xigaan waa siduu u dhigayo garac weeyaan qudhmuun ah walahi noocan oo miidhan waa in la diiwaan galiyaa wll 😤 Waa qolooyinka nalagu dhex abuurtay isdhexgalka ku soo gambanaya walahi gaalnimadana hadhow wada iyo dhul’boobka qarsoodiga nagu soo galayaan aan doojognaano xabaaduna waa lagama huraan walahi waana in kulligooda aan wadanka kuwada gowracnaa midna yuunan naga fakan inshaAllah anigu Hargaysaan walahi kabilaabaynaa oo way noo tirsan yihiin badankooda inshaAllah way soo dhowdahay bi’idnillah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Eebowaynow Guul
Guuuuuuul
xasbunallaahu wanicmal wakiil
Waba runtii Xaqiiq ah
Absolutely 💯
Allaw aan qabsanno oo aan Muslim inay noqdaaan
Interesting video I have read the articles that mentioned exactly the same thing by an American professor in thé university of michigan
Waa Arrin fiican inaa fikirka dib loo eeego oo geska Africa xakuno tarankana badino
Somali ALLOW midee oo wanaageeka soo saar, cadowgeega burburi, ILAHOW babii 🤲 somali wixi qasoo horjeesta ee dhulmi kuhaa
Ololaha isir tirtirka ayaa kasocda Africa.
Lkn Soomaalida marnaba uga suuragalimeyso taa
Wll waxan arkayba dad dhahaya maba jiran qowniyad la dhaho Somali ama wadan Somali ladhaho cajiib
@@Johnniedallas214 dad quustay yey kuduufsan. Anna waxaan arkay kuwa dhahaya Soomaaliya rootigeedaan jeclayn ee iyada ma jeclayn.
We come back again strong Insha Allah
Horgal xabshiya calamaysta
Walee soomaalida in lagu maqan yahay oo la rabo in la tir tiro waa cadahay lkn towfiiqda allaha na waafajiyo
You are absolutely right you and the man who interviewed you have a different opinion so people are completely different views.
Kufarta iyo munafaqiinta soomaali wadajirkeda iyo dowlad nimadeda sharafdeda nacaladii rabi haku dhacdo sida shayadiinu jini Rabbi u nacladay shayadiinu insigana nacaladii Rabbi haku dhacdo.
Somalida weyn...the great somalia
waar anagaa oo Somalilanders ah baa idinka dhignay wax ,ee halna ma tihid yaa qadaad wayn!
@@hargiesa_giraHaa walaal waa sax taas lkn la aantiina waa mugdi , soomalinimo neh majirto la aantiina
oohinta iskada Qaf nolol u haaya mjre koonfur wxa ka dagi la dahay qabylad dishey😂😂
@@AliHusseinMohamed-ig3qr waa sax taas qabyaalad wee na naafeysay soomali oodhan
@@AlAk-bm8dy somaliland ha iska godo inta kle nidaam ha sameystan lawda suudan wa kala goeen micno ma sameyneyso dad idn rabin in isku dhajisaan
😁😁😁
Asc oromo baan ahay gumeytaha way ka hoos baxday
Masha allah ninkan iyo abdirahman iyo qaar kallo badan wa dadka loo baahan yahay
Aad iyo aad, soomalida iyo oramada inay wada shaqeeyaan baa dan ugujirta oo itobiya inay oromadu gacanta kudhigto baa dadka somalida ufican iyo dadka muslimka ah.
War ninkaan niyadu caawa ii dhisey ana waxaan ka baqayey in kenya iyo itopia naloo kala jabiyo ileyn burbur baa ka bixi weynay
😂😂😂
Adeer adigaa sax San sidaasay ku danbaynaysaa burbur iyo kala yaac iyo aniga ii talin maysid ayay ku danbaynaysaa
Faanka saan iskugu maawelineyny waa daalnay geeska afrika maba rabnee anaga dhulkeena le ma isku maamulna😔
Asc Bismilaah, dhibaatada noogu ween maanta waa inaa jirin xisbiyo, dugsiyo ama taariiqo aasaas ah oo qofka uugu hirto si qofka uu unoqdo qof dadkiisa iyo dariskiisaba isku wadankaro wabilaahi toofiiiq
WALAAHI WAAKU RACSANAHAY ANAGAA UGU AWOOD WEYN
Illhow dalkayga io dadkayga no hagaaji😢io awlaadayda🥹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭40 qariib ducadoda wa la aqbala Amin dhahya🫶🏻🫡
Figradaha in laysku darsado ayaa fiican qurba joog iyo qolqol joog
Asc ayaa ne wll maanta figrad fcn ayaan kahadasheen waana run ninka soomaliga waa amiir lkn aniga mid ayaan arkaa waana figradeyda lkn dad ila midana waajiraan figikkeyga waxa waaye waxaan kaliidanaa madada heer gobal iyo heer fédérale labada waxaa kuyar qobweyninka oo maanta hadeey arkaan qof cadaana oo aan tayo iyo aqoon xitaa kudhamen ayeey daba cararaan oo qolofkaas cad ayaa siro tanlabaad marka ay jago qabtaan ayaga waxey kufekari jireen weey iloobaan oo waxey noqdaan dameer dhaan raacday lasheegi jiray ilaa iyo 20 meeyo sano ma arkin hal nadaam oo looga miro dhaliyay oo kuli jidkey ka wareeraan haa waa sax in anaga somali hadaa nahay inaan wadamo waa ween xil ka qabanay .taasne waxaa raacaan wadankaas sharuucdi udagsaneed oo aan marnabab la hareer mari karin lkn anag sideen shuruuc ku dagsankarnaa oo lasku raacsan yahay haduu qof hadlo kukalaa kadaba hadlayo madax ama siyaasi mudkuu rabo ha ahaadeen kulina waxaa ugu ween waa qabyaalada intaas ayaan kusoo gabab gabeeynaa Wcs
By Ahmed nuur swisse
❤
XasbunaLah..Wanicma.WakiiLan
Soomaali hajirto hajoogt. Amiin Amiin Amiin.
Waye gorman iska daynaaa reer hebel oo aan Somali kufani donaa from SLND
Wll cadalad hadi lahelo dee rer hebel qadka ayu kabaxaya
Markaa kitaabka allah laisku dhaqo inta kale waa daalaysaan saan ayaa kujireysaan ilaa iyo hadana waad ku dhagantihiin
HADII MADAX FIICAN AY HESHO SOOMAALIDA WAX WALBA WAY SAMEEN KARTAA.Geeska Afrikana ayadaa maamuli karta.
Dhalinyarada ayaa kacdoon wada insha'allaha waynu guuleysan
Ethiopia waligey anagaa maamulijirney abasinya ardulxabasha najaashi waa somali buu ahaay balse asaga xukumijirey
Ninkani yuu u shaqeeyaa!?!!!!!!!
India sxb
Asalaama calaykum ikhiyaarta hawada naga dhaxaysaay.
Adi naftir kaaga ayaaba ka shakisanahay wllo ina somali thy iyo ina oromtahay
Ilaahoow beerka soomali iyobog eeda isjeclaysii ooqabyaalada nadhaafi!
Anigu waxaan aaminsanahay iney somaalidu africa maamusho oo ay mideyso
Waa wax sax ah oo meesha ku jiro