Ana nin gaal ah oo dukan lahaa an ku xirnaa ayaa igu leh lacag 1200d u dhigmata maanta wexeynu ka joogna 10 sano waayo aniga ba wala i dhacay weliba dad igu dhow ayaa laba gor i dhacay ,ninkii wuu samiray laakin weli wu rabaa lacagtisi ana waxba ma hayo aad na wey ii dhibta deyn taasi maxaa xukun keygu yahay ,kolay markan helo wan iska bixin laakin markan helo iyo inan heli doono Allah og,Allahayow isoo fududey inan iska bixiyo deynta
Masha Allah illah hano xafido culuumadena wall sualahi mey dhamaden
Masha Allaah
Abayo gacmuhu waa cawro ee asturo
Haram police 🚨
MAASHA ALLAH ❤️ TABAARAKALAAH ILAAHOW. CULUADEENA. NOO XAFID. DHAMAANTOOD. AAMIIN YAARABI. 🤲🤲🤲🤲🤲. JISAAKALAAH KHAYR ❤❤❤❤❤
Masha Allah
Aamiin yaa Rabbi
MashaAllah
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤️ ♥️. JISAAKALAAH KHAYR ILAAHOW QATUMADA KHAYR NOGU QATIN DHAMANTEYN AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Masha Allah❤❤
Fadumo good question
Jizaakumu Allah kheyr jamiican ❤❤❤.
Asc Sheekh Ussuli Waan ku Sallaamayaa Sallaan ka Dib Anniga oo ah Maxamed Cismaan Billaal Waxaan kaa Codsannayaa Maadaam aad Joogto Mareykanka Waxaan kaa Codsannayaa in aad Muxaadaro ka Jeedisid.BoostanUnna Doceysid Gabadheyda oo Camaliyo (( OBAREESHIN )) Lagu Sameeyay Qaar Carruurta ka Mid ah ay Wax ka Qaldan Yihiin in Aad u Caqli Cellisid
Faraxeey mic wadaadku codkiisu clear maha mhdsanid
*Culimadu haaka war hayaan duruufaha dumarkeena haysta. Allaha ka hor mariyo dhibaatooyinka dumarkeena haysta*
Asc sheeikhow .su.aal rabey in ku weydiyo .xageen kaala soo xiriiraa
Xaranta iska ilaaliya wll
Suaalahu waa mac sonkor lkn sheikha 🎤 micro xun bay u dhiiben
🇸🇴💯💯💯❤❤😭😭😭😭
Shiikh kadaa way na jeeb siiibayaane.
Ana nin gaal ah oo dukan lahaa an ku xirnaa ayaa igu leh lacag 1200d u dhigmata maanta wexeynu ka joogna 10 sano waayo aniga ba wala i dhacay weliba dad igu dhow ayaa laba gor i dhacay ,ninkii wuu samiray laakin weli wu rabaa lacagtisi ana waxba ma hayo aad na wey ii dhibta deyn taasi maxaa xukun keygu yahay ,kolay markan helo wan iska bixin laakin markan helo iyo inan heli doono Allah og,Allahayow isoo fududey inan iska bixiyo deynta
Faraxey asturada jirka ku dadal
Hadaanu qofku ilm.o ama wax caruur ah lahayn, ma sii dardaarmi karaa,ama gurigiisa sadaqatul jaariya ma u bixin karaa gurigiisa
ISAGAA LA RABAA INUU U SHEEGO INAY ASTURYO GACMAHA MUNKARKA WAA INUU RADIYAA
😆 🤣 😂
NAAGAHA TUUGNIMO HA BARIN KULAHAA WAAD KAXADI KARTAA RAGGO LACAGTA BANKIGA DHIGTA INTA YARNA KU SEEXDA
Allah knows the best but NOT this so called sheikh
That's bad manners
You can disagree with him with respect just saying.
Np o@@fadumonor868
You must be mad.
@@fadumonor868 Are you a teacher of good manners you ASS-mad. Does he fuucked you cuntoooo
Naago suaalohood waa iska nac nac
Dad keenii markay meelo daran u shaqo tageen qashin ayay dhexda uga dhaceen musqul ordaysa ayaa laga sheekaynayaa iyo nin naag iska dhigay iyo uf cakuye gaalo uf
Abayo gacmuhu waa cawro ee asturo
Ma aha cawto gacmuhu iyo wajiguba go back diinta wll qli
@@nasroomohamed7361 waa cawro wixi ka dambeya camaacumta ama kaffaynka
Calacasha inta kakoredo wa cowro😊@@nasroomohamed7361
@@nasroomohamed7361calacasha inta kakoredo wa cowro
@@nasroomohamed7361😂😂😂 sax