لا طاعة لمخلوق في معصية الخالق." Ilaahay in la caasiyo oo cibaadadiisa la diido ama lagugu khasbo arrin qayru sharci ah sida inaad ninkaaga cunto u kariso maalin ramadaan taasi lagu adeecimaayo lagana yeelli maayo ,weligiiba ninkaagu ha kuugu hanjebo waa ku furayaa Haddii ay taasi dhacdo arrinta gey maxkamada kuugu dhow iyada ayaana wax ka qaban karta . Haddii uu ku furrona waa gaal ama diintiisa shaki baa ku jira waanna nin aan ogolayn sharciga ilaahay Waanna qof aan qiima lahayn ,lagana yaabbee in ilaahay kuugu bedello mid ka khayr badan Caruurta aad isu dhasheen waxba ha eegin way dhammaatay wixii ilaahay isugu kiin daray Caruurtana dee keligii ma laha cid ay anfici doonnaanna ilaahay baa og,laakiin adigu ha dugsan qof ka soo horjeeda sharciga ilaahay iyo awaamirtiisa.
Asc badda dhexdeeda ayaan quusaa oo waxan ahey qawaas .sanka iyo dhegaha biyuhu wey iga galaan intan shaqada ku guda jiro lkin wan ka taxadaraa iney dhuunta u gudbaan..soonkii ma sii wadan karaa mise wuu iga burayaa...fadlan hadder ii soo jawaab xaalad ban ku sugunaheye
SUAALO IYO JAWAABO CUSUB OO MUHIIM AH 2024 | SHEEKH UMAL | Part 3
ruclips.net/video/6oyFla-SChg/видео.html
Asc walal shekha suaala Ina weydiyo bn rabaye xge logu soqora
asc shiikh
Amiin yaa rabi🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Masha allah barakallah amiin amiin
Masha allah jazakallahu kheyr sheekh maxamed alla haku xafido yaarabi
Amiin yarabi
Mashaa allah shiekh illahay haku barakeyo❤❤❤🤲
جزاك الله
Jazaakumulaahu khayran ❤
الله يبارك فيك يا يا شيخ❤
Mnsha allah tabarakalaah alle haydin barakeeyo 🤲🤲🤲🤲
Aiming yaarabbi❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉aiming yaa allaah
ALLE swt cilmiga iyo aqoontaba howsiyaadiyo, sheikh dirir, inagana kuwa weeleeya ee dabaqa aqoontaa inoo korodhey, ALLE swt haynaga dhigo, bi'idniLLaah.
Mashallah culimadeeda Allha nooxifdiyo❤❤❤❤❤❤❤
ADIGANA IYO DHAMAAN FAMULIGAAGA ILLAHEY HA IDIN BARAKEEYO AMIN
jasaka llahu ale hakaa ajirsiiyo
Masha Allah
Maansha ALLAAH maansha ALLAAH maansha ALLAAH ❤❤❤❤❤❤❤❤
Shariif
Scw scw❤❤
Mashalaa ❤
Alxamdulilah illhy Ayaa Mahadleh iga dhigey Islam
Asc
I love it so much
لا طاعة لمخلوق في معصية الخالق."
Ilaahay in la caasiyo oo cibaadadiisa la diido ama lagugu khasbo arrin qayru sharci ah sida inaad ninkaaga cunto u kariso maalin ramadaan taasi lagu adeecimaayo lagana yeelli maayo ,weligiiba ninkaagu ha kuugu hanjebo waa ku furayaa
Haddii ay taasi dhacdo arrinta gey maxkamada kuugu dhow iyada ayaana wax ka qaban karta .
Haddii uu ku furrona waa gaal ama diintiisa shaki baa ku jira waanna nin aan ogolayn sharciga ilaahay
Waanna qof aan qiima lahayn ,lagana yaabbee in ilaahay kuugu bedello mid ka khayr badan
Caruurta aad isu dhasheen waxba ha eegin way dhammaatay wixii ilaahay isugu kiin daray
Caruurtana dee keligii ma laha cid ay anfici doonnaanna ilaahay baa og,laakiin adigu ha dugsan qof ka soo horjeeda sharciga ilaahay iyo awaamirtiisa.
Amiin yarabi
Mashallah waan ka faaidaystay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc shek dabarka ilkaha marsanhey ee shekh madanbiba
Mash Allah 🙏🙏👍🤲
Maansha Allah alle haka ajar siiyo sheekh maxamad cumar dirir alle haku xafido
صلى الله علىه وسلم❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Alhamdulillah
Maasha allaah
ليس من البر الصوم فى السفر
كما قال الحبيب
Mashallah😊
Aamiin aamiin
Asc sheekh.Hadd Io.Goor Afurka Aniga Aya Diyaariya Marka Cuntada aan sameynayaa Urteedu Ama.Udgoonkedu Wax Myga Dhimayaa Soonkaygiii
asc SheeKh Suaashyda Igaso Jawb adigo raliya wa i mihiim
Scw scw scw
Mansha allah
Jasakalaahu khyr
❤❤❤❤
Manshaalah
Shiikh. Waa jiraday si adag oo Koomo,ama miyirku igatagayo.
Ramadaan kii waxaa Layla baxshay FIDYO. Qalo malaygu leeyahay.
Sheekh walaalkey
Sheekh walaalkay oo dhul yaalay oo jilicsay oo caruura haysan xaafayada ka saaraa
illahey hakuxafido sheekhow
Aamiin yarabi aamiin yarabi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
M.a❤
aaamiin aaamiin aaamiiin csw csw csw csw
❤❤❤❤
Asc badda dhexdeeda ayaan quusaa oo waxan ahey qawaas .sanka iyo dhegaha biyuhu wey iga galaan intan shaqada ku guda jiro lkin wan ka taxadaraa iney dhuunta u gudbaan..soonkii ma sii wadan karaa mise wuu iga burayaa...fadlan hadder ii soo jawaab xaalad ban ku sugunaheye
Uu ka burayay
Scw scw scw scw scw
Scandalous Mehta unabashedly heady kusiiso
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc shiikh waa ansaal waxan kuwaydiinaya waxan ahay gabar inaan ah walidkeed aan lanoolwyn 6 sano ayaan kunoolaa gomalada soomaliya wanaa shaqaysanjiray walidkayna wan wan tarijiray wa dhoowed ban la kulmay waalidkey waxay isheegtay hooyo inaysaan iga bixinjirin fiidrada ciidka anaa waxan moodayay inaan masuul iskaa ahaan oo ay igaa bixiyaan yagu u malaynayay marka maxan sameeyaa hada shikh
Fidrda ma badna waa 2 kiilo io bar bariisa abaha ayaana lagu leeyhy hooyada maha adigan waad iska bixin kartaa
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Part 2 : SUAALO IYO JAWAABO CUSUB OO MUHIIM AH 2024 | SHEEKH DIRIR
ruclips.net/video/lhcR3rIhdAs/видео.html
Wankujcelahay
Shiiqa iiweydii sooman hore laigu leeyahay wadac masoomi karaa
❤
Fadiilatu sheekh ramadan hore ayaa hal malin layga leeyahay aan safar ahaa markaa ma qalayn kara markan rabadantan soono
Haa waa inaad soo qaleysaa soonkii kaa tegey ama aad kari weydey waqtigii lagaa sugaayey inaad gudato .taasi way caddahay .
suaashii ahyd kalyaha maladhaeqi karaa adoo sooman jawaabteedi ma arag miyey idhaaftey 😢
qofka xanuunsanya eean soomi karin iskan bixin karin muxuu yeeLayaa Sheekh
ASSALAAMU CALAYKUM, SUAASHII INSOLIIIN IN LAGUDURO QOF SOOMAN WEY QALDANTAHAY, ASAGOO SOO MAN HADDII QOFKA LAGUDURO WAABA UU DHIMANAYAA. (QOFKA QALDAN WAA QOFKA SUAASHA WEYDIIYAY)
Inaysan ina mixin jirin ciidka ramadan fiidrada anaa waxaan moodayay inay igaa bixinayan madaba anigu masuul iskaa ahaan shikh hada maxan sameeyaa isoo jaawab
Dadawi
qofka xanuunsanya eean soomi karin wuxuu iskaga bixiyana an haysan muxuu yeeLayaa Sheekh
Ilahy ha ku barkeyo ❤
وأكو جعلها
It’s so good
@@madiinoadoow2722❤
❤@@madiinoadoow2722
@@madiinoadoow2722⁸⁷p0p😅❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Jqsakumulaah kharshiikh
Waalidkay naa waxban tarijiray markan mushahar qato wa dhoowed baan mid ulaa kuul may walidkay hooyo mcn wxay isheeg tay
Asc sheekh wxn kuweydina ani io ninkeyga hdn rali ka heyn furinken am is niyad ahn iskum furin dad naso dhahx galy dagaly leyga furay furnkas sax miya igsojwb
Ixtikaaf maxa laga wada?
240,
Qof gaal ah. Malaga rabaa inuu soomo ama xurmeeyo?
Siduu usom xadhigii isaga iyo alle wabu jaree
Subhanallah kalimatha miyadh uqawate gaalku sithu usomi
Gaal waxba kuma waajibin
Kolka hore waa innuu islaamaa ,waa innuu xor yahay ciddina khasbayn ,waanna innuu qaangaadh yahay oo sebbi soon kuma waajibin
Waa innuu miyir qabaa oo qof waallan soon kuma waajibto.
❤