Somali info Video
Somali info Video
  • Видео 48
  • Просмотров 1 037 356

Видео

Sheekh Cabdixayi Oo Si Kulul Uga Hadlay Tartanka Quruxda Gabdhaha Ee Somalia & Sharacada Islamka....
Просмотров 8252 часа назад
Sheekh Cabdixayi Oo Si Kulul Uga Hadlay Tartanka Quruxda Gabdhaha Ee Somalia & Sharacada Islamka.... #somalia #quruxda #sharacada sominfo18@gmail.com Info@somaliinfo.so somaliinfomedia link twitter:@somaliinfo11 link Website: somaliinfo.so/
Garoowe: Sheekh Usuuli Oo La Waydiiyay Su’aal Cajiib Oo Ku Saabsan Baraha-Bulshada & Kuwa Kale.
Просмотров 29 тыс.День назад
Sheekh Usuuli Oo La Waydiiyay Su’aal Cajiib Oo Ku Saabsan Baraha-Bulshada & Kuwa Kale. sominfo18@gmail.com Info@somaliinfo.so somaliinfomedia link twitter:@somaliinfo11 link Website: somaliinfo.so/
Sheekh Cabdixayi Oo Magalada Garoowe Khudbada Jimcaha Ka Jeediyay.
Просмотров 4,1 тыс.14 дней назад
Sheekh Cabdixayi Oo Magalada Garoowe Khudbada Jimcaha Ka Jeediyay. sominfo18@gmail.com Info@somaliinfo.so somaliinfomedia link twitter:@somaliinfo11 link Website: somaliinfo.so/
Sh Cabdi Xayi Oo Si Kulul Uga Hadalay Fanaantiinta Kicinta Ka Wada gobolada Koonfur iyo Waqooyi
Просмотров 3,2 тыс.21 день назад
Sh Cabdi Xayi Oo Si Kulul Uga Hadalay Fanaantiinta Kicinta Ka Wada gobolada Koonfur iyo Waqooyi Soomaliya sominfo18@gmail.com Info@somaliinfo.so somaliinfomedia link twitter:@somaliinfo11 link Website: somaliinfo.so/
Sheekh Cabdi Xayi “Alle Ayaa Idin Ku Dhaariyay Xamar Gormee Cadaw Noqotay”
Просмотров 24 тыс.28 дней назад
Sheekh Cabdi Xayi “Alle Ayaa Idin Ku Dhaariyay Xamar Gormee Cadaw Noqotay” sominfo18@gmail.com Info@somaliinfo.so somaliinfomedia link twitter:@somaliinfo11 link Website: somaliinfo.so/
Cajiib: Shacabka Somaaliyeed Oo Ciidsiiyay Caruurta Ku Nool Camp-ka Somalia Ee Gaza..
Просмотров 4,9 тыс.Месяц назад
Cajiib: Shacabka Somaaliyeed Oo Ciidsiiyay Caruurta Ku Nool Camp Somalia Ee Gaza.. sominfo18@gmail.com Info@somaliinfo.so somaliinfomedia link twitter:@somaliinfo11 link Website: somaliinfo.so/
Falanqeyn Cusub: Wax Badan Ka Ogow Dagalka Gaza & Macluumad Cusub Oo Muhiim Ah
Просмотров 10 тыс.Месяц назад
Falanqeyn Cusub: Wax Badan Ka Ogow Dagalka Gaza & Macluumad Cusub Oo Muhiim Ah sominfo18@gmail.com Info@somaliinfo.so somaliinfomedia link twitter:@somaliinfo11 link Website: somaliinfo.so/
Allahu Akbar: Shacabka Soomaliyeed Oo Ciidsiiyay Cariirta Rer Falastiin… | Sheekh Cabdixayi
Просмотров 13 тыс.Месяц назад
Shacabka Soomaliyeed Oo Ciidsiiyay Cariirta Rer Falastiin… | Sheekh Cabdixayi sominfo18@gmail.com Info@somaliinfo.so somaliinfomedia link twitter:@somaliinfo11 link Website: somaliinfo.so/
Sheekh Cabdiraxman Bashiir “Nin Baahan Xor Ma Ahan”
Просмотров 8 тыс.Месяц назад
Nin baahan xor maaha. الفقر يناقض الحرية La pauvreté contredit la liberté. sominfo18@gmail.com Info@somaliinfo.so somaliinfomedia link twitter:@somaliinfo11 link Website: somaliinfo.so/
Waa Tacsi Culamada Soomaaliyeed u dirayaan Ummadda Muslimka ah!
Просмотров 14 тыс.3 месяца назад
Waa Tacsi Culamada Soomaaliyeed u dirayaan Ummadda Muslimka ah!
Sheikh Abdi Hayi “Shantii Somaaliyeed Ee La Inoo Qeybiyay Maanta Waxay Marysaaa 10-Maamul” |
Просмотров 3,6 тыс.3 месяца назад
Sheikh Abdi Hayi Sheikh Adam “Shantii Somaaliyeed Ee La Inoo Qeybiyay Maanta Waxay Marysaaa 10-Maamul” | Aragtidaada Nala Wadaag sominfo18@gmail.com Info@somaliinfo.so somaliinfomedia link twitter:@somaliinfo11 link Website: somaliinfo.so/
Falanqeyn Ku Saabsan Dagaalka Iran & Israil, Maxaa Dhici Kara Hadii Dagaal U Qaraxo…
Просмотров 26 тыс.3 месяца назад
Falanqeyn Ku Saabsan Dagaalka Iran & Israil, Maxaa Dhici Kara Hadii Dagaal U Qaraxo… | Sheekh Cabdiraxman Bashiir Iyo Mohamud Dulyadeyn sominfo18@gmail.com Info@somaliinfo.so somaliinfomedia link twitter:@somaliinfo11 link Website: somaliinfo.so/
Xalqada 3-aad Ee Duruus Ramadaaniyah Siirada Nabiga SCW | Sheekh Cabdiraxman Bashiir
Просмотров 7 тыс.4 месяца назад
Xalqada 3-aad Ee Duruus Ramadaaniyah Siirada Nabiga SCW | Sheekh Cabdiraxman Bashiir sominfo18@gmail.com Info@somaliinfo.so somaliinfomedia link twitter:@somaliinfo11 link Website: somaliinfo.so/
Sh Cabdixayi “Hadii Aad Arki Jirteen Soomali Macaawino Loo Uruurinaayo, Maanta Iyada Rer Fala**in...
Просмотров 1,1 тыс.4 месяца назад
Sh Cabdixayi “Hadii Aad Arki Jirteen Soomali Macaawino Loo Uruurinaayo, Maanta Iyada Rer Fala in U Uruurinayso”
Xalqada 2-aad Ee Duruus Ramadaaniyah Siirada Nabiga SCW | Sheekh Cabdiraxman Bashiir
Просмотров 7 тыс.4 месяца назад
Xalqada 2-aad Ee Duruus Ramadaaniyah Siirada Nabiga SCW | Sheekh Cabdiraxman Bashiir
Xalqada 1-aad Ee Duruus Ramadaaniyah Siirada Nabiga SCW | Sheekh Cabdiraxman Bashiir
Просмотров 13 тыс.4 месяца назад
Xalqada 1-aad Ee Duruus Ramadaaniyah Siirada Nabiga SCW | Sheekh Cabdiraxman Bashiir
Soo Dhaweynta Bisha Fadliga Badan Ee Ramadaan | Sh. Cabdiraxman Bashiir
Просмотров 3,7 тыс.4 месяца назад
Soo Dhaweynta Bisha Fadliga Badan Ee Ramadaan | Sh. Cabdiraxman Bashiir
Khudbada Jimcaha Ee Maanta 06-Feb-2024 | Masjidka Cumar Binu Khadab | Sheikh Abdi Hayi Sheikh Adam
Просмотров 1,3 тыс.5 месяцев назад
Khudbada Jimcaha Ee Maanta 06-Feb-2024 | Masjidka Cumar Binu Khadab | Sheikh Abdi Hayi Sheikh Adam
Falanqeyn: Abiy Ahmed Awood Ma U Leeyahay In Uu Xiro Biyaha Wabiyada | Sheekh Cabdiraxman Bashiir
Просмотров 58 тыс.5 месяцев назад
Falanqeyn: Abiy Ahmed Awood Ma U Leeyahay In Uu Xiro Biyaha Wabiyada | Sheekh Cabdiraxman Bashiir
“Qofkii Dambi Gala Rer Hebel Ayaa Galay Yaanan La Dhihin” Sheikh Abdi Hayi Sheikh Adam
Просмотров 2,1 тыс.5 месяцев назад
“Qofkii Dambi Gala Rer Hebel Ayaa Galay Yaanan La Dhihin” Sheikh Abdi Hayi Sheikh Adam
Qeybta 2aad | “Bixinta Badda Somaaliya Waa Jariimo” Mufakar Sheekh Cabdiraxman Bashiir
Просмотров 14 тыс.5 месяцев назад
Qeybta 2aad | “Bixinta Badda Somaaliya Waa Jariimo” Mufakar Sheekh Cabdiraxman Bashiir
Sheekh Cabdixayi Oo Ka Hadlay Xaladihii Ugu Dambeeyay Ee Bariga Dhexe & Isbadalada Geeska Africa
Просмотров 1,8 тыс.5 месяцев назад
Sheekh Cabdixayi Oo Ka Hadlay Xaladihii Ugu Dambeeyay Ee Bariga Dhexe & Isbadalada Geeska Africa
Maxay Kala Yihiin Itoobiyaan &xabashida | Taariikh kooban | Dr. Xasan Maxamed Nuur
Просмотров 6 тыс.5 месяцев назад
Maxay Kala Yihiin Itoobiyaan &xabashida | Taariikh kooban | Dr. Xasan Maxamed Nuur
Documentary: Taariikhda iyo Dhaqanka beesha Garre | Waxaa Soo Saaray @Sensor Films
Просмотров 4,4 тыс.5 месяцев назад
Documentary: Taariikhda iyo Dhaqanka beesha Garre | Waxaa Soo Saaray @Sensor Films
Sh Cabdiraxman Bashiir Oo Soo Bandhigay Aragtiyo Cusub Oo Ku Saabsan Damaca Itoobiya Ee Badda...
Просмотров 108 тыс.5 месяцев назад
Sh Cabdiraxman Bashiir Oo Soo Bandhigay Aragtiyo Cusub Oo Ku Saabsan Damaca Itoobiya Ee Badda...
"Wallahi Xalay Maanan Seexan, Waxaan Arkay Darteed...." Sheekh cabdiraxmaan Bashiir
Просмотров 127 тыс.6 месяцев назад
"Wallahi Xalay Maanan Seexan, Waxaan Arkay Darteed...." Sheekh cabdiraxmaan Bashiir
Sheekh Cabdiraxman Bashiir Oo Si Wayn Uga Hadlay Xaladihii Ugu Dambeeyay Ee Geeska Africa & Arima ..
Просмотров 14 тыс.6 месяцев назад
Sheekh Cabdiraxman Bashiir Oo Si Wayn Uga Hadlay Xaladihii Ugu Dambeeyay Ee Geeska Africa & Arima ..
Sheekh Cabdixayi Oo Si Wayn Uga Hadlay Duqeynta Maanta Ka socota Baab Al-Mandab & Xalada Geeska
Просмотров 3,7 тыс.6 месяцев назад
Sheekh Cabdixayi Oo Si Wayn Uga Hadlay Duqeynta Maanta Ka socota Baab Al-Mandab & Xalada Geeska
Deg_Deg: Sheekh Cabdixayi Oo Si Kulul Uga Hadlay Heshiiska Muusa Bixii & Itoobiya ....
Просмотров 11 тыс.6 месяцев назад
Deg_Deg: Sheekh Cabdixayi Oo Si Kulul Uga Hadlay Heshiiska Muusa Bixii & Itoobiya ....

Комментарии

  • @abdiqadiringires7729
    @abdiqadiringires7729 3 часа назад

    Jasakalah kheyrul jasaa mahadsanid

  • @umcadil5660
    @umcadil5660 4 часа назад

    Waa runtiis allaah ha na badbaadiyo

  • @Noredin20
    @Noredin20 7 часов назад

    Kkkkk tiktok horta macnihiisu wa maxay ??

  • @nuurnaasir6404
    @nuurnaasir6404 16 часов назад

    Mansha Allah sheeku xigmad badanaa baarakalaahu dhamaanteen xaqa alle hana wada fahamsiiyo aamiin.

  • @hawamussemussehassan3306
    @hawamussemussehassan3306 День назад

    Mashalah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Salmaqurxinta
    @Salmaqurxinta День назад

    الحمدلله علي نعمة الاسلام❤❤❤

  • @ayubabdi7
    @ayubabdi7 День назад

    Acw.Nagaad TV-mufakir,sheekh, Somaalidda-aqoon,Toosiyaha ummadda,garsoore,daryeela,wacyigaliyaha ummadda,oo dadka dhibaataysan u hadla,Suxufi,macalin,mutaxalil, ama gurfeeye,waddani iyo aqoonyahan Soomaaliyeed-Kheyr allaha kusiiyo adiga iyo shaqaalahaaga,sida aad soomaalida aad runta uga sheegto.illaahay hakaa abaalmariyo, sida aad ubaraarujiso ama aad u wacyingaliso dadkaada iyo dalkaada, oo aan sida qabiyaaladda iyo ku oorkacsiga aan ku jirin,adiga iyo dadka ka shaqeeya waarbaahinta ee waddankooda iyo dadkooda jecel oo dhibaatadooda ka damqanaya.waxaan idiinlleenahay"Virus badan baa jira,ee waxaad kaashataan"(Cabsida ilaahay,Sabirka,dadaala,illaahayna talosaarta, ha caajisina), oo markaas waad liibaanaysaan,insha allah.ilaahay hanaga qabto, codowga ummadda Soomaaliyeed,iyo kuwa diinta sharafta leh, ee islaamka kugabanaya; ama ka beensheegaya,ee ah Al-shabaab,iyo wixii la midka ah(IWM.)Ilaahayow, Soomaalidda qalbigooda isku jiid-jiid,oo walaaley,oo Burcad isu mari.Dowladnimo wanaagsan Allaha-raxmaan ha na siiyo;Aamiin.

  • @CabdulaahiQasimcali
    @CabdulaahiQasimcali День назад

    Codka maxaa kudhacay😮

  • @imanliban8274
    @imanliban8274 День назад

    Jazakumu Allahu khayran ya sheikh, fadlan magaalo kasta ka sheeg khudbadaan oo masaajid kaliya ha ka akhrin ee bannaanka meel weyn oo la isugu yimaado. Allah SWT ha ku xifdiyo aamiin 🤲🤲🤲

  • @MahadocumarXasan
    @MahadocumarXasan 4 дня назад

    Maclin usuuli alaha ku xifdiyo

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 5 дней назад

    Adigu maxaad naaska la taageysaa ? Waxaad sheegeyso ka run sheegi meysid sababtoo ah sidaad hadalka u dhigtey ayaa daliil ah. Gabadha muslimada ah gacmaha ayey jalbaabka ka hoos marisaa 😂

  • @Bashiirali3040
    @Bashiirali3040 6 дней назад

    Subaxanallah haballaha mislimiinta ha u gefin illahay abuurkiisana habaflagadeen diintuna maaha doonistaada iyo inaad cid ku raali geliso diintii maaha maanta diinti waxay noqotay wax binaadan lagu raali keliyo

  • @miskidaahir6133
    @miskidaahir6133 7 дней назад

    Masha allh shiiqow 🎉

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 8 дней назад

    Jazaklh sheekhuna

  • @ggfff1733
    @ggfff1733 8 дней назад

    Konfurta Galkacyo’s xijaabka bidca ayaa loo yaqaanaa oo hijaabka waa ku yeryahay

  • @user-ny8gj9cv8n
    @user-ny8gj9cv8n 9 дней назад

    Jazaakallaah kheer sheekh

  • @muktarali2477
    @muktarali2477 10 дней назад

    Q

  • @abdishakuurjimcaale3155
    @abdishakuurjimcaale3155 10 дней назад

    Fadiilatul sheikh usuuli xafidakalahu

  • @fartunalihashi4833
    @fartunalihashi4833 10 дней назад

    Adaa badow ah Gabadhu su aasheeda waxay waydiisey wadaadka wuuna horfadhiyaa. Maxay qof ugu soo dhiibaysaa !!!!??!

  • @falisa576
    @falisa576 10 дней назад

    Sheikh usuuli Allaha xafido

  • @yussefdirshe8953
    @yussefdirshe8953 10 дней назад

    Sheydaan Usuuli miyaa Garoowe yimi

    • @user-sy8js4qd1o
      @user-sy8js4qd1o 10 дней назад

      Maxa kugu qasbay ina adeer inad dahdo sheydaan??!!

    • @Xaswawa-rz2et
      @Xaswawa-rz2et 10 дней назад

      Sheikh baan u jeeddaa oo sheydaan uma jeeddo. Adigu maxaa laguugu tilmaami Karraa?

    • @sucdisiad3316
      @sucdisiad3316 10 дней назад

      Sherydaan waxaad u Lee dahay nin Khawaarij ah oo Malcuun ah oo Murtad ah oo weliba Malcuun ah waxaad ogaataa in ciribtiinii uu maanta gooyay

    • @Twa917
      @Twa917 10 дней назад

      Somalia dinta ka baxday bad thy ayaan filaya Sheekh usulk ilhaay haa xafido❤❤❤

    • @Xaswawa-rz2et
      @Xaswawa-rz2et 10 дней назад

      @@Twa917 aamiin sheekha Allah xafido

  • @HawoAdan-b3r
    @HawoAdan-b3r 10 дней назад

    Allah hanagu sugo diinteen macaan

  • @umuahmed4253
    @umuahmed4253 10 дней назад

    Afdheer marka laga hadlayo mala iswaydiiyay raga dumarka xumaynaya oo fasahaadka wada

    • @2daysago_
      @2daysago_ 10 дней назад

      Wll.. dumar markii laga hadlo ragna wa sku jiraan..,,ragna markii laga hadlo dumarna waa ku jiraan. Inbadan waxaan arkay dumar ka cabanayaan culimada oo ay leeyihiin mxa dumarka un oga hadashaan oo raga oga amustaan lkn taas waa qalad. Mida kale waxey dumarka hilmaaman ama aanba lasocon in hooyo yihiinama hooyo noqon doonaan waana meesha tarbiyada bulsho ay kasoo bilaabmato....hooysdaas hadey nin iyo naag fiican soo saarto umada wey hagaageysaa waana sababta marwalbo dumarka loo waaniyo si bulshadeena uwanagsanaato.....lkn dumarkii ayaga in la iska beegsanaayo ayey uheystaan.

    • @CabdiGox
      @CabdiGox 7 дней назад

      Jisaaka laahu kheyran

    • @hassanzaimka
      @hassanzaimka 7 дней назад

      Dadkaas haka hadasho wll, lkn Macallimiin aan aqaano aniga oo Sheekhyo ku jiraan oo aniga bareyaal ii ahaa, ayey ka been abuuraneysaa? Wax ka jiro malahan xogta ay bixiso alle ayey ka furatay taas wlhi kuma dambaayo.

    • @umuahmed4253
      @umuahmed4253 7 дней назад

      @@hassanzaimka wlle afdheer uma doodayo waan ogahay qof halaysan inay tahay lkn waxa meesha ka jirana halaga hadlo oo yaan laga aamusin fasahaadka halawada sheego mahadsanid

    • @hassanzaimka
      @hassanzaimka 7 дней назад

      @@umuahmed4253 Thank U wll waan ku fahmay.

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 10 дней назад

    Dadkaan badawsanaa? Kenya - Anaga markii sheekha, Su’aal la- Waydiinayo waa la soo Qoraa - Dad baa u xilsaaran oo loo dhiibaa Sidee Gabdhahaan toos ugu waydiin karaan?

  • @HassanAbdulkadir-wm2fw
    @HassanAbdulkadir-wm2fw 10 дней назад

    Baarakallaahufiik Sheekhanaa

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v 12 дней назад

    Sheekhow samiga bosaso buujoga utag soboqo

  • @f.o847
    @f.o847 13 дней назад

    sheekh jazaa kallaah khayr

  • @Moustapha97
    @Moustapha97 14 дней назад

    Barakallah sh abdi xayi sh aan ugu jeclahay culumada. Runta ayu si funny ah oo farsamaysan umada ugu sheega walahi Allah darti aya ku jeclahay jazakallah kheeyr ❤

  • @XAWOAbdullahi-z1r
    @XAWOAbdullahi-z1r 14 дней назад

    Manshaa alaaah ilaahy hanooxifdiyo

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad 14 дней назад

    Jasaaka Allah yaa shiikh, sidaa dadka wax ugu sheegto waa sida wax lagu fahmo, Alle haku xafido.. Aamiin

  • @user-pp9kg9nh8j
    @user-pp9kg9nh8j 14 дней назад

    Culimadeena Allah ino xifdiyo

  • @xoxo-yg6gb
    @xoxo-yg6gb 14 дней назад

    Maashaa allaah, sheikh cabdi xayi

  • @Keway603
    @Keway603 17 дней назад

    SALLAHU CALEYHII WASALIM SCW SCW SCW SALAM caleyhii calaa mahamad AMIIM YAARABII AMIIM YAARABII 🌎🙏