Deg_Deg: Sheekh Cabdixayi Oo Si Kulul Uga Hadlay Heshiiska Muusa Bixii & Itoobiya ....

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Deg_Deg: Sheekh Cabdixayi Oo Si Kulul Uga Hadlay Heshiiska Muusa Bixii & Itoobiya ....
    sominfo18@gmail.com
    Info@somaliinfo.so
    / somaliinfomedia
    link twitter:@somaliinfo11
    link Website: somaliinfo.so/

Комментарии • 35

  • @omarmohamedkaliif2596
    @omarmohamedkaliif2596 8 месяцев назад +5

    Ilaahay haku barakwyo sheekh

  • @mrwadaniciilan8799
    @mrwadaniciilan8799 8 месяцев назад +2

    M.a waan joogey qudbada alle haku anfaco

  • @AhmedAbdiH
    @AhmedAbdiH 8 месяцев назад +3

    Dan Ba Inaga Dhaxeysa. Dadkan Ayaan Daradooda ayaan Layabanahy leh dhul ayaan Share garayna leh. Dhagartan Alla Somalia ha ka badbaadiyo.

  • @saacidsuuraj4658
    @saacidsuuraj4658 8 месяцев назад +2

    Asc sheekh cabdul xayi jimco mubarak❤❤❤❤❤❤❤

  • @Cabdicasiis-Gasle
    @Cabdicasiis-Gasle 8 месяцев назад

    Xabashi Inagaa iska xigna from duriyadi

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 8 месяцев назад +1

    Saylac waa meeshii soomaali tarikhdedu taley ee islamku inaka soo garay oo qiblateyinka inoku yaley taarikh islam iyo taariikh soomaaliyed ayaa halkas tala. Rabbiyoow cadowga iyo munaafaqiinta shartoda soomaali kabadbadi Aamiin yaa Rabbi.

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h 8 месяцев назад +1

    Alla sheekha Run badanaa....

  • @Ahmed_ali2024
    @Ahmed_ali2024 8 месяцев назад

    Aamin

  • @obsiiyeilkacase4652
    @obsiiyeilkacase4652 8 месяцев назад +1

    Sh.cabdi xayi waa runtaa diyaarbaan unahay difaaca kabcada from awdal

  • @maxamedshiikh8906
    @maxamedshiikh8906 8 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedabdimahad6849
    @ahmedabdimahad6849 8 месяцев назад

    Masha allah jazaaka allah waanu is cafinay waanan midoow nay.

  • @nimanfarah4309
    @nimanfarah4309 8 месяцев назад

    Allaahu akbar 🚀🚀🚀

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed4889 8 месяцев назад +1

    Allaha hu akbar Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤😂

  • @cabdigood226
    @cabdigood226 8 месяцев назад +2

    Maalinta qofka ugu danbeeya ee soomaliga xorta ahi dhinto, baddeena ha qaataan amxaro

  • @Leewaraskaricabdirisaq-ul3by
    @Leewaraskaricabdirisaq-ul3by 8 месяцев назад

    Shiikhu ma daaroodbaa 😂😂😂😂😂

  • @fosiali263
    @fosiali263 8 месяцев назад

    Diintu maxay ka qabtaa dad muslim ah in gaalo ilaaliso sida somaliya oo kale 20kun oo gaala madmadow ah ayaa joogee sheekhow

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h 8 месяцев назад

    Zaylac Al muqadasa Albaabka Afrikada Bari Diinta ka soo Gashay iyo Asaarta Masjidka Qiblatein Ciyaalo Abraha ma laga iibin Karaa?

  • @abdulbasito5778
    @abdulbasito5778 8 месяцев назад

    Hhhhh dadka qaar waa in microphone ka laga qabtaa

  • @warsanchannel7504
    @warsanchannel7504 8 месяцев назад

    Muuse uu ina waalayaa
    Hashiiska kama ba fikirin waana kayaabay
    Hasheesku haduu dhoco ka sooqaad
    Saldhigaa lagu heshiiyay iyo agagaarkiisa waxay keei 20,000 oo askar ah
    Waxay wataan askartasi 15,000 oo xaasas ah waxay dhayaan sanad kadib 20,000 oo caruur ah bal waxaad ku dhufataa 50, sano iyo inta oromo ir dhabuub iyo gambelo axmaaro iyo kuwa kale ba isku laba jebaaroo imisay gaadhayaan 50 sano kadib miyay kaa yeeli donan heshiis buu ahaye ka kaca 1, 00000 oo shacab iyo askab badeed iyo militari iskugu jira walahibaynaan madaafiic xataa ku kicinayn
    Imikaan dhawnehee ayaan itoobiyaan inasoo galin ..😃😃🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔

  • @Maxamedibraahim-xv4nt
    @Maxamedibraahim-xv4nt 8 месяцев назад

    Allow dadkeena si degan kuwa u fikira ka yeel tusi waxa uu arko amxaarka

  • @Somalitraveli1
    @Somalitraveli1 8 месяцев назад

    Friendly fire. 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 8 месяцев назад

    Xataa wadaadadu waa munaafiqiin
    Bal may ka hadlaan EAC markii lagu biirayay

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 8 месяцев назад

    Ninkaasi cid ma masalo waana khaayin diinta dadka iyo dalkaba wuu khiyaamay

  • @khaledali5093
    @khaledali5093 8 месяцев назад

    Gorode gorode iska daaya laablakaca

  • @farxaancabdicilmi7718
    @farxaancabdicilmi7718 8 месяцев назад

    الم غلبت الروم waa goormee

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 8 месяцев назад

    Adigu ma Kenya mise Ethiopia ayaad u dhalatay . Diin iyo dhararaq maxaa isku qalday munaafaqyow

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 8 месяцев назад

    Waad iska dhararaq-leeday waayo Ethiopia waax dhan ayaa afSomali ku hadashee orod wax soo qaad . Somaliland iyo Ethiopia wax xor .Adigu dalkee ayaad hoos-jiifta . Shaydaan indha Shaydaan leh ayaad tahay اخرس مليون مرة يا منافق ابي كذاب

    • @RobleBarre-xz6kt
      @RobleBarre-xz6kt 8 месяцев назад +2

      Kafiirso waxaad leedahay
      Wax kula fudud mantay ayaa berri kula cuslan doona

    • @abdigah5364
      @abdigah5364 8 месяцев назад

      @@RobleBarre-xz6kt isagu xasadka iyo qabyaaladda iyo laba-wajiilaynta ha iska daayo. Adiga iyo isaguba waxaad tihiin dadka aakhiro ku hanjaba . Waa shaydaan cudur qabyaalad la yidha uurka buuxiyey .Xataa dadka uu gaalada ku sheegayo waa qabyaalad . Ma isaga Rabbi soo waraystay ? Ma isaga ballan janno haysta . Hadduu shaydaan jiro iyo isaga wixii la fikrad ah aya shayaadiin ah وبالله التوفيق

    • @user-kb8fk3rl6w
      @user-kb8fk3rl6w 8 месяцев назад

      Hhh oo adiguna magaranayo dadkan caqligeenii qufulka ku xidhay furihiina qaatay

  • @osmanibrahim3470
    @osmanibrahim3470 8 месяцев назад

    BAROORTA FAQASH DHAQASH 😂😢😢😢😢😢😢
    ISKA QAYLIYE BACAAAAAÁAAAAAAAAC