Erayga Soomalida Itoobiya ha la joojiyo waa hadal gaf ah oo ha loogu yeero Soomalida Galbeed sida aan ugu yeerno Soomalida Waqooyi ama Soomalida Koonfureed ama Soomalida Bari. Si ay u ogaato dowladda Itoobiya ineysan Jirin wax la yiraa Soomalida Itoobiya ee uu dhulku yahay dhul Soomaaliyeed.
Asc Marka hore waxan salamaya dhaman howl wadenada Somali info TV iyo sheikh abdirahman bashir. Run ahanti doodani waxay aheyd mid mangal ah oo ay somalidu wacyigoda wax badan oo fa,idoyon kuso kordhin karto. Waxana codsan laha in barnamij yada nocano kale laso badiyo. Ugu yaran todobad kiba mar ama labo lanoso gudbiyo. Wabilahi towfiq.
Asc. Sh Bashir iyo weriye . JAHAYN...Somalida waxaan leeyahay Ethiopia Biyo Somaliya kama heshan kartee, Somaliya Badda Biyaha in ay ka ceshato ha u hawl gasho. Waqtigana ha la galiyo wacyi gelin dadka faaido u leh iyo Jahayn..Maqalsan
Hadii awdal state of somalia 🇸🇴 hir gasho maakhir state of somalia 🇸🇴 maxaa haray? Khaatumo tegtay awalba hal qabiil baad aheydeen intiina sheegta waxay idin goyso arka.
Xukumada muqdisho suaal hadalada la adeersanaa iska baara ama barta waamaxay dal dhan ee muqdisho la leeyahay cidii tel heshaaba in eey wax soo gudbiyaan waa ayaan daro 😊
Somalia Allah SWA ugu deeqay bad & nimcooyin. Ethiopia webi ayaa la siiyey waloow ay dalal badan ay maraan mana celin karaan Nimcadda uu Eebbe addomadiisa uu siiyey.
Webiyada Soomaaliya soo gala ee Ethiopia ka yimaada waxa la kordhinayaa isticmaalka biyaha ee dhinaca ethiopia gaar ahaan Kililka 5aad, si uu Abiy arintaas uga dhigo in biyaha ay Soomaalida ethiopia isticmaalayso si loogu garaaco Soomaalida ku nool Somalia. Sababta uu u booqday deegaanka Somalida ethiopia waa sidaas.
Dhan kastoo laga eego wey soo wada xirmeysaa! Talo waa tii alle ku waafajiyee inta tabartu tahay ha la dadaalo, mida ugu darani, waa qaran dhiska iyo bal in cagaha loo taago, dowladnimada, sareynta sharciga iyo cadaalada La dagaalanka Qabyaalada, Musuqa, jahliga, faqriga iyo Siyaasad xumida!
Waligii maanuu nicin Somaliland ama reer Isaaq ee caqligiisa ayaa aad iyo uga weyn mida qoysnimada iyo qabiilka mana fahmi karo qof qabiil iyo qoysnima dawaqisay. Soo kor
Comments kayga waxaan ku darsanayaa waa in aad wada isku ifin na hadana waxaad madaxa isku gelineysaa laba Soomaali ah waa la yaabay culimadii haddii ay saas dhahaayaan.Waxaan ku warsaday maxaa ay kala yihiin Soomaalida degto ogaadeeniya waa dad uu u taliyo Itoobiyo oo loo soo is ticmaali karo Soomaaliya. Marka Sheekh ka fiirso hadaladaada waxaa uu u muuqdaa in aad u jan jeerto dhinaca Abii Axmed soda uu rabay.
Wa wax ayaaga manta dibaayo talyaniga ila hada. Culture bee u tahay. Waxaa xasuusta Spain iyo italy in la wanaayiyay, hadii ka noqonanin jidka ee ku socdan in ay sida Greek lo ridayo. Angela merkel oo garmalka aa greek wadamahas tusaale uga dhigtay in ee IMF lacaag ka sugikariin. Greekna baakadaha aa la galiyey miss management of government funds iyo corruption high ah. Kenya waxaa lagu nacebyahay waa waxaas oo wixii ka bilabmanta marka diyarad laga soo dago. Inshallah waxaa rijeenaya in somalida waxaas ka baxaan dhaqan xuunta oo ilahey ka soo horjeedo oo kheryad ku jirrin.
Dadka somalidu wadaniyad iyo qab way lahaayeen lakiin waxa baabi'iyey dhibaatada daba dheeraatay iyo iyagoo qaar ka midihi dhibaato aan dhamaanayn iyo mu'aamaro ku hayaan iyo badankooda oo aan fahmey meesha dhibku ka haysto
Mahadsanid sheekh Cabdiraxmaan Bashiir . ALLE haku barakeeyo
Sheekh ka soo hadal mawduuc aad dhawaan aad ka dhawaanisay oo ah (qaybinta somalia & jabuti iyo cida qaybinaysa)
Erayga Soomalida Itoobiya ha la joojiyo waa hadal gaf ah oo ha loogu yeero Soomalida Galbeed sida aan ugu yeerno Soomalida Waqooyi ama Soomalida Koonfureed ama Soomalida Bari. Si ay u ogaato dowladda Itoobiya ineysan Jirin wax la yiraa Soomalida Itoobiya ee uu dhulku yahay dhul Soomaaliyeed.
Waa runta💪👍
Somalia ha noolaato towfiiq ALLAAH ha na siiyo
Masha Allah shiikha cilmiga hilaaah ha u barakayo
Wacaleykum salaam warahmatullaah wabarkatuh,bahda Somali info iyo sheikh Bashir.
MAHADSANID SHEEKH CABDIRAXMAAN BASHIIR, ALLE HAKU DANBI DHAAFO.
Asc warkagu waa sax shiikhow waxayse arintasi rabtaa in waqti lageliyo wacyigelina lasameeyo.
❤ thanks Mufti Bashir
maschallaha. Cabdiraxmaan baschir wa maskaxada uumada Somaliyet👍
Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamiin 🇵🇸 ♥ 🇸🇴 scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🇵🇸 ♥ 🇸🇴 guul guul guul guul guul guul guul guul guul guul Somalia 🇸🇴 turkey 🇹🇷 Eritrea 🇪🇷 ♥ from awdal state soomaaliya 🇵🇸 ♥ 🇸🇴 waxay tiri dawlada USA 🇺🇸 5 saldhig iyo 5 maamul goboleed oo ay ka dhisayso midhaa waa kala qodobka umada soomaaliyeed ka shaki waaye dalka dadka diinta alle ha inoo badbaadiyo hogaamiye wadaniya alle ha inaga soo dhexsaaro insha allah aamiin aamiin ♥
Asc
Marka hore waxan salamaya dhaman howl wadenada Somali info TV iyo sheikh abdirahman bashir.
Run ahanti doodani waxay aheyd mid mangal ah oo ay somalidu wacyigoda wax badan oo fa,idoyon kuso kordhin karto.
Waxana codsan laha in barnamij yada nocano kale laso badiyo.
Ugu yaran todobad kiba mar ama labo lanoso gudbiyo.
Wabilahi towfiq.
He can do nothing Abby empty threaths
Very right sheikh
Allaha hu akbar Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤❤
Moowduuc aad u qiimo badan & talo wanaagsan. Mahadsanid
Asc. Sh Bashir iyo weriye . JAHAYN...Somalida waxaan leeyahay Ethiopia Biyo Somaliya kama heshan kartee, Somaliya Badda Biyaha in ay ka ceshato ha u hawl gasho. Waqtigana ha la galiyo wacyi gelin dadka faaido u leh iyo Jahayn..Maqalsan
Shekh alaha kubarakeyo
Alllah kuxifdiyo
Xukumada muqdisho inaa taraahdo waalaga fiicanyahay doowlada fadaraalka soomaaliya sharafta hagaqaadin ustaad
Webiyada Ethiopia mara Somaliland ha loojeexo,heshiiska Badda iyo Webiyada ha loo bixiyo
Hadii awdal state of somalia 🇸🇴 hir gasho maakhir state of somalia 🇸🇴 maxaa haray? Khaatumo tegtay awalba hal qabiil baad aheydeen intiina sheegta waxay idin goyso arka.
Subxana Allah
Shiikhii Direed oo Noqoday shiikh
Daarood
Xukumada muqdisho suaal hadalada la adeersanaa iska baara ama barta waamaxay dal dhan ee muqdisho la leeyahay cidii tel heshaaba in eey wax soo gudbiyaan waa ayaan daro 😊
Qofka Somaliga ah sida,uu jecelyahay ayuu wax kucabiraa taasaa keentay 5 ta Somali ka koobantahay inanay weligood heshiin
Asc guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Somalia Allah SWA ugu deeqay bad & nimcooyin. Ethiopia webi ayaa la siiyey waloow ay dalal badan ay maraan mana celin karaan Nimcadda uu Eebbe addomadiisa uu siiyey.
Waa maxay Map-ka aad isticmaasheen 😡😡😡
Su'aashii laga jawaabay buu weriyuhu dib u soo celinaya
Jamhuuriyada barakaysan cidna u joojin mayso.
Biyuha webigu hadduu yahay webi joogto ah lama joojinkaro waayo wuxu qarqinaya dhul badan oo ka mid ah dalka joojin-raba . Biyaha webiga si buuxda uma joojinkartid
Xagga safarka badda haddii aad marayso goob 12 mile ( 16 kolometer ) amma wax ka yar berriga u jirta waa inaad wer-geliso ay kaa warhayso dawladda goobtu khusayso وبالله التوفيق
Waa hadal fican lakiin hassan shiek yaa intaa fahasinayo in Ethiopia xanuun ladareen siiyo xanuunkaa o ah in qaadka iyo hawadaba laga xiro
Sidee sow idinka ciidan shisheeye wadankii dul dhigay oo somali kala furfuray
SHEEKHANI FIKIRKIISA WAAN DHEGAYSAN JIRAY BALSE MAALINTII DHAWAYD
WUXUU LASAFTAY DALIMIINTA SHACABKA SOOMALIYEED XASUUQAY IMIKANA RABA INAY XASUUQ KII HOREBA KA DARAN
Sh bashiir maaha qof diin lawaydiiyo iimaankiisuna ismaaciilbuu karaacay
Ismaaciil dal muqdisho kadad badantay ayuu meel kaadhsiin waayay. Asagoo billiono lacaga ay dalka soo galaan. Ethiopia qudha 1.2 billion ayuu kaqaadaa, china 800 million , maraykan kaddaran.
Waliga shabele ma wuxu kasobilowmaa buuraha dhulka somaliya Ethiopia kaheesato mise buuraha dhulka Ethiopia 🇪🇹
Ethiopia-yada fog ee xabashida ayuu kasoo bilaabmaa
@@mohamed88466 mahadsanid
❤ioG❤IOG❤IOG❤IOG❤Anehay❤ABI❤ABI❤ABI❤ABI❤Ahmed❤ali❤anehay❤yamuoafik❤
Abiy umadaallaha kaqabto biyaha webiyadda. Ee ilahey qalqgiisa ugutalagalay haduu biyoxireen kusameynaa rabaan ugadacwooney
Anaga iyo etoopiya isma hureeyno😢
Aaway diintii, dhaqankiii???
Halaga Xidho biyaha Iyagaa doontay
Itoobiya Hanoolaato nebigaa u
Duceeyey
Hhhhhhhhh nebigu adiga miyuu ku habaaray
Nabika scw marka itobia miyuu amaaney waxaa kawadaa xadiis uu sheegey nabika oo ah yaa la doonan turkika iyo xabashida kaas waa sax laakiin hadii ay kuku soo xadgudbaxaan waa laka dhicinaa😮
Webiyada Soomaaliya soo gala ee Ethiopia ka yimaada waxa la kordhinayaa isticmaalka biyaha ee dhinaca ethiopia gaar ahaan Kililka 5aad, si uu Abiy arintaas uga dhigo in biyaha ay Soomaalida ethiopia isticmaalayso si loogu garaaco Soomaalida ku nool Somalia. Sababta uu u booqday deegaanka Somalida ethiopia waa sidaas.
0:32 ma walatay maxa waye mapka ku ciyaday?
Dawladaha khariidada ka baxaaya waxa know ka an Somaaliya.
Ri haday dub leedahay dabadeeday ku qarin layd waa maamaaha somali ah Bada Somaliland ethiopia heshiis kudawakhaydeeN Djbti tag waxka bedel nolosha dadka
Dhan kastoo laga eego wey soo wada xirmeysaa! Talo waa tii alle ku waafajiyee inta tabartu tahay ha la dadaalo, mida ugu darani, waa qaran dhiska iyo bal in cagaha loo taago, dowladnimada, sareynta sharciga iyo cadaalada La dagaalanka Qabyaalada, Musuqa, jahliga, faqriga iyo Siyaasad xumida!
Qowmiyada keli ah ee Adis laga xakumo wa tan Somali maxay ku dhacday
Abiye Allah ka qabto geeska Africa wa fidmada wade
🎉😢🎉😂❤❤
Sheakh qawaaniinta hadda mashaqaynayso
Cheik cabdiraxman barnamijyada no gaa gabi si an u dhamsysankarno
Sheekhow shakhsiyadaadii waad bedeshay
1- waa masiibo hadaad cadowgaaga garan waydo.
2- Af-somaali wax ku qora.
Benalesawadaallah.wajak.
Wadaad baan moodi jiray berigii hore waan dhegaysan jiray lkn waxaan ku arkay soampiland nacayb
Waligii maanuu nicin Somaliland ama reer Isaaq ee caqligiisa ayaa aad iyo uga weyn mida qoysnimada iyo qabiilka mana fahmi karo qof qabiil iyo qoysnima dawaqisay. Soo kor
Comments kayga waxaan ku darsanayaa waa in aad wada isku ifin na hadana waxaad madaxa isku gelineysaa laba Soomaali ah waa la yaabay culimadii haddii ay saas dhahaayaan.Waxaan ku warsaday maxaa ay kala yihiin Soomaalida degto ogaadeeniya waa dad uu u taliyo Itoobiyo oo loo soo is ticmaali karo Soomaaliya. Marka Sheekh ka fiirso hadaladaada waxaa uu u muuqdaa in aad u jan jeerto dhinaca Abii Axmed soda uu rabay.
Cilmigii aad baratey waxaad ka dooratay Duli istusnimo iyo Munaafaqad. Nin Sheikha oo Illahay ka baqayaa kuma noolaado Wadamada Yurub oo kolba wadan iskuma dhiibo
Manshallh sheikh abdirahman the knowledge u have why don't discuss the president of Somalia so that he takes ur policy thanks
Af-somaali wax ku qor.
Munaafaq
Shak Abduraman I have respect for you but today you take about samething you don't know about.
Ethiopia is strong country
Dr Abiyi Ahmed is intelligent leader my Allah stunning with him and long life for him.
ya.guodafa.tuse.assite.le.famme.mes.tuniyapa.un.drois.assilte.❤ABI❤Ahmed❤Ali.❤frer.abduorshman.atation
Bashiiroow wax aadan awood u lahayn ha dhex gelin shaarka diinta ee aad ku dhuumaneyso waanu aragnaa lkn ogoow ilmahaaga yaad u dhigaysaa dhitadaa
Iska hadlee
@@QaliaAli Ninkaan daalin waaye beenloow ah Fitnada cida abuurta diinta way reebtay
Somaliland Guul
HALLAKACO OO DALKA HALABADABADIYO OO HALAQABTO SHIRDEDEGA OO AH QAYLODHAAN😮
Waxaa wax lala yaabo ah in umada Somaliyeed ay dheeystaan wadaad danayste ah islamarkaana ah Jabuutiyaan
Jabuuti waxay fashilisay midnimadii shanta Somaliya
Halka ay somaliland keentay xoriyadeefii ilaa ay qayb libaax ka qaadatay dagaaladii dex maray Ethiopia iyo Somalia
Maanta umada Somaliyeed waxay sharaf u hayaan kii diidey somalinimo
Halka laysu bahaydanayo somaliland oomidnimada keentay
Wadaadkani nacaynka uu u qabo somaliland waa dan dhaqaale oo uu isleeyahay Jabuuti ayaa xidhmaysa
Qofkasta oo jooga aduunka ilaahay ayaa qoray wuxuu cunayo
Waxaa xun Xasadka kaas oo alle xarimay
Waldaadoow buug lasoo akhriyo iyo Taariikho dad laguma hogaamoyo
الله يحفظك ويخليك يا شيخنا الفاضل
Warkaagu wuu igu socdaa sheekheenii qaliga ahaa meelo badan bad wax inaga tusaysaa..
🙄inaka mise waa inaga 😕 markad dadka innaga ahaan leedahay
Bacdamaa caalamku bilaabey in layska indho iyo dheho tiro heshiishysdii meel laysla dhigtey qarniyo oon loo hogaansameyn sida ka dhacayso falastiin markaa Aby Ahmed waa ku deyi karaa soomaaliya in uu ka xirto biyaha webi shabeelle iyo juba. Hadda soomaaliyey aan midowno oo u noqono diinteena iyo shareecadeena suubaneyd aana u diyaar garowno difaaca diinteena dalkeena.
Somaliya biyo uma baahna waayo dhawr bilood oo xidhiidh ah bay badda ku qulqulaan ,
Sheekii maydhmay
Abiy Ahmed cadhadii u ka qaaday badda waa suragal inuu xidho wabigaa laakin baddi waa ka quustay
Sheekhan reer jabuuti soomalibay kaga dhagtay waar jabuuti aad ka timi dadkii ku noolaa maxay ku nool yihiin
Sheikh ismoodka miyaa la weydiiyey sababta uu u xidhay TIE ama sumada Liberalka ama reer galbeedka?
Wuu is daldalay?
Bal fahma ninkaasi wuxuu ku jawaabo odaygu maskaxduu ka dawaarzanyahay
Ma Diin, la aanta
Xaasid adiga ayaa fashilmay
Oo jabuuti tagine Karin
Ethiopia 🇪🇹 guulaysanay
Waar Kani maaha sheekh waa Daalin weeye
Bal eeg wuxuu leeyahay waxa la laga cuno Jabuuti ,korontada iyo Biyaha
Somaliland wuxuu u diidan yahay inay badda ka kirayso Ethiopia
Kuwasomaliya ee ROOBKA SEE LOO QABANKARAA
rer Somaaliland oow odaygaa Ashka teeya jabuuti layskuma dhiibee
Ma huuyadaabuu wassay maxaad haysataa mise ana axmaarro ayaad tahay
@@zayidmeeaad8660 Huuyu waa maxay bal hortay Soomaaliga soo baro ku hadal kiisa iyo qoristiisa aad ijawaab tide kkkkk
@@zayidmeeaad8660 Adigii baan somaliba garanayn huuya kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
❤❤guuuul guuuul somaliland Cadawga cagta hostisa qadadwein iyo badyowish Barorwish habiqlayso guuuul ethiopia 😂😂😂😂
Soomaaliga baro marka hore.
Somaliland kuma rabto ee yaan Muuse idin hodin.
Hunguri-xumadiinnu Soomaalida uun buu midayn doonaa.
Get out of here.
Waar ciise wabiga itoopiya maxaakaagalay munaafaq ixtisaam
ABIY AXMAD WAA DAMEER URAYA. WABIYADA MA JOOJIN KARO
Qaaniwadan baad tahay maxaad soomaaliya u kala jartey
Sheekhow inte ayu kashaqeeya qanuunka dowliga wa taa gazo gaajo loobaa bi inaayo e
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
50 daqiiqo ayaad biyaha Soomaaliya ka hadasheen halmarna sooma aydaan hadal qaadin wabiyada dhulka hoostiisa mara ee 62 da wabi lagu tilmaamo oo dhamaantood Soomaaliya mara,
Siyasadu sida somalidu? Udhigto maha? Caqliga yesha biyah ma hoyadina miyale? Qanunku muhuyahay sidad dontan udalishanaysa? Hatta gudaha oromiya ceya lagu hidheya? Maran fogen cadow oromo ceyatihin
Baada Somaliland ba lee
War kani wa aay jibutiba ka mam nuca
MAY.IChoto.benale.muonafik.chaytan.ya.abduorahman.bachi.itak.allah.uof.uofkkkkjkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Halakaco oodalka hala bad baadiyo dadka soo qoraaya badalakiraynayo madhaxal awowgiinba dhulka isaaq baa badankeeda leh dadka ooyaya waa makhayada hayga ag shidan kaligay hayshid naatee baroorta yaxaas ku wataa
lahawla.walakuowate
Ilabilahilaame.ilahi.kayab.ya.aduo.ismail.omr..notre.presidon.❤ioG❤anihay❤iLove❤ioG❤iLove❤abi❤Anehay❤frer.arete.deparle.commetive.tivakreve.commeun.chin..
Meeshan ma Dad waalan baa leh horta been ayuun baa lawalaaqayaa culimana way sheeganayaan kuawan meesha soo dhanbacdaa
Damiirkii ayaa dhintay
Kkkk
Talyaanigaa tirtiray qabkii Somalida isagoo soo dhex maray walloweynta corrupt-ka ( musuqqa )ah !
Wa wax ayaaga manta dibaayo talyaniga ila hada. Culture bee u tahay. Waxaa xasuusta Spain iyo italy in la wanaayiyay, hadii ka noqonanin jidka ee ku socdan in ay sida Greek lo ridayo. Angela merkel oo garmalka aa greek wadamahas tusaale uga dhigtay in ee IMF lacaag ka sugikariin. Greekna baakadaha aa la galiyey miss management of government funds iyo corruption high ah. Kenya waxaa lagu nacebyahay waa waxaas oo wixii ka bilabmanta marka diyarad laga soo dago. Inshallah waxaa rijeenaya in somalida waxaas ka baxaan dhaqan xuunta oo ilahey ka soo horjeedo oo kheryad ku jirrin.
Sufahaaaa
Somalia iyo Ethiopia ma kala laha xuduud sheekhow iska hubi ? Dhalasho somalia italiano ah ayaad beryahan danbe caashaqsan tahay inaad qaadato malahayga Allahu aclam ! waa sax laakiin waa inaad barato afkooda : sidaas camal Noo , fiiri Nooo , birkee , ana ku wacaa Noo , nalka Hargeyso xamaraa laga daaraa Noo Iwm sida uu ku guulaystay metelan Cabdi Ismaciil Samatar oo kale ! Kkkkkk kk kkkkk
Abbi orom wuxuu ku hamiyayaa sidii reer Saba markey xireen biyihii iney ayagii qaadeen ❤hada markuu arkey sidii uu u xasuuqayey shacabkii S /galbeed oo dhulkoodii Oromo qabsatey ayuu is yiri bal badna raadi marka waa arin iyo foolxumo haysata 5ta somaliyeed aaheey
Dadka somalidu wadaniyad iyo qab way lahaayeen lakiin waxa baabi'iyey dhibaatada daba dheeraatay iyo iyagoo qaar ka midihi dhibaato aan dhamaanayn iyo mu'aamaro ku hayaan iyo badankooda oo aan fahmey meesha dhibku ka haysto
Beenaalayal iswarays tay😂😂
Benale.monter.iak.allah.tu.vamuorir.arete.deparle.de.ethiopia.tivaregrete.
Orom o qoti