GALAB: Lubnaan oo yaaban!! Qaraxyo markale dhacay,# israa'lll oo maanta sixun loogu ceebeeyay Q.mid

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 сен 2024
  • GALAB: Lubnaan oo yaaban!! Qaraxyo markale dhacay,# israa'lll oo maanta sixun loogu ceebeeyay golaha guud ee Q.midoobay iyo warar kale.

Комментарии • 186

  • @Geele_jire
    @Geele_jire 3 дня назад +7

    Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar

  • @nimcosiyad7308
    @nimcosiyad7308 3 дня назад +2

    Bisinka lubnaan waxbaa helay, Ilaahayow kabadbaadi Aamiin

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc 3 дня назад +26

    Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 3 дня назад +3

    اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين و في يمن و في لبنان 🇾🇪 🇱🇧 🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸

  • @OsmanNoor-k4m
    @OsmanNoor-k4m 3 дня назад +2

    Subxanallah Subxanallah Subxanallah Allow muslimiinta ugargaar oo culeyska kadulqaad 🙏🙏🙏🙏

  • @CabdiGeedi-ku2ur
    @CabdiGeedi-ku2ur 3 дня назад +4

    Guul shacabka falastiin❤❤❤❤❤❤

  • @ZamzamAxmed-l5d
    @ZamzamAxmed-l5d 3 дня назад +4

    Lubnaan Waxba Iskama Celinkarto Waa Sidii Iran 🇮🇷 Ookale Cida Wax Iska Celisaa Waa Xamaas Reer Palestine 🇵🇸

  • @Fadxi-p5h
    @Fadxi-p5h 3 дня назад +2

    Allah akbar guul hamaas iyo xutiyiinta iyo xisbulaah free Palestine 🇵🇸 yuhuuda Allaha ha jibiyo guul Somalia

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 3 дня назад +3

    Allah ha u gargaaro reer Falastiin iyo reer Lubnaan🇵🇸🤲🏼🤲🏼🇵🇸🤲🏼🇵🇸🇵🇸☝️🤲🏼💔

  • @MohamedAhmed-go2cb
    @MohamedAhmed-go2cb 3 дня назад +2

    الله اكبر ولله الحمد

  • @MaxamuudCali-u9m
    @MaxamuudCali-u9m 3 дня назад +1

    Guul. Guul inshacalah. Falastin. Riyadeda wayurumowe

  • @maden7818
    @maden7818 3 дня назад +3

    Inaalillaahi wa inaa ileyhi raajicuun.
    Rabiyoow Muslimka u kaalmee aamiin.

  • @UMUABUKAR-hl1kw
    @UMUABUKAR-hl1kw 3 дня назад +2

    ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR

  • @XawaCige
    @XawaCige 3 дня назад +2

    Allow adunka kaqabo Allow adunka qabo isreal wa masibo adiga aya adunak Keny yaa rabi

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg 3 дня назад +2

    Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah falastiin ha guleeyo ilaahow yahuud mareykan cirib tir aamiin yaarabi

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp 3 дня назад +1

    WANAAGN ASXAABTA AALLAH HA U NAXARIISTO AAMIIN

  • @JaabirCabdi-g1t
    @JaabirCabdi-g1t 3 дня назад +3

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 3 дня назад +3

    allah badbaadiyo islaamka siiba falastiin xuuti xisbullaah aamiin illah burburiyo kufaarta adduunka aamiin

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 3 дня назад +1

    Allah haugargaro walalehen lubnan

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 3 дня назад +4

    ISRA'IL WA SHABAAB WALAALAHOOD, YAAB IYO QARAXYO IS DABAYAAL.

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 3 дня назад +1

    Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz 3 дня назад +1

    ❤allahu❤akbar❤allahu❤akbar❤

  • @SaqiirDile
    @SaqiirDile 3 дня назад +1

    Allaha guuleyo falasatina

  • @Shukri-o1s
    @Shukri-o1s 3 дня назад +1

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @AbdoukarimMoussa-y5y
    @AbdoukarimMoussa-y5y 3 дня назад +1

    Allahu akbar

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 3 дня назад +1

    Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah

  • @HaaruunAbdulRazak-mf2lp
    @HaaruunAbdulRazak-mf2lp 3 дня назад

    WANAAGN ASXAABTA AALLAH CAFIYO AAMIIN

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 3 дня назад +1

    Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤

  • @maxamedcalicusmaan8141
    @maxamedcalicusmaan8141 3 дня назад +2

    Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro.
    ربنا إطمس على أموالهم واشدد علي قلوبهم فلا يؤمنوا حتى يرواالعذاب الأليم.

  • @adnaadna9442
    @adnaadna9442 3 дня назад +1

    Illaahow ugargaar❤

  • @SuleymanYarow-mm8mh
    @SuleymanYarow-mm8mh 3 дня назад +1

    Ustaaat xld kwrn wa ku xiisey wlhi

  • @SuadMohamud-ql1cc
    @SuadMohamud-ql1cc 3 дня назад +2

    😂masiibo ladagaalam waa sidsn 😅dad kuusameeya mobilka gaariga cuntada everything kadibna ladagaalam dadkaa waa yaab

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 3 дня назад

    Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 3 дня назад

    Allaha u naxariisto intii ahahiiday

  • @c.cafton749
    @c.cafton749 3 дня назад

    Illahay reer lubnaan how gargaaro

  • @CabdiGeedi-ku2ur
    @CabdiGeedi-ku2ur 3 дня назад +1

    Wcs nadaara show❤❤❤❤

  • @IsmaaciilGaaweeto
    @IsmaaciilGaaweeto 3 дня назад +2

    Xisbulaah waa in aay fadhiga Ka kacdo oo tirada isbitaalada yaalo labadeed oo yahuud ah waa in la mala xuutiyiinta ha Ka gaaraan shacabka walaalahood ALAAHU AKBAR falastiin guul

    • @haa8793
      @haa8793 3 дня назад

      Ameyba iyada kadambeysaa waayo 2006 digalka daxmaray yahuda mareykan ayey uqeylisay

    • @IbrahimBarkhat
      @IbrahimBarkhat 3 дня назад

      Kkkkk way u hanjabi doonaan sidii caadada u ahayd hanjabaad kaliya

  • @abdisalamyoussouf4090
    @abdisalamyoussouf4090 3 дня назад

    Yahuud waa dad xuun waa allah nacdalay

  • @zakariasaiddjama9422
    @zakariasaiddjama9422 3 дня назад +1

    Ascwb walaal. Arinka Xisbullah waxba kama socdaan inta ay ku egtahay "Mocooy mocooyda" Maraykan u jeexay iyada iyo Israaiil. Baarak'Allaah fiik.

    • @haa8793
      @haa8793 3 дня назад

      Sax dad wada shaqeyn kadaxeyso maxaan kaqaban karnaa filistin muqawamadeda Alaha kor hakayelo

  • @hodansuleyman8463
    @hodansuleyman8463 3 дня назад

    Qaramada midoobay go,aamiin ay gaareen ee yahuuda ku yiraadeen 1sano ugabax dhulka aad Falastiin ka haysato yahuud iyo maraykan ma yeelayaa laakiin illaahay idamkii waa dhamaasha yahuuda Yaa arkay yahuud waa laswaydiin Yaa Ra,uud Yaa waduud Yaa Nuuru Yaa Maaliki mulki Yaa facaala limaa yuriid Yaa Rabi samaa waad wal ari yahuud iyo maraykan jaduudaada u dir oo Yaa qahaar kacasfin makuul ka dhig Adigaa quwiyu qahaar ah Yaa Allaah bifadli bisha Maaliid uu rasuulkeena muxamed uu dhashay❤scw❤scw❤scw❤ misaajidka aad ka dheelmisayna Yaa Raxiin xoree iyo Falastiin Aaaamiin

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 3 дня назад

    و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته.

  • @AliBihi-z4i
    @AliBihi-z4i 3 дня назад

    WA ok

  • @MACALINFADUMO
    @MACALINFADUMO 3 дня назад +1

    Falastiin Guuleysta Guuleysta

  • @ruqiyocabdullahi3932
    @ruqiyocabdullahi3932 3 дня назад

    حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم انصر اخواننا وفلسطين و اهل غزة ولبنان اللهم عليك اليهود الظالمين وأمريكا اللهم دمر اسلحتهم اللهم دمر جيوشهم اللهم دمر رجالهم اللهم دمر أموالهم اللهم دمر بيوت اليهود الظالمين اللهم زالزل متحيتت ارضهم

  • @amalhaggar2799
    @amalhaggar2799 3 дня назад

    Good

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 3 дня назад

    Waayaab walaahi 😮

  • @saadaibrahim2910
    @saadaibrahim2910 3 дня назад

    Waa qiyaamihii

  • @OsamaArahmanYonis
    @OsamaArahmanYonis 3 дня назад +2

    shiiico halaaaayo

  • @osmanabdirabi
    @osmanabdirabi 3 дня назад

    Asc shekh nadaara alle haku xafido meshad kaledahay macalinka weyn waxad katieahdaa sheydhanka weyn

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 3 дня назад

    Israil horey u sheegtay in ay lubnaan ku celineyso xiligii jaahiliyada waana tanaa oo wax waliba oo elictraic ah la qarxinaayo😢

  • @abdifatahibnu-sheikh4644
    @abdifatahibnu-sheikh4644 3 дня назад +1

    Asalamu Alaikum don not forget daily to recite اللهم صل علي محمد وعلي آل نبينا محمد كما صليت علي ابراهيم وعلي آل ابراهيم اللهم بارك علي محمد وعلي آل نبينا محمد كما باركت علي ابراهم وعلي آل ابراهيم انك حميد مجيد❤❤

  • @RuqiyoDihad-lt5jk
    @RuqiyoDihad-lt5jk 3 дня назад

    Carabatu iyaga isku kenay inay yuhudu sidan uladhaqanato iyaga qarakod jajususin u ah yuhuda😢😢😢😢

  • @khadijoabdulkadirhussein4372
    @khadijoabdulkadirhussein4372 3 дня назад

    allha ugrgrh 😢

  • @hassenabdullahi178
    @hassenabdullahi178 3 дня назад

    ASSALAMU CALAYKUM WARAXMATULLAHI WABARAKATUHU
    Runti wararka ay Bahda NADAARA SHOW marwalba wakhti iyo juhdi dheeri ah kubixinayaan kolba dhacdadii cusub ay inoso gudbiyaan . Wayna Ku mahadsanyihiin .
    Hadana Runti Maqlista(Dhagayiga ) Akhbaarooyin waa mid Wakhti walba Qalbiga Dhaawacyo iyo Boogooyin Nagu Reebaya .

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 3 дня назад +1

    TURKI IYO IRAN, MAXAY UGU FIDIN LA'YIHIIN GURMAD CAAFIMAAD.

  • @Amira_Abdalla
    @Amira_Abdalla 3 дня назад

    Video ziyarada oo al qasam soo dirtay al jaziira soo daysi maa noo soo dhigtid walal adoo mahad san

  • @abdullahifarah1984
    @abdullahifarah1984 3 дня назад

    Macalinka wayn aa ka adeegtay, waa waa loo diray Electromagnetic waves

  • @AminaMuktar-p7w
    @AminaMuktar-p7w 3 дня назад

    Asc markii horaa loogu soo qariyey qaraxyo, pagers iyo waxyaabaha qaar ee electronic ah. Allah ha u gargaaro Aamiin

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle792 3 дня назад

    Ilaa oyo hada waxaan la,ahay qoys reer yuhuuda oo isku meel ku dhintay😢

  • @Medbecsi-q2r
    @Medbecsi-q2r 3 дня назад +1

    Guul Falastiine jab iyo hoog Israel

  • @AbdulQaadir-o8p
    @AbdulQaadir-o8p 3 дня назад

    Waa wax lagu soo sameeyey solarka waxaa kalle oo qatar ah diishka iyo ateeno ama tawarka bixiya sinaalka taleefoonka intas waa qatar

  • @OwrallaHiba
    @OwrallaHiba 3 дня назад

    Lunbaan ha iska qabtano calooshod u shaqeysta yaasha dabadhilifyada ah ee cadawga u shaqeeya wale eysan yahuud ku dhicin werarkan balse cadawga isbaheysta ka dambeeya oo wada qabsaday dunida Islamka oo dhan Allow guule muslamiinta dhan

  • @fadumomohamud7232
    @fadumomohamud7232 3 дня назад

    Nadara asc waxaa leska raba codki Somalia 🇸🇴 xagu aadey uma jedne war kakena dowladan anaga maanta waan cebeysanahay warkasa leyska raba.

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 3 дня назад

    Asc nadaara show habeen wanaagsan

  • @abdulahimaqadindullane
    @abdulahimaqadindullane 3 дня назад

    Waa fuleynimada sahnuuniyada iyadoo ka cabsaneyso wadankaas ayey dhibaatada u sameyneysaa

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp 3 дня назад

    Asc Sxb Nadaara Allaha ku Xafido InshaAllah

  • @caliuudey9822
    @caliuudey9822 3 дня назад

    Waxaa yahuuda isticmaaleysaa hub liescer ah oo all electronic dhan jajibineyso

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 3 дня назад

    Yaaa

  • @SaqiirDile
    @SaqiirDile 3 дня назад

    Nadaara showa wana kusalamaya sxb saree

  • @cabdimajidibrahim9217
    @cabdimajidibrahim9217 3 дня назад

    Xizbulah waxaa lagudhax bertay jawaasiis aadubadadan ouadega sahnuniyada ilaaoy iskanadiifiyana weysoconeysa badhifurka eywajaheyso xizbulah sahnuniyaduna waxba kamaxishoneyso madaama eyjabtay milatari ahaan marka lagarebo dhinaca cirka iyo sirdonka waana 2damelod eywalika awodkaledaha weyna miciinsan dontaa xasuqa shucuubta carabta milatarigana weykabaqda ineyladagasho guul falastiin insha alaah

    • @haa8793
      @haa8793 3 дня назад

      Inta jasus lagaarin inta mad madfac ey Israel kuridan mid waxyeleyn lah car ken

  • @alialiali1421
    @alialiali1421 3 дня назад

    Kuligood waa jaajuso yahuuda u shaqeeya.

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 3 дня назад

    Dhibaatada dhan Waxaa iska leh iiran baqday

  • @nabadoonhassan3399
    @nabadoonhassan3399 3 дня назад +1

    Asc

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 3 дня назад +1

    LUBNAN ARRIMAHEEDA WAA LOO TOL BADSADAY, VIA SATALLETE AYA LAGA WEERARAYA.

  • @Adamabdi-w3m
    @Adamabdi-w3m 3 дня назад

    Solarka waxuu ku xiranyahay radio call sistimka ayuu gudbinaya

  • @AbwaanNurdiin-vx5xg
    @AbwaanNurdiin-vx5xg 3 дня назад +1

    Why lubnaan maxay u yaabban tahay isra,il iyo maraykan wax badan ayey tabcayeen.

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 3 дня назад

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara wacan oowanaagsan

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 3 дня назад

    Barnamijki subxa waxn idiin sheegey in xusbullah nagata laga gelin doona mar kale intey leedahy wan aarsaneyna wata dhacdey

    • @haa8793
      @haa8793 3 дня назад

      Wadashaqeyn ayaa kadaxeysa Israel iyo hizbusheytan

  • @abshirosamatarmohamud-bk7dk
    @abshirosamatarmohamud-bk7dk 3 дня назад

    Waa hadal lays kayiri lkn an macno weyn lahayn

  • @user-wq5jb9rg3n
    @user-wq5jb9rg3n 3 дня назад +1

    Wcs wrxm nadaara

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 3 дня назад

    Kabaxa dhulka ma yeelayaan yuhuudaan inkaarta

  • @ardonoorwardhere8913
    @ardonoorwardhere8913 3 дня назад

    Canaasiirta basainta may iska baaran dabacan haasta logu jiraye

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 3 дня назад

    Wcs ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee dunida 😂❤❤😂❤❤

  • @manidamandeq6995
    @manidamandeq6995 3 дня назад

    Gaalada mar hore ku fikirtay wax e same laheed hadde xalada ku xumaato ileeen wa fuluyaal

    • @haa8793
      @haa8793 3 дня назад

      Hizbullah qof filistin garab u ah donineyso marka walaqarijin Israel ayaa laadegsan

  • @Wholecarpet
    @Wholecarpet 3 дня назад

    Hasbuna Allah trick badana

    • @haa8793
      @haa8793 3 дня назад

      Waaloyelay maistiri

  • @AmaalAden-d6t
    @AmaalAden-d6t 3 дня назад

    Soler ma qarxdee betterka qaraxa ndra sxb

  • @aslicadeey8511
    @aslicadeey8511 3 дня назад

    Xisbulaah aaway soowtii aay leheed waxbaan sawirnay iyadaa laga shaqeeystay shiico waa.shiico

  • @MACALINFADUMO
    @MACALINFADUMO 3 дня назад

    Waxas mashaqeynayaane reer falastiin Allaah ugargaar

  • @halwoali5532
    @halwoali5532 3 дня назад

    Walee imtixan ayaa heysta markan halow halowgii cabsi cabsi ayuu noqday

  • @MunaAdan-z4z
    @MunaAdan-z4z 3 дня назад

    Madara walalo waxaan ilaahoow ay keenin Gaza aamin lupnaanna Allaha uyasirro aamin

  • @davidhurt1717
    @davidhurt1717 3 дня назад

    Nadaara waxa fiicnaan laheyd in aad naga deyso macalinka weyn oomarreykanka aad tiraahdo

  • @karlesk6498
    @karlesk6498 3 дня назад

    Kuwaa waxbay arkeen xitaa kuwa ayuu qamiiska ka gubtay ayaa dagsiyadii ay cunada ku karsanayeen ku qarxeen

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 3 дня назад

    Asc Nadaara Aduun ma jiro hadaad sugeeysay inta Macalin ka weeyn uu Xaniinyo is bidayo ama aan loo helin Wadan isku taago ama Wadamo isku taaga tani na waa saan saan Dagaal ka Sedexaad ee Dunida mana joog sanayo inta Macalin ka weeyn iyo Xulufadiisa Israel aay ku taageer ayaan gardarada

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 3 дня назад

    Wll wadmahadsanthy

  • @AbwaanNurdiin-vx5xg
    @AbwaanNurdiin-vx5xg 3 дня назад +1

    Kuleyl fara badan ayaa lagu furay.

  • @Axmedbaddal
    @Axmedbaddal 3 дня назад

    In la qarxiyo iyagaa isu keeny mxaa yeelay inty saldhig yadooda tageen bay iska tagayaan 😂😂😂

  • @mohamedabdiasis1107
    @mohamedabdiasis1107 3 дня назад

    Isreal amusnan ha ku adeegtan xisbulaahna hudhud banu dirnat ha dhahan

  • @XalaneAbukerosman
    @XalaneAbukerosman 3 дня назад

    Nadara show waxaan kaa codsanayaa inaadan noo soo qadan wararka Q...M kasoo baxa mxaa yeelay waa been cad, allaaha burburiyee

  • @AbuukarMohamed-v4t
    @AbuukarMohamed-v4t 3 дня назад

    Wc nadaara

  • @deeqdacad9901
    @deeqdacad9901 3 дня назад +1

    Shiicadan hadalkooda boto unbuu kusoo idlaanaa