SUBAX: Deg deg waa bilawday dagaalkii Xisbullah iyo israa'lll, faah-faahin halka uu dagaalku marayo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 сен 2024
  • SUBAX: Deg deg waa bilawday dagaalkii Xisbullah iyo israa'lll, faah-faahin halka uu dagaalku marayo xiligaan.

Комментарии • 129

  • @Geele_jire
    @Geele_jire 2 часа назад +11

    Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar

  • @nuurismail3003
    @nuurismail3003 3 часа назад +21

    Nadara warka degdeg ah Allah guuleyo walal

    • @rafiq5722
      @rafiq5722 2 часа назад +2

      Wayamkuruuna wayamkurullah Idaacadaha awal ayagaa sameystay inay isku faanshaan ooy Dadka ugu booteeyan maantase ayaguuba jabkooda iyo halaagooda laga soo tebiya

  • @BARKHADLEMEDIA
    @BARKHADLEMEDIA 3 часа назад +13

    Illaahay sibuuxda ha uqarxiyo dagaalkaas oo eebeheen yuhuuda kuwa cagta lamariyo ee birta laga aslo allaha kadhigo muslimiintana eebe ha guuleeyo aamiin aamiin aamiin

  • @guushaadanaha
    @guushaadanaha 3 часа назад +8

    Alha kafarxiyo sida muslimina at oga farxisay alow guley rer falistin iyo inta muslim imntadhan amin amin amin

  • @FalastiinUpduqadir
    @FalastiinUpduqadir 3 часа назад +8

    guul guul xisbullaah isha allaah allow jabi kufarta waa dhamadki yahuuda insha allaah inta aan garin hala duceyo alle wuu naga aqbalaya bidinillaah🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @cadowxasan6470
    @cadowxasan6470 3 часа назад +5

    Allaah guuleeyo islaamka i.a❤

  • @mohamedomarmohamoud8135
    @mohamedomarmohamoud8135 3 часа назад +7

    Ilaahow guusha siii mujaahidiinta

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 51 минуту назад +4

    ☝️ Lacnadi ☝️ KORKOODA ☝️ Ha ☝️ AHAATO ☝️ natanyahu ☝️ IYO ☝️ WAXII ☝️ TAGEERSANBA ☝️ AMIN ☝️ AMIN ☝️ AMIN ☝️

  • @Cabdulahinur227
    @Cabdulahinur227 2 часа назад +5

    xisbullaah guul ayaan urajay nayaa laahaow xisbullaah iyo xamas garab kooda noqo

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 3 часа назад +6

    Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤

  • @ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz
    @ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz 2 часа назад +4

    Guul xusbulaahi alow jabi yuhuuda iyo macalinka weyn iyo xertiisa asmiin yas rabi

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 Час назад +2

    Ilaahoow guuleey xamaas iyo daanta galbeed xuuti xisbulaah iyo muqaawimada reer Iraq 🇮🇶

  • @Iglanaxmadcadawe
    @Iglanaxmadcadawe 2 часа назад +3

    Allahayow gacanta sare sii xisbullah iyo muqawimada falastine

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiiray 2 часа назад +2

    ALLAAHU AKBAR ILAAHOW MUSLIMIINTA FALASTIN DHIBKA KADUL QAD YAAWADUUD AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭

  • @bashirabdikarim2621
    @bashirabdikarim2621 2 часа назад +3

    Muslimiinta guul Allah ha siiyo gaalada Allah ha jabsho

  • @Fadxi-p5h
    @Fadxi-p5h 2 часа назад +2

    Allah akbar guul hamaas iyo xutiyiinta iyo xisbulaah free Palestine 🇵🇸

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 2 часа назад +2

    Illaahow raxmaanoow raxiimoow waan kutuugaa kafarxi gaza hasbullaah xuuti iyo inta lajirta raxmaanoow raxiimoow dhameeh oogumaad isreal iyo inta lajirta Aamiin Aamiin

  • @HoodoabdiAbokor
    @HoodoabdiAbokor Час назад +2

    ALLOW guuley inti falastiin u gargaarta

  • @FarhiyoHassan-x1z
    @FarhiyoHassan-x1z 2 часа назад +2

    Guul yea rabii muslimiinta caawii

  • @ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz
    @ShariifoQaliifAbdileKowt-hf7rz 2 часа назад +2

    Allahu akbar guul mujaahidiinta

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 2 часа назад +2

    Guul guul illaahow raxmaanoow hub aan gaza ugu hiilino mahaysano ee baryaha naga aqbal adaa wayn oo wayn guul hasbullaah insha Allah

  • @saida2003
    @saida2003 2 часа назад +2

    Illahay Sxt ha uu siyadiyo yahudaa dhibta iyo rafadka 🤲🤲

  • @AishaBarre-m9f
    @AishaBarre-m9f Час назад +3

    Ilaahow guuley

  • @AishaBarre-m9f
    @AishaBarre-m9f Час назад +2

    Ilaahow jibi yuhuuda iyo inta lajirto yaa Rabi awoodooda wiiq

  • @TheSlaveOfAllah1992
    @TheSlaveOfAllah1992 2 часа назад +1

    ASC
    Xisbulla Guul Guul Guul Guuliysta Weligena iyo muqamada Fakasten.
    Yahuuda Allaha Ha jabeyo

  • @AweysAadan-kj4fx
    @AweysAadan-kj4fx 2 часа назад +2

    Guuul Allah ha siiyo dhaman muslaminta oo dhan

  • @mohamedomarmohamoud8135
    @mohamedomarmohamoud8135 3 часа назад +3

    Ilaahow yahuud IYO isbaheeysiga jabi

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 часа назад +1

    Subax wanaagsan bro nadara waad ku mahadsantahay warbixintaada qiimaha badan

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 3 часа назад +1

    Ustaad saaka war deg deg ah maa jiro saaka

  • @ilaahowgafkenaiyogerideena5005
    @ilaahowgafkenaiyogerideena5005 2 часа назад +2

    Ducada badiya ilahay nama qadin dono insha alah ilahaow u hilii maskinta

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 Час назад +1

    Ilaahey ha jabiyo yahuud iyo America reer galbeed dhulka alaha la gooyo

  • @haboonadan
    @haboonadan 24 минуты назад

    Yaa Allaah Yaa Rahman Yaa Rahiim guusha raaci Xisbullaah iyo Reer Falastiin 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @MohamedAhmed-go2cb
    @MohamedAhmed-go2cb 2 часа назад +2

    الله اكبر ولله الحمد

  • @onlythetruth17
    @onlythetruth17 Час назад +1

    YA JABAAR FALASTIIN AWOOD AAY GALADI ISKAAGA CELISO SII, YA RAZAAQ ARZAAQADO WAASAC KADHIG’ YA FATAX GUUL SII. DHUHADADOODA ALLOW AQBAL, DHAAWACOODA ALLOW DHAY. AMIIN YA ALLAH

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 Час назад +2

    Scwb Ilahayow jabkooda na maqashii yaa rabi

  • @SacdiyaYuusuf-l7k
    @SacdiyaYuusuf-l7k 2 часа назад +2

    Maasha alaah

  • @ismailfaysal5639
    @ismailfaysal5639 2 часа назад +2

    Alla ha gubo yuhuuda Nujaasta Nacdali korty

  • @Cadalad12
    @Cadalad12 2 часа назад +1

    Nadara manata jadwalka wa ku toosay masha Allah xilgan sogil warka 🎉🎉 horay usoco

  • @Aragsan192
    @Aragsan192 3 часа назад +2

    Alloow sahal amuuraha😢 sacan an seexan laha ayan ufadhiya akhbaartan inaan dhagaysto guuuleyso ustaaaad nadaaara 🎉 warar xaqiiqa ah ugu imow nadaaara channel ❤

  • @Shukri-o1s
    @Shukri-o1s 2 часа назад +2

    الحمدلله

  • @mounahoussein-wo7qu
    @mounahoussein-wo7qu 2 минуты назад

    ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️

  • @RahmaAhmed-ob5hj
    @RahmaAhmed-ob5hj 2 часа назад +2

    alaahu akbar

  • @sahrajamac8819
    @sahrajamac8819 Час назад +2

    Alle halaayo yuhuuda

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 42 минуты назад

    Mahadsant walaalkey nadaara show qeer sheeg isriil dhulka allah lagadiyo amiiiin ❤❤❤❤

  • @SOMBOYDSHIRE
    @SOMBOYDSHIRE 2 часа назад +1

    Insha Allah way rayndonta falastin coxdoda

  • @daud-x1o
    @daud-x1o 14 минут назад +1

    Yuhuuda Allaha jabiyo dukum daakum Allaha kadhigo

  • @AaminaAbdurahman
    @AaminaAbdurahman 42 минуты назад

    Illaahay waxaan ka baryeynaa inuu yuhuuda jabkeedasiduu bilaabay Allaha ka dhigo Yaa Allaah

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 Час назад +1

    Yaarabi ugargaar muslimiinta Yaarabi jabi cadowgan

  • @MuseMucad
    @MuseMucad 40 минут назад

    Xamaas iyo xulfadeeda guul allha garsiiyo

  • @madiinocaraaymaxamed7445
    @madiinocaraaymaxamed7445 38 минут назад

    Xisbullaah ayey Guusha raaci doonta insha allaah ❤❤❤

  • @Somali_Geologist
    @Somali_Geologist 2 часа назад +1

    Maanta uun baan subaxnimo caadi ah kaa hayaa

  • @AaminaAbdurahman
    @AaminaAbdurahman 26 минут назад

    Allaahuma Aamiin Aamiin

  • @SacdiyaYuusuf-l7k
    @SacdiyaYuusuf-l7k 2 часа назад +1

    Kkkkkk maasha alaah nadaaro

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 51 минуту назад

    👍 Thanks 🙏 nadaara 👍🙏

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima 2 часа назад +2

    Xisbulaah AF leewadeen Guuuuleysta

    • @Fahadaxmedyuusuf
      @Fahadaxmedyuusuf Час назад +2

      Isreal oo waxa naga dhintay ma maqshay masheegayan way qarinyaan si adga mcni udhahdid xizbulah waxba mahyaan waxy tuurayaan waa been

    • @Hannah_fatima
      @Hannah_fatima Час назад +1

      @@Fahadaxmedyuusuf laakiin Niyada wakanolyihi

  • @madiinocaraaymaxamed7445
    @madiinocaraaymaxamed7445 40 минут назад

    Illaahow jebi Yuhuda iyo inta u kaalmeyso insha allaah

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 Час назад

    ASC nadaara show subax wanaagsan

  • @Kheerto-un5cy
    @Kheerto-un5cy Час назад

    Wcs nadaara waaku sallaamay wallaakey fallastiin guul yahuuda allaah jabsho qaxa oo qaxootigiin lawaay insha allaah

  • @NastehoAwale
    @NastehoAwale 39 минут назад

    Allaah Muslim hacaawiyo

  • @ubahabdi453
    @ubahabdi453 Час назад

    Guul iyo gobanimo müslimin ❤🇵🇸🇱🇧🇮🇷🇾🇪🫡🦁🦁🦁🦁♥️♥️♥️♥️

  • @daalodaawoquruxda4399
    @daalodaawoquruxda4399 2 часа назад +1

    Waxba dhafimayaan waa in layska dhiciyaaa

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 2 часа назад

    Waad mhdsantay mudane nadaara.nabad gal adeer

  • @user-nu1ul2gb4l
    @user-nu1ul2gb4l Час назад +1

    Nadaarow walaal waxaa maqlay in ladilay xasan Nasrallah ma runbaa

  • @CabdifataaxOnline
    @CabdifataaxOnline 3 часа назад

    Asc zxb nadaara waraka keen ooo kheyr sheeg

  • @RuqiyoDihad-lt5jk
    @RuqiyoDihad-lt5jk 2 часа назад

    Ilahow sharakoda naga badabadi adunayadi waa gabagabo😢😢😢

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa 3 часа назад

    ❤wcs ❤alahu akbar ❤ dowlada soomaliya wxy tageertey israiil ŵaa la kala shakiyey❤

  • @AishaBarre-m9f
    @AishaBarre-m9f Час назад

    Halbowlaha halagooyo Daalimiinta ilaahow jibi 😂😂😂😂

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 Час назад

    Guul xisbulaah Guuleysta

  • @AbdikamilHashi
    @AbdikamilHashi 3 часа назад

    Alahu albar

  • @user-od2wm6te6d
    @user-od2wm6te6d 20 минут назад

    Allahu Akbar

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 52 минуты назад

    🙏 Thanks 🙏👍

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 часа назад

    Israel wax maka dhintaan miyaa,dhaawac lay sheegtaaye cajiib

  • @AhmedHassan-f9w2b
    @AhmedHassan-f9w2b 2 часа назад

    Dagaal
    Waa xalka keliya ee hadda miiska saaran,

  • @sahramohamed5698
    @sahramohamed5698 22 минуты назад

    Ilhy yuhuuuda ha jabiyo

  • @YUSSUFSHEIKH-qv6gz
    @YUSSUFSHEIKH-qv6gz 42 минуты назад

    Xisbullahi gull

  • @RADIOMARKABLEYBAARDHEERE
    @RADIOMARKABLEYBAARDHEERE Час назад

    Iiraan iyo turkiga oo lahaa hadii xisbulah la weeraro dagaalka waan galaynaa aaway

  • @AishaBarre-m9f
    @AishaBarre-m9f Час назад

    Xisbulaahne ilaahaa difaacayo

  • @xaajixasandigir273
    @xaajixasandigir273 2 часа назад

    Asc ustaad nadaara allow na mooti Anya madiina

  • @asfarcade9911
    @asfarcade9911 2 часа назад

    NADAAARA Sacaaan maxaa Ku keenay zxpo

  • @SaacidYare-c9f
    @SaacidYare-c9f 2 часа назад

    Haaaaaaa xiligan ayaa subax inoo ah

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 2 часа назад

    Weliba xisbulaah gudaha toos ha u gasha jihaadka ha ku qaadaan.sida diinteena islaamka dhigeyso.allahu akbar

  • @HabibaBilow-k8o
    @HabibaBilow-k8o 2 часа назад

    Allow jabi yahuud magacoda idhiba

  • @Bakar.dawiil
    @Bakar.dawiil Час назад

    Hala jifto didaye halawadadhinto guul muqaa wamada falastin lubnan iraq iyo shacbiga ahlu iman yaman ❤❤ dagal farxadleh oo jabto yahuda

  • @ubahabdi453
    @ubahabdi453 Час назад

    Xasbullah waxad modaa Hamas in ay ka xoog iyo caqli badan tahay

  • @fahanmumin
    @fahanmumin Час назад +1

    Wcs

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 2 часа назад

    Aniga dowlada qadar waxaan kula talin lahaa iney isagabaxdo joojiso dhexdhexaadinta ay kujirto waayo yuhuuda iyo mareykanka wey ka ogantahay iney lawareegaan gibiahaan dhulka falastiin mareykanka waalaba canleynayaa marii xisbulah ama iiraan soo hanjabaan isna markab dagaal ayaansoodiray ayuu yiraahdaa waxaadba moodaa mashruucan inuu isaga laftirkiisa wato maadaama tv gan aljazeera latakorayo qatar adinkana kadhex baxa wadahadalada udhexeeya xamaas iyo yuhuuda

  • @Rehaanadam9235
    @Rehaanadam9235 Час назад

    Israël illaahay dhulka hala gooyo waa cadow Alle 😡

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 2 часа назад

    Ustaad nadaara maa dib looga qabsado yuhuuda dhulkii ay ka qabsatay suuriya iyo lubnaan

  • @AhmedYusufmoumin
    @AhmedYusufmoumin Час назад

    Husbula miyey dhaaftay Halkii loo asteeyey

  • @Fahadaxmedyuusuf
    @Fahadaxmedyuusuf Час назад

    Hhhhh afarta dhnc duqeym maa loga qaaday isreal alle jabiyo

  • @gaagaale71
    @gaagaale71 Час назад

    Yuhuud xulufadooda way jabeen Jabka xun madaama yuhuud waa sharta aduun ugu wayn shiicadda awalba yuhuud waxay Ku feersaday dhibaayadda gasa

  • @bisharotube6955
    @bisharotube6955 31 минуту назад

    Aduunkii waloo boqayaa akhiro samaankii ayaa lagu jiraa aduunka maanta joogno mitba mitka ka xoog badan ayuu u bootaynaya

  • @maxamedCabdi-p1e
    @maxamedCabdi-p1e 3 часа назад

    M.a

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 3 часа назад

    XISBULLAAH XALAY WAA ADEEGTEEN ILAA HADA OON QORAALKAN QORAYO MEELO BADAN OO ISRAEL KA MID AH AYAA GUBANAYSA

  • @MoustaphaAdenelmi
    @MoustaphaAdenelmi 2 часа назад

    Allahu akbar haa la tuumo yahuuda

  • @abdisalangure3599
    @abdisalangure3599 3 часа назад

    Nadaara , please tell us something else .we are fed up with hizbullah gantaals that fall on maizefields.....nasraAllah and Iran are just hopeless .Tell us about xamaas and ansaru'ALLAH

  • @Hindocumar-p5h
    @Hindocumar-p5h Час назад

    meelkasta cabsi alle hawga daaro ilen waa galab sadene

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 Час назад

    Ac
    Wariye Nadara Mahadsanid
    Xisbu sheydan wax dagala majiran
    Xisbu sheydan gantalo wa turen wa baruud
    Kkkk
    Mahadsanidiin

    • @abdiwalixajiraabi3158
      @abdiwalixajiraabi3158 Час назад

      Orad suniga aad falastiin wax ha utaraan xaqiiqda jirtaa lkn in shiico wax dhaanto lahaynin

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 3 часа назад

    Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️ inshallah

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 3 часа назад

    Saasaa la rabaa hala garaaco eeyaha yuhuuda ah