HABEEN: Cabsi markale caawa ka jirta Talaabiib, Nataniyahu iyo saraakiishiisa oo ku shirsan god hoos

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 ноя 2024

Комментарии • 94

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 Месяц назад +5

    اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين و في يمن و في لبنان 🇾🇪 🇱🇧 🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸

  • @Geele_jire
    @Geele_jire Месяц назад +16

    Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar

    • @AbiibAw
      @AbiibAw Месяц назад

      Allah 😢😢😢😢 8:32

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc Месяц назад +18

    Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar

  • @Bare-z3l
    @Bare-z3l Месяц назад +3

    Muraayado waaweyn ha isku hareereeyaan meel kasta ha dhigeen magaalada si reflection inay sameyso oo dusha uga imanayo mahadsanid sheikh nadara

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 Месяц назад +2

    Ilaahey ha jabiyo yahuud iyo America reer galbeed

  • @AbdiGabre-y3c
    @AbdiGabre-y3c Месяц назад +5

    Maraykanku marka hore muu qabsado yuhuuda dadka xasuuqaysa markab daaye wuxuu doono hasoo diro xisbulaah waa inay is cadaysaa ❤❤❤

  • @CabdiGeedi-ku2ur
    @CabdiGeedi-ku2ur Месяц назад +3

    Wcs.nadaara show Guul shacabka. Falastiin❤❤❤❤❤

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp Месяц назад +4

    Asc Sxb Nadaara Allaha ku Xafido InshaAllah

  • @aden3425
    @aden3425 Месяц назад +8

    Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar Allahu Akbar falastine guul inshaallah. Xisbullah illahow guul gadhsii amiin.

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp Месяц назад +5

    Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah

    • @AbiibAw
      @AbiibAw Месяц назад

      maxadleedahay❤❤

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Месяц назад +1

    Allow jawi Yahuuda Ayagoo Dulaysan

  • @mounahoussein-wo7qu
    @mounahoussein-wo7qu Месяц назад +2

    ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️

  • @suleekhamowliid9296
    @suleekhamowliid9296 Месяц назад

    اللهم انصر اخواننا في الفلسطين

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg Месяц назад +1

    Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah falastiin ha guleeyo ilaahow yahuud mareykan cirib tir aamiin yaarabi

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 Месяц назад +3

    Asc Nadaara Israel marka aay wax sameey neey so Qarax yo Waaweeyn ayeey ku qaaday Meel hebal ayaan maqal naa Xisbulaah waa Aar goosa heey naa lee ha noo sheegin 70 tan Gantaal ayeey rideen meel aay ku dhaceen iyo Cid ku dhimatay ma sheeg tid ee naga daa Xisbulaah shaaciradeeda Nadaara illaaheey ha Guuleeyo reer Falastiin Cadaw ga Yahuuda, Macalin ka weeyn iyo Xulufadiisa Allaha Jabiyo Aamiin Aamiin Reer Falastiin Allaha guuleeyo Aamiin Aamin iinshaa Allah Qeeyr

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 Месяц назад +1

    Ilaahoow guuleey walaalaheen xamaas daanta galbeed Palestine 🇵🇸 xuuti yeman xisbulaah muqaawimada reer Iraq 🇮🇶

  • @AishaBarre-m9f
    @AishaBarre-m9f Месяц назад +1

    Xisbulaah hurdada kakac Qaniinti Qaniintiyaa Kaafujiso ee nimankaan iskaxanuunjiya daalimiin waaye mana guuleysanayaan insha Alaah

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 Месяц назад

    Guul xisbulaah guuleysta

  • @haniabdi3866
    @haniabdi3866 Месяц назад +1

    Horumar wacan allow sahal amuuraha (Arkaa milkiile)

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 Месяц назад

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp Месяц назад +1

    Ilaahow Jebi Yuhuuda

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 Месяц назад +3

    Ilaahay ha guuleeyo. Garab istaaga. Ay u muujiyeen. Shacabka reer falastiin . ..
    Argudasho. Deg dega ha sameeyan. . Illaahay ha rala saartaan. Hadii kale. Waa la ugaadhsan doona. . Sirdonka. Reer galbeedka. Ee wada. In la beeg sado sarakidha. Xisbu llaah .. yuuhud. Nacdadha. Waa fulay. Dhulka falastiin loga sameeyay dawlad macmala. .

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 Месяц назад

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @XawaCige
    @XawaCige Месяц назад

    Allow isreal dhulka lajar Allow dhulka lajar Allow dhulka lajar amin amin amin

  • @gavanamahamed4141
    @gavanamahamed4141 Месяц назад

    XISBULLAH WA SIDOODI WEERAR BANAANKA AH

  • @BaderAweys
    @BaderAweys Месяц назад +1

    Xaaji nadara show waxaan ka soo salamayaa burhakaba

  • @mohamedibrahim1741
    @mohamedibrahim1741 Месяц назад +3

    ❤❤❤❤ Keep going

  • @axmedAbdulkadirmohamed
    @axmedAbdulkadirmohamed Месяц назад +1

    Wcs wrxm nadaara

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 Месяц назад +1

    Allaha u gargaaro falastiin .

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 Месяц назад

    Mahadsanid

  • @SaqiirDile
    @SaqiirDile Месяц назад

    Allaha guuleyo

  • @Fadxi-p5h
    @Fadxi-p5h Месяц назад

    Allah akbar guul hamaas iyo xutiyiinta iyo xisbulaah free Palestine 🇵🇸

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 Месяц назад

    Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 Месяц назад

    ASC nadaara show habeen wanaagsan

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 Месяц назад

    habeen wanaagsan wax qeyr ah sheeg ilaa shalay murug lee jirtee ilahayow muqaawimada xafid meel ey joogaan

  • @KhadraKadil
    @KhadraKadil Месяц назад

    nacadal allaaah ha idinku rido yahuuud iyo intiii lasocotaba

  • @AntonioMartial-t4p
    @AntonioMartial-t4p Месяц назад

    Yaa zoo sheega inay xisbulaah Soo socoto

  • @maxamedcalicusmaan8141
    @maxamedcalicusmaan8141 Месяц назад

    Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro.
    ربنا إطمس على أموالهم واشدد علي قلوبهم فلا يؤمنوا حتى يرواالعذاب الأليم.

  • @JimcaaleJanaale-qh3ln
    @JimcaaleJanaale-qh3ln Месяц назад +1

    ✊🏻Allaahu akbar✊🏻
    Guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul
    ✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻✊🏻
    🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧🇱🇧

  • @AasiyaAbdi
    @AasiyaAbdi Месяц назад

    Xamaas cabsi 😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @SamsamcabdirisaqSamsam-q5g
    @SamsamcabdirisaqSamsam-q5g Месяц назад

    Asc sxb wararka ruushka iyo kuriyada jegaxiir

  • @Fouziaabdi-bq1rz
    @Fouziaabdi-bq1rz Месяц назад

    ❤allahu❤akbar❤allahu❤akbar❤allahu❤akbar❤allahu❤akbar❤allahu❤akbar❤allahu❤akbar❤allahu ❤akbar❤

  • @shukriaxmed6086
    @shukriaxmed6086 Месяц назад

    Cabsi aan dhamaad la heyn allaha ku salido

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye Месяц назад

    Ku.scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤

  • @AbuukarMohamed-v4t
    @AbuukarMohamed-v4t Месяц назад

    Wc nadaara

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 Месяц назад

    Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️ inshallah

  • @Bakar.dawiil
    @Bakar.dawiil Месяц назад +1

    Side ku awodan iney ogaden Rabyow kaqbabo basaka ku dhax jira

  • @OmarOmar-rw4he
    @OmarOmar-rw4he Месяц назад +1

    ♥️🔻🔻🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🔻🔻♥️

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 Месяц назад

    Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤

  • @ciroboy114
    @ciroboy114 Месяц назад

    Asc asxabta nadara show

  • @AasiyaAbdi
    @AasiyaAbdi Месяц назад

    Waankuwata ❤❤❤❤❤❤❤❤nadaar waankusalame ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AnjcabdiSiciid
    @AnjcabdiSiciid Месяц назад

    Kusaliya.suubanaha.scw.scw scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 Месяц назад

    Yuhuuda. Nacdasha dawlada macmalka ah looga sameyay dhulka falastiin. . .
    Xisbullaah. Weerar. Deg dega haku qadan. Waa fulay. Wanay qaxaya n. Reer galbeedka. Ayaa. Inooga dhiga. Libaaxyo. Iyaga ayaana. Difaacaya.

  • @gabobeabsiye9344
    @gabobeabsiye9344 Месяц назад

    Waa mareykanka waxad qarxinaaya Lebanon iyo husbilaa Israel awooda satellite Ka ma laha iyo falestiiniyiinta Lebanon joogaa kuwaasoo fuliya husbilaana meesha ay joogaa ku dhajiya alaadaha satellite u gudbiya

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 Месяц назад

    Wcs wr wbr walaalkeen

  • @kismaymohamed1324
    @kismaymohamed1324 Месяц назад

    Anaa uhoreyo caawa daawadaha 1

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc Месяц назад

    Wcs

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 Месяц назад

    Hanjabaada maraykanka yaan loo joojin lkn bariga dhexe wàa in lagu .kala baxaa waana dagaal jihaad ah

  • @RidwaanCabdiwaaxid
    @RidwaanCabdiwaaxid Месяц назад

  • @AhmedElmi-db6yb
    @AhmedElmi-db6yb Месяц назад

    War wax aysameenayaan majirto ee waa ruwaayad aan dhamaaneen

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 Месяц назад

    Wcs wll w

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 Месяц назад

    Yahuud haday baqayso wax weerar ah ma aysan sameen lhyn

  • @nasirabdi6614
    @nasirabdi6614 Месяц назад

    Xisbulah waxba loma reban wainsy wax tusan

  • @somwayptyltd7634
    @somwayptyltd7634 Месяц назад

    Inteeh jeer la lahaa Yahuud ayaa baqaysa 😅 waa khuraafaad carab waxba ma samaynayaan

  • @CAAGANE10
    @CAAGANE10 Месяц назад

    Carabtan Calaacalka kunacay dagaalka marabaan

  • @AlleyaaigufilanAlxmdullilaah
    @AlleyaaigufilanAlxmdullilaah Месяц назад

    Waan cabsaneenaa ayeyleedahay ayadaane dawladaha nagta gagalineyso 😂😂😂😂

  • @kismaymohamed1324
    @kismaymohamed1324 Месяц назад

    Safari aniga waan kariwaayay maxaa qaldan

  • @asadyare9770
    @asadyare9770 Месяц назад +1

    Nadara waxba tanan isku dhibin xisbulah wayo Israel waxa lashaqesa reer lubnan waa xaqiiq warkaa wayo labo nin xisbulah haday Mel ku shiran walaga war haya maxa kenay midaa carab oo dhan waan nacay walhi waxay istarayan malahan way I qalbi jibiyen

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol Месяц назад +1

    Asc Nadaara show guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagolestoo kataaibo AlQaasam haagolestoo Xuttii haagolestoo Xissbolla haagolestoo Rushku haagolestoo guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @najmanajma6752
    @najmanajma6752 Месяц назад

    Xisbulaah waxba islama hayso wax ay keeni karaana malaha

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 Месяц назад

    Markasta isreal diyaar waaye wax hadday sameeyaan shir ayeey galayaan dadka markay gaadaan difaac ayeey galayaan

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib Месяц назад

    WCWRWB NADARA SHOW

  • @Baashi96
    @Baashi96 Месяц назад

    Nadaara wax ku daawado in aad waayso ayaan ka baqaa xayeysiistaada faraha bdn naga kala yareey adeerow

    • @ubahsiyad6810
      @ubahsiyad6810 Месяц назад

      Iska gudbi koley asaga faido ayaa ugu jirto

  • @hooyomacaan5911
    @hooyomacaan5911 Месяц назад +1

    Waxan layaabanahay aaway turkiye waa tuu lahaay erdogan hadii israel ay weerarto lebanon in ay u hiili doonaan, waxaas ma afka aye ka eheed😂

  • @abdirahmandheere8465
    @abdirahmandheere8465 Месяц назад

    NADAARO BALAAYO KA HORTAG BAY LEEDAHAY EE MA LAHA KA DABA TAG WAA TA AY YUHUDU WADO.

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 Месяц назад

    Netanyaahuu nacaladi haku dhacdo inkaar alle haku rido maraykan allaw kaga filaw reer falastiin way iskaga filanyihiin yuhuud lkn adigu maaad maraykan alaw ka dhicisid waayo waa fircionka qarniga

  • @abuujihaan2466
    @abuujihaan2466 Месяц назад

    Koonfurta lubnaan duqeyn ba'an ayaa hadda kasocoto Aljaziira ayaa so saartay

  • @mohamedkeinan5835
    @mohamedkeinan5835 Месяц назад

    Hisbullah xalkeeda meel xun ayu maraya Haddii ay werar ku qaado Gudah israaiil waa laxasuuqaya waayo diyaarada casriga ayay zastaan yahuuda macalinka weyna wa uu so gali Raba dagalka Allaha ukaalmeyo😢😢😮😮❤❤❤❤😂😂🎉🎉😢😮❤❤❤❤😂❤❤😂😂😂

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 Месяц назад

    Waa in xisbulah waxba la hadhin wixii dhici ha dhaco lkn waa in yuhuuda dagaal lagu qaadaa alle haka cidhib tiro dunida alle haku salido mid sidii fircoon iyo hitler oo kale dunida ugu cadaaba

  • @sahrosaleh2268
    @sahrosaleh2268 Месяц назад

    Iska gudbiya xayeysiinta

    • @AbiibAw
      @AbiibAw Месяц назад

      maxaakagalay. godbaankuguridi fulayaawni

    • @sahrosaleh2268
      @sahrosaleh2268 Месяц назад

      ​@@AbiibAwmaxaa ka wadaa af soomaaliga aad soo qortay ma fahmin si fiican u qor si loo fahmo.

  • @Zbsb-r1s
    @Zbsb-r1s Месяц назад

    Xisbulaah meeshay duqeyneeso iyo weèrar argoosiya lamasheego tankale xisbulaah iskama celin karto hadey soomaagto xizbulah iyo Iran sifiican ayaa looga adeeganaa nagta ayaa laga gidinayaa waayo ciidanķa cirka israel daqiiqad ma celinkaraan

  • @hassanomer-q4v
    @hassanomer-q4v Месяц назад

    Heegaku weerar iyo difaacba uu noqon karaa difaac keliya looma qaadan karo
    Ninkii farta cibriga yaqaaney uu kala garan karaa.

  • @BahatiNoor
    @BahatiNoor Месяц назад

    WWW❤❤❤

  • @IbrahimAbdi-om6gh
    @IbrahimAbdi-om6gh Месяц назад

    Adiga maxad u kashife halagu dhofto gan talada israil

  • @farxaancabdi6170
    @farxaancabdi6170 Месяц назад

    Sxb nadaarow kuwan waa baylah kuka ogi ragga nimo iyagiiba guryahooda lagu booqan doona 24 saacee soo socda ciidamada yahuuda ayaa ku dhawaqay inay weerar dhulka ah ku gali doonan .. kkkkk

  • @AlleyaaigufilanAlxmdullilaah
    @AlleyaaigufilanAlxmdullilaah Месяц назад

    Malmahan Alyaasiin meel ayuu ku sugooyaa wuxuu leeyahay idin aaway aan nagta idinka galiyee 😂

  • @newmogadishoofficialchanne3048
    @newmogadishoofficialchanne3048 Месяц назад

    Wariye nadara. barnamijkada xiiso ayuu leeyahay lakin wad yaresay oo xayeysiin ayaad noogu buuxisay 😴

  • @abdiali2420
    @abdiali2420 Месяц назад

    Wcs