Muqdisho somalia 2024 4K. Muqaal Quruxbadan Wow! Mogadishu is unbelievable beautiful

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 апр 2024
  • Mogadishu (/ˌmɒɡəˈdiːʃuː, -ˈdɪʃ-/, also US: /ˌmoʊɡ-, ˌmɔːɡ-/;[5][6][7] Somali: Muqdisho, Wadaad: مُقْدِشو‎ [mʉq'dɪ:ʃɔ] or Xamar, Wadaad: حَمَرْ‎ [ħɑmɑr]; Arabic: مقديشو‎, Italian: Mogadiscio), locally known as Xamar or Hamar, is the capital and most populous city of Somalia. The city has served as an important port connecting traders across the Indian Ocean for millennia and has an estimated urban

Комментарии • 23

  • @amiira9377
    @amiira9377 27 дней назад +1

    ❤❤❤❤❤❤ Alow Nooxafid Dalgeena Hooyo cadowgana Noogaqabo Amiin

  • @hassansharif3184
    @hassansharif3184 3 дня назад

    Masha Allah!
    What a beautiful scenery!
    Thanks for sharing our beloved capital’s best.
    Love you all and remember that only with are a.such a things possible.

  • @alifarah5262
    @alifarah5262 Месяц назад +4

    Insha ALLAH sidaana waa ay ka sii qurxoonaan waa casimaddii jinsiyadda Soomaalida Hargeysa ayaan ka soo salaamayaa

  • @ShalomShock
    @ShalomShock Месяц назад +1

    It's beautiful. All that you hear about on the news is about the terroristic acts. There are so many untold stories that need to be told.

  • @bilicdaxamar4836
    @bilicdaxamar4836 2 месяца назад +1

    ❤ MASHA ALAH thank you man 😀 Thank You 👌this is the best video ever 👍walahi i thought it was another city masha alah Xamar Cadeey💘

  • @user-tl6ts3fi5b
    @user-tl6ts3fi5b 2 месяца назад

    Masha allaah allaah xifdiyo muqdisho caday ellaahow amaanka usiyaadi❤❤❤❤🎉

  • @jamilanor653
    @jamilanor653 2 месяца назад

    M.a alx, walhi banaadir iyo Zoobe dhismahooda caadi mahan iyo hodan oo dhan❤
    Magaalka dhan in sas noqdo rajynaa i.a
    Allah yaxfidka yaa Xamar, love you my city😊❤❤🎉
    Allah wadanka wadanka dhan noo hagaajiyo i.a

  • @kawsarhussein4446
    @kawsarhussein4446 2 месяца назад +1

    Waw qurux❤

  • @user-qr7pb3kg4j
    @user-qr7pb3kg4j 2 месяца назад

    Masha allaah alle muqdisho cadey wan ku xisay❤

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 2 месяца назад

    Maasha Allah illaahow nabada usiyaadi❤❤❤

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 2 месяца назад

    Maashaa alaah maashaa alaah barakee alow xamar ilaahow nabad waarta nasii aamiin

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 2 месяца назад

    Caadi mashan maasha allah

  • @user-lm9ct4wx3e
    @user-lm9ct4wx3e 2 месяца назад +1

    Kitaab ayaan u marayaa Los angeles saan uma qurxoona marki laga hadlaayo bay ada dhirta wa wada green ayadoon chemicals an loo isticmaalin . hawada wa faseex qaac kuma jiro and Everything is New, meesha kale oo ay ka qurxoon tahay wa Silicon valley wey ka qurxoontahay guryahan a ka qurxoon igu walahi ah kana casrisan bila caleek side walk noo dhisa dawlada duqa magalada amar ha soo rogo in guri walba hortiisa uu dhiso side walk kuna beero geed

    • @KalelaChannel
      @KalelaChannel 2 месяца назад

      Duqa isagana wadooyinka ha dhiso oo meelkasta hala dhiqo caagag qashinka lagu rido. Xamar anigaa hada kasoo laabtay bishii la soo dhaafay. Kor ayay ka qurxanahtay laakin dhulka waa lalabo.

    • @fe8445
      @fe8445 6 дней назад +1

      Muqdisho maamulka ayaa ka xun. Shacabku way dadaaleen laakiin maamulka Banaadir jaakado qaali ah iyo lebis bay ku jiraan intay shaqayn lahaayeen.

  • @believer7280
    @believer7280 Месяц назад +2

    I pray for God's good news to spread throughout Mogadishu, Somalia. God loves us and sent His Son to save us. (John 3:16) (Romans 5:8) Peace and love to you all, from Louisiana, USA🙂

  • @abbasabdi1987
    @abbasabdi1987 2 месяца назад

    M.a lkin dadka dagan dad nabada ilaashan karo maahan😢

  • @KalelaChannel
    @KalelaChannel 2 месяца назад +1

    Dabaqyo la iska dhiso, wadooyinkana dhiiqo yihiin waa doqonimo. Dowlad kama jirto meesha.

    • @darishore814
      @darishore814 Месяц назад

      Meesha waa Africa Nairobi saan ka daran dhiiqo u ah

    • @fe8445
      @fe8445 6 дней назад

      Waa gaaraynaa. Intaanba lama haysan.