WAR CULUS OO KA SOO KORDHAY QASA +SIR-AAIIL + XAALADA SUURIYA + ASAD + UKRAINE +

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 дек 2024

Комментарии • 26

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x 6 часов назад +9

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin

  • @CawilXashi
    @CawilXashi 3 часа назад +1

    Allah ha unaxriisto

  • @HassanCali-r5w
    @HassanCali-r5w 7 часов назад +1

    Qaza xor Insha allah

  • @FesalaSaid
    @FesalaSaid 2 часа назад

    Guuuuuuuuuuuuuuul qaza

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille 7 часов назад +1

    yaa rabi gasa yaa rabi falastiin iyo alaqsa adaa awood leh ee maxaad ka tiri markaan anagoo adoomadaadii ah kuga amaanaysanay difaaca iyo badbaadinta gasa iyo alaqsa

  • @AbdillahiMoussa-m2b
    @AbdillahiMoussa-m2b 5 часов назад

    Yaarbi Allah tagero
    Falstin Allah siyo xoriyad
    Allah siyo

  • @قطرهقطره-ت6د
    @قطرهقطره-ت6د 8 часов назад +1

    Mahadsanid ❤❤ moowlid

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 6 часов назад

    Asc mowliid subax wanaagsan

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 7 часов назад +1

    Hantida dalka iyo dadka siiriya halaga soo celsho

  • @mrsocotraisland1939
    @mrsocotraisland1939 5 часов назад

    SAXITAAN TAARIIKHDA ISLAMKU MAANTA OO KHAMIIS 12 DECEMBER 2024 WAA 11 KII JAMADUL AAKHIR 1446

  • @shaa1547
    @shaa1547 5 часов назад

    Waa wax wanaagsan in loo codeeyo qararkaas lakin yahuudu waxa eey aaminsantahay in aan ayaga waxba laga jooji karin cidi eey rabaan dilaan kii eey rabaan xabsi ku haayaan adunyada ayagu usareeyaan taasna waxaa markati ka ah dhaqankooda foosha. Xune

  • @RijaalCaydaruus
    @RijaalCaydaruus 7 часов назад

    Bishaaralasadwanla sooqabto

  • @RijaalCaydaruus
    @RijaalCaydaruus 7 часов назад

    Soriyaha😮hanoolaato

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 2 часа назад

    Lacagtu waxba ma sheegto waxan ma tarto, akhiro ku raaci mayso.. ee bahdilaada iska daaya oo dalkiina Yuhuuda ka ilaashada…

  • @abdulrahmanbaarebaare5902
    @abdulrahmanbaarebaare5902 7 часов назад

    Aslm khamis ah 10 jamatul thani

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 5 часов назад

    Carab faaiido maleh pasporadiina iska heysta 30 kun maxay tareysaa

  • @FarduusAadan-p7q
    @FarduusAadan-p7q 7 часов назад

  • @CaliSalaad-n7l
    @CaliSalaad-n7l 8 часов назад

    Hayaay xaal allaha toosiyo lkn waxaa ceeba ciidanki dawlada somaliya ayaa axmed madoobe raacay

  • @RijaalCaydaruus
    @RijaalCaydaruus 7 часов назад

    Suriyahanooto

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed 7 часов назад +2

    Baddie soomaliya itoobiya ayaa xasan siiyey shacabka iyo baarlamaankana looma sheegin

    • @IlyaasBicola
      @IlyaasBicola 6 часов назад

      Yaa ku sheegay 😂😂 umadan dhib badana waxan waa siyaasad ma ah musalsal mise sheeko hhhh Somalia 🌎🇸🇴🦁 baddeda iyo dhulkeeda ma ah badeeco waa la iska riyoonkara ileen waa free ma ah kiro 🥱🥱🥱🥱🥱

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 4 часа назад

    ilahey aan u barino ummadan la leynayo gaal iyo yuhuud iyo munaafiqa muslimka sheegto ayaa isugu tagay yaa rabi