"Xasan Sheekh waxa uu u ekaaday qof aan lagu kalsoonaan karin,qof noocaas ah Dal uu hogaamiyo...

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 дек 2024

Комментарии • 246

  • @shuaybtube2690
    @shuaybtube2690 День назад +9

    siyaasiga keliya aragtidiisa lagaban xildhiban Abdirahmaan

  • @abdulahimahamud1980
    @abdulahimahamud1980 16 часов назад +2

    Cabdiraxmaan cabdishakuur waadku mahadsantahay mudane in aad sheegto xogta rasmiga ah ee xasan sheekh iyo xaalada wadanku kujiro gulayso mudane

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 19 часов назад +3

    C C Warsame ilaahay caqligaaga hakuu barakeeyo nooloow caaqil sare !!!

  • @MohamedSalah-n2p
    @MohamedSalah-n2p 22 часа назад +6

    Shekh cabdirahman c. Shakuur somalia adiga ayay kuu baahantahy

  • @ruqiyaabdille
    @ruqiyaabdille 18 часов назад +2

    Wel said sifiicanbaad Uhadashay MR CC Shakuur👍

  • @seed3966
    @seed3966 День назад +4

    Aasc allaah xasan umada soomaaliyeed haka qabto🌎🇸🇴

    • @EngdaauudAbiib
      @EngdaauudAbiib 23 часа назад

      BRITISH SOOMALILAND GOVERNMENT AND SOOMALIA ITALIAN TWO COUNTRIES DIFFERENT COUNTRIES DIFFERENT

  • @osmanmohamed4760
    @osmanmohamed4760 22 часа назад +3

    “Asalaamu Calaykum “
    Xildhibaanku waxa uu ka hadlay xaalada dalku galay oo dhab ah. Aad buuna ugu mahadsanyahay!
    Waligeedba CCShakuur Somali way fahmi waysay ee waa Siyaasiga dhabta ah ee u qalma in hogaanka uu qabto! Thanks Mr president.
    Waa in Baarlamaanku xilka ka qaadaan Xassan iyo Xamze!!! Si dalka ay ku rideen Haadaanta looga badbaadiyo waa hadii uu jiro damiir nool iyo wadaninimo dhab ah.

  • @samataradde686
    @samataradde686 14 часов назад +1

    Thank you xildhibaan CCShakuur wadanka 10 adogoo kale ah alah na siiyo tuugada xildhibaanada ahna alah naga qabto ninkan way la xisaabtami waayeen dowladii waxuu ka dhigay jeebkiisa iyo qolo gaar ah group

  • @saidamohamed1424
    @saidamohamed1424 17 часов назад +2

    Well said cc shakuur mansha alaah

  • @theancientsancients1769
    @theancientsancients1769 День назад +15

    Turkey should stay out of Somali affairs! It sold Syria to Israel and now Ethiopia to Somalia. Turkish base in Somalia must close and all oil contracts cancelled!

    • @daudbile1074
      @daudbile1074 21 час назад

      Who are you to say that stay out of Somalia turkey is our brothers supper power turkey

    • @johnyou4036
      @johnyou4036 20 часов назад +1

      @@daudbile1074 he is one of the Abaagadhayaasha in Ethiopia

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 17 часов назад

      Erdogan wa munafaq

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 17 часов назад

      Erdogan is bidding for Eithiopia and he chased from Somalia .

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 17 часов назад

      Abdirahman abdishakur warsame very statute.Pls don't trust Erdogan

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 День назад +7

    Allah ha naqabto Xasan

  • @AbdijabaarUmair
    @AbdijabaarUmair 12 часов назад +1

    Hadhow kuleeyhin dalxoreye subxanallh

  • @AbdikarinAhmed-u2m
    @AbdikarinAhmed-u2m День назад +6

    Xasan shiikh Allahow nagaqabo damiirmalaha dadnimo malahan

  • @kamal171
    @kamal171 День назад +5

    X sheikh waa munafaq

  • @KingShibiinYare
    @KingShibiinYare 8 часов назад

    M.a ccc Guulayso xafidullaah Siyaasi Run Badan Argti dheer

  • @FarhanKeinan
    @FarhanKeinan День назад +3

    Waa runtaa maa shaa alaah mahadsenid guul somalia xasan waa shaydaan waa tuug waa mar 123 tuug waa tuug ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 День назад +7

    Turkiga waa munaafuq dantiisa wato lkn hasanow ogow walee somali marnaba ma ogolaanayso inay itopia dhulkeena iyo badeeniiba la siiyo,wlhi waa inoo dagaal

  • @Fardowsa-ql3mr
    @Fardowsa-ql3mr 4 часа назад

    Masha Allah 💙💙💙👍✌️

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk День назад +5

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @halimaahmed2179
    @halimaahmed2179 20 часов назад +1

    Siyaasi issheeg iyo wax lamid ah ayaa heshiiskan diidan wana kuwa raba in ay Somalia ay weligeed faragelin shisheeye u nuglaato oo aysan marna gaarin dowladnimo taam ah
    Raisal Wasaare Hamsa ayaa yiri sida bani aadamka in aan unoolaano ayaan rabnaa micnaheedu wa dowladnimo dhameystiran guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @MohamettjiiMohamettjii
    @MohamettjiiMohamettjii 22 часа назад +2

    Maantuu mucaarad run ah yhy ina shakuur

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 23 часа назад +8

    Xasan Shiikh idinkaa nookeenay Cabdirixmanow Hawiye manoqon karaan hogaamiye Soomaaliyeed waa wax iska cad Daarood noo raadiya waliba Mareexan Majeerteen xataa nagadaaya Mareexaan forever Wallahi inaan ahayn Mareexaan laakiin waa wadaniyiin aan hanti rabin

    • @kaafi_ahmed6934
      @kaafi_ahmed6934 22 часа назад +2

      Dhagarqabe farmaajo iyo mujrim dhiigya cab ina siyaad bare miyaa utaqaanaa dad soomaaliyeed inay hogaamin karan qabyaalada halkaas kula gashay yay naarta ku geyn

    • @Maxchama
      @Maxchama 22 часа назад +1

      Hadaan kaa aqbalo mrxn ma ihi abootada u sheeg xoolow 😂

    • @hassansheikh870
      @hassansheikh870 22 часа назад +1

      Saaxiib, kheyr Allah haku siiyo, isha ayaad ka riddey oo inta aan odhan lahaa uun baad tiri. Waana kugu taageerayaa. Madaxweyne Mariixaan baa waddanku u baahan yahay.

    • @LilyR-sd1lt
      @LilyR-sd1lt 22 часа назад +1

      ​@@hassansheikh870isku xishooda hogaamiye qabiil looguma doorto ee waxa lagu doorta aqoontiisa iyo waxqabadkiisa iwm. Jaahliga noocas ah ba xaga idiin dhigtay.

    • @hassansheikh870
      @hassansheikh870 22 часа назад

      ​@@LilyR-sd1lt Sxb qabiil iyo qabyaalad nagama ahan runtii, mana nihin Mariixaan. Laakiin runta marka loo hadlo, inta madaxweyne Soomaali soo martey labo ayuun baa Mariixaan ka ahaayeen, waddaninimada iyo raganimada labadaasi kujirtey cid lamid ah ama xitaa usoo dhowaan karta lama arag. Hana illaawin raiisulwasaarihii Mariixaan (Saacid), ee dowladdii Xasan Sheekh ee koowaad, isna waddani nimadiisa waa Raiisulwasaarihii keliya uu xerooyinka qaxootiga Soomaaliyeed ee Kenya ku booqdey iyo shaqooyin badan oo fiican uu wadey laakiin madaxweyne Xasan uu ka shaqeyn waayey. Sxb "Gaal dil gartiisana sii".

  • @kaafixoday9503
    @kaafixoday9503 23 часа назад +3

    Allow ugargaar umadeena oo qof dacad ah Allah ka cabso leh noogu dhiib wilayada

  • @MubYus
    @MubYus 23 часа назад +3

    Abii ahmad ma rki karo ma salaamyo, Ethiopia ciidankeeda ha baxo, maanta Abii ahamad abooheen waaye , Ethiopia waa la shumiyay.. Yaaaab

  • @historypublishers
    @historypublishers 17 часов назад +1

    💪🏿🇸🇴💪🏿

  • @kingmohaa5256
    @kingmohaa5256 День назад +8

    Xasan sheekh waa gulestay ☝️. In cidanki qaran bur buro cosweyne wixi kadhacay ogeen

    • @EngdaauudAbiib
      @EngdaauudAbiib 23 часа назад +3

      BRITISH SOOMALILAND GOVERNMENT 55AAAD EE GEESKA AFRIKA

  • @ismailabdi4115
    @ismailabdi4115 23 часа назад +2

    Soomaliya 5 gool iyo Eber baanalakusoodhuftay wallahi Hogaamiye aan qableheen waasidaanookale

  • @AhmedQeys-e5r
    @AhmedQeys-e5r День назад +8

    Dhamantiin waxa is dhantan malahan Somalia 🇸🇴 rajo malahan runti
    hassan sheikh
    Abdirahman Abdi shakur
    Farmajo
    Sheikh sharif
    Dhamantiin isma dhanta wada tihiin

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad День назад +2

    Xasan Shiikh waxaa muuqata waxa uu isku halaynayo waa qabiilkaaga Hawiye kaa hor iman maayo sidaa awgeed xukunka sika joog wixii burburayana waxba kaama gelin!, laakiin waxaan filayaa in taas dhamaan doonto odayguna runta wajihidoono iyo in amarkiisa boobka ee Xamar laga diido.

  • @nuhmohamed7521
    @nuhmohamed7521 23 часа назад +2

    M XASAN SHIIKH WUXUU KU JIRAA KHIYAANO QARAN WAANA IN LA SOO QABTAA MARKA UU XUKUNKA KA DHACO, WALIBANA WAA LA TOOGTAA SII DAWLADII DHEXE EEY SAMEEYN JIRTAY.

  • @abdihakimmuse3032
    @abdihakimmuse3032 17 часов назад

    mudane abdirahman aad ayaa u mahadsantahy sidaa aad wax badan oo jirah aad dadka ugu shaaraxday

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 23 часа назад

    Waxba niyadda yaan laga jabin InshaAllah waa waxay jeclaan lahaayeen si kibirka nalooga kabiyo walahi 😢 dhiiri galin ha’inoo noqoto cadowguna wuu quusan isagoo halaagayo walahi InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 18 часов назад

    Annaga madaxweyne Hassan waan ku kalsoonnahay; caalamkana wuu ku kalsoonyahay: yurub, suuqa east afrika iyo golaha ammaankaba.

    • @gigachad9879
      @gigachad9879 17 часов назад

      Nacalad haku dhacdo Xasan Tuug Munaafaq iyo inta qabyaalad iyo hunguri ku raacday sidaadoo kale

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 День назад +1

    Wiilasha somaliyeed ee Hassan sheekh uu soo qalday ,jubaland waa inay ula dhaqantaa sidii walaalahood

  • @Gfghggghf
    @Gfghggghf 13 часов назад

    Shalay baad badda iibsatay and Hassan is your best friend

  • @dulmaraxmed94
    @dulmaraxmed94 22 часа назад

    illaah hayna badbaadiyo meesha dalku marayo weligii ma gaarin waxaan leeyahay ummada soomaaliyeed aa is badbaadino dalkana badbaadsano wallee xaaladda soomaalidu jab bay ka lulataa subxaan allaah

  • @caliusmanabdinuurafkaaa-xl5zw
    @caliusmanabdinuurafkaaa-xl5zw 21 час назад

    mxw cabdirahman cabdi shakuur m a ok guuil xasan maxamuud 🔥😭🔥😭🔥

  • @sulamanbakool8747
    @sulamanbakool8747 18 часов назад

    Shalay bada ayaa iibisay..

  • @jibrilculusow5413
    @jibrilculusow5413 День назад +2

    Xassan sheeq waahalyey Aad ufiijigan Ma ahan Doqontan Miidiyaha taagan ee Jaajuuska ah

    • @shaficimohamedomar-d6b
      @shaficimohamedomar-d6b День назад

      xasan xabaalo qote dameer waakaa maanta ciidankiisii qaxoontiga keenya ku ah xayawaan digir kadhargay oon caqli lahaayn mooryaan ah

  • @seed3966
    @seed3966 День назад +1

    Asc 🌎🇸🇴somali allaah ha u sahlo runtii arakti dheer malaha xasan maxamud magaranayo dowlad macnaheeyd 👈🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵🫵

  • @zienabali23
    @zienabali23 23 часа назад +1

    Xasan ha la Rido

  • @MuslimCali-bu3jc
    @MuslimCali-bu3jc 23 часа назад

    C,rixmaan hadad allaah taqaanid dadka islaamka ah ee soomaliyed bad baadi maanta afkaaga iyo adinkaagaba kubadbaadi maanta

  • @awilimur8873
    @awilimur8873 23 часа назад

    Viva A A SHAKUR

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 22 часа назад

    Waa in Shacabka Soomaaliyeed la xisaabtamaan Xasan Sheikh iyo dowladda Turkiga .
    Waayo Turkiga wax aysan qaateen ayey kuwo liita wax ma Garato oo sheeganaya Magaca Soomaaliya ku qasabtey iney Ethiopia hoos fariistaan islamarkaana waxa ay doonta ka saxiixato waana arrin Uurkutaallo xanuun badan waana taariikh Madow aysan Soomaaliya weligeed soo marin .

  • @rizakhaji7498
    @rizakhaji7498 10 часов назад

    Xassan sheekh wax Dan ah kama laha wadanka iyo dadkaba ee jeebkiisa ayuu ka hor marnaa wax walbo.

  • @yaakcon
    @yaakcon 23 часа назад

    I wish this man becomes next Somali president.

  • @Guledsaid-w1s
    @Guledsaid-w1s День назад +3

    Culusow Gurguurte maanta maalin aan baa la ogaan doonaa dhagarta uu soomaali u maleegay

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 21 час назад

    Doqonimada hadey kaabadato waa sidaanoo kale Cabdiraxmaan lugadheere umada kafariiso

  • @Dhaqandahir
    @Dhaqandahir 21 час назад

    Siyaasi warkiisa lama dhagersto hadalkiisa iyo dhaliilshiida waayo horey ayaan ku daalnay warkoodo Soomliyane warbo uma haayo

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 23 часа назад +1

    Afkaaga caano geel lagu qabay xasan sheekh waa ceebeyay umadii somaliyeed

  • @Safsaf-dk3df
    @Safsaf-dk3df 23 часа назад +9

    😢🥲😭😭😭 أنت صح

  • @libanbariyoow8327
    @libanbariyoow8327 День назад +4

    Cabdi hunguri adiga yaa ku aaminaaya

  • @CarsaanyoFarey
    @CarsaanyoFarey 17 часов назад

    Reer xamarow wlhi ninkan ugu macquulsan siyaasiyiintina ee kan doorta illamaderayal

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 День назад +2

    Waxaan uga xumahay in dhalinyaro soomaaliyeed oo daacad u ah wadankooda in dhiigooda loo isticmaalo siyaasad oo maxaabiis iyo meyd yihiin, xassan wadanka halaga qabto,

  • @mowliidaden5259
    @mowliidaden5259 22 часа назад

    MUNAAFIQ XSHEEKH
    DALKA LAGUMA AMINI KARO
    TUUG HOYADIIS LACAG DHAAFSANAYA WEEYE

  • @AbwaanNurdiin-vx5xg
    @AbwaanNurdiin-vx5xg День назад +1

    Labaad hole Madaxweynuhu Sharafta kama qaadin ee iyagaa iska Sharafta iska qaaday.

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 23 часа назад

    Guu madaxwayne Xasan Sheekh iyo Raysalwasaare Xamsa iyo dowladiisa iyo baarlamaanka dalka Soomaaliya ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @DaahirMacallin
      @DaahirMacallin 23 часа назад

      Xasan gaajo ma adeerkaa waaye. Wax lagu taageero ma lahane. Mise indho la'aan ku taageertay

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 День назад +2

    Ha ooynin ina makoow adaa doortay aduunyo waa dhamaatay ee haooyin 😂😂😂😂😂

  • @MuslimCali-bu3jc
    @MuslimCali-bu3jc 22 часа назад

    War C,RixmaanOow maanta dalka badbaadI iyo wixii islaam Ah

  • @AliAli-yl5rh
    @AliAli-yl5rh День назад +1

    Waligaa manoqon doontid madaxweyne ee waxa ha hiiqin

  • @Caaqilka123
    @Caaqilka123 День назад +1

    Aamin maleh

  • @CabdulkhadirBashir
    @CabdulkhadirBashir 17 часов назад

    Niyahow waad walatee Dr xaweeb dawo udiono

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 22 часа назад

    Mr shakuur madaxweynihiina haddii Reer Hiraab tihiin Baddii si toos ah ayay u gadateen waana markii labaad oo Abgaal Hiraab oo xukunka haayo bad lagato sidaas awgeed Hiraab soo ma ahan codowga soomaaliyeed

  • @Abdifitah1988
    @Abdifitah1988 День назад +1

    Nacas baatahay abdiraxman umada hor tagan nacalad hakuugu dhacdo

    • @abdulllahi6161
      @abdulllahi6161 23 часа назад

      imaaradka carabta ayuu maslaxaa kiiskii xera gordan buu ka aamusay imaradka heshiisa turkiga keenay ma rabto imaraadka cadaadis soo saaray hadal dhahay

  • @israaadenyuusuf
    @israaadenyuusuf 10 часов назад

    Sababta mucaaradka aysan axmed madoobe uga hadlin iyaduna sow cajiib ma aha.
    Waa hubaal Xasan in la taagay ama uu damac qaaday

  • @omarabdi3332
    @omarabdi3332 23 часа назад +4

    Xasan sh waa ka wadani san yahay dhamaan ragga mucaaradka ku ah, sida Mr Dani, Shariif la soo gemey, CC, Ahmed black, iyo Mr Dhaka-yare (Khayre)

    • @yaakcon
      @yaakcon 23 часа назад

      War iska aamus qashinyahow waxaad ogtahay ayaa iskaba yar.

    • @II-vd4ih
      @II-vd4ih 23 часа назад

      ​@@yaakcon adigaa qashin ah calaacal ka iska yareeya dalkaan dowladda ayaa ka masuul ah Madaxweeyne Hassan Sheikh Mohamud iyo MP Hamza dalkaan ka masuul cayayaanka waa la buufin

    • @yaakcon
      @yaakcon 22 часа назад

      @II-vd4ih Adigaa hadda lagu soo buufiyey ee aan aragno waxaad buufin karto.

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b День назад +1

    shalayba waa taad ciidanka magaalada soo galinaayseene maanta soogaliya hadaad daacad tihiin oo kaqabta wadanka wuu baabi iyaye

  • @boondheeretvchannel
    @boondheeretvchannel День назад

    Guuleyso Hassan sheeq.
    Abdirahman abdishakur nac nacda iska daa

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 23 часа назад

    Comments kayga Waxaan ku sheegayaa Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo Sheekh Shariif iyo kuwa mucaaradka ku ah madaxwayne Xasan Sheekh waa uu guuleystay madaxwaynaha dalka Soomaaliyeed ee mar mar siiyo uma aad haysaan wax dhaliil ah iyo been danbe waa dhamaatay. Marka haddii uu soo celiyey wax kasto oo dowlad nimadeena iyo qaranima deeda dhaawacaayo weli Marka maka xishoonaysan shicibka Soomaaliyeed. Ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed waxaa ay tageen dhulkooda iyo xuduudyada Soomaaliya waxa ku soo duuley waa Amiirka cadowga ee Axmed Madoobe iyo niman uu wato ayaa soo weeraray ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed marka been raad ma lahan Cabdiraxmaan Cabdishakuur isku xishooda kana xishooda shicibka Soomaaliyeed ee masaakiinta ah ee daalay.

  • @nuradinabdi5192
    @nuradinabdi5192 21 час назад

    Mr shakuur hadasheey haddii hadal wax daaweyn.

  • @jamayusuf7205
    @jamayusuf7205 21 час назад

    Abdirahman munaafaq maaha ..wuxuu aamisan yhy ayuu ku dhahaya waxnah ku qarimaayo lkn wakhtiga ka hiiliyey. 2 wa nin wax bartay 3 guuleyso......by from growe puntland

  • @TheDayib
    @TheDayib День назад +1

    IS AFGARADKI WAXA KU QORON XITAA MA CABIRI KARTID MARKA LA MISAMO HADAL XUMADADA

  • @internationalsuper8580
    @internationalsuper8580 17 часов назад

    heshiiskaa mid hada ah maba ahan ee waa mid dhacay 2023kii waxaana horay u mada galay xasan shiekh abi ahmed osmail omar geele iyo muuse biixi hadeer jeebka un baa la kala qaadatay xalay ankarana waxay ahayd masraxa marti galisay fadhiga jeebka

  • @AbasHasan-h8t
    @AbasHasan-h8t День назад +1

    Ninkaan weligii mucaarad muu ahaanayaa ilowdhawa sowma eheen ninkii usaxiixey Kenya bada soomaaliya

  • @halimahassan1981
    @halimahassan1981 21 час назад

    Somaliya ninka ugu cawaansan dhinaca siyaasada waa Cabdiraxmaan cabdi shakuur 🤔😏🤔🤓🤔

  • @nuhmohamed7521
    @nuhmohamed7521 23 часа назад

    HESIISKAAS ITOOBIYA IYO SOMALIA M XASAN SHIIKH UU SAXIIXAY WAA WAX KAMA JIRAAN M XASAN SHIIKH NA WAA DEBILA SOOMAALIYEED SAMEEYEYNA KHIYAANO QARAN

  • @leban9958
    @leban9958 23 часа назад

    Aleylahe waad ku sugtay odayga washay

  • @DekahassanAlihassanAli
    @DekahassanAlihassanAli 21 час назад

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @khadar917
    @khadar917 23 часа назад

    Xasan wuxuu shalay ka qeylinayay wuxuu kusii daray tuugnimo xishood la,aan ah xabaalo fagasho iyo makarafoon🎤 uu is daba sito.

  • @abdurahmanali4374
    @abdurahmanali4374 22 часа назад

    Xasan Shiikh dhakhtar ha loo diro caadi ma ah maskaxdu wax ka qabaa teeada kale dowladda Turkiyo waa cadow kale somaaliya danaheeda ay u joogtaa wax tarkeeda waxaa ka badan faa,idada ay somaaliya ka hesho.

  • @luulxaji7636
    @luulxaji7636 18 часов назад

    Baar lammaanka waa ineey mooshin ka keenaan impeachment xasan halagu sameeyo waa hadii damiir soomaali nimo uu jiro, hadiise xildhibaanada ay dhuunta wax ka maqlaan waa nasiib darro

  • @sureyaahmed6564
    @sureyaahmed6564 21 час назад

    Hadi ay ka dhab tahay idinka Xamar jooga ee shacabka iyo sitaasiyiinta miyirka qaba la tasho oo kacdoon aad wadanka iyo hantida qarank aad ku badbaadinaysan sameeya oo karaamadi ummada iyo wadanku lahaa u soo celiya

  • @FaisalMohamud-x9p
    @FaisalMohamud-x9p 21 час назад

    Somaliya waxay saaxiibka dhigatay dalka aduunka ugu xun oo ah turkey xasan waa qof aad u liita

  • @User_19567
    @User_19567 23 часа назад

    Jirjiroole Xassan sh idinka ino keney CC Shakurow hada iyo talo 😢

  • @abdulkadirabdi9333
    @abdulkadirabdi9333 22 часа назад

    Nacnac loma baahna ee xildhiban baad tahey kalsoonida xasan kala noqda xasan shekh mou gaan barlamaanka ha diido nac nac looma baahna

  • @daauudcabdi6397
    @daauudcabdi6397 22 часа назад

    Madax weynaha D/F/S mudane
    Hasan Sh/ M/ talaabooyin
    Qaar waa in ummada somaliyed
    Gaar ahaan Masuliyiin Aqalka sare
    Iyo kan hoose iwm waa innaad
    Kala tashato isku oge, caayna ma,ahan amaanna ma,ahan

  • @JaamacIsmaciil-s5j
    @JaamacIsmaciil-s5j День назад

    SIYAASI SOOMALIYEED WEJI MALE XASAN SHIIKH MARKAAD LEEDAHAY WUXII SHALAY UU KADIIDAY FARMAAKO AYUU MANTA KUDHACAY ADBA WAAD LASOCOTEY XILIGAA

  • @hassanmaalim283
    @hassanmaalim283 День назад +1

    Hassan Gargurt 😂😂😂😂

  • @abdullahigelle74
    @abdullahigelle74 День назад +1

    Ax ax ax waa nasiibdro inuu maxweyna Somalia u xalaaleeyo Ethiopia fargalinteedii iyo joogi taankeed Somalia

  • @ysooyaalka6172
    @ysooyaalka6172 17 часов назад

    Dalkan Gacan Siyaasi Hawiye/ Isaaq ayuu 91kii ku burburay. Maantana labadii ayaa god kusii wada.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 20 часов назад

    xasan halaga tuuro meesha

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 22 часа назад

    .insha.allah.xasan.madoobe.iyo.itoobiya.wey.nimanayaan.soomaaliyana.wey.guuleysan.xildhabaan.nooloow.dadkii.mooday.farmaajo.inuu.qabiil..kuhasto.ha.rakaan.runta

  • @AdanKer-p1n
    @AdanKer-p1n 21 час назад

    War farmaajo iyo sheekh shariif aawe War abdiraxman abshakuur garab istaaga anigana hadan shacabnahay wan idin garbtaaganahy

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 23 часа назад

    Abii Axmed waxaa laga saxiixay in uu mar dambe uusan fara galinaynin qaranimada dalka Soomaaliyeed iyo in waxa uu rabo uu kaliya war sanaayo dowlada Soomaaliyeed kaligeed oo uusan mar dambe uusan madaxwayne goboleedyada uusan wax dambe uusan war samaynin kaliyah dowlada Soomaaliyeed jaligeed wax kasto uy uga dam baynaayo. Marka Cabdiraxmaan Cabdishakuur iyo mucaarad kiisa waa wax iska hadal un waxbaa la mucaaradaa ayey naqleen waa kuwa aanba jirin waxa ay ku hadlayaana aan ka fiiraan war ka xishooda shicibka Soomaaliyeed ee masaakiinta ah ee daalay.

  • @abdiahmed9094
    @abdiahmed9094 День назад +1

    Abiy Ahmed afkiisa wuu ka ilaaliyay inuu kalaabto MOU war saxaafadedkana laguma xusin wuxuna ciyaaray tactics ah hal dhagax 2 shimbir kudil oon ula jeedo in uusan kalaaban MOU ga hadana helayo bad kale oo dheeraad ah.
    Dawlada maxay faa'iday maxayse ku badalatay?

    • @theancientsancients1769
      @theancientsancients1769 День назад

      Turkey should stay out of Somali affairs! It sold Syria to Israel and now Ethiopia to Somalia. Turkish base in Somalia must close and all oil contracts cancelled!

  • @AbuNaciim
    @AbuNaciim 23 часа назад

    Sax Sasweye

  • @Layla-nw8nr
    @Layla-nw8nr 22 часа назад

    That is true

  • @hayaaniabdi9003
    @hayaaniabdi9003 23 часа назад

    😂😂😂😂😂sax waaye mudane Abdirahman nin aqoon yahan ah

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 23 часа назад +3

    BRITISH SOOMALILAND GOVERNMENT AND SOOMALIA ITALIAN TWO COUNTRIES DIFFERENT COUNTRIES DIFFERENT

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 17 часов назад

    Xasan waa Munaafaq ballan ma leh. Xadiiska nebigaa noo sheegay SCW