HEES | Ha ku daalin jeedaal | Maxamed Axmed Kuluc | Original + Lyrics

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • HEESTII : Ha ku daalib jeedaal
    Ereyadii : Cabdu Aadan Xaad (Cabdiqays)
    Laxankii : Maxamed Axmed Kuluc
    Taariikhda Qabashada : 25/02/1971
    The song and 'cut scenes' used in this video are not my original creation, therefore, Maadeys does not claim any rights over them.
    Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, education & research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing.
    In case of any copyright infringement complains, kindly contact me on : Maadeystube@gmail.com

Комментарии • 8

  • @sahraabdallamumin1242
    @sahraabdallamumin1242 4 года назад +3

    Haddad jamato cadowgaaaaaa iyo ruux ku jiir neceb harka, hadhka kuma jiido 😍

  • @jakaakoosofficial2676
    @jakaakoosofficial2676 4 года назад +3

    Ma Ogtahay Jannada Udug Nima Jirif U Soo Marin Sahal Lama Dhex Joojee Alloo Jannada Ku Gali

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 4 года назад

    Ilaahay ha u naxariisto 60 sano ayuu dhagaha umada u raaxaynaayay
    Maxamed Axmed Kuluc

  • @khabiirharnandez5664
    @khabiirharnandez5664 4 года назад +3

    waxaad jeceshahay lama helo naftaydaay wax ku jecelna diidee midka mida heesahaan ugu jeclahay kuluc Aun

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed2057 4 года назад +2

    Qaab wacan baad u soo habaysay Mahadsanid

  • @abilahimohamed161
    @abilahimohamed161 4 года назад

    Wa erayadi abwaan cabdi aden xaad (cabdi qays)

  • @ahmedsaha6482
    @ahmedsaha6482 4 года назад

    haku daalin jeedaal indho soo majiidaan qalbi kaa janjeersaday

  • @Amiiraydarus
    @Amiiraydarus 4 года назад +1

    Edit Asal Sida U Dhex Dhigtey Sawir Heesta Weldone