Waxa aan kuboorinayaa madaxda dalka in aan loohorseedin dib udhac siyaasaddii iyada oo wadahadal lagu xali karo mida 2aad madaxweenaha 5milyan waxaa lagasoo canshuuray shacabka waxaa ay kuhabooneed in lagu caawiyo masaakiinta waxa uu kuhelilaahaa araj alla xagiisaa sida uu noosheegay NBG scw❤❤❤❤❤❤❤❤
XASAN SHIIQ WAA KAAS MAANTA MEEL AAN LAGA RABIN OO AAN DAN NOOGU JIRIN OO AGAASIMAYAAL LOOGU TALO GALAY KU BIXINAAYO LACAG DADKII SOOMAALIYEED EE LAGA QAADAY KA BAAHAN YIHIIN SUN ALLAHA UGA DHIGO LACAGTUU KU DAMAA SHAADAYO
War wadankena wali wa bukaa madaxda waxa loga bahanyahay in ay dhadhayaan o dadka mideyan si cafimaad lo garo wadanku diyar Uma aha xog iyo qasab dorasho qof iyo cod wa iney dadku isku racaan waqtigas wala garidona insha Allah shaqada madaxda utal wa iney Somali ka xoreyan qabiilka iyo dhaqanka xun e dambiile lo qaramayo o mag lo arurinayo inalilahi waina lilahi rajicuun tusa dadka iney qabiil ka marmaan o dowlad cadalad ah tihiin o an labo Somaliyeed ukala exanayn !
Farmaajo cabaadka yareey tuuladaada u laabo Dalxureeye ayaan heeysanaa qaraxaada waaba ka reeysanay mida kale Farmaajo Daarood ayuu ka dhashay dowlad nimada somalia maxeey ku darsadeeyn tolkaada canshuur ma bixiyaan sidee rabtaa marka waxaad adiga wax ku darsan inaad xukunto mar ayaan ku tijaabinay mar danbo dhici meeyso waa kaaga dhamaatay shariif iyo CCshakuurna Xabsiga la dhigaa no more qarax .
Dadka Somalida isma ogee wa lahaysteyal waxana gumaysta dhaqan u qabiilku u horeyo diintana ku xigto sidas darteed laheli mayo qof wadaniya diinta iyo dhaqanka adigu isticmal balse hadey ku isticmalayan wadnkaga qiimeynmeysid o qabiil iyo yamani kahormarineysa war dadow fakara o wadankas ad u dhalateen habahdilina ka hormariya waxwalba !
اللهم.صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا وشفيعنا محمد صلى الله عليه وسلم عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته
استغفرالله العظيم الذي لاإله إلا هو الحي القيوم واتوب اليه عدد ما كان وما يكون
فرماجو فرماجو فرماجو فرماجو فرماجو فرماجو فرماجو فرماجو ❤
XABIIBUMALAAYIIN ❤❤❤❤❤
Guul
Farmajo mar kale Guul Guul ayan Kurajeyna Ensha Allah
Waa riyo wax xsn sheekh waxuulatashadakeny abiy kanadhigtay walaalo
Doorasho. Xooga. Ah. Marabno. Shacabka. Waan. banaab baxeynaa
SAX XASAN SHIIQ ALLAHA NAGA QABTO
Adiga maa noo hadlaya mase xuriyad shaqsiya ayaa jirta sidee u dhihi kartaa doorasho doonimeyno qof iyo cod ayaa noo fiican tuugada ayaaba ka reebi laheyn siyaasada
Dhulkaada ku banaan bax Faqash maxaa ku darsatay dowlad nimada 😂😂😂
🙏♥️🙏♥️🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Ascww masha alaahu farmaajo soo celiya hasan sheeq Waa tuug please farmaajo soo celiya
Farmaajo alaha noosoo celiyo xassan tuugna alaha nadhaafiyo inshaa alaah
Wayahay
Shaydaan.farmaajp
Farmajo Guul Guul ❤
Gudigaas waa tuug dhamaan toot waa tuugo xasan waa tuug beenale mahadsenid ❤❤❤
Waxa aan kuboorinayaa madaxda dalka in aan loohorseedin dib udhac siyaasaddii iyada oo wadahadal lagu xali karo mida 2aad madaxweenaha 5milyan waxaa lagasoo canshuuray shacabka waxaa ay kuhabooneed in lagu caawiyo masaakiinta waxa uu kuhelilaahaa araj alla xagiisaa sida uu noosheegay NBG scw❤❤❤❤❤❤❤❤
XASAN SHIIQ WAA KAAS MAANTA MEEL AAN LAGA RABIN OO AAN DAN NOOGU JIRIN OO AGAASIMAYAAL LOOGU TALO GALAY KU BIXINAAYO LACAG DADKII SOOMAALIYEED EE LAGA QAADAY KA BAAHAN YIHIIN SUN ALLAHA UGA DHIGO LACAGTUU KU DAMAA SHAADAYO
Adiga yahuudiya ilaheyna yahuud qoorta kusuray wexee adkasbatey darted oo adkagashey dadka Muslimiinta somaliyed aniga media ekeeneysaae ana adankadaba shaqeynaa
KHATA BAYNU KUJINAA BADBADO WANU UBAAH HANAY
Farmagio kubaqey dhiiga dadanaya raascasayr iyo raskabooni adaa kamasula oo faresa waayey oo simali balayo kuladhexjira maantad se aniga babka soo gasho waamaantad soo uri laheed
Farmajo kkkkk guul guul😅
Xasan wadenkii wuu ku xaarey
Somaliyey nabad hadad rabtaan ninkan toogta anugu kuma soo qaban ilahey baa kusoo qabtey
maxaa kakalay
Isma dhamaan baarlamanka. Iyo xukuumada. Madaxtooyada. Waa. Isku. Mid ma dadwaalanba. Yaa. Inaga. Qabta dadkan saxiixa. U. Taagan
Xasan sheikh Maxamad maaha madahawenah somali
War wadankena wali wa bukaa madaxda waxa loga bahanyahay in ay dhadhayaan o dadka mideyan si cafimaad lo garo wadanku diyar Uma aha xog iyo qasab dorasho qof iyo cod wa iney dadku isku racaan waqtigas wala garidona insha Allah shaqada madaxda utal wa iney Somali ka xoreyan qabiilka iyo dhaqanka xun e dambiile lo qaramayo o mag lo arurinayo inalilahi waina lilahi rajicuun tusa dadka iney qabiil ka marmaan o dowlad cadalad ah tihiin o an labo Somaliyeed ukala exanayn !
Farmajo dhig iyo dhaaf wulahaa
Far maajo. Manoolyahay. Farmaajo. NaNaaf
Madaxweynihii ugu fiicnaa farmaajo guul
Farmaajo cabaadka yareey tuuladaada u laabo Dalxureeye ayaan heeysanaa qaraxaada waaba ka reeysanay mida kale Farmaajo Daarood ayuu ka dhashay dowlad nimada somalia maxeey ku darsadeeyn tolkaada canshuur ma bixiyaan sidee rabtaa marka waxaad adiga wax ku darsan inaad xukunto mar ayaan ku tijaabinay mar danbo dhici meeyso waa kaaga dhamaatay shariif iyo CCshakuurna Xabsiga la dhigaa no more qarax .
Usheeg habaarqabe lagusirmay .
Reemuqdisho way yaqqaanaan
Adiga iyo habaarqabe farmaajo eeciyaal xamar iska ilaali
Sahanka TV waa ku shubo. Talada dalka waxaa loo doortay Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud. Farmaajo iyo Sheikh Shariif
waa lagaga adkaaday doorashada dalka ka dhacday. Fursaddooda ha sugteen.
Cabdiraxmaan Cabdishakuur waa youtuber ee madax maaha
Soomaaliyeey adinkaa jeclaafarmaajo farmaajo qabiilma aha wadnkii wuu Cumar xasan marka wamateenayo Waaku dhameeyey xasan adinkaa lahaa aloownaga Qabo farmaajoo nasopharyngeal dadkilahaa Warsoomaaliyeey ogoow
Waa been inta dadka dhibtey ama dadka muslinka ceysa oo aykanoolan waayeen asagaa kadanbeya
War farmajo waxba kalama oga ninkii otisamka qabay.kkk