Fariin buu xambarsanyahay muuqalkani 1: in si wada jir ah leesku caawiyo 2: in waalidka ubadkooda ay ku waaniyaan in gabar iyo wiilba loo simanyahay howsha guriga, garabna leesa siiyo. thank you habibtii Kiki❤🙏
@@Niimmoh4 wan ogahay abayo iney jaahiliin yihiin lkn sida saxda ah guriga waa loo simanyahay Waa dhaqan soomali ku kooban in ay gabdhaha bas howsha guriga qabtan.
Ma ana Qalbi jilicsan ma aqan qaybta dambe ilmada ceshan wayay Waa dhaqamo run ah oo jira guri walbana ka jira😢kiki Waa nagaso daahday abayo horay u soco❤
Nolosha bee iii uriyeen wilasha ila dhashay waxaan mar wlbo is dhahaa nasiib xumadada mexee wilal Kula dhasheen waladiintena wexee na daresiyan in dumar nimada ee diciif nimo tahay raganimada ee tahay awood Iyo ixtiraam daro Iyo gacan isku kaa daran baa waliba fadhigoda ugu adegee wan necbahay wilasha ila dhashay😢😢😢
Anigana Hal wila Ila dhashay oo curudkena ah islamana so Korin Wana jclhy iney wilalalkale Ila dhashay oo aniga Ila mid ah wlhi waan ka maseera gabdhaha wilasha ladhashay wlh😢😢😢
Wlhi waa wax dhaba jiro video ga wxu ka hadlayo hoyoyinka somalidana cado ka dhigtenba 😢 lkn alxmd ani waligey wilasha ila dhasha uma shaqeyn shaqala lee noo jogto 😂
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️
Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam
Sallahu Calehi wasalam
Scw scw scw ❤
Kiki qurux❤
Scw
Uma maleyn maayo indhahan sidan uqurxoon io gacmahan iney dhafayan saliga nebiga scw❤❤❤
😢
Scw scw scw scw scw scw scw
Scw
Scw scw
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Hacararin Ku Sali nabi muxamed scw ❤️❤️❤️❤️
Scw scw scw scw
Sallahu Calehi wasalam
Scw scw scw
Scw scw scw scw scw scw
Scw scw scw ❤❤
Adunka Maso marin rux ka kheyr badan Nabi Mohamed scw ❤❤❤❤❤
Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam
Scw. Scw.
Scw
Scw scw scw scw scw ❤❤
scw❤
Fariin buu xambarsanyahay muuqalkani
1: in si wada jir ah leesku caawiyo
2: in waalidka ubadkooda ay ku waaniyaan in gabar iyo wiilba loo simanyahay howsha guriga, garabna leesa siiyo.
thank you habibtii Kiki❤🙏
aad iyo aad
Somali maa taas yeleyso jahilin waye 😢
@@Niimmoh4 wan ogahay abayo iney jaahiliin yihiin lkn sida saxda ah guriga waa loo simanyahay
Waa dhaqan soomali ku kooban in ay gabdhaha bas howsha guriga qabtan.
Wash❤❤❤❤
Waan ku farxi lahaa hadii aad love isaari lahayd ❤❤❤
❤
Wakuwada salino xabib Keenan Mohamed scw scw scw scw❤❤❤❤
❤❤❤🎉😂
Wa wareey wlhi kiki jilitaankeda inaba caadi ma.ahan wa ka helay m.a🥰
Ma ana Qalbi jilicsan ma aqan qaybta dambe ilmada ceshan wayay Waa dhaqamo run ah oo jira guri walbana ka jira😢kiki Waa nagaso daahday abayo horay u soco❤
Ani xitaa waa ooyi😢
Same wllhi 😢
Ani wan kula qabnaa midaas 😩
Talented girl Kiki afcad❤❤❤❤
Ô
ℍ𝕒𝕕𝕒𝕪 𝕙𝕖𝕤𝕙𝕒𝕪 𝕥𝕒𝕝𝕟𝕥𝕚𝕘𝕖𝕖𝕕𝕚𝕚
@@NimcoDheman-e2keyeyeyekwjwvdxvdq9q9qznzbdsbsjwiwuwjwebdvxvfdueuwuuu2ueuueuehfvd❤😂🎉😮😅😊😅😂😂🎉😢jejrjjrjrjrj❤yryrjrj❤hehrj🎉hruruu❤jejrjuru🎉ujrjej😂jj3ueueuriiurjrjej❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Nolosha bee iii uriyeen wilasha ila dhashay waxaan mar wlbo is dhahaa nasiib xumadada mexee wilal Kula dhasheen waladiintena wexee na daresiyan in dumar nimada ee diciif nimo tahay raganimada ee tahay awood Iyo ixtiraam daro Iyo gacan isku kaa daran baa waliba fadhigoda ugu adegee wan necbahay wilasha ila dhashay😢😢😢
Abyo saas hadhihin waa walaalada😊😢
abayo 2025 bilawanaysa diid abuse ka dumarnimda daciifno ma ahan ee dulmi diid hala yeelin
Abayo ma diidi krdaan miyaa waa qld sidaasiye
Anigana Hal wila Ila dhashay oo curudkena ah islamana so Korin Wana jclhy iney wilalalkale Ila dhashay oo aniga Ila mid ah wlhi waan ka maseera gabdhaha wilasha ladhashay wlh😢😢😢
Hoyada kaduceso walaalahaana Kan aankuixtiraamenin udhaqmaayo sida asagoo kuqabo afka kab kagali
Wlhi kiki 1M bay u qalantaa guys 300k aan ciyow ku tuurno.
Wey uuqalanta wlhi
Ku sali nabi maxamed scw ❤
88
Waa qiirooday 😢 Wllhi muqaalkan waa fariin kusocoto walidiinta Kala xigsada ilmahooda wiil io gbr. Curad io yraan inay same guriga kanoqdan oo sida lokala weyn yhy laisku ixtiraamo
Hooyaday waxay dhihi jirtay wilasha waa raag ayaga meel ayay iska soo sarayan idinka nago aya tahin meel iskama soo sari kartan wilashi aay ku tashan jirtay manta beerta ayay ka galen aanaka cawina😢🥺
Wlhy waa run waxn nagul hayo waa gardaro lkn inshaallah waxn rajeyna inaa ilamheyg dhaqankan ka dugan ku koriyaa😢😢
Kiikii naga soo dhis riwaayadahaan cml taladaan kusiiynaayo
1 makroofanka nagadhis
2 videoyaasha kn cml ka dhig colour ka kadaa
3 hdd awoodeeda yeelato cmrd qtr soo iinso ama telka xataa maga qurxi ❤❤❤❤❤
Kiki m.a wlhi afrahan cml kuhesana 1m hada awodo waku garsii lahaa talent ledehe❤❤❤❤
😊😊😊😊😊😊😊
Kusali Nabigena MOHAMAD(ﷺﷺ) The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad(ﷺﷺ)❤️🕋☝️
Scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤
kiiki abaaayo halaha danbo heesta qalbiga i xanunnay hooyadeyy so xasustayy oo bishan aan ku jirnay dhimatayy wlhi hooyo la' aanta xanun wye😭😭😭😭😭
Sooryyy byoo😢😢😢
Ala unaxriisto abyo mcneyy
Sorry AbaYo 😢
Sorry abyo allh haunaxariisto hooyadaa sido kle inta dhimty amiin inta ay u joogaan Allah hanooo daayo amin
😢😢😢
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱💚
Kiiki wlhi talantidh bay noqotay waxkale somalida io dhaqamadooda siday udhaqman ❤🎉😂
Kiki plz soo badi gabdhaha soo sameey kuwa kle kaduwan abyo waa codsi❤❤❤❤
Runtii sida kafuurka loo taagahayo waa iga kadan 🎉 never give up abayo Kiki Kun karon kaligeed taliso
Gabdhaha dulmiga lugahyo as somali ahn buu kahdlin filmku😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
KusaLi nabigena moHamadThe best. KusaLina🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤😮😮😮
Waa warey Wan ka haya kiki wayahan😢😢❤❤🎉🎉🎉🎉 waxyar ka dhiman 300k please garsiya😢😢❤❤🎉🎉🎉😂😅
Woow kiki gabadha kaliya maskaxda ay ku dhan tahay ❤❤🎉
Wlhi been maha dhaqamdn oo kle way ka dhcln xafad kasta 😂😂😂
Alla kiiki waa ani camal ladana wamida iga yar ookale wilkuna kuwa iladhashay uu lamidyahay😂😢
Wiilasha si ay shatafta walaashood u ilaaliyaan ayey saan o dhan ugu dhibaan walaashood
Sharaftu ma in shaqaalo cml ugu shaqaystaanba
@@simanmoha6064😂😂😂 soo maahan qali usheeg bal wuu isku camiree
Haa lkn anaga mafahano markn weynani Ayn fahana qr Allx idhin siyo wx bdhn nga cilisen o rag bdhn darten noga cabsadha❤❤
@@Zeytunosman-hu1mqday se tiraa na doqonyhy madaxa ka abuyusan amus
Wlasha ixtiram iyo wanaag bay kugu ledahay not inaad dhaqamadan xun excuse uyesha
Masha allah kiki talented hore usoco abaayo ino sobadi muqaladan oo kle io kuwa ka xiiso badan❤❤
Nin rageedku waa kan walaashii caawiyo ❤
Inu naftiisa wax u qabsado miyaa ah inu walashiis cawiyo? Dharkiisa iyo saxanka wuu wax ku cunaayo waa inu dhaqda maahan inu qof ku cawinaayo. Waa wajib ey naftisa saartay
@@manazilali1751kkkkk yaaba ledahay
@@manazilali1751sax
Kan aniga caml waye 6 aya ila dhalty hadan wanla kaftam lakin kama kaftamo 🙏🙌👏
❤
kiki abaayo codsi waaye ee filmka soo badi mceyy❤❤
War walidow iska dhaafa wiilasha aad laso safaneesan hoosha walo simanyhy wixisa hasamesto gbdha bir ma ahaneee😢 inaa lilaah wiilalow idinka isku xishooda jiilka dambana sidaan yaalo dhaqmin😢
Runta markan kahadlo weyjiran qrinmahan okle balse ayado sdas tahy anaga gurigena kama jirto wlhi anivu waxn jira 21 sano sidas aytahayna walashey kasohorkaca quracdan kariya ilmaha dugsiga adan siya qurac kadib ayn guriga kabaxa runti mahn waxn iska dhigayo ee wa iga run hala cawiyo gabdhaha malinto dhn danahena utagan🙏😊
Wwww hooyo fiican ku dhashay wlhi
Wlhi waa wax dhaba jiro video ga wxu ka hadlayo hoyoyinka somalidana cado ka dhigtenba 😢 lkn alxmd ani waligey wilasha ila dhasha uma shaqeyn shaqala lee noo jogto 😂
Saliga nabiga haku qaraabanina❤❤❤
Keep going kiki talent ayaa ledahay wlhi hore usoco xbibti no so badi coming soon 300k
Kiki aby ayeyo koris myz ehed wx jsto guriyaha kajiro wey ogtxy😂😂
Haaa ayada dheheyse
Kiki shekoyinkaan soo badi, Top aa tahay.
❤❤❤❤
Kiki yeeey qaldadka noso gali aba 😂 inta igu racsan
Ana kugu racsan😂
Kiki m.a maskax baa kugu dhan saas kuwad waxyabahan okle waan xuiseyna❤
Anaga mid sas Oo kle guriga Noo jogo hooyo wuxu ku dhoho lee Run modaa Marka danbe Ceejo baan ku dilayaa😢
😂😂😂
Wllhi waad iga dulqad badanthy dhagax inta soqata madaxa ugu garaci lahaa gurikana waan iskaga tagi lahy sister hday walidkaga inad qadamad wilasha uthy waliba bahdil ku qanacsanyihiim iskaga tag
Gabadha familkeda haku dirin@@Sweet-yn7ft
Talent girl kiki boqorsan 🎉 keep going abyo😊
Kiki abaayo mcn soojil gabdha ladulmiya wàa codsi
KU SALIYA NABIGENA MUHAMED SCW SCW SCW ❤❤❤❤
@@Kikiafcad-r6g ku qaraabashada saliga nabiga jooji mafiicno
@canabmaxamuud7649 maxaa Sali lagu qaraabanaaya xagee ku aragtay ku Sali nabiga adi
@@Kikiafcad-r6g scw scw scw
Horta wan yaabee wiilasha maxay marti isaga dhigaan maanta dhan waa lasoo wareegaa gabadhana ayadoo wax qabanayso lagu qaylinaa😢
😅mailah yabtahy😂😂
Wll igula sali nabiga pls scw scw scw scw scw scw scw ❤❤
Kiki waan Ku jecalahay❤❤❤❤❤
Wlhi qisadan waa dhab walidka ilmaha u ficn ee u shaqeya wax walbana u qabta ayay ugu xunyihin kuwa waxba u qabana hoosta unbay ku haystan
Haa wllhi wa ta ii haysata hda 😢
Ilmahan Qowsar ka ak😂😂😂😂 Ala qosol badanaa
Abyoh wllhi hadalada xaqiqda ka hadashaha tangiz🎉🙏
Hooyo mcn Allah hakuu naxariisto 😭
kiki 🎉❤ Waan kujeclahay Quruxay ❤
Wallhi wanka helnay jilinka kiki wana wax sax ah❤
Walaalo isjacel waxaa sameeya waalid iimaan leh.
Team curad lee fahmi karaan video gaan😢😢😅
Wlhi gabadhan aniga cml wayo talented girl mnshallah so badi abayo mcn keep going 🎉
Kiti Talintigi oo qofaa horay u soco sister ❤
Ala curadnimada maxa dhiba ani xitaa kiki cml ahy huduu walahey iga xanaajiyan😅😢😅
Aniga gurigayga wala is ixtirama wlhei wiilashyda way na jecel yahin m.a🫂🥹
Part two 🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Fikirka in labadalo ayey ku saleysanthy shortigan amazing 👏kiki afcad hori usoco
Abaayo Kiki Mar kale noo soo samey wax badan please ❤❤
Aniga ka iga wayn saan ahaan jirnay wlhi soo xasuustay
😂😂😂
Kiki waaku taageeraa
Weliba saaid 🎉❤❤❤
M.a keep going kiki wakuwata ❤❤❤
First comment-kiiki afcad is the best.❤😂🎉
Talented girl kiki afcad batr 😢222😮😢🎉😇😇😱😱☝️🥹
Mashlh tabaraklh
Like kuusaare iisaar
Allaa kiki ILOVE you 😘 abyo cawo dambo part 2 soo dhig
Abyo kiki short filimadada wanjeclahay ee nosobadi😢❤❤❤❤😂
Good idea. Keep going my sister.
Kiki Soo badi❤❤
Waaa heesa kiki halka kasii wad m.a😊❤❤
Inoosoobadi kiki afcad ❤❤🎉🎉😢😢😥😇😊
Aniga sadax aya egaweynayen nafta ekene jiren hooyo eso qabta dexe jirti way efejesanayan mantadan lkn hada way ejecelyehen lacag udiraa elahey haidasto hooyo mcn eyo wilashina ❤islama jugnu hada😂
Kkkk hooyadaa markey ilmaha kuladhashay katagaan saan oo kale raab ma usaartay❤❤🎉🎉🎉
Alla kiki say ujilayso wlhi wey lakeentay😂😂😂
Runtii waa dhibka nakala hesta aniga iyo mid xafada noo joogo😂😭😭😊
Ani iyo wallasheey saan baan isku aheeyn kiki ❤
300k 🎉🎉❤
Kiki noolow wiligaa nolasha komoxomeeso❤❤❤❤❤
Kkkk wllhi waaruntaa kiikii gabdhaha iyo wiilasha isladhashay sey iskudhibaan waaxaqiiq markan arkay video gaan waanquslay ❤❤❤
Wllhi kiki talent leeday abaayo hore usoco❤👏
Muralsalka so badi kiki waayo waayo keep going 🎉
Wow i liked this vedio and All your vedios kiki💋❤️
Macha allah wlhi kikiy kalamka oo hadachy
Wlhi waa dhibta nagala haysata aniga iyo gabadha ila dhashay😂
Subax anaan isku qaylin ma jirto😂
Ìlaahay ha ii daayo❤
Wlxi digalka dab maha lkn marky runta imadho walalo wx iska jcl malex❤
We need more videos Kiki ❤
Part 2 please ❤❤ kiki
Keep going mSs talent 🥰😍
KIKI waad ku wacantahay Inaad fariin u soo gudbiso Soo badi wlshy Team intaad sameeysid Short Flims noo soo sameey Thanks
Wa ku wadana kiii af qurux❤
Kiki diamond ta cas ee team 27❤❤❤❤❤❤
Special place in our hearts 💕
Kan iga yar anigaba kuqeyliyo lkn kuwa iga weyn marmarka ma dishaa aqaro udir iqabaneyso😂😂
Woooof talented girl kikii🎉❤😂
Kiki chanelkaga love bn ka ahay wlhy❤🎉
Ala kiki kujacliyaa noo sobadi dhaqamadan❤😂