3 GABDHOOD IYO HOOYADOOD, WAA WAX GURI WALBA KA DHACA 😁😁

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 фев 2025

Комментарии • 1,3 тыс.

  • @kOKOBULLE-tis5
    @kOKOBULLE-tis5 Месяц назад +79

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) ❤️🫶🏻😢

  • @CanabMohamed-q1j
    @CanabMohamed-q1j Месяц назад +13

    Waan ku farxi lahaa hadii aad love isaari lahayd ❤❤❤❤

  • @SamiraDahir-gh2on
    @SamiraDahir-gh2on Месяц назад +17

    Halkan waxaan ka salamayaa gabdhaha aan gabar kale laso korin Ee wiilal kaliya laso koreen😢❤❤

  • @Shucaybchannel05
    @Shucaybchannel05 Месяц назад +8

    Kusaliya nabigeena mohamad scw ❤

  • @Fartuuneyyy
    @Fartuuneyyy Месяц назад +12

    Wllhi run waaye gabdho hadaan nahay sidaan lee waaye xaalkeena gabdho is not easy 😂😂😂 ❤❤❤

  • @najmaupdi8073
    @najmaupdi8073 Месяц назад +15

    Khaladaadka noso gali inta ila rabto like saara😂

  • @Maryanmaryanmaryan
    @Maryanmaryanmaryan Месяц назад +8

    Kusali nabigeena muxamad scw❤❤❤

  • @najmohassan680
    @najmohassan680 Месяц назад +18

    Kiki wlhi wa legend RUclips wa fahantay ina adertey mcney keep going maqaarnimo waliba sabdi nimada I wado❤❤❤😂

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Месяц назад +17

    😂😂😂😂 kiki wlhi anoo gabdhahayga ku xanaaqay madax ixanuunaayo baan telka soo qabsaday muqaalkaan baaba iga soo horbaxay anlee isku qoslay

  • @Amalmaxed
    @Amalmaxed Месяц назад +8

    Gurigena 5gabdhod aya ku jogna wlh sidan camal shaqada guriga waa kala qaybsana hoyana malinta ay aragto meel uskaga wax kale ma dhahdo Naa ordoo guursada ficiina ilmo ayay haystan Love you mama❤

  • @khadiijaabdqadir
    @khadiijaabdqadir Месяц назад +9

    Kikiyey team27 adaa noqabilsan arrimaha nocan okle ah so badi short filim iyo shekoyinka sidaan okle ah😂😂

  • @thehumbleguy1934
    @thehumbleguy1934 Месяц назад +12

    Waay Ka Baxsadeen Kuligood Muqaalka Xitaa Wx Badan Lama Jarjarin Best Acting 😍 💖

  • @Saabiriinhassan-s3n
    @Saabiriinhassan-s3n Месяц назад +8

    Ladan stylish gabadha model ka ah ee team 27 !
    Caadi u baratay lahjada Reer Xamarka 😂😂😂😂
    ❤❤❤❤❤❤❤❤
    So much appreciated

  • @ZaprinaQueen
    @ZaprinaQueen Месяц назад +13

    idea 💡 kuhaya next part wilal kusodar iyo gbdho isla dhashay 😂😂haisku qeyliyan hais dagalan funny wye wlhii dharka iidhaq iyo kuma dhaqayi kabilaw hoydana wilke jeceshhy kadhig😂😂😂

  • @Hafsupdarashid
    @Hafsupdarashid Месяц назад +11

    Kiki noo soo badi wallhi funny and qosol wye❤❤😢

  • @Sahromohamed-vz7br
    @Sahromohamed-vz7br Месяц назад +7

    Anaka WA is jecelnhy sas iskuma nihin gurigenana WA nadifsana hoyadeena WA Ka ducysana runtii❤

  • @khadiijaabdqadir
    @khadiijaabdqadir Месяц назад +9

    Sisa saxda ayay ujileen wllhi ladan iyo samia iiga daran say isku booden hooyadod horteeda😂😂😂😂😂

  • @HaliimaGuure-yk9wh
    @HaliimaGuure-yk9wh Месяц назад +7

    Ladam shacabka dulman saamiyo yaraan kiki curad❤😂😂

  • @NasraAhmed-r5r
    @NasraAhmed-r5r Месяц назад +6

    Ala dhintaya war saddex kaladaran funny weyn whi kiki nonsobadi nho whi waa funny 😂❤❤❤ guulyso boqrann❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @hanaanhassan6162
    @hanaanhassan6162 Месяц назад +5

    xasuus i galiseen wllhi🥲🥲manta wey iga wada fogyiihin😭miss you wllhi ilhy nabad ha inugu kulmiyo 😢🤲

  • @AyuubMango
    @AyuubMango Месяц назад +5

    Aan kuwada salino nabigena muxamad scw❤😊

  • @NajmaFarhaan-e5k
    @NajmaFarhaan-e5k Месяц назад +7

    Hadad guri so heshen aada wlhi wey nadhahda ilahow noo daa 😂❤😢

  • @SowdoibrahimXasan
    @SowdoibrahimXasan Месяц назад +9

    Wllhi kiki marhore in youtb loofuru ahed wax cusub bela imaataa maa sha all❤🎉❤❤❤🎉🎉🎉

  • @SunishCadey
    @SunishCadey Месяц назад +6

    Part 2 abaayo no sobadhi walhi funny weyh 😅😂

  • @ZalmaAhmed-fl2kg
    @ZalmaAhmed-fl2kg Месяц назад +6

    Nin dheer madow😂😂😂😂 mlinksta nosoi sameya flim😂😂😂😂❤

  • @gulledHaji
    @gulledHaji Месяц назад +6

    Samia Iyo Kiki Jiliinkooda 10/10 ban Siiyay ✓✓✓
    Part 2 Wiil Iyo Aabe Kusoo Dar 😂

  • @AYAANAXMED-h7d
    @AYAANAXMED-h7d Месяц назад +8

    Saan u qoslaaye waan fuurayy walaahi😂😂
    Been maaha guri walboo ka dhacdaa 😂

  • @DHIIRIGELIYE1
    @DHIIRIGELIYE1 Месяц назад +9

    Inta Jecel Prat 2 is muujiyaa Ladan Part2

  • @ikraanhassan8675
    @ikraanhassan8675 Месяц назад +11

    Kiki filimkaan qalaldkiisa nosogali😂😂

  • @cabdiqaniali6493
    @cabdiqaniali6493 Месяц назад +11

    Waaa video gii ugu horeeyay OO. Like la'an aan arko another record kiki afcad

  • @Hande-e1e
    @Hande-e1e Месяц назад +5

    Kiki dadaal wacan alla jecliya gabadha kartidoda amine meel iska so saaro❤

  • @Baxsooxaar
    @Baxsooxaar Месяц назад +6

    Kawarama filimkaanoo sundus kujiri lahayd 😂😂

  • @Sagaliitacadey
    @Sagaliitacadey Месяц назад +5

    Wllhi inta yar oo hooyo dhaqan tahay !yan jawi galna 😂😂😂😂😂😂 kiki samiya ladan wan idin wata❤🎉🎉

  • @FadumoSalad-p1k
    @FadumoSalad-p1k Месяц назад +6

    😂😂😂😂wallahi xaqiiq guri kasto inta bdan ay hoyada maqan thy way Ka dhacadaa laakiin waxbdn mahn way dhacadaa kiikii is not easy iyada teamkeeda hore u soco abaayo❤❤❤❤❤

  • @Malyuney-w6s
    @Malyuney-w6s Месяц назад +6

    Team Kiki iyo samia iyo ladna iyo Koko iyo sundus 🥰😘😍😍😍

  • @manaaLinamoha
    @manaaLinamoha Месяц назад +8

    Wllhi malinka kaliyee guriga hooya kamaqantahay daris wey. dareeman qayladeena ddarteen😂

  • @Asma-Abdiqadir
    @Asma-Abdiqadir Месяц назад +9

    Cawa videogan video yada kle wuuu kashidan yahy wlllhi🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Saprinahmed143
    @Saprinahmed143 Месяц назад +12

    Wali maniila dhahay gabadhaha dariska side u edeb san yihiin hoosho uqabanayan kala iska areg aneh kuwa ii jooga gabdho mahin wax walbo mesha uga tage yaalan waa iceebeyen 😂😢

    • @Maryansalad-h2x
      @Maryansalad-h2x Месяц назад +1

      Ha wlhi aygo aamusne howsha qbtan halak adinka aan idinku qeyliyo😂😂😂

  • @Asma-Abdiqadir
    @Asma-Abdiqadir Месяц назад +6

    Gurigena wax yabaha kadhaca ayaa kahadasheen😂😂😂😂

  • @IqraanMaxamuud
    @IqraanMaxamuud Месяц назад +5

    Woow soo badiyaa wa ka bahsiteen🎉🎉📽🎬🎥🎬🎬

  • @AmjaadCabdirizaq
    @AmjaadCabdirizaq Месяц назад +4

    War saddex kaladaran funny wllhi qosoldaraadii waa dhintay kikideena soo badi

  • @hajiraabdiaziz5016
    @hajiraabdiaziz5016 Месяц назад +6

    Islaamaha qerkaa marke kusoracayan nasowac 😂😂 Kiki😂😂

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 Месяц назад +5

    Kiiki waa waynka noqotay wlhi waxkale waxba lagama qaban karo ❤🎉

  • @AmiinaismaciilCabdi
    @AmiinaismaciilCabdi Месяц назад +6

    Kiki curad samiyana yariisti ladan shacabka dulman marwalba saana lee kudhacda dadka dhexeeyaha😂

  • @safaabdirisak8285
    @safaabdirisak8285 Месяц назад +7

    Asxaabay kiki way dadaalaysaaye 300k aan ciyoow gaadhsiino.

  • @XayaadKhaalid-e8g
    @XayaadKhaalid-e8g Месяц назад +4

    Wlhi been mahan kiki durkeeda gabar saas camal aa noo joogto hool markee la qabanayo wee xanuunsanee oo been ah kiki noo wad waan ku heesanaa❤❤❤😢😢😢

  • @MunoOmar-t9l
    @MunoOmar-t9l Месяц назад +8

    😂😂😂😂Samia caadiya kadhigtay wixiyo dhan😅

  • @sahrosiman4242
    @sahrosiman4242 Месяц назад +10

    imisa mar lagu dhahay alaabtaada suuqay taalaa alaabtayda ha iga jajabinin😭😂😂

    • @ShamisShamis-lp9rh
      @ShamisShamis-lp9rh Месяц назад

      Hooyada hadaa la so kortay alxlillah dheh ani hooya la.aan aan so koray

  • @Nadiifomuha
    @Nadiifomuha Месяц назад +7

    Alla manoli saa uqoslay dhintay😂😂😂😂😂

  • @SaaraAaqil
    @SaaraAaqil Месяц назад +8

    Ar samiyaa hooyo adeer cabdi buu u egyahay kulahaa😂❤

  • @XaliimoMaxamed-f2u
    @XaliimoMaxamed-f2u Месяц назад +4

    Ala aney saas maalin walba igu dhacdaa alla ilaahayow i ilaasho😢😢

  • @KawsarJama-l5v
    @KawsarJama-l5v Месяц назад +8

    Best video anaga laakin hooyaday haday xanaaqdo cidna kama daba hadasho qof kasta howsha buu dhinicisa ka galaa😂😂😂

  • @AyaanCabdi-q2u
    @AyaanCabdi-q2u Месяц назад +6

    Abyo part 2 noogu soo dar way nagu socotaa wllhi

  • @libaancali8549
    @libaancali8549 Месяц назад +7

    War hooyadiina quruxley waye waa la saaran yahay bee hooyada naftir geeda hala ii doono yaqay😂😂

  • @Niimcakiin
    @Niimcakiin Месяц назад +5

    Ader cabdi u egyahay kulaha ala samia dhibadnaa 😂😂😂😂

  • @HawaAbdizalam
    @HawaAbdizalam Месяц назад +6

    Kiki waxaanoo kale noo soo badi😂❤

  • @FatxiCalisalaad
    @FatxiCalisalaad Месяц назад +5

    Wllhi beèn maaha kiki afaarahaan soobadi😂😂😂❤💋❤💗

  • @Iskufilan12345
    @Iskufilan12345 Месяц назад +6

    Kiki m.a talent ledehe noso badi ❤

  • @AmjaadCabdirizaq
    @AmjaadCabdirizaq Месяц назад +4

    Waaw kikideena poqoradeena quruxdeena waanku jecelnahay guulayso coming soon 300k wllhi adaan aduunka kuu jeclahay

  • @SulekaomerAhmed2023
    @SulekaomerAhmed2023 Месяц назад +5

    brt two soo samee kiki wllo waa codsi bas qalpi kikiyay❤❤❤😊

  • @MuhiimMaxamud-z5y
    @MuhiimMaxamud-z5y Месяц назад +9

    Sadexdan wan ka hela walahy omg ladan kiki samia😢

  • @MushtaaqDagan-ge1wg
    @MushtaaqDagan-ge1wg Месяц назад +6

    😂😂😂😂😂😂😂😂alla ma nooli sidaa u qoslaayey waa xaafda dhan huruda soo wada kacday alla kuwaan xaraabe waaye wllhiy 😂😂😂😂😂

  • @kalara-z2s
    @kalara-z2s Месяц назад +4

    Istaqfirulah waa furay adeer cabdi uu u egyahy kulahaa 😂😂😭

  • @AyanSoumeya
    @AyanSoumeya Месяц назад +12

    Kiki sobadi abayo ❤❤😂😂😂😂😂

  • @CawoJama-px3zl
    @CawoJama-px3zl Месяц назад +4

    Dhintay wlhi waa run ani iyo walladay san sameyno wyee😂😂😂

  • @kaltunsaleban9640
    @kaltunsaleban9640 Месяц назад +4

    Qofta marka la baashaalayo ugu horaysa marka kalana ugu xanuusan waa kiki qiyaa noolay😅😅😅😅😅😂😂😂😂

  • @NimoAden-e2p
    @NimoAden-e2p Месяц назад +4

    Adeer cabdi buu u egyhy kulahaa samia waa funny 😂😂

  • @MiimiiMoha
    @MiimiiMoha Месяц назад +12

    Gabar kasta nooca ay xfda ka tahay ha isa soo sheegto me Samiya😂😂😂😂

  • @IlwaadQurux-v4x
    @IlwaadQurux-v4x Месяц назад +6

    Samiya inee yaran tahay waa laga dareemaa😂😂

  • @Mohamedcade-z1o
    @Mohamedcade-z1o Месяц назад +4

    part 2 abyoo Noh please 🙏 ❤❤

  • @SimranAbdiNor
    @SimranAbdiNor Месяц назад +10

    Alla kikiyeyy noloshn cml marba ku jiri jirnay saam boskeda ku jiray lkn hada way iga wada gursaden qalbi jab weyna 😂😂

    • @AMIIRAQurux-r5g
      @AMIIRAQurux-r5g Месяц назад +1

      Ani xita dofaraha kaligey guri igu reben😂😂

    • @SimranAbdiNor
      @SimranAbdiNor Месяц назад

      @AMIIRAQurux-r5g Illahy ba no maqan 😅

    • @AMIIRAQurux-r5g
      @AMIIRAQurux-r5g Месяц назад

      @@SimranAbdiNorhaa wllhi 😂😭💔

  • @SacdiyoMohammedYuusuf
    @SacdiyoMohammedYuusuf Месяц назад +4

    Part two kiki please 🙏 😢 😭 😂😂

  • @nashwamohamed-x2k
    @nashwamohamed-x2k Месяц назад +5

    ayy kikii wlh axsan maskax❤ina adeer mcn sharaf &karaamo aduunka farxad ku nolow queen

  • @AnisaJama-p2r
    @AnisaJama-p2r Месяц назад +4

    Sami is giving last born vibes 😂😂

  • @FartuunMohamed-tn9br
    @FartuunMohamed-tn9br Месяц назад +6

    Kiki fikrado fcn bey keentayy Masha Allah

  • @SamiiraQurux-bp2ce
    @SamiiraQurux-bp2ce Месяц назад +6

    Cumeer io sundus io saki somali kusoo dar nh Kiki qalpiyeyyy💋😂

  • @CawoJama-px3zl
    @CawoJama-px3zl Месяц назад +5

    Samia ruufiyad caadiya yaranka guuriga wa ceynka wlhi😂😂😂

  • @adsd2762
    @adsd2762 Месяц назад +6

    Habeenksta cajiinka Ani lee ma qasaayo 😂😂😂maxa in badan dhahay 😂😂

  • @Archyusuff
    @Archyusuff Месяц назад +5

    Wllhi waali waaye kiki waa tagtay hasoo noqon😂😂 keep going sister from dayniile 😂😂😂

  • @houskeymattanmanchaftyoutu29
    @houskeymattanmanchaftyoutu29 Месяц назад +1

    Aaaaaa so very fantastic acted ruunti SAmiya waxay cadaysatay inay kasoo jeedo Gobalki aqoonta iyo Faanka ka bilamay meshaay kasoo jeeden kuwii ugu khatarsana acternimada hoobaladi waabariyo dhaan allaha u naxariste Aamina Abdillahi Xirsi iyo cadaar kahin labadi faananod ee xaga jilitankaa ugu haystaay wabariba sido kalee qamar harawo iyo khadija qalanjo, hibo mohamed Hibo nuura iyo farxiya Cali iyo amina farah wabar amina gacanla iyo fadun ducale iyo inkalee oo badan markaas waaay hiidaa soocotaa SAmiya gabay go ahead

  • @AMIIRAQurux-r5g
    @AMIIRAQurux-r5g Месяц назад +7

    Abaa qebkle no sosame plz😂😂

  • @FardowsoMaxamedGarre
    @FardowsoMaxamedGarre Месяц назад +3

    Samia cadeey wlhi jiliinkaada weey iigu baxdaaa mcneey dhamaantiin idin jeclahay kiki ladan Samia ❤❤

  • @IfrahiltireIfrahiltire
    @IfrahiltireIfrahiltire Месяц назад +4

    Samiya dhib badana ader cabdi oo Bidar gashaybu u egyahay kulaha 😂😂😂😂😂

  • @houskeymattanmanchaftyoutu29
    @houskeymattanmanchaftyoutu29 Месяц назад +3

    Lkn waxan Ruunti aad ula dhacay KiKi sidaay u jilayso iyo program yada ay soo samaysoo guulayso wllo horay usooco ganadh akhlaq iyo qurux iyo dadnimo ka muqato allaha ku xafido ku amansado wllo

  • @SumayoShariif-n3f
    @SumayoShariif-n3f Месяц назад +7

    Kikiyey wlhi ani iyo wlaalhay naga hadasheyyy😂 Saan lee u dhaqanaa😂😂

  • @Hibodaleel-w7l
    @Hibodaleel-w7l Месяц назад +4

    Kiiki wena weena kudiree wena kacelee 😂😂😂😂

  • @NasteexoBashiir-r7z
    @NasteexoBashiir-r7z Месяц назад +5

    Waa saamiya ani camal waaye wariif war padanaa adeer capdi nin ueeg keenstayy kulahaa kiki nosoo padi yaaqeyy😅😂

  • @Nasraarsan-x3o
    @Nasraarsan-x3o Месяц назад +4

    Parti 2 soo samee Kik sundus Ku soo dar wllloh 😂😢😅

  • @AnisoDahir-d2p
    @AnisoDahir-d2p Месяц назад +5

    Wllhi xafadennna soo xasuustaaah😂😂😂😂😂😂

  • @Iskufilan12345
    @Iskufilan12345 Месяц назад +6

    Ladan miskiin waye kiki samiya ugu dhib badan😂

  • @faadumoahmed1426
    @faadumoahmed1426 Месяц назад +6

    Samiya jiliinkeedu caadi maaha😂😂😂😂😂

  • @zamaralastqueen3162
    @zamaralastqueen3162 Месяц назад +7

    Samiya daha gadashis inte gashay kulaha hooyo nine baratay😅😅

  • @ImranImranHassan-rk6qz
    @ImranImranHassan-rk6qz Месяц назад +4

    Wllhi cafimadkan ahaysatin mar ba xasosani dontin ale woniweydini dona😢😢

  • @MandeqAli-rq5fs
    @MandeqAli-rq5fs Месяц назад +7

    😂😂😂😂😂😂adeer abdi ayuu u egyhy kulhaa

  • @NastexaNalka-u2k
    @NastexaNalka-u2k Месяц назад +6

    😂😂😂😂😂walaahi faniwaaye noosoobadi abaayo horay usoco abaayo😊😊❤❤

  • @sacdiaxasan1169
    @sacdiaxasan1169 Месяц назад +3

    Wlh hoyadey iyo walalhey so xasuste 😂 wan u xise noloshan very talented

  • @MaarioAbdinasir
    @MaarioAbdinasir Месяц назад +4

    Ala samiya kumaloho hooyo adeer cabdi uegyahay😂😂😂😂

  • @SalmaGuunshe
    @SalmaGuunshe Месяц назад +6

    Wlhi 3 ba ku ahen xafada saana isku cuni jirne ana uwaynaay way. Igu karnaayen ane qamiista iyo jimcaha ka goyn jire marke hooyo baxdo lacag niisina dhaha howsha guriga kuqabana 😂😂😂

  • @LaylaCabdiraxman
    @LaylaCabdiraxman Месяц назад +8

    Samia sida cadiga yaranta xfda weeys sideedile. Udhaqmeysa ar rufinyansan saam qosol igu disheyy😂😂😂

    • @XamdiCali-l4r
      @XamdiCali-l4r Месяц назад

      Mar walbo San ayaa u ahay😂

    • @XamdiCali-l4r
      @XamdiCali-l4r Месяц назад

      Mar walbo San ayaa ahay yarata ahay 😂

  • @IndhadeeqAhmed
    @IndhadeeqAhmed Месяц назад +6

    Ladan wa maskinta cida walaiska dulmiyaa😅
    Lkn samiyo iyo kiki cml mamada subag umarinayan weyna sii dhibayan wiji malahan kuwan cml
    Kiki xanun been sheganee🤣🤣 dad sas cml jiran hooyo ani wa xanunsane lee 90tiga kuhayan wx kawarbdna malahn😅