Dawlada Somaliya Ma Laha Awood Ay Dalka Ku Difaacdo Heshiiska somalilland Iyo Ethiopiana Ku Joojiso

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 авг 2024
  • Dawlada Somaliya Ma Laha Awood Ay Dalka Ku Difaacdo Heshiiska somalilland Iyo Ethiopiana Ku Joojiso

Комментарии • 33

  • @Saeed-me6gq
    @Saeed-me6gq Месяц назад +5

    There will never be republic of Soomaliyee again.
    Somaliland guul ❤❤❤

  • @ahmedabdi5593
    @ahmedabdi5593 Месяц назад +4

    Ethiopia was only the country who gave a harbour to Somaliland people when all somalis when chasing and destroying Somaliland people's. How you want to reset the so called somali unity. People who always looking for somali identity were Somalilanders. No unity is already dead.

  • @user-kn5nw1yv4p
    @user-kn5nw1yv4p Месяц назад +4

    Waxba lagama qaban karo midnimo way dhamatay calan keda ayaa dhacay barorta jojiya somalilana dad baa iska leh oo ilashanaya

  • @ahmedabdi5593
    @ahmedabdi5593 Месяц назад +3

    Ethiopia is a country who safe guard you country. And defended you from alshabbab😂

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_3072 Месяц назад +1

    Khuukh Ethiopia... Somalia-Italia dhimatey.

  • @kennedycornermuse3283
    @kennedycornermuse3283 Месяц назад

    Thanks

  • @HassanWarsame-bk3sv
    @HassanWarsame-bk3sv Месяц назад

    Somalia ayagaa cadoow suah ben adanaa

  • @abobasement346
    @abobasement346 Месяц назад +1

    Somalih waxaa helay mafiyo iyo moryan ilahay idin dulay

  • @Clcasiiscumar
    @Clcasiiscumar Месяц назад

    Waarun hadalkaasi etopia balan.ale waana duulimaad

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Месяц назад

    Buukta ama manhajka soomaali Etal makujirtaa ama ardada maloogu dhigaa etopiy waa cadaw ??????

  • @cumarxussen2114
    @cumarxussen2114 Месяц назад

    Idinka uunbaa isqanciyay

  • @mohamedabdihassan5892
    @mohamedabdihassan5892 Месяц назад +1

    Kadhaan looma baahna ethiopianka rag baa la heshiinaya

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh Месяц назад

      Yes😅😅 kadhaan iyo hadal jilicsanbay rabaan inay dadka ka iibiyaan😅

  • @user-wx1bn6hy1t
    @user-wx1bn6hy1t Месяц назад +1

    Beenta la isku quuqinayo waxa ugu wayn in ay somalidu dowlad ahayd iyo Ethiopia ayaa cadow noo ah waar somaliya Talyaani ayaa sameeyey somalia-Italia wuxuuna u sameeyey baando ama maafiyo waana la fahmay walee liguma qaldo dowlad aan jirin

  • @user-tj2pj4ok2t
    @user-tj2pj4ok2t Месяц назад

    Soomaali talyaani waxay xukuntaa dakadaha kuyaala bada hindiya hadii waliba ay isu afgartaan maamul goboleedada ma binkartaa dakadaha puntland iyo jupaland iyo koofur galbeed ilaa ay iska afgartaan maamul goboleedada Siday uxukumikartaa dal gooniya oo madaxbanaan oo ahaa dal iyagoo laba dala ay bari midoobeen kadib kala noqdeen markii ay heshiin waayeen khayaaliga ha iska dayso soomaali talyaani oo yay talaabadeeda kadheerayn

  • @user-tj2pj4ok2t
    @user-tj2pj4ok2t Месяц назад +1

    Markay leeyihiin itoobiya waa cadowga soomaaliya miyaanay ahayn iskaashi mayeelankaro markaa maamulka cantatabka ah ee xasan sheekh maxay itoobiya kalahadashaa kkkkkkkk

  • @ahmedabdi5593
    @ahmedabdi5593 Месяц назад +2

    Why are you always repeating same things over and over again those are Somalia intellectuals shame on you please is too late. Somaliland is gone for ever.

  • @ahmedabdi5593
    @ahmedabdi5593 Месяц назад

    This a dream

  • @ismaacilsamakaab43
    @ismaacilsamakaab43 Месяц назад

    War faqashtii waxa ka dhamaday cabad ilahay naarta idinku gur

  • @mohameddahir3227
    @mohameddahir3227 Месяц назад +1

    Kkkkkkkkkk Kkkkkkkkkk jecliya markuu jaboo cadowugaa rer somalilan somalikushega konfureed wan kuraxaysta markuu jaboo cadowugaa rer somalilan somalikushega konfureed Way dhamatay xiligii laguu dawarsan jiraay somali somali iyo waxaa gormaa lagatagay warkaa

  • @AbdiYou-ds1pi
    @AbdiYou-ds1pi Месяц назад

    I am surprised to hear people who call them salves interllectuals professors can still have this kind of thinking you should not miss lead the somali community and make people hate themselves you have to accept somaliland got independence from the British as a country and joined Italian somali now that they have failed to understand you people they have the right to cut off and form a government of their own you can't force them to be part of you it can never happen

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 Месяц назад

    Umad dhan oo been ku nool baad tihiin ,Ethiopia waxa heshiis la galay Somaliland oo Jaar la ah ,somalia maaha cida la xaajoonaysa,oo maaha kuwa lagumaysto ee Ethiopian ka ah,maaha jabouti oo suuqeeda ilaashanaya ,

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 Месяц назад +1

    Hubkii qabtay waxaa loo waday lascaanood siloogu dumiyo somaliland, so while you are trying to get rid of people of somaliland especially isqaa you will never have midnimo walaalo I’m sorry 😢 the way Somali is running things is not the way to have a whole Somali unity 😢. 33 years Somali government didn’t build anything for its people so now you are putting the problem to Ethiopia. When is the government of Somali going to take a full responsibility of own people and country?😢

  • @HassanWarsame-bk3sv
    @HassanWarsame-bk3sv Месяц назад

    Professor konfuured do you are on bissnes don't west time

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 Месяц назад

    Huwuntii Huwan kalkaal alshabtii qacbaa kayedhay MOU dhexmaray Labada dawladood Ethiopia iyo Somaliland cidna ma hortaagi karto Wlèe hadalkoodabi quus ayùu muujinayaa😂

  • @AGuled-z5h
    @AGuled-z5h Месяц назад

    Gar eexo ayaa heysaan.
    1- waxa jirta dad soomaaliyeed oo 200 oo sano iyo in kabadan ay itoobiyaan gumeysto ilaa hada 2024 iyo qaar gaalo buuryaq ahi heystaan(faarax macalin) 2024. kuwaasi iyaga xaq miyaaney u laheyn in loo doodo ama laga dhiidhiyo?.
    2- goblo badan oo soomaaliya ah ooy itoobiyaanku joogaan askar iyo ciidankoodaba xukumaan qaarkoodna canshuur ka qaadaan baa jira 2024, iyagu miyaaney soomaali aheyn?.
    3- madax weynayaashaadu(farmaajo,xassan) markey lahaayeen anagaa kuu hayna bado kuna siineyna weli 4 dekadood anaga na soo Mar, taasi miyaaney dood u qalmin?.
    4- dhinac ayaad ka raran tihiin, waxaana halkaa ka cad itoobiyaan diid ma ihidin, xaalkiinu waa somaliland diid iyo aqoon sigeeda,
    5 - bishaark bishuba hortaadey iman doontaa.

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Месяц назад

    Beeni raad maleh wax cusub maaha inay soomaali etali been isugu sheekeeso adeer raga soomaalilaan leh waa raga kalifay inaan lagumaysan ee bada dhexdeeda kaga saxeexay saanta markay xornimada qaateen adiga oon lagu aqoonsan oon aduunkaba kujiran dawlada kaadhigay eed ilaamaanta aqoonsigii soomaalilaan 60kii qaadatay haysato maantana hadana ragbaa sooceliyay 191 maantana oo taariikhdu tahay 224 ragbaa heshiiskan galay oo weliba aan deg degin oo 7bilood heshiis kujira😅😅halka fillo xamar ama xasan xabaalo qode 1maalin turkey 🇹🇷 ugu ansixiyay soomaalili Etal ceebteeda ma aragto lkn soomaalilaanbay indheheedu hayaan guul soomaalilaan

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k Месяц назад

    Cawdaw itad hasan mad somaliland ayaad aqosan lahaideen somaliya cadaw ayaad noqoteen

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh Месяц назад

      Wll aqoonsi fillo xamar kumaqani majirto oo mahayaan aqoonsigii 60ki lasiiyay soomaalilaan ayay kuhoosjirtaa fillo xamar soomaalilaan waxay soo ceshanaysaa aqoonsigii 60 kadibna soomaali etali ayaa loodoonayaa aqoonsi