gabartii qumane dhalay laba qaar u kala taal afku qalin madow yahay qoortu leylin baxay tahay iyada ninkii qaali geystaye intow ka qudbeysta liibaan intuuw qowlad keensaday iyada la quraacday hiiradii qadadina u dhiman tahay qosolkeeda dhigansaday isaga qalbi waaw fiyowyahay aniga qadan weyga badan yahay waaga qodob kalaa dhiman ninka qurux ku dheelka ah qaribaaya naagaha qeydimeeya lama rabo warku inuuw qabow yahay ayey qeymo badan ku leedahay qadafka iyo xumaatida qatinyada iyo quursiga qeylo hiira lama rabo waaku qaal darowda qaarka waku dumisaa nin qilaafku liid yahay oo qof kaliya wax qaban karin qaar dabe ma aragteen iyadoon quraac iyo isaga qada loo qalqaliyay ayuu qaman dhuur u yalaa qarabadi timadana qamiyow ka hugaya qaxwa looma dayi karo qasarada ma aragteen qacdi kale waxaan iri adna qalanja luuleey adiga qeybtaadii baa dhiman hadii lagu qalqaaliyo qudbo lagugu soo xiro adigu qaar dumis inaad tahay iyo inaad qeylo badan tahay oo qarabada u daran tahay qadiraan ku dhaartee adiga marna kugu ma qabsamo Allow Saddax yaa xiririya Seddax yaa ku daba xira seddax yeysku gowraca Allow gobta yaa xiririya gunta yaa ku daba xira gumeystaha yay iska gowraca Allow caaqil yaa xiririya caadil yaku daba xira cadow yeyska gowraca Allow diinta yaa xiririya dadka yaa ku daba dara duleeyaha yeyska gowraca sedax waa jil la ogyahay sedax waa jin lagu kabay sedax waa jamaamur sedax jinigey ka walax tahay gobtu waa jil la og yahay guntu waa jin lagu kabay kuuba waa jamaamuur axmaar jiniguu ka walax yahay geelu waa jil la og yahay lo,du waa jin lagu kabay ari waa jamaamuur dameer jiniguu ka walax yahay gabar waa jil la,ogyahay garoob waa jin lagu kabay guumeys waa jamamuur cajuuz jinigey ka walax tahay

Qoraalkeda la iska raba
From Saylac
Soomaaliga ma fahmeysid miyaa?
gabartii qumane dhalay laba qaar u kala taal afku qalin madow yahay qoortu leylin baxay tahay iyada ninkii qaali geystaye intow ka qudbeysta liibaan intuuw qowlad keensaday iyada la quraacday hiiradii qadadina u dhiman tahay qosolkeeda dhigansaday isaga qalbi waaw fiyowyahay aniga qadan weyga badan yahay
waaga qodob kalaa dhiman ninka qurux ku dheelka ah qaribaaya naagaha qeydimeeya lama rabo warku inuuw qabow yahay ayey qeymo badan ku leedahay qadafka iyo xumaatida qatinyada iyo quursiga qeylo hiira lama rabo waaku qaal darowda qaarka waku dumisaa
nin qilaafku liid yahay oo qof kaliya wax qaban karin qaar dabe ma aragteen iyadoon quraac iyo isaga qada loo qalqaliyay ayuu qaman dhuur u yalaa qarabadi timadana qamiyow ka hugaya qaxwa looma dayi karo qasarada ma aragteen
qacdi kale waxaan iri adna qalanja luuleey adiga qeybtaadii baa dhiman hadii lagu qalqaaliyo qudbo lagugu soo xiro adigu qaar dumis inaad tahay iyo inaad qeylo badan tahay oo qarabada u daran tahay qadiraan ku dhaartee adiga marna kugu ma qabsamo
Allow Saddax yaa xiririya
Seddax yaa ku daba xira
seddax yeysku gowraca
Allow gobta yaa xiririya
gunta yaa ku daba xira
gumeystaha yay iska gowraca
Allow caaqil yaa xiririya
caadil yaku daba xira
cadow yeyska gowraca
Allow diinta yaa xiririya
dadka yaa ku daba dara
duleeyaha yeyska gowraca
sedax waa jil la ogyahay
sedax waa jin lagu kabay
sedax waa jamaamur
sedax jinigey ka walax tahay
gobtu waa jil la og yahay
guntu waa jin lagu kabay
kuuba waa jamaamuur
axmaar jiniguu ka walax yahay
geelu waa jil la og yahay
lo,du waa jin lagu kabay
ari waa jamaamuur
dameer jiniguu ka walax yahay
gabar waa jil la,ogyahay
garoob waa jin lagu kabay
guumeys waa jamamuur
cajuuz jinigey ka walax tahay
MashaAllah sister
@@farhiashireabdiahmed7640 intee ku dhalatay quruxeey
@@farhiashireabdiahmed7640i love you farxiya❤🖤
2020 lagu jira majecli hesa inan dhagaysto lkn Just waxyaabaha Asalka Somaliga macnaha leh waan jeclahay 🥰
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👑👈
Heesaha ku raaxeyso. Sharma & wasakhda kale ha dhageysan
Kula mid
@@MohammedAhmed-py4rkkula mid
Cali jareere 1990 ayaan ku arkay magaalada buuloburde. Ilaahow ku naxariiso
M.a da kugu laban
Waa ika weyntahay 🤪
1988 ayaa iigu danbeyday bari aan qaaci isla tunay oo xoolo naloo qalay .
@@mahdiosman3247
Cimri Alle wuu ku siiyay.
Waqtigaas ayaan dhashay
Nio beshu u dhashay adigo mahdsan
Murti ayaa kujirta Allaha unaxaristo Aderkey Cali jarere Amiin
Allha unaxariisto cali jareere xasuus hore waxan kadhagaysan jiray radiyow muqdisho 1994 manta waxan ku dhagaysanayaa ohio Columbus 2024
Sedax waa jil la ogyahay sedax waa jil lagu kabay sedax waa jamaamuri sedax jinigey ka walax tahay Gobtu waa jil la ogyahay Guntu waa jil lagu kabay kuba waa jamaamuri Amxaar Jinigow ka walax yahay Geelu waa jil la ogyahay loodu waa jil lagu kabay ari waa jamaamuri Dameer jiniga uu ka walax yahay gabar waa jil la ogyahay garoob waa jil lagu kabay gumees waa jamaamuri cajuuso jinigey ka walax tahay.
ALLOW KUU NAXARIISO CALI JAREERE..AAMIIN
Heskan wax layirah shashabo wxna, laga ciyara shabelaha dhexe adan yabal iyo runirgood cali jarere wxu aha rer shabelaha dhexe alaha naxariisto
Ninka ereyada leh waa xawaadle waliba
cali madaxweyne
xasan muse
Nuur hilowle
Dhicisow biyow ayaa la dhahaa
Gabadha qumane iyo qowlad maxaa is daba dhigay 😮
@@abbaskhan5405xawaadle iyo abgaal soo isku dhaqan iyo hal dad ma ahn wll waa uun isku mid oo shirib iyo waxkastaa ka simanhy iyo dhalyo
Cali jarere nin wax badan og ayow ahaa allow ku naxaristo
Hdaa 2021 daawaneyso👍👍👍🥰
Ninkaan waa Xawaadle umalaynaa alle haunaxriisto
Walaal Waa Abgaal reer Aadan yabaal
@@somalimom1012 waa murusade
nin xikmad badan allow ku naxariisto
1988 ayaa iigu danbeysay cali jareere allaha unaxariisto
Dhalashadaydaaa meeqaa jirtay
Sedax waa jil la ogyahay
sedax waa jil lagu kabay
sedax waa jamaamuri
sedax jinigey ka walax tahay
Gobtu waa jil la ogyahay
Guntu waa jil lagu kabay
kuba waa jamaamuri
Amxaar Jinigow ka walax yahay
Geelu waa jil la ogyahay
Lo'odu waa jil lagu kabay
Ari waa jamaamuri
Dameer jiniga uu ka walax yahay
Gabar waa jil la ogyahay
Garoob waa jil lagu kabay
Gumees waa jamaamuri
Cajuuso jinigey ka walax tahay.
Sadex waa Jin la ogyahaye.
Habargidir Waa jin la ogyahay
Isaaq na Waa Jin lagu kabay
Murusade Waa jamaamuri
Majeerteen jiniguu ka walax yahay
😂🤣😂
Hhhh
😁😁😁
😂😂😂yasir alle
😂😂😂
Waxii igadabeeya like isaara
Allah unaxariisto abwaan cali jareere
Telephone anan leheen ayaan ka mqali jiray 2013
Lkn manta m 13 aan leyhay ayaan ka dawanoyaaa🫡🫡
Like isoo saar hadad soo booqatay 9/3/2024
Cali jareere nin cod mcn oo xigmad badan ayuu ahaa oo reer Jowhar ah wuxuna geeriyooday 2000 AUN
Reer balcad dheh.
Waa reer adan yabaal
@@Tosow1 sax
AUN adi mxuu kuu ahaa odaygu C.Xarare....
Sifcn bad utaqaan ban umalayn 2heesod uleyahay comments ka kugu dhex arkay 👍W/T
@@nimcaanjimcaalenimcaanqalb666 ani adeer key
2012 ayaa dhageysan jiray taleefan 310 ladhaho weliba Howsha guriga ku qabsan jiray xusus 🥰 dad badan aan jeclaa xiligaas maanta wee dhinteen😭 qaar badana noloshaa nakala fogeysay waa aduun waayihiisa 22/November 2022 dib usoo xasuustay.
Allah haunaxariisto adeer 😢
cali jareere legend allaha u naxarttsto
😢😢😢 April 23 ,2024 👋
29 April 2024 😁
@@aminaalimohamed5191 khamiis 5 september 2024 3:31 PM
22/11/2022 Ayaan heestan youtube kasoo raadshay waana helay
28/10/2023 an soo doney
Waleee heesihii hore waxbaa lugu baran jiray lkn kuwaan waxba meesha kuma hayaan😢
Dugsiga Quraanka markaan dhigan jiray ayey heestaan raadiyo Muqdisho ka soo geli jirtay.
1995
Abti janatul firdowso allaha kaa waraabiyo
Abayo ninkaan abgaal miyuu ahaa
@@farxiyoluulofficiall697 haaaa harti abgaal owbakar qajafween cali yabarow
@@Tosow1 cida maatahay abaayo qajafweeyn maa tahay
@@farxiyoluulofficiall697 haaa byo
Walhi waxan abwan lagaa dhahaa 😮😊😊❤
Allow naxariiso.intii dhimatay
Allhayow ku naxariiso
Cadaw gumeeystaha iyo shisheeye waa Ethiopian 😢Somaliland aragti dhawaa
Aduun waa dhagaysanaya 2022
Alaha unaxaristo inshalaah
Alle ha unsxariisto
Waaga qodob kale ayaa dhiman ayaa dhiman ayuu dhahay😊
Jamaamuri macnaheeda ayaa igu caawin karaa
republic waaaye jamhuuri
@@maan732 jamhuuri iyo Jamaamuri kala baro
Hamaamuri la isku soo aruurshay/waxba yahay
Xigmad iyo cajiib
Xasuuus walahi teelki igu horsey oon arko ayaan ka dhegeestay 209
2020
Alha haunaristo
Anoo yar ayaan raadi yaha ka maqli jiray alx ilahoow cimriga adaa na siiyay
2022 ali jarere allayaa rahma
Lyrics awi 😢
From mandera waqoi bari Kenya
Allha unaxariisto
2001 ayaan Magaladq Xagareey Ku Dhageystay Maqayadii Xaawo Cusmaan Geyre
Waxan dhageysa jiray 2008 wayo wayo
Erayga jammamure micnihiisa yaa igu dhamo asxbey??
allaha unaxariisto
Allah unaxariisto
From 2024 yaa iladhageysanayo😅
Qoraalka heestaas yaa isku dayi kara.?
gabartii qumane dhalay laba qaar u kala taal afku qalin madow yahay qoortu leylin baxay tahay iyada ninkii qaali geystaye intow ka qudbeysta liibaan intuuw qowlad keensaday iyada la quraacday hiiradii qadadina u dhiman tahay qosolkeeda dhigansaday isaga qalbi waaw fiyowyahay aniga qadan weyga badan yahay
waaga qodob kalaa dhiman ninka qurux ku dheelka ah qaribaaya naagaha qeydimeeya lama rabo warku inuuw qabow yahay ayey qeymo badan ku leedahay qadafka iyo xumaatida qatinyada iyo quursiga qeylo hiira lama rabo waaku qaal darowda qaarka waku dumisaa
nin qilaafku liid yahay oo qof kaliya wax qaban karin qaar dabe ma aragteen iyadoon quraac iyo isaga qada loo qalqaliyay ayuu qaman dhuur u yalaa qarabadi timadana qamiyow ka hugaya qaxwa looma dayi karo qasarada ma aragteen
qacdi kale waxaan iri adna qalanja luuleey adiga qeybtaadii baa dhiman hadii lagu qalqaaliyo qudbo lagugu soo xiro adigu qaar dumis inaad tahay iyo inaad qeylo badan tahay oo qarabada u daran tahay qadiraan ku dhaartee adiga marna kugu ma qabsamo
Allow Saddax yaa xiririya
Seddax yaa ku daba xira
seddax yeysku gowraca
Allow gobta yaa xiririya
gunta yaa ku daba xira
gumeystaha yay iska gowraca
Allow caaqil yaa xiririya
caadil yaku daba xira
cadow yeyska gowraca
Allow diinta yaa xiririya
dadka yaa ku daba dara
duleeyaha yeyska gowraca
sedax waa jil la ogyahay
sedax waa jin lagu kabay
sedax waa jamaamur
sedax jinigey ka walax tahay
gobtu waa jil la og yahay
guntu waa jin lagu kabay
kuuba waa jamaamuur
axmaar jiniguu ka walax yahay
geelu waa jil la og yahay
lo,du waa jin lagu kabay
ari waa jamaamuur
dameer jiniguu ka walax yahay
gabar waa jil la,ogyahay
garoob waa jin lagu kabay
guumeys waa jamamuur
cajuuz jinigey ka walax tahay
www m.a wad ka baxsate lkn jamamure micnheda isheg
Xisaab isku meel eh
Aug 7 2024 in berlaar lier bilguam 🎉
Xasuus 2008 ayaan dhageestay
2008 Majoogte Neh🤭
Alah haunaxaris
Ehee gabdhii qumane dhalay ehee labo qaar u kala taal afku qalin madoow yahay ehee qoortu laylin baxay tahay iyada ninkii qaali gaystay ka qodbaystay liibaan ka qodbeeystay liibaan ehee intoow qowlad keensaday iyada la quraacday hiiradi ohooy qadadina u dhiman tahay eheey qosalkeeda dhageeysaday asaga qalbi woow fiyoow yahay aniga qadan wayga badan yahay ahow hobo hobo aheey
Wan isku dayay
Sifcn uqortay lkn dadka qaar laqoraacda hiiradi mafahansano yacni hiiradi mafahmayaaan😂
Meeshedii ayad dhigtay Deqoy
@@daahircabdi-dt5rq adiga ma fahantay mase ciyaal cangeelo iyo saliid macsaro ayaa tahay ( hiiradi) waa mina subax ama aalaseey quraacna dadka dhan ayaaba yaqaano quruxoow
😢😢My 31 2024
2023 xasuus
2024
2021
ALAAya raxma
ninka oo qaraa waaqalad hh mafahmin
13oct 2024😮
Waas xigmad
Allow Unaxariisto
April 25 2024😊❤
M.a
Listening 👂 2024/19/may
😊😊😊💯26/6/2024
murasadaha kadheereeya hhhh
war ninka dumarka qaboow haqarin
2024 intey ucusubtahay😂
kjkkkkjkk
2022 ali jarere allayaa rahma
2020