Mansha allah alle ha unaxariisto careys ciise xigmad baa ka buuxday wadanj buu aha walalayaalow gaalada wax I turjumo video gan aya fiicned waxay maanta samenayan inu dadkeni hore kasi hadlay oo sii shegay waxay damacsanyihin
Asc walaalaha wadani tv Waa inaad la turjumaa gabaygaa iyo kuwa badan oo la qarinaayo inay fahanto dhalinyarada ku nool dalka iyo dibadiisa waa ku mahadsan tahay tixdaa allah u naxariisto careys ciise kaarash
Allah ha u naxariisto janatul firdows aclaa Allah ha ugu bishareyo Allahuma aamiin
Mansha allah alle ha unaxariisto careys ciise xigmad baa ka buuxday wadanj buu aha walalayaalow gaalada wax I turjumo video gan aya fiicned waxay maanta samenayan inu dadkeni hore kasi hadlay oo sii shegay waxay damacsanyihin
Asc waa og yihin Saarka macanihiisa Gaalada Waa waxa Qaramideeni noogu badalaLeen Qabyaalad taas ogow
Alaha unaxariisto abwaan qaaliya ayuu ahaa oo wadani ah
Aamiin awowr as ahay ant8gi ilssjow Odin naxariiso
Lub
rabbi ha u naxariisto careys ciise
Asc walaalaha wadani tv Waa inaad la turjumaa gabaygaa iyo kuwa badan oo la qarinaayo inay fahanto dhalinyarada ku nool dalka iyo dibadiisa waa ku mahadsan tahay tixdaa allah u naxariisto careys ciise kaarash
Mahadsanid faduma waa talo wacan wll
رحمه رحمه واسعه واسكنه فسيح جناته الفردوس الأعلى
Masha Allah ❤❤
Dagaalkii 77 baa latiriyey ilaahay ha u naxariisto Carays Ciise
Asc walaashey dagaalkii 77 waa ka horeysay waa Markii xoriyada aan helnay baan u maleynayaa walaashey
@@fatumahassan4812 sax waa gumaystihi talyani iyo ingisiiska
Zxp carays ciise ma noolayn xiligaa 1972kii ayuu dhintay aun waxa la tiriyey 1960
Somali guul
Ale haunaxariisto abwaan carats ciise
Ilahay hakuu naxariisto boqor
Masha allah horay usoco
Wadani Tv fadlan ulajeedada gabaygani mala'ifahansii karaa si waafi ah
Alpha u naxaristo career ciise kaarshe😂😂😂😂
carats ciise kaarshe allow unaxaristo
murti qiima badan
7:51 🇸🇴 👍.
Allow kuu naxariiso
We gain our independence,,, wanka wa somali warabahana waa talyaniga,,,...😅
2024 🎉❤
Hurray usacda
Dadka Ummadda ka dhaadhicinaaya in Ethiopia aan walaalo nahay, dhageysta gabaygaan..
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂😂😂😂😂
Karbash xalal ah Europe sirta Africa KU hayan waye aun dad wa ki hore iminka dad ma jiro wa isticmarka u adegayo jogo 😂😂😂
🍪🍪🍪🍪🍪🍪🍪🍪🍪🍪
M,a
😢❤😅😊