godey iyo dhanaan (OYN)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 авг 2024
  • waa riwaayadii ay soo diyaariyeen ururka Ogaden Youth Network (OYN) ee Magayee Gumeysiga Gayiga aan kaxoreyno

Комментарии • 86

  • @abdifarahsomali3007
    @abdifarahsomali3007 2 года назад +72

    Inta TikTok-ta ka so raacaday like ❤️

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran Год назад +12

    Tiktok ku soo arkay markasan soo radiyay ogaadeniya dhulkay hoyo❤️

  • @nimconimco9917
    @nimconimco9917 Год назад +11

    Anigu 🆎️gaaL baan ahy Hadna dHaantooYinka Ogaaden wn jeclahy inkastu rer abtigaY Yihiin dhUlBaHnte Ilove you rer abtigaY daarod ❤🩸

  • @ahmediman2356
    @ahmediman2356 6 лет назад +74

    Walaahi anigu waxan ahay reer Hargaysa balse bulshadaas reer ogaadeeniya aad baan u jecelahay una taageeraa, mudo lix sano ku dhaw baan wada noolayn waxna wada baranaynay jaamacada, runtii waa dad aad u fiican oo dhaqan wanaagsan, cibaadada ku fcn, gumaysi neceb, dhulkooda jecel, dhaqankoodana ku adag, ka hor intaanan la dhaqmin een Hargaysa joogay fikir kale ayaan ka aaminsanaan jiray oo xataa waxay saaxiibaday igula soo dardaarmeen inaanan dhex galin ardayda reer ogadenya kkkkkkkkkkkkkk, balse markaan dhex tagay fikirkaan ka aaminsanaa meesha wuu ka baxay waxanan la kulmay walaalo dhab ah aakhirkiina waxan soo kala tagnay anagoo isku ooyayna waanan u xiisay walaahi, noolaada walaalahayga reer ogaadenya gobol kastood joogtaan. mar labaad alle ha ina kulansiiyo. aamiin

    • @abdibarre3542
      @abdibarre3542 6 лет назад +1

      ahmed iman kkkk aamiin wllo ma way iidoor necebyihiin baa dhagta kuugu jirtay HHHHH! ❤❤❤❤

    • @yahyeabdiahmed9793
      @yahyeabdiahmed9793 6 лет назад +6

      aamiin wll nin waxbadan og ayad tahaye ficnan lahyda dadka kalana inay saas u arkan inan nahay dad fican oon xin iyo cuqdad iyo xasidnimo aqonin
      allow dhulkanaga noosoo nabad celi viva Ogadenia

    • @Ahmedmohamed-wo2fv
      @Ahmedmohamed-wo2fv 6 лет назад +1

      Abdi Barre haa wll cadaw isaaqa neceb bay iiga dhigeen reerka, walaal salaan sare

    • @Ahmedmohamed-wo2fv
      @Ahmedmohamed-wo2fv 6 лет назад

      Yaxye Soomaali Galbeed aamiin wll xornimo way dhawdahay insha allaah

    • @hassanmataan1665
      @hassanmataan1665 5 лет назад +2

      Walal ahmed aamin ogaadenia waa dhulkaaga dadkuna waa kuwaagi kaalay waa xor hadee❤❤

  • @MrFaaid
    @MrFaaid 13 лет назад +8

    Aad ayey u fiican tahay heestaan Alle amxaaradda iyo tigreega ha idin ka xoreeyo Galmudugman.

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 2 года назад +20

    Xasuus ya dawanya 2022❤✊

    • @omarnasib7841
      @omarnasib7841 2 года назад

      Hhhh niyow adu comment bdnidaaa tiktok kugu arkaaa

    • @najiibhassan
      @najiibhassan 2 года назад

      @@omarnasib7841 adigaba sow mel walba ma jogtid waxag mashqulku bro kkkk

    • @ilwaadAbdurashiid4631
      @ilwaadAbdurashiid4631 Год назад

      Aniga Mar aan jigjiga jognay ku ciyaari jirnay waqtika waa xasuus 2010 2011 dhulaa u xiisay 🥰🥰

  • @Halgan18876
    @Halgan18876 5 лет назад +6

    Xodigahan magacuadooda siiba gabadhan codka wacan viva ogadeenia

  • @xidig3833
    @xidig3833 Год назад +2

    Ogadenia wey xorobi

  • @ahmedkahin7495
    @ahmedkahin7495 9 месяцев назад +1

    Inata meesha isugu timid 2 wiil mooyeen waa wada reer abdille laandheerayaal marka lagu leeyahay waa taas viva ogadenia free free ogadenia down Ethiopia

    • @abdimuuse4919
      @abdimuuse4919 28 дней назад

      Doqone maxaad kalasaaraysaa maad kuwada faantid ontaad ukala abtirinaysid

  • @missworld422
    @missworld422 13 лет назад +4

    Alle haydin qabto dadaalka ,,,,,,inshallaaaah waydin xoreebi .

  • @ahmedkahin7495
    @ahmedkahin7495 9 месяцев назад +1

    Viva ONLF ogadenia ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤down Ethiopia

  • @mohomethzlatan4316
    @mohomethzlatan4316 3 месяца назад

    Am I still watching 2024 wllhi best song 🎵

  • @ahmadgarat4955
    @ahmadgarat4955 Год назад +2

    Gogey iyo dhanan dhullkeyagii wacnaa allahayow xornimo nasii ogadeenya

  • @muhumedmohamed2960
    @muhumedmohamed2960 Год назад +1

    Hestan macan waya hesa marqanka waya sidaaaa👏👏🤣

  • @YDNHIFM
    @YDNHIFM 13 лет назад +4

    kasoodac!!! xaguu saaran yahay uu kasoodag laga leeyahay!!! lol

    viva ma homeland OGADENIA(godey)

  • @loveOG1
    @loveOG1 12 лет назад +8

    wooooo masha alllah i love my dalkayga OGADENIA ha noolato but suaaal aqyaarey inteee laga helaaa sxaabtan dhantada ciyaaraýa i realy like them any information plz write here waad mahabd santihiin

  • @dabkashido904
    @dabkashido904 Год назад +1

    2022 Ayaan Daawanaya
    Best Ciyaar iyo Laxan
    May Dadki layga beeray Reer Abtigey Godey iyo dhanaan iyo nogob janno Abidkin Guleysta mar walba From Balli gubadle 🔴

  • @MaHa-bf5fe
    @MaHa-bf5fe Год назад

    Dhaanto so jiidasho leh weeye
    Cod cajiib ah na waa lagu laray
    Reer tolkey ogadeeniya guulaysta mr kasto

  • @zakariyee
    @zakariyee 14 лет назад +8

    i love godey

  • @alhaajjiabubakar8713
    @alhaajjiabubakar8713 Год назад +1

    2011 Kii ayaan siwaali ah udhageysa jiray ilaa maanta oo ah 9 January 2023 6:05 pm kama xiisa dhicin Nairobi Kenya

  • @hassanmohamednur8063
    @hassanmohamednur8063 Год назад +1

    Godey iyo dhanaan dhulkanadhii wacna kalay ila mushax💚💙♥️

  • @TheHassanabdi
    @TheHassanabdi 13 лет назад +1

    MUSIC will not free our lands but action will.All this young men should GO BACK and take part in the struggle.

  • @mohamedabdimuhumed7054
    @mohamedabdimuhumed7054 5 лет назад +1

    Manshallah i love ogadeniya

  • @najamabdi3520
    @najamabdi3520 8 лет назад +2

    woooooooooooooooooooow

  • @osmanmohamed7421
    @osmanmohamed7421 4 месяца назад

    2 saac oo search gareynaayay heestan

  • @yahyeabdiahmed9793
    @yahyeabdiahmed9793 5 лет назад +1

    viva ogadenia
    soodag sodag

  • @maryammukhtar5207
    @maryammukhtar5207 Год назад +1

    2023🎉

  • @dhuuxlacag
    @dhuuxlacag 12 лет назад +3

    caadi ma aha

  • @khalidhassan5819
    @khalidhassan5819 2 года назад +1

    Ugaas noor

  • @TheDhaanto
    @TheDhaanto 14 лет назад

    alla waaaaaaaaaaaaaaay, dhigaaaa i kaca

  • @Alihersi
    @Alihersi Год назад +1

    Dhanaan waa magaalo taariiq fog leh

  • @mohamedabdi4116
    @mohamedabdi4116 Год назад +1

    Dhanaan ugaas nuur nimo Reer cabdule Nimo Naga badan

  • @hajaahj5652
    @hajaahj5652 5 лет назад

    Wwwwww Masha allah ilove godey gacalo

  • @KaysahassanA
    @KaysahassanA 7 лет назад +2

    onlf guuuuul

  • @t6f
    @t6f 12 лет назад +1

    Woow nice.

  • @fwziboxcer8887
    @fwziboxcer8887 5 лет назад +1

    Xasuus horE cwana wxn dhagysnayA OC/27/2018 Hbn sabtiyA
    FroM Athena Grece
    DhantadN kama xiiso dhigo wlhi Ree ogadenya ILAHAY xoriyad khyr qabta hyna siiyo aamiin aamiin YAA RABI

  • @Querencia_mht
    @Querencia_mht 4 года назад +5

    Can we get this riwayad aploaded on RUclips please

    • @abuhurairatv
      @abuhurairatv 2 года назад +1

      I have it in a flash disk if you are interested contact me

    • @honey-mb7ye
      @honey-mb7ye 2 года назад +1

      @@abuhurairatv I want to get it plizz ..where can I contact u ..🙏

  • @dawand6946
    @dawand6946 Год назад +1

    ❤❤❤❤

  • @alihamud322
    @alihamud322 4 года назад

    I enjoyed it.

  • @mustafeabdi8600
    @mustafeabdi8600 4 года назад +1

    Godey iyo dhanaan dhulkaanagii wacnaa deeqooy kaalay ila dalxiis

  • @dayahyouthbunge257
    @dayahyouthbunge257 Год назад

    Esh cala hess

  • @XaliimaFaarax-mu3ps
    @XaliimaFaarax-mu3ps Год назад +1

    Waxan ahay dhulbahante ugaadeen cidaan ka jeclahay majirto

  • @TheDhaanto
    @TheDhaanto 14 лет назад

    WAXAAD MAAGAN TAHAU WAA MARAACAATO... WARAN DHAAB SOO DAG

  • @sheekhmaxamadshaafi7563
    @sheekhmaxamadshaafi7563 Год назад

    Hesstan waxaan dhagaystay mar 2 maanta ooo ay tahay taariikhdu 25/10/2022 ooo ahmarkuu nin xunooo federal police ahi kulayay shacab madaatka magaalada jigjiga oooay ku dhimatay xildhibaanad juweeriya Alaa yarxam

  • @sayidhaaji381
    @sayidhaaji381 Год назад

    From Marish beuty 😅😅😅

  • @ShafiShafi-zr2rn
    @ShafiShafi-zr2rn 2 года назад

    Godey gacalo

  • @fatumaosman680
    @fatumaosman680 4 года назад

    Plz hada kahor ayan firsadhay videogan oo full ah but hada u-tubeka wankawaye se wax ujiran

  • @awalisheik7212
    @awalisheik7212 5 лет назад

    Sodag

  • @M8SKX8
    @M8SKX8 14 лет назад

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @rhukiasalsa7678
    @rhukiasalsa7678 5 лет назад +1

    xfh