canab cabdiraxman indheeq iyo Ahmed Dahir Xaji Dalmar

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 окт 2024

Комментарии • 101

  • @khalidali-yo6zm
    @khalidali-yo6zm 3 года назад +5

    Xasuus dheer Djibouti ayaan kudawanijirey estv 2011 manta wa 26 march kutahya türkey Allah unaxaristo abwaan abdixakiin abwaan abdixakiin qiiq abwaan qaliyu ahaa

  • @housseinali4145
    @housseinali4145 5 месяцев назад +3

    Wlhi ano caqli lahyn ayan maqli jirey ESTV Djibouti hadana ila manto o 25 jiir an ahy wa dawanaya 😊 balse inta waxa dher in an iskajeclahy dadka walalahy ah ee ogaden walina waxa an ad ugu faraxsanahy in an asxap ku yesho jigjiga ❤😅 waxa i dhiman in an so dago o kaliya wlhi wa ni jeclahy ogadenia viva ❤❤ dad wanagsanaa from Djibouti 🇩🇯

  • @sakariyemaxamed419
    @sakariyemaxamed419 2 года назад +6

    Xasuus dheer wlhi 2010 ayaan ka daran jiray tv Djibouti
    Mntna waa 2022 alow khtmda khyr ngu khtim
    Bargaa 5 jir ahaa mntna 17_ila 18 🥺

  • @abdiyusuf4222
    @abdiyusuf4222 3 года назад +5

    AH xusuustii 2013 anigoo joogey sacuud Arabik gar ahaan meel ladhaho waadii dawaasar ayan ka daawan jirey TV ESTV xada loobadaley SRTV xadana waxaa lamarooyaa 2020/12/12 Habeennamo sabti ah Axadna soo galeyso 7:38pm goobtana waa isla waadi waasar sucuudi Arabic.All soomaali wan idin salamey gaar ahan Reer Baydhabo jinaay💗💓💋

    • @hamseabdi3543
      @hamseabdi3543 Год назад

      Wd kaa qaadnay wll
      Me from jigjiga❤❤❤

  • @samiiraqalanjo9246
    @samiiraqalanjo9246 5 месяцев назад +1

    2024 ayaan soradiyey canab indho deeq hesahedii mcnaa❤

  • @maxaacusup583
    @maxaacusup583 5 лет назад +11

    Still 2019 dhamaadkisa wan dhageysanaye ka warama
    Am from awdal Saylac

  • @axmadarka5631
    @axmadarka5631 Год назад +2

    Omg xasuus wlhi🥺🥺Estv

  • @khadraabdiali4443
    @khadraabdiali4443 5 месяцев назад +1

    25/5/2024 xazuuz yareenteeni estv kadawan jirnay mantana wakaaz dip uzoo lapa radiyay❤😢

  • @captainhaid2232
    @captainhaid2232 5 лет назад +5

    hesta xasus ti yaranti iyo wakhtigi
    jigjiga dib igu celinasa 😢😢😢😢

  • @abdihakimosman8718
    @abdihakimosman8718 8 месяцев назад

    Wakhti Waa cajiip
    15.11.2011 Ayaan Ka dawanyy
    Anigo jooga Mglda Borama Ee gblka Awdal
    Mnta Wxn Jooga Yurub grhn
    Germany 🇩🇪 allow Khaamoda Khyr Nogu Khatim 🤲🤲🤲

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 5 лет назад +3

    Waayoh waayoh iyo bari samaad 2011 xasuus hore galay wlhi bariga Estv hoos fadhiisan jiray

    • @ahmedadil1204
      @ahmedadil1204 4 года назад

      Really bro kulamid baan ahay heestan markaad dhagaysato dib baad ugulaabanaysaa bariisamaadkii ESTV

  • @shaamiqueen494
    @shaamiqueen494 8 лет назад +6

    Waaw habo ilahey haku deesto waa cod macaantahay waxaan kulee yahay ii nolow waligaa waan ku tageeraa

  • @mohammedshafie3645
    @mohammedshafie3645 3 года назад +5

    Can't forgettable
    When i was tooo young this song was/ till now it's my favour 💯🥰 wel done ma homeland ❤

  • @YahyeHazen-qp2ji
    @YahyeHazen-qp2ji 11 месяцев назад

    Heestan wllahi Yaraantaydi ban ku xasuustay macan❤

  • @Hibaaq2010
    @Hibaaq2010 13 лет назад +3

    ops wax ayaan hilmaamay i love the action too spacialy markaa adiga iyo wiilka laamiga isla mareysiiin cant stop listening and watching this song..... i am amazed

  • @ahmedkader3045
    @ahmedkader3045 4 месяца назад

    2024 anab wan soo raadshay 2011 waqtigu wacnaydaa

  • @hannaahmed5008
    @hannaahmed5008 Год назад +4

    My childhood song

  • @abasmohamed143
    @abasmohamed143 8 лет назад +17

    ani somalilander baan ahay waan u hambalyeynayaa walalahay DDSI horumarka ay gaadhen ViVa somaliland and DDSI

  • @abdurizaqmohamed213
    @abdurizaqmohamed213 Год назад +2

    Still listening 2023 from godey gacalo

  • @abdurahmanmohamed1129
    @abdurahmanmohamed1129 2 года назад +1

    Walahi heestan waxan kuxasuusta 2013

  • @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
    @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 2 года назад +4

    Still listining 2023 in mogadishu somalia ❤️

  • @safiya513
    @safiya513 13 лет назад +2

    masha allah esh calaa hees walahi canab indho masha allh sister wilkan na aad iyo aad ayuu u cod macaan yahay manta ayaba igu horesa , congratulation bro xalkaa kaga wad , canab gorma ayaad tagtay wadankii sister minesota ayaan kugu ogaa masha allah fanka soo wareji qali dumar , qalbi ficnida ayey kaga dartay canab waa qof aad u qalbi fican , cafimad ayaan ku rajeynayaa my sister qali badan ,,,,,,

  • @abdihakimali6324
    @abdihakimali6324 2 года назад +2

    2022 waayo waayo maxaa Wakhtigu ordayaa After 10year

  • @abdifatahahmed7256
    @abdifatahahmed7256 Год назад +1

    Heestan markaan maqlapa ax igadaa😢😢😢

  • @xiinfinin
    @xiinfinin 12 лет назад +3

    soomaliyey kaalay ila dalxiis somaliya oo dhan dawlad degaankaa laga maamulaa viva dds ogaden

  • @Arafoeleye
    @Arafoeleye 11 месяцев назад +1

    Mid ka mid ah Beenti Dawladi Abdi ilay😂😂

  • @Kabtan_Xoog
    @Kabtan_Xoog 5 месяцев назад

    Xusuus 2024❤

  • @Waranle
    @Waranle 12 лет назад +3

    Beautiful Jigjigo magaalada an roob ka ka kicin buuro qurux badana ku taalo

  • @abdirhmangelle7429
    @abdirhmangelle7429 2 года назад +2

    Heestan kama dalo keep going bro

  • @cktiger5234
    @cktiger5234 2 года назад +1

    Lagendery axmed dahir best song ever i seen

  • @dekaqueen20abdi91
    @dekaqueen20abdi91 6 лет назад +1

    Wow tarasfa to Jigjiga indheeqa Iyo dalmar

  • @maxamedibraahin61
    @maxamedibraahin61 Год назад +1

    Grade 2 ayya aha waqtigaas ano yar oo jabuuti ka imid
    alla maxan kadwadey tv ga markay so gasho qolka dhan ciiriri ila jaariyada cidi ma hadhi jirin

  • @t6f
    @t6f 12 лет назад +4

    Viva Ogadenya!

  • @hassanabdi4660
    @hassanabdi4660 4 года назад +3

    Anoo dugsi qoraan ah ayaan dhageysan jirey wakhtigu wuu socda

  • @l1bxn
    @l1bxn 8 месяцев назад

    Time flies wallahi remember ESTV used to bang this out

  • @hayaanyare9705
    @hayaanyare9705 6 лет назад +2

    Xasuus qali ah 2013 ama 2005-E.C

  • @nuureyare6313
    @nuureyare6313 11 лет назад +2

    man sha alah cawa buunadadii godey baaan arkay

  • @samatar4444
    @samatar4444 Год назад

    11 sano kadib waan dhagaysanayaa

  • @suleikhafarah545
    @suleikhafarah545 10 лет назад +3

    I love this song my aunt canab is sing. Masha Allah you so beautiful.

  • @indhauroonmuniir8720
    @indhauroonmuniir8720 11 лет назад +1

    mnshaaa alh waa ka runsheeegteeen

  • @omarhussein1932
    @omarhussein1932 12 лет назад +3

    caadi mahan heestan waa run dhulkeni duligi wuu kabaxay

  • @SH-jb7oi
    @SH-jb7oi 11 лет назад +1

    waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw i miss buunada godey gacalo

  • @SadaabdullahiAli
    @SadaabdullahiAli 3 месяца назад

    Xasuus 😢 2024 7 /2

  • @1111siman
    @1111siman 12 лет назад +2

    amazing song anab and ahmed well done im coming soon

    • @Boqoradda
      @Boqoradda 5 месяцев назад

      Are you come long time

  • @shuceyp5299
    @shuceyp5299 2 года назад +1

    2022 xasuus

  • @cabdifatahjarar1709
    @cabdifatahjarar1709 9 лет назад +1

    duliba manaaaaaaaaaaaaaaaaan ku jirin

  • @QuranTv858
    @QuranTv858 4 года назад +1

    I love song 2020 dhamadkizi ya ila dhgystay love izar

  • @abdirahmangele6892
    @abdirahmangele6892 Год назад

    Khadra waaberi mako taxsi cabdiraxmaan Barre Cisman

  • @drdeklyrics3879
    @drdeklyrics3879 Год назад

    Ma ilaawi Karro Heestan Waayo Waxa kadaawan Jiray ESTV yaraantaydii Wakhtigaasoo Aan joogay Harta Sheekha iMikana Jijiga Ayaa Jamacad Kabartaa Sanadkii Udanbeeyey
    5/1/2023

  • @jamiilaahmed913
    @jamiilaahmed913 11 месяцев назад

    Xasus team estv😂

  • @qarandoonjararaawi1995
    @qarandoonjararaawi1995 8 лет назад +4

    heskan 2011 ayaa igu horaysay cawana yutubka an ku arkay waana hes qaliya cidi aragtay DDSI unba daremikarta
    jahil kana haba u shegin

  • @ahmedismailpro6297
    @ahmedismailpro6297 4 года назад +2

    Aduunyooy bilaaa reverse, heestan waxay ahayd berigii cabdi iley calankiisu taagnaaa duliga ay sheegaayaan waxa loo jeeday onlfta maanta lagu rasbiixsanayo hhhhh duligii maanta wuu joogaa dheh zorry abwaan qiiq alle ha u naxariisto

  • @djamaalihassan1245
    @djamaalihassan1245 7 лет назад +2

    mashallah Nice songs

  • @jamalweli9308
    @jamalweli9308 12 лет назад

    waa run in dalkeena barwaaqo yahay hadii laga reebo labada kooxood ee ku heshiishay in ay dadka iyo dhaqaalaha liqaan waa cabdi ileys iyo kooxda ay bah wadaagi yihiin ee UBO

  • @hamsefoosi8420
    @hamsefoosi8420 7 лет назад

    Xasuus talahi sanadkii 2011 xagaygaa

  • @shaficimohamedjama1096
    @shaficimohamedjama1096 7 лет назад +1

    Ax xusuus 2013

  • @mahamedmahmoud5561
    @mahamedmahmoud5561 7 лет назад +1

    Canab cabdir

  • @abdilleelmi831
    @abdilleelmi831 11 лет назад +2

    daganaanta nabadeeda inay deeqdoo aduunka, dowladnimo sharaf tahay, daawo jaamacadeheena, lagu dhigan duruusta dalsaneey ciida hooyo aan soo daawanee deqooy heeeee deeqoy kaalay ila dalxiis, heheeeeeeeee nice song

  • @kmaludinabd5026
    @kmaludinabd5026 11 лет назад +1

    mansha allah

  • @abdifetahabubakar882
    @abdifetahabubakar882 6 лет назад +1

    Dulmi diid ilaahow naga qabo

  • @hodanlovedhalintareerogade3295
    @hodanlovedhalintareerogade3295 11 лет назад +1

    uffffffffffffffffff badaqdhi dal maxu kaa ogyahay agaah xornimadi dalkana kuma dunayoban naha duli iyo guumesysiga kuwa didayba nahay

    • @khadar_mohamett
      @khadar_mohamett 5 месяцев назад

      Hadad nooshahay Allaha cimiri iyo cafimad haku siiyo walal, Wakhti ay adkayd bad sidas U dhiran jirtay inkastoo wadanka adan joogin sidan filayo.

  • @abdifatahbashuur5954
    @abdifatahbashuur5954 9 лет назад +2

    cadi maha ciida hooyo

  • @zamzamabdi8480
    @zamzamabdi8480 8 лет назад +2

    منشاه😊

  • @sahraxasan3959
    @sahraxasan3959 8 лет назад +1

    ماشاء آلله

  • @manhalmariam2271
    @manhalmariam2271 8 лет назад +1

    dhulkeyga hooyo wanjeclahay

  • @Hibaaq2010
    @Hibaaq2010 13 лет назад +1

    woow woow 2 kala liidato ma aha canad wiilkaan aaad buu u cod ficanyahay xakee ka keentay mid horay loo arkayba ma aha ....walee wajixun ma aha hahahahahahha thanks nice song

    • @sacadxikmaawi3585
      @sacadxikmaawi3585 2 года назад

      Horto qoraalkaga 10 sano kadib xageed ku dambaysay ma nooshay hibaaq ali 😂😂😂😂

  • @nagmasugercakes
    @nagmasugercakes 13 лет назад +1

    non stob street wow

  • @SomalilyricsApdirahman2020
    @SomalilyricsApdirahman2020 4 года назад

    2020

  • @maxamedxasan7218
    @maxamedxasan7218 5 лет назад +1

    Xasuus igu wayn from 2011

  • @sahraxasan3959
    @sahraxasan3959 8 лет назад +1

    ممتاز

  • @omaryare6875
    @omaryare6875 12 лет назад +1

    Been Maha Duligii Uu ka baxay VIVA DDSi....

    • @captainhaid2232
      @captainhaid2232 5 лет назад +2

      Hada ayu kabaxay

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 Год назад

      Berigaa duli ayuu badhtanka ka jiray hada ayuu si wacan uga baxay

    • @Ddsionelove9
      @Ddsionelove9 Год назад

      @@mohamed88466mxad kawda erayga

  • @kifaaxugas7280
    @kifaaxugas7280 3 года назад

    Its while wlhi

  • @omarhussein1932
    @omarhussein1932 12 лет назад

    muxuu shegaya ninku ma kuwi shaqala aantu ku haysa sweden baa war naga amus waxba kama war hayside mala iska qado caydhada maxamaed cabdi cumar waa madaxwaynaha dawlad deganka somalida 6malyan oo ruux ayuu madaxwayne u yahay wax fahan horta.

  • @abdilleelmi831
    @abdilleelmi831 11 лет назад +1

    mansha allah