CANAB ABDIRAXMAN INDHODEEQ IYO HEESTII TAHARIIB

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 окт 2024

Комментарии • 207

  • @ahmeddaahirxaaji8134
    @ahmeddaahirxaaji8134 2 года назад +30

    xaqiiqdan heestan anigo maagan inan tahriibo oo macxio maro iyo dhankaaz latinka ayay hoyaday iso dirtay 2019kii alx imika waa iska dhaafay duco walid ayaan doortay ano xitaa haysto vizadii wadanka barazil ayaan iska dayay maadamo hoyaday macan aan arkay inay qalbiga ku hayso inan la joogo alx imika mrkan xasuusto waan ilmeeyah wlhi🥺

    • @ummuhan6053
      @ummuhan6053 2 года назад +3

      Duco waalid waa lagu bulaala marna kuma khasaareysid wax fiican sameysay

    • @fatuushshafeec2536
      @fatuushshafeec2536 5 месяцев назад +1

      Barii walid baa tahay huno😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 ikahy ha ku xafido

    • @xaawaadan1226
      @xaawaadan1226 Месяц назад

      😢

    • @HAFSAAbdixakiim-xr7ej
      @HAFSAAbdixakiim-xr7ej 18 дней назад

      😢😢😢

  • @abdirizakmaalim4837
    @abdirizakmaalim4837 8 лет назад +36

    Can't stop crying every time I watch this video wallahi

  • @bacaadmediauk4399
    @bacaadmediauk4399 8 лет назад +16

    Ax Heestaan Dhageysigeeda Make Me Sad N Cry I Can't Stop Walaahi Dag Day Waaye Maanta Illaahaw Adaa Weyn Oo Waaxid Ah My Somali Generation Special Wiilasheena Waa Dhiban yihiin Meel Uroon Maleh Wadankeenii Dagaal Jidka Dad Qal Inuu Ku Helo Organas ka Laga la Baxo Bad Iyo Tahriib Doon Balastic Ah Dibadii Sharci La.Aan Iyo Xasbiyo Murugta Naga Saar Illaahaw Adaa Qafuuru Raxiim Wiilasheeni Waa Dhamaadeen Walaahi

    • @ahmedartan9145
      @ahmedartan9145 3 года назад +1

      Xx ax ax

    • @yaxyemustafe8138
      @yaxyemustafe8138 Год назад

      cawa. oon mexcio. kasoo baxayyayaa. 😓😓🚶‍♂️ daawanayy. ala maxa wadamo iyo. dhib soomareyyy😓Alx

    • @AbdiqadirAbdirisaaq
      @AbdiqadirAbdirisaaq 10 месяцев назад

      ​@@yaxyemustafe8138😢😢😮

  • @Barnibilan
    @Barnibilan 8 месяцев назад +3

    Heestan way iga oohisa ala maxaa dadkeenii dayacmeen ubaxeenii mid bad liqdo iyo mid gacan ka xaqdaran disho noqdeen 😭😭💔🇸🇴

  • @Young_Abdi_Ali_official
    @Young_Abdi_Ali_official 2 года назад +42

    2014 Waxu ahaa sanadkii aan aad ugu hanwaynaa inaan tahriibo markaas oo ay wada tahriibeen asxaabtaydii gaar ahaan kuwii ciyaal xaafadka nasiib daro lkn waxaa i ogaaday faamligayga markaas ayaa lay diray baadiye oo aan ku maqnaa 4 bilood imika wali waxaan jogaa magaladii an ku barbaaray ee burco wali waxaan niyada ku hayaa inaan mar uun cagaha dhigo wadamada yurub ama america hadii uu alle ii qoray
    NB: hadii aad iga danbayso like i saar wll ✔

  • @MuztaphAhmed
    @MuztaphAhmed 25 дней назад +3

    Who’s watching this in 2024😢

  • @abwanmoneyman
    @abwanmoneyman 7 дней назад

    10 years of ma life this song is my favorite Playlist 😊 dhamaadka 2024

  • @worldtoday1331
    @worldtoday1331 2 года назад +2

    Midhaha heesta, musica, laxanka iyo codkaga dahabiga ah ba way gudbiyeen fariintii tahriibka wixii wax qaadanayoow maqal ha haligin naftaada😢😢😓😓😪😪😥😥😭😭

  • @ibrahimcisman6103
    @ibrahimcisman6103 4 месяца назад +3

    Hada waa 2024 waxaan rabaa in aan tahriibo ilaahow inabad gali jeceylkeygana iisii xafid anoo ah deeq bashiir ❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢 by by too liipiya😢😢😢😢

    • @Sena-m6y
      @Sena-m6y 2 месяца назад

      Wll isug waynu isracine 😢please

  • @apdiwasac53
    @apdiwasac53 Год назад +6

    23/5/2019 waa malintii hooydey MCN igu danbaysay ilaa manta aY taHaY 18/1/2023 liBya joGaH ducada waa xagiina brother/sister 🙄🤐🤐😪

  • @abdirizakmaalim4837
    @abdirizakmaalim4837 8 лет назад +14

    Dhalinyaroy tahriibtiyo, dhalantedka lagu lumay.
    miyadan dhibtediyo, daremen dhimashada.
    lagu dhamaday xebahaaa, dhalinyarada qarba ,dhagar qabe intu helay.
    berka dhiga kadshiyo, kelyaha ka dhexsaro, isber barti laga dhigay.😢😢😭😭😭
    tahrib maha dhof iyo, bado lagu badbado, dhalinyaroy taclintiyo dhulka hoyo aamiina

  • @cabdiraxiimsayiid5259
    @cabdiraxiimsayiid5259 2 года назад +5

    Sxb dhagar qawaha waa kuwa dalka madaxda kaah 20 3 2022 wxn joga turki wxn suga waa kulelka Wana lawo nolol ama Geri wlhi wax ka dhaxeyo majirto cadalad waa xaga allah insha allah

  • @istahilabdukadir5234
    @istahilabdukadir5234 6 лет назад +3

    Ax ax wlhi waa hees murugo leh alxdmdulilaah ilaahi naga soo badbadiyay badaas cadowga ah inti ku dhimatay allaah yaa raxma 😭😭😭😭

  • @XogmaalSo
    @XogmaalSo 9 лет назад +7

    caadi ma ahan heestani

  • @asmadaganiloveawdalsallal1620
    @asmadaganiloveawdalsallal1620 7 лет назад +4

    dhaliyarada tahriib naf moodaysa ha arkan ta waxa kasi daran kuwa kala uu socda dhibka laga badbadayn sanadki tagay beshi April somalidi dhamatay waxan ku wayay wllkay ila dhashay wa aduunyo wali dalka kuman noqon isago nolban so dhoofay hada uu socda dalki ax ax 😢😢😢😢

  • @ayaanayaan9449
    @ayaanayaan9449 8 лет назад +5

    ilhay haa u naxariisto janoo fardowsa ilhay haa geeyo inshaalh samiir iyo iman ilhay haa inaga siiyo AmiinAmiinAmiin

  • @xabsomaxamed3749
    @xabsomaxamed3749 Год назад +2

    2023 bisha 4 ina allh inan tahriib an rajeena isoo doceeya wllyaal somali hadanahy

    • @ilyaasmuuse5760
      @ilyaasmuuse5760 Год назад

      Md isk jogtid wlal inta ku gaadhaysaba ma dhame hooyo miya cidlaynayza😢

    • @RidwaanKhadar-bo3xp
      @RidwaanKhadar-bo3xp 8 месяцев назад

      Wll maad iska joogtid dhibka ku gaadhayaba ma dhanee Ha cidlaynin Hooyo iyo aabo wll 😢😢😢😢 Plz. Dhulkaaga Hooyo Aamin 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ayanledalmar6387
    @ayanledalmar6387 4 месяца назад

    Allah haunaxarsto subeer HAJIM 2021 wuxu aha wall iga yaraa balse Lipia lagu dilay wan xasusta maalin khamiis ah ayan wada hadalnay mana uuna xanunsan arorti danbe magafaha aya ila soo hadlay iina sheegay inu dhintay xanun kuso booday uu udhintay,lkn waala dilay waxa iigu adkayd qaabkii aan aabo iyo hooyo ugu sheegayay geerida 😢cidwalba maalinki uu alle uqoray ayay dhiman dhalinta somaliyed haka taxadaran tahribka lafihina hahaligina,iigu soo duceya walalayal kitabkisa aloow midigta kasiiyo

  • @mubarakyusuf8426
    @mubarakyusuf8426 8 лет назад +3

    cenabindhdeq waxaad tahay muwaadinad aad qaali u ah waan ku taageraa waxaan alle kaaga baryaya cimri dherar iyo farxad if iyo aakhira insha alle mam

  • @mahamedabdillahi9283
    @mahamedabdillahi9283 8 лет назад +9

    illahayow ugargar umadeena somaliyeed aamin ameen yaribi
    Allah yaraxma amin

    • @kowsarmohamed4866
      @kowsarmohamed4866 8 лет назад

      nice song wllahi waa hees iyo badh hou vn heestan

    • @abdonyare9gewoonwaryaa975
      @abdonyare9gewoonwaryaa975 8 лет назад

      waaruntaa walalo ilahay ha unaxriis to intii dhimatay aamiin😭😢 maar wel een leuke liedtje echt super

    • @kowsarmohamed4866
      @kowsarmohamed4866 8 лет назад +1

      +Abdon Yare9 wanneer ik luisteren naar lied ik voel me verdrietig wallhi

  • @ahmeddrama6269
    @ahmeddrama6269 Год назад +2

    xasuus wlhi ilaa hda kuwa dhagaysanayo2023 like saar

  • @ummusumaya5414
    @ummusumaya5414 8 лет назад +9

    Waxan Qabaa Dheg xuma weyn Gaban waalidkii dhalay Duciyo waana Dhaxal Gala ka dhageysan waaye...Dhoofsaday Habaar Culus DhalanDhoolka saxaraha Dheefiyo Biyaba jirin😥Haah Alla kariim😭😭😭

    • @inaabdidheermustafe9331
      @inaabdidheermustafe9331 7 лет назад +1

      galmudug gyal 😭😭 Xusuus iyo murugo ban galaxy walaahi

    • @shakurabdi2551
      @shakurabdi2551 7 лет назад +1

      galmudug gyal xusuuus iga go,ayn. Weeye baydkaasi

  • @inacalidiishejaamac1219
    @inacalidiishejaamac1219 7 лет назад +2

    ax ax waa hees lagu qaracmayo soomaali haday is Amini lahayd dhibkaan madhici lahayn ilahay haino gargaaro Amiin

  • @abdullahiobeyd662
    @abdullahiobeyd662 3 года назад +2

    Heestii ugu fiicneef Ee Tahriib looqaadĺ thanks indho deeq

  • @RidwaanKhadar-bo3xp
    @RidwaanKhadar-bo3xp 8 месяцев назад

    Dhiiga beerka kaydshiyo Kalyo laga dhexsaaroo is_baar_baarti laga dhigay ax ax ax waa Hees qiimo wayn ku fadhida 😢😢😢😢😢😢😢😢 fanaanada canab Qofkii garanaya saan hayga gaarsiiyo 😭😭🤲🤲😭🙏🙏👐👐

  • @BisharoAhmett
    @BisharoAhmett Месяц назад +1

    2024 ayaan dib u dhageystay anigoo raba inaan wada dheer maro si aan mustaqbal qurxoon usameysto 😢 ilhay qeyr hka dhigo 😢😢

  • @Rayan12zcol
    @Rayan12zcol 4 месяца назад +1

    Waxaan rabaa inaan tahriipo i.a bisha so socota bilowgeeda 5:07 Wednesday 26 june inaan baxo waa go aan kaygii ugu danbeeyey wlhiy Somalia meel ma joogo maahan i.a markaan wax badan noloshayda kasoo badalo ayaan kuso laban doona meesha i.a idinkuna iso duceeya inaan jidka wax dhiba ku arag i.a 💞🥺👸❤️‍🩹🥹 allhow jecelkayga hudeifa daauud c/laahi i ilaali iina dhow igana war qab xaladiisa mar walbo hana tusin wax dhiba waayo muxuu jooga wadan daadka somalidaa aad logu dilo south africa 🇿🇦 💔🥺🤴🫂 i.a one day waan kulmi doona mcnkaygiyow waana ku jecelahay by long time ⌛️ ⏲️ by guys l love you dhamaantii i.a 2027 isku solabasho wacan❤️‍🩹💞🫂🥺

    • @mohamedhaybeali
      @mohamedhaybeali 3 месяца назад +1

      alle hamigaaga ha kuu sahlo wllkayaw Ani wn jeclaa inaan tahriiiibo wakhti hore lkn anoonan tahriiibin ayuuu allle igeeyay usa🇺🇸 Alxm

    • @Rayan12zcol
      @Rayan12zcol 3 месяца назад

      @@mohamedhaybeali m.a abowe lkn aniga gabar ahay

  • @AmranMuseali-eo1nj
    @AmranMuseali-eo1nj Год назад

    Dhalan dholka saxaraha dheef iyo biyo jirin 😢😢😢😢😢😢😢intii dhimatay allah u naxaristo inta an idinka danbeyo wllahay waa idin so ducaynaya

  • @qureshmaalin9383
    @qureshmaalin9383 3 года назад +2

    😭😭😭 waa murugo weyn markana xasuusto tahribtii iyo dhibtii iyo dhimashadii

  • @kaderismail4151
    @kaderismail4151 7 лет назад +3

    Allaw aday mhdikusugnaty
    nasoomotiyay halags
    Allaw nacafi waka khaldane
    #dhulka hoyo walee wxdhama lama😭😭😭

  • @nasrashaakir7099
    @nasrashaakir7099 8 лет назад

    alahayoow ugargaar umada soomiliyeed meelkasooy joogan inkastoo dhalintii dhaatay alahayow unaxariiso dhalintii badu cuntay waxaan leehay dhalinee dhulka hooyo aamina anaaga ka shalaynaye

  • @Madaxweyne-g6z
    @Madaxweyne-g6z 2 месяца назад +1

    Qofkii fahmaayo heestaan ha ii soo qoro

  • @nagiibosman6275
    @nagiibosman6275 8 лет назад +1

    tahriib maaha dhoofiyo dhabo lagu badbaade dhalin yaroy tacliintiyo dhulka hooyo aamina ilaahow wadankayaga dad is jecel iyo nabad waarta

  • @mariepheten7783
    @mariepheten7783 7 месяцев назад +1

    Allow riyadayda iirume😢😢

  • @Hawlomediapro
    @Hawlomediapro 20 дней назад

    2025 baan socdaaa insha alllah , africa joogis ma leh siiba mogdisho, Dhaca ,dilka ,xatooyada ,qaraxa , dhibaatada ehelka , dhibaatada asxaabta , dhaan waa waxyaabaha kugu kelifaya inaad iskaga baxdo wadanka gubtay 😢😢

  • @amanomar804
    @amanomar804 Год назад +1

    Hamigeyka ugu weyn waa ina use ama canada tago one day i.a malin talado haben arbaco 21/12/22 sacadu 01:46 habenimo😥😔🙌

  • @mendyabdi1003
    @mendyabdi1003 11 месяцев назад +1

    I watched 2024 😢

  • @farhiyamusafardar3663
    @farhiyamusafardar3663 7 лет назад +2

    runti wa wa malin murug waynugu rebatay. ilaha. hau naxaristo dhalin yaradeni. meshas. ku halagmatay samir. ale. hanaga. siyo dad Ana ilawayn. aya iga maqan. meshas. yarabbi jana

    • @RidwaanKhadar-bo3xp
      @RidwaanKhadar-bo3xp 8 месяцев назад

      Aaamiiin aamiiin Wllshy 🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ddeeqaaseyr9584
    @ddeeqaaseyr9584 8 лет назад +1

    wlhi waa xanun somali allah aya u maqan allow noo naxariso dhalintene dadahey ku dhamadey kuwi wadanka jogane dil iyo shaqo la aan aya heysato wlhi waa calol xumo inteda la eg

  • @MamoKutubey
    @MamoKutubey 4 месяца назад

    walaahi dalgeeyga hooyo waa kudhimigraa soo Kaliy 😢 dheef iyo dheef la aanba dalgeeyga waa ku dhimagaraa oo Haliya AL soomaali waa jeclahay 😢

  • @raqad4642
    @raqad4642 7 лет назад +7

    Heesaha murugada lagu dheelo dance MA fiicno dad dhintay ba clip ka kujiro sida kale heesta wa top well done indhadeeq

  • @msogadenqueen7594
    @msogadenqueen7594 8 лет назад +4

    Thanks canab cadey love u

    • @kaderismail4151
      @kaderismail4151 7 лет назад

      Ms Ogaden Queen soomali waydhamatay wlhi bada italia qbta

  • @filzanwiilo6152
    @filzanwiilo6152 6 лет назад +8

    Wlhi heestan kama daalo ila imika dhegaysigeeda allah nagu so badbadiyey ayey mahadi u sugnatey manto kale waa malintan bada so galey ku beentahay 23/9/2016 like isaar wll🤲

    • @KOKO_BULLEE
      @KOKO_BULLEE 3 года назад +1

      😭😭Abowe hada manoshahay

    • @KOKO_BULLEE
      @KOKO_BULLEE 3 года назад +1

      I mean abayo

    • @KaynanMohamed
      @KaynanMohamed 7 дней назад

      22/10/2024 ayan soo qadaya wado aad 8 sano kahor qaaday wllky iso ducee

  • @maryanmaryam9092
    @maryanmaryam9092 9 лет назад +1

    waa hees aad iqira galisay
    tahriib maaha dhoofiyo dhaba lagu bad baadee dhalinyarooy tacliintiyo dhulka hooyo aamina....

  • @abdullahicawilAli
    @abdullahicawilAli 12 дней назад

    Heestaan waa mid dhaxal gal ah runtii 17 October 2024 dhageysanaya anigoo kenya joogga inta iga dambeyso ee qoraalkeyga arki doonta inuu ilahay qalbigeyga rahriibta ka saaro isoduceeya walaalayaal insha'Allah.😭🙏

  • @zeckopack4311
    @zeckopack4311 8 лет назад +3

    wiilashena hadii ay mustaqbal heli lahaayeen gabdhaha ayaga mustaqbal u noqon lahayen allow mustaqbal wanagsan wiilasha nogu samee waa murugo malin walba dhimasho bilaa micno ah yaa rabi somali u gargaar

  • @Nour-Cade
    @Nour-Cade Месяц назад

    Finally alx Ethiopia to Germany 🇩🇪 🙌 😢❤

  • @AbdisalanAhmedabdi
    @AbdisalanAhmedabdi 5 месяцев назад +1

    Dulka hooyo aamina❤

  • @abdullahiaden1607
    @abdullahiaden1607 2 года назад +3

    2022 yaila daawnaayo🥺😥

  • @abajm3431
    @abajm3431 8 лет назад +5

    😢😢😢😢😢😢😢
    mama nolow yaaqe dhagar qaba helay dhalintena dhaldhalalka benta siray

  • @siciidaliofficial2997
    @siciidaliofficial2997 3 года назад

    Dad badan markaad usheegto waxa yaala saxaraaha iyo Xooshashka Magafayaashu dadka ku laayaan iney tahay wax ay dhimashadu dhaanto kuma rumaysanayaan waxay modayaan inaad ku ciyaareyso Lakin qofkii soomaray uunbaa ka sheekeyn kara wlhi alle ayaa mahdleh 🥲🥲

  • @ducaaleaadanxaashi3362
    @ducaaleaadanxaashi3362 8 лет назад +1

    runti heestan waa isaamaysay waa hees aad uqiira badan tahariib maha dhoof iyo dhaba lagu badbaadee dhalinyaroy tacliintiyo dhulka hooyo aamina runti waa hadal macna wayn ku fadhiya ilahow somali badbaadi oo hogaamiya daacad ah siiiimankale usoo celi somali

  • @indhodeeralayabdirahman6705
    @indhodeeralayabdirahman6705 Год назад

    Runti ma jecli inaa tahriibo markaa arko dhibatada ay kala kulmen ee waxuushnimada leh hadana markaa arko wadankaygi oon lahyn shaqo ayaa ku fikiraa tolow ma tahribtaa wlhida waxla jeclado maahe allah baladkeyga hanagu amansado

  • @Ladan12345
    @Ladan12345 17 дней назад

    Waxan go’ansadey inan tahribo dhanka io latinka iso duceya azxpey w ago’aanki igua dka an qato inn ka fogado ddka igu qalisan ilahow i xafid dhamantood😢

  • @shaqufyareofficial3912
    @shaqufyareofficial3912 2 года назад +1

    Amin

  • @cadnaanmontolivo7196
    @cadnaanmontolivo7196 8 лет назад +9

    Dadka Tahriibka Soomaray Runti Waayo aragnimo badan iyo sheekoyin wajiyo badan ayay Ka maqlaysa hada la shekaysto

  • @diyosaki2042
    @diyosaki2042 4 месяца назад

    Ilaahow muslimka caalamka meel walbay joogaan uu gargaar. Khaasatan falastiin😢

  • @nuuramaxamed6007
    @nuuramaxamed6007 2 года назад

    Hada tahriipi rabaa ii soo duceeya walalyaal🤤😥😭😢☹️

  • @UbaaxXasan
    @UbaaxXasan 7 месяцев назад

    💔waxaa ka danbeey nolo wacan🎉2024 ina taga inashal ilahow igaadhasi🎉🎉🎉🎉🎉😢😢❤😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @dubataden6236
    @dubataden6236 11 месяцев назад

    Canab abdirahman from og danan District

  • @sadiiqabdiofficial4967
    @sadiiqabdiofficial4967 11 месяцев назад

    Dhawaan inaan tahriibo ayaan rabaa oon ama yurub aan galo ama america

  • @ugaascade8414
    @ugaascade8414 2 месяца назад

    Hadaan rabaa bil kabacadii inaan tahariibo😢

  • @Mrleexo7
    @Mrleexo7 8 месяцев назад +1

    Hadaa 2024 dawanayso like😂😢

  • @shakurabdi2551
    @shakurabdi2551 7 лет назад +4

    Heessta iigu qiirada badan abid ... Xusuus baan galay

  • @NimcuushMahmud
    @NimcuushMahmud 6 месяцев назад +1

    2024 yaa ila dawanaaya😢😢

  • @canabshill9564
    @canabshill9564 8 лет назад +1

    thanks abayo canab qaali

  • @ayanahmad8675
    @ayanahmad8675 8 лет назад

    waa hees qiiro leh allow noo gargaar somaliya ubixii dalka ayaa nalaga iiibsaday oo tahriib loo diray

  • @hanijeesto8750
    @hanijeesto8750 8 лет назад

    illah ha u naxariisto umadii dhamaateee illahow dhunlkeena malab noogu daadi ya rabi illahow inaga dul qaad gajada illow naga dulqaaad dagalada iyo dar xumada yaa ar xamu raximiiin

    • @RidwaanKhadar-bo3xp
      @RidwaanKhadar-bo3xp 8 месяцев назад

      Aaamiiin aamiiin yaaa rabbi 😢😢🤲🤲😭😭😭

  • @boodaayeboy4987
    @boodaayeboy4987 2 года назад +2

    Emotional song wllhi😭😭😭

  • @DekaHooyo
    @DekaHooyo Месяц назад

    1/3/2024 malintii aan so tahriibey 🇱🇾 😢

  • @nimcoaskar9785
    @nimcoaskar9785 8 лет назад

    maanta waa maalin madhowe waa malin xanuni badan waa malin murugi badan waa malin ana iloweynin

  • @hanijeesto8750
    @hanijeesto8750 8 лет назад +1

    canab hees aad u mcn run na ka hadleysa weyaan

  • @sahusni8008
    @sahusni8008 8 лет назад

    wa hes aad uqimo badhan...Allahayow umada somali melwalbo o ay joganbo ugargar........

  • @boqran101
    @boqran101 Год назад

    Tahriib waa musiibo walalkay oo tahriibay xanuun kii aan ka qaaday ayaan wali la xanuunsanahay😢

    • @Ahmed-ip8qm
      @Ahmed-ip8qm 11 месяцев назад

      😢😢😢

    • @RidwaanKhadar-bo3xp
      @RidwaanKhadar-bo3xp 8 месяцев назад

      Ax ax ax 😭😭😭😭 Sorry wllshy 😭😭😭 AllE Qalbiga ha kuu adkeeyo Hno 😭😭😭🤲🤲🤲🙏

  • @filsankhan472
    @filsankhan472 7 лет назад +2

    ilaahay ha u gargaaro Somali

  • @mohamedmohamoud8274
    @mohamedmohamoud8274 7 лет назад +1

    wax kuqataa hestani tahribka ayada waano ugu filan

  • @MaskaxdiiDunid
    @MaskaxdiiDunid 8 лет назад +6

    beautiful song thank you abaayo qaali

  • @dahirowsheikh2798
    @dahirowsheikh2798 9 лет назад +1

    Wow! This's great

  • @ismahansky8832
    @ismahansky8832 3 года назад +1

    tahrib dhipky ledahy qofki somary unbaa garan 😭😭😭😭

  • @ifraharagsan9320
    @ifraharagsan9320 7 лет назад +1

    😢😢😭😭😭😢😢😥😥 dhulka hooyo Aamina

  • @ubahmuqtar5694
    @ubahmuqtar5694 8 лет назад

    this song made me cry walahi 😓

  • @abdifitahosman2069
    @abdifitahosman2069 3 года назад

    Intii dhibaato aan ka arkay ayaa iiga filneyd Tahriib iyo dhibkiisa magafe noloshii liibiya caku ciil badanaaa dadka tahriibay qisooyinka iyo sheekooyinka ay hayaaan fiicnaan lahaydaaa cid u istaagta in ay soo uruuriso si kayd iyo dhaxal ugu noqdaaan ubadka iyo dhalaaanka . Fanaanadan xitaa 5% dhibaata tahriibayaasha xitaaa ma xusin lkn heesteeda waa dardaaran wanaagsan

  • @istahillovemunasarmucaad8622
    @istahillovemunasarmucaad8622 8 лет назад

    dhulka hoyo aaaamiiiiina !!!!

  • @mahammedsiad5563
    @mahammedsiad5563 2 года назад +2

    Tahriibayaalku waxba ma maqlaan waa dad meelu u cadahay

  • @xubimxmd7037
    @xubimxmd7037 2 года назад +2

    Dhulka hooyo aamina😭

  • @ladancabdi542
    @ladancabdi542 3 года назад +1

    Ax 😭😭😭 wlhy way itabaty illlhyow naxariiso dhalintaa sorry illhyow naba nooga dhig wadankeena

  • @ayaanayaan9449
    @ayaanayaan9449 8 лет назад +3

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂ax caku nasiib xumo walhii soory alow u gar gar Somali silic badan aaaaaa

    • @abajm3431
      @abajm3431 8 лет назад +2

      😢😢😢😢😢😢😢

  • @KOKO_BULLEE
    @KOKO_BULLEE 3 года назад +1

    Qiiro😭😭😭

  • @burhaancabdifaarax9627
    @burhaancabdifaarax9627 2 года назад +1

    Make me sad sorry

  • @sadammaxamed2960
    @sadammaxamed2960 8 лет назад

    ax ax wlhi waa maalin aad ooga murugooday waayo waxaa bada ku hoobmay ubixii wadanka ee soomaaliyeen allaw umadaada unaxariiso adaa caadilee

  • @shafkayare2540
    @shafkayare2540 8 лет назад

    Msaha allha Nesi

  • @husniabdihakim8784
    @husniabdihakim8784 Год назад +1

    Dhabtii waxaa kasii daran donta dhaliyesee kadalosha ninacyada 😥😭😥

  • @abdihakiimkeyse9280
    @abdihakiimkeyse9280 2 года назад +1

    Lipiya😭

  • @Bishaarodagan
    @Bishaarodagan 23 дня назад

    2024😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @mullatv6242
    @mullatv6242 6 лет назад

    Aduunyi wlhi waa hadal hays ax ax Murugo badana mararka qaar an xasuusto

  • @NIIKOCUSUB2021
    @NIIKOCUSUB2021 2 года назад +2

    HEESTAN WAA QIIRO SXPEY

  • @sadoeidan2353
    @sadoeidan2353 8 лет назад

    amin amiin amiin ale hawgargar

  • @farhiyamusafardar3663
    @farhiyamusafardar3663 7 лет назад

    ilahay hanaga samir siyo wala iska samra. dhalin yaradeni waxay ku dhamadennxeebta libiyo anba walalahay ayaku dhintay wana iska samre ah jane ale hageyo walidkana ale haka samir siyo

    • @RidwaanKhadar-bo3xp
      @RidwaanKhadar-bo3xp 8 месяцев назад

      Aamiiin aaamiiin wllshy 😢😢😢 🤲🤲🤲🤲😭😭🤲

  • @mahamedisman4563
    @mahamedisman4563 7 лет назад +1

    Waa hees murugo leh

  • @omarhajji3681
    @omarhajji3681 8 лет назад +2

    Oh xnuun badnaaa soomli waa u dhmaaty ilhaw noo grgaar