PRANK IDIRISKA II TAABO AAN KU SAMEYAY XAASKEYGA IGU DIRTAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024

Комментарии • 262

  • @listen_quran_10
    @listen_quran_10 Год назад +118

    Hada quraanka Jeceshahy isooboqo 💗

  • @Abdi__rahmaan
    @Abdi__rahmaan Год назад +42

    Aan Ku Salino Nabi Mohamed scw ❤️🙏

  • @zakariye_Abdirxmaan
    @zakariye_Abdirxmaan Год назад +26

    Team idirska like ha ilaa dhaafin asxaabe

  • @najiibali3454
    @najiibali3454 Год назад +57

    Beentan saan u weyne idiriska dartiis u dawanayay wllhi 😂😂😂

  • @ayaanmaxamed-qd6bw
    @ayaanmaxamed-qd6bw Год назад +28

    Idiriska wn iska jeclahey wllhi indhaha suu uu tago bn ka heley🤣🤣😅

  • @supersayidkaofficiall482
    @supersayidkaofficiall482 Год назад +43

    Waxad rabtaan marwalba nagama dhaadhacayzo lkn bentan cml dulqad ayaan ku dawanaynaa hadan nahy team idiriska 🤣🤣🤣🤣

  • @xaliimosiidow4169
    @xaliimosiidow4169 Год назад +54

    Kan prank ma ahan eee wax runta ah noo sheega waxan waad sla ogtihiin 🤣🤣🤣 short filim qatar waaye 😂

  • @amiirapdullahi9247
    @amiirapdullahi9247 Год назад +5

    isku xafad nahy nio marka wadada maresid kaa baqaa sidee dadka ula jogta wllk

  • @bilaanmahamed2642
    @bilaanmahamed2642 Год назад +16

    😂😂😂abdalla ninka ino dhaaf wadnaha xanujisay

  • @hudaali2932
    @hudaali2932 Год назад +10

    Congratulation Abdala Buurane🎊🎊🎊🎊🎊

  • @abdiali5295
    @abdiali5295 Год назад +3

    30 baara waa kaa sugoyna Abdalle hadi kale Beenlow aad tahay .waliba iyado vedio ah oo Baara to Idiriska thnks

  • @exmaamulaha6947
    @exmaamulaha6947 Год назад +17

    short films aad u macaan wye jilinkina 100%😅😅😅😅😅

  • @munaali2388
    @munaali2388 Год назад +1

    Adiga qof kasto fiir iyo fara laab lee idiska waa baqaa markoow ku arko iyo baaba jeey waaye mashaa Allah

  • @ahmeddholal8780
    @ahmeddholal8780 Год назад +1

    Baba ninkan meesha talent kuma hayee xoog iyo booto talent mahee naga daaa

  • @cabdiqadir191
    @cabdiqadir191 Год назад +3

    Baaba jey kursi maku faniisan karo aa la dhahay kursiga oo fiiriye baaba fanny waaye🤣🤣🤣🤣😅😅

  • @alpartoalbaarto.9329
    @alpartoalbaarto.9329 Год назад +10

    Hada aq balo Kana parnk ah Ana jaa hil ah wara wax run no la imaaada 😅🤣😂

  • @manchesterunited262
    @manchesterunited262 Год назад +6

    Codka wakii muna misk 🤣🤣

  • @kinghanadftm2215
    @kinghanadftm2215 Год назад +3

    Xoolo ninkaa idiriska eh dartisaa lagugu daawanaayaa ee faraha ka qaad ninka kan prank maba ehee waan arkaayee

  • @agtube4871
    @agtube4871 Год назад +4

    Kkk xitaa hadaad prank samynaysaàn yara qurxiya kkkk waxan waa fake caadi yee 😂

  • @meymuunxassan8806
    @meymuunxassan8806 Год назад +5

    Guri guurayo waye kulaha 🤣🤣🤣😂

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Год назад +1

    Waxaan dhaqan ma ahan ee wax macquul ah ka imaada waxa tihiin rag waa weyn

  • @mohammedabdullah4563
    @mohammedabdullah4563 Год назад +2

    Hambalyo 50k from idiriska

  • @marwoabdirahman2826
    @marwoabdirahman2826 Год назад +2

    Kkkkkk aroos dheh kulahaa lcg fcn ayaa lagu sinaa idiriskaa dhib badanaa

  • @manishamaanka1164
    @manishamaanka1164 Год назад +1

    Idiriska iska barakeyso kulahaa😂😂😂😂

  • @abdirashidqoslaye3081
    @abdirashidqoslaye3081 Год назад +1

    Hambalyo hambalyo hambalyo 50 kun inad gartay o flowers kep gowin wll❤❤❤

  • @updynoor9985
    @updynoor9985 Год назад +1

    Prank la isla og yahay waaye ee naga daayo wllalayaaloe

  • @amira1438
    @amira1438 Год назад +4

    Allow dulqadka no badi been cad aan u jeedno aba firsanonaa😂😂😂 abdalle yaa ku aqon kkk tiktok iyo youtube ku jirta saqirki lagu tuso wu ku shega naag aad shukansate ayaba ku aqon miyaa😂😂😂😂😂 keep going 😂😂

  • @jabkamohamed-tx2lr
    @jabkamohamed-tx2lr Год назад +2

    Asxabta quruxta bathan kadaxbx wllow jug ayas kulaysee

  • @maxamedyere4215
    @maxamedyere4215 Год назад +1

    Idirika waa wiil ka wanasan ee kab warka na

  • @libaancali7272
    @libaancali7272 Год назад

    Abdalla Buurane legend wan ku wataa

  • @cabdirisaaqhassan6581
    @cabdirisaaqhassan6581 Год назад +2

    Waxani prank😂ma ahanee
    Mid quman la imaada
    Milifiin baad tihiinee

  • @cabdixaafid8214
    @cabdixaafid8214 Год назад +24

    keep up brother 🕳️

  • @yahyemoalim
    @yahyemoalim Год назад +2

    Waxan maxe yihiin hee gacaliso

  • @axmed21maxamed36
    @axmed21maxamed36 Год назад +1

    Cabdale buurane garsoore ciyaaraha uga dhiga

  • @falastiinxasannuur4992
    @falastiinxasannuur4992 Год назад +1

    Baaba jeey kuyiri miiskaan sooseexo cabdale adna iskutuur🤣nafta inuu kajaro ayuu rabaa

  • @mohammedabdullah4563
    @mohammedabdullah4563 Год назад +4

    5ok coming soon

  • @yusufnuurddiinaxmedyusufnu2075
    @yusufnuurddiinaxmedyusufnu2075 Год назад +1

    Asalamucaleykum waraxmatullaah wabarakaatu _ ayuhaal muslimuun _ walalayal from cabdale burane _ guul wacan _ ♥️☝❤♥️👌❤👏❤🤝❤🌹❤🐅❤

  • @luulmaxamed6285
    @luulmaxamed6285 Год назад

    Hhhhh cabadalee jiima gala wll mcn in sha allha ha na iga xumana

  • @cabdicasiisxasan5035
    @cabdicasiisxasan5035 Год назад

    Kuwaan uma bogin ani tan beebteeda weyba iska cadahaye mida kale xitaa waxaan kashakisanhay tacsida uu idiriska sheegayi xaaskiisa waligeey kuma maqlin naag ladhahayo aniso goormuu sheegay😁

  • @bashkacadde-sq9is
    @bashkacadde-sq9is Год назад +1

    Babajey maila aragten naska cabdalla burane ayuu iska tabtabsana hhh😎😎

  • @fmohamud3905
    @fmohamud3905 Год назад

    Cabdale burane kuligiin uu idin dhameynaa wlhi idirs wuu runrun ayuu u cabsaday 😂😂😂😂😂

  • @suususuusumaxamed3425
    @suususuusumaxamed3425 Год назад +1

    Idiriska qeylidisa qosol aan i heynin i qabanayo 😂😂

  • @khadarismail7750
    @khadarismail7750 Год назад +3

    Sidii caylka nagu cayraysana keep going 🤣🤣🤣

  • @wllcamavinga-oi7ru
    @wllcamavinga-oi7ru Год назад +24

    𝐜𝐨𝐦𝐢𝐧𝐠 𝐬𝐨𝐨𝐧 500𝐤 𝐚𝐛𝐝𝐚𝐥𝐥𝐞 𝐛𝐮𝐫𝐚𝐧𝐞

  • @mohaskadiwagwan5493
    @mohaskadiwagwan5493 Год назад +1

    Kkkkkk, abdalla waan ku tageyraa sxb keep going 😁😂😂😂

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Год назад

    Alaseyda Maaleesdilaa subaxdaan Jooji Asikkala Cabdale Buurane

  • @ahmedarab7526
    @ahmedarab7526 Год назад +3

    Been wa dhaaftay Tani lkn idirska dartiisa u daawanaa prank qurxoon la kaalay zxp abdlla

    • @Aishacuud-z3u
      @Aishacuud-z3u Год назад

      idriska.waamaskiin.🤣🤣🤣🤣🤣

  • @lilshenoyoo7188
    @lilshenoyoo7188 Год назад

    Abaayo kaalay comment geeyga shumi😘

  • @daudmohamed3178
    @daudmohamed3178 Год назад

    Hhhhhhh waxaa igu daran ...eeh eeh shaatigisa waxaa waye darbaal😂😂😂😂 astaqfirullah

  • @mohamettcr7275
    @mohamettcr7275 Год назад +1

    Haddan nahay team k.baara meeshan aan idin ka arko

  • @dahabocabdi4600
    @dahabocabdi4600 Год назад +2

    Qoftan deeqo dagan wyeh naga daaaya ciyaartan 😂😂

  • @pakarporow6628
    @pakarporow6628 Год назад +1

    Kabtan baara la aantiisa nuur ma lahan wlhi

  • @faysalwarsameabdi337
    @faysalwarsameabdi337 Год назад

    War raag waa wayn baa tihiine wax aan idinka dhagusno noo keena wlahi wan iska dawanyaah gari ban rabay inan rarto nimnkii ii rari laha ban isku so dhacnay xanaqa isga binayay mahne wax la dawado mesha kuma haysan shuba idin dhashye

  • @hanimohamed6380
    @hanimohamed6380 Год назад +2

    Dul Qaad Badniyaaa😂Idiriska Dartiiisa Udawanoyaa Vidiogan😂😂🥺

    • @cabdiwaaxiddirir3015
      @cabdiwaaxiddirir3015 Год назад

      Waa la jilay wlhi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdifitahbaanacade6317
    @abdifitahbaanacade6317 Год назад

    Qofta hadlooso shadiyo sharaf miyaa mise

  • @maxamed912
    @maxamed912 Год назад +2

    Woow hamplyo 50k

  • @omarosmanmohamed5355
    @omarosmanmohamed5355 Год назад +1

    idiriska wuu yabyay hhhh😂

  • @abdalaaragsame1046
    @abdalaaragsame1046 Год назад +2

    Kaftan kaftan ugu direy sawirka kulaha idiriska 😂😂😂😂

  • @shukriabdikariin6362
    @shukriabdikariin6362 Год назад +1

    Hampalyo abwe ❤️ b.c.i ❤️ idin salaaamay

  • @abdifitah1514
    @abdifitah1514 Год назад +1

    Abdalla sxb wan ku tagera mar walba hada xarif tahay shafto ayan kara sxb number kaga inta iso dhig taliyow bells

  • @c.fataaxbuuweyaraani9191
    @c.fataaxbuuweyaraani9191 Год назад

    prank lisla wada ogyhy le iga dheh 😅
    gawadha call ku jirtayneh nuna miski le iga dheh 😅😅

  • @naimaomar5132
    @naimaomar5132 Год назад

    Waa mid leesla ogaaa kaama yeelin

  • @ruqiyoaxmedmaxamed9813
    @ruqiyoaxmedmaxamed9813 Год назад

    Muna miski aaa qof kle nooga dhigeysiin anaga maa wxs naga dhaadhaacineysiiin yaaab bdnaaaa

  • @hachimliban1689
    @hachimliban1689 Год назад

    Abdalah burannee qadaa dee idriss qaa waa misqiin 😂😂😂😂

  • @hindadiiiriye9842
    @hindadiiiriye9842 Год назад

    Iftin model waye qofta hadleso

  • @zaracumar5259
    @zaracumar5259 Год назад +1

    C buurane abowe mada isacatesida catada kuquruxa badantahay

  • @mahadjokar1738
    @mahadjokar1738 Год назад

    Bentii ugu horeyse oo anoo og daabtey🤣🤣

  • @farxaanaadan9418
    @farxaanaadan9418 Год назад

    Anigoo og inuu Yahay mid lisla ogyahy ayaan hadane DaawanaYaa

  • @muhuboibrahim6990
    @muhuboibrahim6990 Год назад

    Idiriska nin xaaskisu dhimatay mamodo saan miyaa nimanku

  • @cabascade-jl5mh
    @cabascade-jl5mh Год назад

    Hal codsi adi sharxaaye babajet labitar hanoqdo

  • @khalidapdi2910
    @khalidapdi2910 Год назад

    Cabadale buurane waa lawasaa😂😂

  • @jeyjakshan6358
    @jeyjakshan6358 Год назад

    Abdalla buurane labo kursi dhan😮😮😮😮

  • @safiyocabdi7369
    @safiyocabdi7369 Год назад +2

    Sorry cabdala 💔💘

  • @yaxyekuluu7321
    @yaxyekuluu7321 Год назад +1

    Idiriska nabar gar daran alla kaga dhigo

  • @nastehaahmed8298
    @nastehaahmed8298 Год назад +1

    Hhhh anaga prank nagu sameynosiin😀😀😀

  • @adamabdullahi-ko7cy
    @adamabdullahi-ko7cy Год назад +1

    Mash Allah

  • @istalewandowski1905
    @istalewandowski1905 Год назад +1

    70k coming soon

  • @NuunayibrahimmaxamuudNuu-bi1oj
    @NuunayibrahimmaxamuudNuu-bi1oj Год назад +1

    From kaptan baarq

  • @updullahisiyat9831
    @updullahisiyat9831 Год назад

    War waanilwasaa waxn waa wax aa isla ogtihin

  • @Koyama548
    @Koyama548 Год назад +3

    Keep going legend 😂😂😂✌🏿

  • @ahmedjimcalerooble
    @ahmedjimcalerooble Год назад

    Wey isla og yihiin😂😂😂😂

  • @mahadibrahim4069
    @mahadibrahim4069 Год назад +1

    Prank maha lkn waa iga qosliyay

  • @hafsoali6793
    @hafsoali6793 Год назад +1

    Sorry my brother ❤❤❤❤❤

  • @anasmaxamed9070
    @anasmaxamed9070 Год назад

    Idriska iitaabo yaala siin baara walaahi Bilaahi baara aaleh

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 Год назад

    Riwaayada caadi ah shorts films

  • @cabdiali9752
    @cabdiali9752 Год назад

    war baxa hortiina ka heleysiiin tuugo cad ayaa tihiin

  • @axmed21maxamed36
    @axmed21maxamed36 Год назад

    Sxb hal mar garsoore noqo waajibkooda mari idiris baara baaba jeey

  • @c.casiissiisey4514
    @c.casiissiisey4514 Год назад +3

    I Iskaga sabar kulaha 🤣

  • @ShineCade-d7z
    @ShineCade-d7z Год назад

    Cabdalla waa fanny❤❤❤❤

  • @Muude246
    @Muude246 9 месяцев назад

    𝐒𝐡𝐚𝐚𝐭𝐢 𝐝𝐚𝐫 𝐛𝐚𝐚𝐥 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐡𝐚𝐚😂😂😂😂

  • @maxamedsiidow2352
    @maxamedsiidow2352 Год назад

    Taageere abdala and bb

  • @zadric10
    @zadric10 Год назад

    War nio cabdallow labo kursi mxa waye

  • @hamadiboyihamadiboyi6270
    @hamadiboyihamadiboyi6270 Год назад

    Keep going pro cabdala burane 🐐👍

  • @zaammodel8475
    @zaammodel8475 Год назад +2

    Codka muna miski 😂

  • @cashoxasan
    @cashoxasan Год назад +1

    Hhhhhhhhhidirka waa kuhesa taaa

  • @fartuunachmedabdulli3518
    @fartuunachmedabdulli3518 Год назад

    From idiriska Itabo 💪

  • @ibrahimabdihassan9457
    @ibrahimabdihassan9457 Год назад +1

    Bufle buurane wakusalamay 😁😁😉😄😅🤣😂

  • @abdirisaaqsaalah5192
    @abdirisaaqsaalah5192 Год назад

    Yaa idinka aqli yar aabihii cun walba short filim maad iska dahdaan😂😂😂

  • @abuubakaryuusuf4297
    @abuubakaryuusuf4297 Год назад

    Idirska dhibki kadhaafa waa maskiin

  • @zahroosman
    @zahroosman Год назад +1

    Kanbaara umajeedo😊😋