CHALLENGE CAANO BAABA JEY OO CEEJI LAGU QABTAY & IDIRISKA OO CAANO LAGA DAFAY TARTANKII UGU ADKAA...

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 авг 2024
  • CHALLENGE CAANO BAABA JEY OO CEEJI LAGU QABTAY & IDIRISKA OO CAANO LAGA DAFAY TARTANKII UGU ADKAA...

Комментарии • 100

  • @barbaartamediashow
    @barbaartamediashow  Год назад +28

    Ruwaayad xiiso badan idiriska iyo baara ruclips.net/video/SdcyeRWYfQc/видео.html

  • @ubahahmed7300
    @ubahahmed7300 Год назад +20

    Ilahay ka baq oo caruuraha yaryar ee gaajo ugu bakhtiyaya muqdisho ku caawi caanahan nimanka dhergay siinaysid 😢😏

  • @ruqiyoxuseen9860
    @ruqiyoxuseen9860 Год назад +12

    ALLAH JANADA NAGU KULMIYO DHAMANTENA AMIIN YAA RABI

  • @ubaxmukhtaarxasan2820
    @ubaxmukhtaarxasan2820 Год назад +2

    Baaaba jeeey wuuu is cadeeeeyaaa madow ayuuu ahaa markuu Malaysia joogay

  • @Ramos.films.1
    @Ramos.films.1 Год назад +10

    Team idiriska isoo raaca 🤣

  • @zakariye_Abdirxmaan
    @zakariye_Abdirxmaan Год назад +6

    Team idirska ismuujiya like ha ilaa dhaafin asxaabe

  • @AbdallaBuurane
    @AbdallaBuurane Год назад +13

    Daacad u Qosley Walaahi😂😂

  • @naanimoha3432
    @naanimoha3432 Год назад +4

    Abdale buurane kursiga halaga badalo dhalin yaro kii fadhiga ukeena❤😂

  • @sumayoyusuf2209
    @sumayoyusuf2209 Год назад +12

    Waaba sogashay ee kusali nabiga scw

  • @ayoupadenmoha5138
    @ayoupadenmoha5138 Год назад +7

    Nio ramadaanna soo galyee mxaa ini xala youtubeka cuno intaad keentan ku afurin😂😂😂😂

  • @nastehohassan3186
    @nastehohassan3186 Год назад +2

    Baba jeey yackow adi maa sixray noo sheeg 😊mise stress ayaah haayo

  • @Mr_Shafkaa
    @Mr_Shafkaa Год назад +6

    Kabtan baara libax qoyay bisad hamoodin 👍👑🙏💯

  • @fatxaomar9856
    @fatxaomar9856 Год назад +2

    Wlh kal iyo laab baan uqoslay Abdalle 20jeer buukacay caawa cabsi darteed inuu dhaco ayuu kabaqday🥰🥰

  • @saedabdiadan
    @saedabdiadan Год назад +4

    Ninkaan buuran meesha halaga qabto😊

  • @farxaancade5837
    @farxaancade5837 Год назад +4

    Kabtanka caadi maha waa ciyalka xafada😂😂😂

  • @kingboyofficial4644
    @kingboyofficial4644 Год назад +2

    Sixiroolaha weyn ayaa meesha fadhiyo cabsi cabsi waaye 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @salmabashiiir-wx5tw
    @salmabashiiir-wx5tw Год назад +6

    Idiriska laantee Maa dawadeen , he . Make me laugh inta igu racasan like taa iska muujiya team idiris❤😅

  • @Evcplus
    @Evcplus Год назад +3

    Heesta baabajey ayaa ugu shidan

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Год назад +4

    Hadii aad rabto barashada Afka Ingiriiska isoo raac waa hubaal waad baran si bilaash ah inshaallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xasanlaki4121
    @xasanlaki4121 Год назад +2

    Abdalla istagu kacicirawaa ee iska fadhisiya wuu neef turay🤣🤣🤣🤣🤣

  • @faadumashariif1706
    @faadumashariif1706 Год назад +2

    Baabaheey qaacin ficil badan waaye cabdale buurane iska sawar bro😊

  • @muniir_official
    @muniir_official Год назад +2

    Way isfahmayaan idirska iyo baaquli booy, 🤣🤣🤣

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 Год назад +2

    Tiima babjey waxaa laga raba cabdale King 🤴🏾 ♥️ ♥️ ♥️ kursigiisi ukeena inasha allaah walalo qali kursigisa ayaay ka dhiman gobata

  • @salmabashiiir-wx5tw
    @salmabashiiir-wx5tw Год назад +2

    Forward ever backward never

  • @basheabdi415
    @basheabdi415 Год назад +5

    Xiiso ayuu lahaa 😂😂

  • @arsenalwin6468
    @arsenalwin6468 Год назад +2

    Itaabo legend

  • @saynapsaidmoha9031
    @saynapsaidmoha9031 Год назад +4

    0:52 ilaa 3:03 idiriska Canaha muxu kula ekaaday😅🤣🤣

  • @maryanmohamudhassan2537
    @maryanmohamudhassan2537 Год назад +2

    Kuwan tiibisho halaga baaro 😂😂😂

  • @norrk63
    @norrk63 Год назад +2

    Heesta baaba keey qaadar aa rabaa igu caawiya magaceeda iyo qofkii qaaday❤❤

    • @teamBBD123
      @teamBBD123 Год назад

      RUclips gal aduun yadu wareeriyo qor shey miro dacar ayaa qaadaey dad badana wey qaadeen

  • @xafsomaxamed8537
    @xafsomaxamed8537 Год назад +4

    Cano Ban raba 😅😅

  • @fartun9503
    @fartun9503 Год назад +5

    Ramadan kariiim

  • @caamirkeeyowcali7032
    @caamirkeeyowcali7032 Год назад +2

    haye kamaal waaye amaal waaye

  • @saabirosca2627
    @saabirosca2627 Год назад +2

    Hhh idirksa legend wye wllhi😀😀😀

  • @mohammedibraahim7758
    @mohammedibraahim7758 Год назад +2

    Waxan mesha halaga saro meshan xog lama rabo iyo jug talent hadusan heynin nagaha hala ciyaro😮

    • @leeylomaxamed3031
      @leeylomaxamed3031 Год назад +1

      Inta meesha joogta asagaa ugu Taranti badan jugtana waa qaraaxo ma.ahan wax siriyas ah marka adi iska firso iska amus midkata meesha bariis ayeey kadhcsadaan ma.ahan qofka in aad niyada kadisho

    • @myrumeyzaahmed3486
      @myrumeyzaahmed3486 Год назад

      @@leeylomaxamed3031 beenta mahan jugta xoog uguma dhufanayo qosol kawadaaa

  • @farhansinkhan1832
    @farhansinkhan1832 Год назад +2

    Asc barbarta media waxa iga garsisan baba jey inuu macalin yacko kaso garbaxo I am team barbarta media

    • @leeylomaxamed3031
      @leeylomaxamed3031 Год назад

      Muxuu uga soo garbaxaa uu kahaleyay boqasho waa soo booqday lkn wax garbixit ladho majirto naskiinkan kaleexo sadka lama dulmiyo

    • @dakanehusseinibrahim159
      @dakanehusseinibrahim159 Год назад

      Walale mxu yelay yacko

  • @clraxamancarlos7500
    @clraxamancarlos7500 Год назад +2

    Ninka nafada ah maxa ku saliday waxan buran

  • @ILEYS20
    @ILEYS20 Год назад +2

    Abdala xalaga celiyo idiriiska

  • @---Hatif__0mr---
    @---Hatif__0mr--- Год назад

    Faysal faysa magac wiil iyo gabar , markan ka daaley radintisa Bu igu soo dhacay magaca Faysal, , Hore U socda💪❤️ barbaarta bbd baquli bùurane

  • @cubeydcalishire
    @cubeydcalishire Месяц назад

    Qatar waaye challenge😅😅

  • @waryaaqadaro8473
    @waryaaqadaro8473 Год назад

    Abdala buurane teamka halaga bixiyo idiriska waa dhumay wllhi shactiradisa

  • @djkeynanthedustfirstphilos12
    @djkeynanthedustfirstphilos12 Год назад

    Baquuli boy kulaaha saab macaan nooga shekeey hala dhaaho 😂😂😂😂😂

  • @libaancali7272
    @libaancali7272 Год назад

    Barbaarta wan wataaa

  • @munamuxudin4730
    @munamuxudin4730 Год назад +2

    baaba idinka ayaa keen sateen wax aanan aqli leheyn ka xaa xaawiya hee jug ta

  • @zakariamohamed9869
    @zakariamohamed9869 Год назад +2

    Shuuney kulaha😂😂😂😂

  • @mikegamer1038
    @mikegamer1038 Год назад +2

    first

  • @munamuxudin4730
    @munamuxudin4730 Год назад +2

    Uf waxaan dadka woo iska dilaa asiga dabaal miyaa si nadaamleh ha u dheelo jug lee waaye wixiisa bee

  • @suldaanboss5376
    @suldaanboss5376 Год назад

    Nio adoo saan ah caano hadaa ku darsato inaa baqdid maka cabseesid miyaa😂😂😂😂😂

  • @libaancali7272
    @libaancali7272 Год назад

    Abdalla Buurane kursi halookeeno hadiikale waaciyaar

  • @mohamedbarre4332
    @mohamedbarre4332 Год назад

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk war Abdalla dadak jug aw ku dha meeyay

  • @hamseisko3247
    @hamseisko3247 Год назад +2

    Jamaal = Amaal

  • @cabdirixmaanducaysane3272
    @cabdirixmaanducaysane3272 Год назад

    idiriska indha kasooharay😂😂😂😥

  • @xusnimoha7496
    @xusnimoha7496 Год назад +2

    No view horey usocda from idirka

  • @sakariyesayga5924
    @sakariyesayga5924 Год назад

    Abdala vs idiriska🤣🤣🤣🤣🤣🤣firiya

  • @ahmedlakichannel3369
    @ahmedlakichannel3369 Год назад

    Ninka gacanta ka hadlayo jooji dhaha ama mesha ka saara

  • @xasanxaseen6627
    @xasanxaseen6627 Год назад

    Caano booraha Ragga uma fiicno dhanka galmada

  • @meeymadiaz9651
    @meeymadiaz9651 Год назад

    Canahaan lagu ciyaraayo wlhi carur baa u bhan aan wax caano hesan War Viewska iska daye War aaqiro haloo shaqesto

  • @XidigaXamar
    @XidigaXamar Год назад

    Buurnaan iyo caqli la iskuma helo 😀😀😂

  • @maryamhassan8093
    @maryamhassan8093 Год назад +1

    Idiriska waa ciyaareysaa naag kaama dhiman hooyo aad silcisey oo aad naag kale ka raacday ayaad ku qaraabatay maantana qosol kaaga cadahay

  • @faadumomohamed7546
    @faadumomohamed7546 Год назад

    Abdalla buurane gacan ka hdlka jooji please

  • @zamzamcqadir8284
    @zamzamcqadir8284 Год назад +5

    🖐🖐🖐😅😅😅🤣🥰

  • @xasancumar1107
    @xasancumar1107 Год назад

    Najiib cabdalla oo kabaqoyaa secml 😂😂😂

  • @tiktokladear9039
    @tiktokladear9039 Год назад

    Adi maa sanogaloya

  • @caamirkeeyowcali7032
    @caamirkeeyowcali7032 Год назад

    k . Amaal

  • @komantikudhiigle1153
    @komantikudhiigle1153 Год назад

    KAN QABO QABO AW IDINKU DILIRABAAA

  • @caamirkeeyowcali7032
    @caamirkeeyowcali7032 Год назад

    cabdla 3 kursi aaa kan kursid schollada ukeena nh

  • @najmocumar1221
    @najmocumar1221 Год назад

    Kuwaanaabo ka shakiyay yackoo amay ayaga sixreen

  • @munabarud9614
    @munabarud9614 Год назад

    So funny

  • @YuusufYare-fr7ye
    @YuusufYare-fr7ye Год назад

    1xbet nin cunaayo maa soomaa

  • @SintyZacky.
    @SintyZacky. Год назад

    Asc

  • @sahraiprahim251
    @sahraiprahim251 Год назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mustaxiilali9555
    @mustaxiilali9555 Год назад

    Halkoo gasac le isiya ilma iga cana la wlhi

  • @osmandaad8275
    @osmandaad8275 Год назад

    😂😂😂❤❤

  • @anabhussein9124
    @anabhussein9124 Год назад

    Idiris nabsi hakagalina waryada xaqmataqaaniid ninkaan buuran yowqarxin idirs ilmow korsadaa hagasac halasiiyo

  • @SintyZacky.
    @SintyZacky. Год назад

    Hhhhhhh❤😊

  • @princessprince5192
    @princessprince5192 Год назад

    😂😂😂😂

  • @user-ml6ne9tz2v
    @user-ml6ne9tz2v 25 дней назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @halimojibril5684
    @halimojibril5684 Год назад

    🤣🤣🤣🤣🤣🥰🤞

  • @abdiladifaadan2536
    @abdiladifaadan2536 Год назад

    Kusali nabigena

  • @fartun9503
    @fartun9503 Год назад

    sorry

  • @asadahmed7852
    @asadahmed7852 Год назад

    Ma magcyo aa waxa tirinsyso

  • @caamirkeeyowcali7032
    @caamirkeeyowcali7032 Год назад

    cabdle burane korsimo udhiman

  • @liipanjaamac1328
    @liipanjaamac1328 Год назад

    Jamaal

  • @caamirkeeyowcali7032
    @caamirkeeyowcali7032 Год назад

    waxa nasa uyelay canha waye cabdl

  • @ahmednur-ch6mq
    @ahmednur-ch6mq Год назад

    Idiris inaderkis ayuuhiliye canaha been been bukuqate markudehe warkada keen dulka aye kudacde kankale musoqadine kankale ayusiye

  • @YuusufShuaib77
    @YuusufShuaib77 Год назад

    Sadex qof oo hal koob kuwada cabaya lagana yaabo inaysan saaka soo cadeysan Huuro jecelaa ragga🤮🤮

    • @shubka5174
      @shubka5174 Год назад

      Talye raga tas we ka dhaxesaaa 🥵