CHALLENGE QARAAXO BADAN & BAABA JEEY OO SI XUN LOO GARAACAY SURWAALKIINA KA DHACAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 дек 2023
  • CHALLENGE QARAAXO BADAN & BAABA JEEY OO SI XUN LOO GARAACAY SURWAALKIINA KA DHACAY

Комментарии • 164

  • @Captanbaaraofficial
    @Captanbaaraofficial  7 месяцев назад +5

    ruclips.net/video/FdAh60OYhRc/видео.htmlsi=z7bZY0YQ0Fk9Lekh❤❤❤

  • @ayaanmahamed7435
    @ayaanmahamed7435 7 месяцев назад +14

    Mnsh allh wlhi waxtihin dad faniya 😅😅😅

  • @amirasharif9385
    @amirasharif9385 7 месяцев назад +3

    Walahi saa u qosleyney waa ilmeynay noo soo badi Captan ciyartaan insha allah

  • @user-fg1fj5yh8x
    @user-fg1fj5yh8x 7 месяцев назад +9

    Captain bara nin anjeclahay dawashadiisa wll xushmad badan hore usoco wll

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 7 месяцев назад +5

    inta daawneyso muuqaalkaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👋😫 ❤ INTA KA HESHAY ❤️👍 keep going legends👍♥️

  • @muniramohamed4265
    @muniramohamed4265 7 месяцев назад +1

    yaa allaaah walahi qanjahaa i xanunay sa u qoslaaye ilinta in ani la i tumaye a u malaysa thanks kabtan baaba iyo idiriska

  • @yusuza7938
    @yusuza7938 7 месяцев назад +4

    Saa uqoslay waligee ma_uqoslin Baaaba jey qosolka iga dhameeye😅😅😅 BBD ❤❤

  • @kingofsomali583
    @kingofsomali583 7 месяцев назад +4

    Wlhi saa uqoslay waligee uma qoslin😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @det368
    @det368 7 месяцев назад +9

    part 2 aa rabnaa❤❤😊

  • @mustitaaz3123
    @mustitaaz3123 7 месяцев назад +2

    Baabajey mida kudhacday sarwalki xita kasiibtay another level kii aya bananka imaday 😂😂😂😂😂

  • @AxmadRm-vd8wj
    @AxmadRm-vd8wj 7 месяцев назад +5

    Kabtan challenge ga maxumo lkn labada lugoodbo kuxirta bahasha walibo si isdhaaf ah cirbta io faraha saasbay ku macaan tahy😅

  • @somtech7351
    @somtech7351 7 месяцев назад +6

    😂😂😂😂 challenge funny ah wye wlhi
    Part two 😂😂😂 next

  • @user-oo2tf3ji3v
    @user-oo2tf3ji3v 7 месяцев назад +3

    Mnsh allh wlhi waxtihin dad faniya 😂😂😂❤❤❤❤qosolka aduunka ❤❤❤qosolka aduunka the people of Palestine who have been arrested

  • @faaraxfaarax2293
    @faaraxfaarax2293 7 месяцев назад +1

    Captain bara noo soo badi wlhi qosol wye 😂😂😂

  • @cabdiqani6706
    @cabdiqani6706 7 месяцев назад +2

    Captan waaku salamay

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 7 месяцев назад +4

    Rag is fahmay xaqiiqdi big love my team bbd😅😊🎉❤

  • @amirasharif9385
    @amirasharif9385 7 месяцев назад +2

    Asc Captanka❤ maanta baraf saa’id aa da’ooyo signal dhan malaheen ciil guriga hadaan lagaa fiirsan dafuuri cml wa la buu buu waa kkkkkkk❤ salan sare Captan

  • @munamuxudin4730
    @munamuxudin4730 7 месяцев назад +2

    Hhhhhhh ala waan fuurny wlh war maskiinka bis kadhaha baaba dawada ma unoolo 😂😂😂😂

  • @user-oo2tf3ji3v
    @user-oo2tf3ji3v 7 месяцев назад +3

    Baabajey darbi qabsasho iyo guur gursho maa ciyarta dhan kudheshy 😂😂 hory uscda bbbd

  • @Hibodjamaali-mg7se
    @Hibodjamaali-mg7se 7 месяцев назад +1

    Qosol iguma hadhiin you are my big legent waan kutagera captan

  • @Abeera_cade-s8q
    @Abeera_cade-s8q 7 месяцев назад +3

    Waa idin barya kuso dar waa suuxay 😂

  • @ashaabinali2137
    @ashaabinali2137 7 месяцев назад +2

    😂😂😂😂😂😂manooli walee 😂😂😂😂😂🙌🙌soo badiya please

  • @sabrinhaji6479
    @sabrinhaji6479 7 месяцев назад +5

    Baabajey darbi qabsasho iyo guur-gursho maa ciyarta dhan kudheshy😂😂hory uscda b.b.d

  • @HubiMohamed
    @HubiMohamed 7 месяцев назад +1

    Alla baaba jey waka inkaar sateen😂😂😂

  • @farhiyokeyre1297
    @farhiyokeyre1297 7 месяцев назад +1

    Part 2 keena but kasaara babajeey baaquli boy ku badala

  • @asadomar995
    @asadomar995 7 месяцев назад +1

    One ❤ Watching all the way Knoxville Tennessee.

  • @user-vn7pi2hh2w
    @user-vn7pi2hh2w 7 месяцев назад +1

    Parti2 please captan

  • @user-mf2di6sc2v
    @user-mf2di6sc2v 7 месяцев назад +1

    Qosol.iguma harin kaptan Bart2😂😂 peley kusoo dar😂

  • @ayaanmahamed7435
    @ayaanmahamed7435 7 месяцев назад +2

    Abowe congratulations 4k Insh allh guul ayn kugu ogahy

  • @anascali37
    @anascali37 7 месяцев назад +1

    Legend of the Legend part 2 kusoo dar

  • @shshariif3931
    @shshariif3931 7 месяцев назад +1

    War waa soo noqdee cayaartaan baaquli boy iyo muumin baalow halagu soodaro😂🤣😂🤣

  • @aadanmaxamed1648
    @aadanmaxamed1648 7 месяцев назад +3

    Laxa wase idiriska ❤ lajan idiriska iitaabo🎉

  • @rahmakodar2072
    @rahmakodar2072 6 месяцев назад

    Wlhi qosolkiiba iga dhamaday part 2 plz😊

  • @NaemaHassan-nd2ty
    @NaemaHassan-nd2ty 7 месяцев назад +2

    Baara in the building 😊

  • @Abeera_cade-s8q
    @Abeera_cade-s8q 7 месяцев назад +3

    400k maa 2k kadhiman 😂392k mareysaye 😂

  • @user-ms3mv4ok7q
    @user-ms3mv4ok7q 7 месяцев назад +1

    7 minutes is xir xiroow kudhameysaan waxa banaanka kusoo hagaajista micnaha inta camerada bilaawanin

  • @Rihameyy
    @Rihameyy 7 месяцев назад +2

    COMING soon 400k🤴🏻🎉❤Captain bara 💗✨🦁👑💫

  • @AhmedKaakaa
    @AhmedKaakaa 7 месяцев назад +2

    Lax wase umada fashilka kadaa😂😂😂

  • @yussufalihussein346
    @yussufalihussein346 7 месяцев назад +1

    Part two iyo baaquli boy i.a

  • @user-bd5rw9og7y
    @user-bd5rw9og7y 7 месяцев назад +2

    Lax wase idiriska😂😂😂 cabtan horusoco 4k

  • @shshariif3931
    @shshariif3931 7 месяцев назад +1

    Idiris LAX WASE 😂😂😂 hadaa reer Dayniile nahay inaa xoolaha kaa ilaashano waaye🤣🤣

  • @yaasmiinmaxamuud1208
    @yaasmiinmaxamuud1208 7 месяцев назад +1

    Wllkey baaba jeey hadalada xun xun afka uma roona iska daay wll adigo raali ah

  • @aliabdek3999
    @aliabdek3999 7 месяцев назад +1

    Part2

  • @Zabrin23
    @Zabrin23 7 месяцев назад +1

    12:54 ilaa qosol su usitagsannyhy iga gadan dad mahan darbi dumosa kualha😂😂 sas ma uqoslin wlhi bara nin xushmad uheyno😊hormar wcn

  • @libaancali7272
    @libaancali7272 7 месяцев назад +1

    ❤ Captan Baara legend wanku salamay inbadan ❤

  • @user-jf8mj8fd2o
    @user-jf8mj8fd2o 7 месяцев назад +2

    Babajey waxan maka baxsan karo halaga bixiyo

  • @abdimalikmustafzata1545
    @abdimalikmustafzata1545 7 месяцев назад +1

    Idriska Lax Wase And His Team keep going🎉

  • @guledmuqtar7607
    @guledmuqtar7607 7 месяцев назад +1

    Captain plz aqontada gasho idriska kuso sameeey

  • @ubdykhadir259
    @ubdykhadir259 7 месяцев назад +1

    Part two Afxalwo 😂😂Soo qabo Captan

  • @sihaamahmed3773
    @sihaamahmed3773 7 месяцев назад +2

    Aa qosolka igu a hari feerahaa I karay😂😂😂😂😂😂😂😂horay u socda🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-tm9fo4ms9c
    @user-tm9fo4ms9c 7 месяцев назад +1

    Lkn saan ciyar maahan plz unaxarista baaba 🥲

  • @user-xg1tg6we1n
    @user-xg1tg6we1n 7 месяцев назад +1

    Wan intaageerah wahli abaab jeeey iyo idiriska itaabo kabtan barah

  • @bashiiromar
    @bashiiromar 7 месяцев назад +1

    Baba j game kaan danbo haa ka qeeyb galin very risky ayuu kuugu yahay waayo ninkaan indhaha xiran lugta yuu kaaga istaagin wlhi hadii uu ku istaago waa gooysma un waayo dhuux celiyo malahan

  • @user-oo2tf3ji3v
    @user-oo2tf3ji3v 7 месяцев назад +2

    Laxa wase idiriska ❤ lagan idiriska iitaabo🎉

  • @feylosharif7471
    @feylosharif7471 7 месяцев назад +1

    wa fani part 2

  • @user-lb7ov8zs3q
    @user-lb7ov8zs3q 7 месяцев назад +1

    Dadka jiifa ilov❤

  • @ahmedsahalnor6586
    @ahmedsahalnor6586 7 месяцев назад +1

    Kkkkkkkk😂😂😂qosal ikuma harin what are game 🎮 🤔

  • @aweysduale9239
    @aweysduale9239 7 месяцев назад +2

    Baba jey amejarazwa 😂😂

  • @user-gj6dl4zk9n
    @user-gj6dl4zk9n 7 месяцев назад +1

    please captan part two funny😂😂😂

  • @khadraeisemouse4900
    @khadraeisemouse4900 7 месяцев назад +1

    Prt 222

  • @wllimaas-qk3um
    @wllimaas-qk3um 7 месяцев назад +1

    Qosol iguma harin wlhi

  • @user-cv2pm4yl4u
    @user-cv2pm4yl4u 7 месяцев назад +2

    Kuwan 😂😂😂 walh wan idn wata ani😅😅😅😅😅

  • @abdirahmaanmoalim382
    @abdirahmaanmoalim382 7 месяцев назад +1

    Kabtanka waa kuwataa🎉🫡

  • @qanciyepro
    @qanciyepro 7 месяцев назад +1

    Part 2

  • @noisyboy7161
    @noisyboy7161 7 месяцев назад +1

    Nosoobadiya Ciyaartaan pls

  • @FarxanAxmed-cm8bn
    @FarxanAxmed-cm8bn 7 месяцев назад +1

    Three legends

  • @user-sp9fi4yo5o
    @user-sp9fi4yo5o 7 месяцев назад +1

    Qosolka ika dhamaaday😂😂😂

  • @xiiranechanel9856
    @xiiranechanel9856 7 месяцев назад +1

    Soo badiya😂

  • @user-iv8mz1du6v
    @user-iv8mz1du6v 7 месяцев назад +1

    Hhhhh Cawa qosal badan kuwan 😂😂😂

  • @khadraeisemouse4900
    @khadraeisemouse4900 7 месяцев назад +1

    Alla beerka 😂😂😂😂🎉

  • @user-cj2tt1hc1m
    @user-cj2tt1hc1m 7 месяцев назад +1

    Ar kabtanka iyo idiriska baba aktisa ka yerinayaan bahaja xasidiin😂

  • @ShamsaMaxamed-ky4dd
    @ShamsaMaxamed-ky4dd 7 месяцев назад +1

    Ma.❤

  • @zanaad8
    @zanaad8 7 месяцев назад +1

    Hello legend baba I am from mandera cadey salama

  • @FarxanAxmed-cm8bn
    @FarxanAxmed-cm8bn 7 месяцев назад +1

    Baaba maxaa heley 😂😂

  • @mustiabukadir1082
    @mustiabukadir1082 7 месяцев назад +1

    Ninka masocankaro. 😂😂😂

  • @wiilqaraan6585
    @wiilqaraan6585 7 месяцев назад +1

    Part 2 ❤❤

  • @munamuxudin4730
    @munamuxudin4730 7 месяцев назад +1

    Soobadi kabtan part two 😂😂😂

  • @user-wg5en3ht4v
    @user-wg5en3ht4v 7 месяцев назад +1

    part 2 hhhhhh

  • @user-wn9oj2nx4k
    @user-wn9oj2nx4k 7 месяцев назад +1

    Babajey waa la shirqolay ciyartan ma dheeli karo, dadka waa ordayan asaga waa guurguurna xanun waye wlh

  • @Hooyadawas
    @Hooyadawas 7 месяцев назад +1

    13:42 baabajey bern badanaa wax maba ku dhacin

  • @mascuudozil4773
    @mascuudozil4773 7 месяцев назад +1

    baara big funny challenge part 2😂

  • @user-oe2zv7db3g
    @user-oe2zv7db3g 7 месяцев назад +1

    Waxa tihiin dadfunny😂😂😂😂

  • @nawaaf3321
    @nawaaf3321 7 месяцев назад +2

    Part 2 aa rabnaa😊

  • @abdilaahishukri4000
    @abdilaahishukri4000 7 месяцев назад +1

    Coming soon 400k🎉

  • @UDUB-DHEXAAD
    @UDUB-DHEXAAD 7 месяцев назад +1

    codsi
    wax iso balamisaan
    idriska
    kaptanka
    muumin baalow
    baaquliboy
    wasiir shambalasa

  • @osmansidowabdulle9220
    @osmansidowabdulle9220 7 месяцев назад +1

    Next part2

  • @quensusu6304
    @quensusu6304 7 месяцев назад +1

    Part2😂❤

  • @Balayax-office
    @Balayax-office 7 месяцев назад +2

    3 legen walahay
    Sebahaan kabtan baraa

  • @lallanaofficial7306
    @lallanaofficial7306 7 месяцев назад +2

    Lax wase 😂😂

  • @mohaahassan967
    @mohaahassan967 7 месяцев назад

    Baba jey mid kudhacday waqolay 😂😂😂😂

  • @RingerMaame-cz2ze
    @RingerMaame-cz2ze 7 месяцев назад +1

    Part 2😂😂😂

  • @thereallife8920
    @thereallife8920 7 месяцев назад +1

    Wll alle ka baqa 1xbet, xaaraan waaye, dadka xumaan ha u horseedin

  • @mohamadali-3350
    @mohamadali-3350 7 месяцев назад +1

    By February 28th 4000 subscribes INSHAALLAH.....FROM KENYA COAST MALINDI

  • @user-sx1mz2jz9i
    @user-sx1mz2jz9i 7 месяцев назад +1

    Part 2 😂😂

  • @qanciyepro
    @qanciyepro 7 месяцев назад

    Challengekan wa ki ugu qosolka badnaa plz halaso badaiyo😅😅

  • @shaafiinhoali3094
    @shaafiinhoali3094 7 месяцев назад +1

    Baba jey wa ka inkatsaten😂😂

  • @bastoonxuseen1434
    @bastoonxuseen1434 7 месяцев назад +1

    labada lugood ku xidha zhpiyaal sida chineskw😊

  • @Leilamohamed400
    @Leilamohamed400 7 месяцев назад +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @KABAROMAANTA
    @KABAROMAANTA 7 месяцев назад +1

    Noso badi

  • @ilwaadinaacaroone6755
    @ilwaadinaacaroone6755 7 месяцев назад +1

    San u qoslaye feraha I xanune wlhi