Caloosha weli dhadhan kama dareemin | Abaabala & Sadam Keyow | Dhadhan | Xalqada 2-aad.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • Caloosha weli dhadhan kama dareemin | Abaabala & Sadam Keyow | Dhadhan | Xalqada 2-aad.
    For More:
    Website: www.astaantv.com
    Facebook: / astaantv
    Instagram: / astaantv
    Twitter: / astaan_tv
    TikTok: / astaan_tv

Комментарии • 150

  • @cbaasidaxmed5105
    @cbaasidaxmed5105 6 месяцев назад +100

    ☠️👑:quruxda waxaa usii dher naxariis iyo xishoood iyo daacadnimo waxayna ledahy soo jidasho ay dumarka kale dhertahy waana boqorada qoralkeyga aqrinayso❤

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 6 месяцев назад +82

    Kusali nabiga the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋🤗🌙

    • @NasroAduunyo
      @NasroAduunyo 6 месяцев назад +1

      Scw❤

    • @shukri114mohammed2
      @shukri114mohammed2 6 месяцев назад

      (SALALLAHU ALEIHI WASSALAM)🕌🕋🌙🎊🌹♥️💕🕌🕌💖💕💕♥️🌹🌙💝🎊🌹🌹♥️♥️💕💕💖💖💖♥️🙌🕌🕋🤲🙌🕌💖💕♥️🌹🌹♥️💕💕💖💖💖💖

    • @innaabyan8575
      @innaabyan8575 6 месяцев назад

      Scw❤❤

    • @FaisoSicid-ti2jv
      @FaisoSicid-ti2jv 6 месяцев назад

      Scw scw scw

  • @AbdiHamse-m7f
    @AbdiHamse-m7f 6 месяцев назад +22

    : Allaha Naga Aqbalo intii manta sontay allx 👆🏼❤️

  • @abdiqadirali71
    @abdiqadirali71 6 месяцев назад +2

    Maasha alla waa inan xishood badan oo asturan ku dayasho ayay mudantahay from hargeisa

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 4 месяца назад +1

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xaragoxaaji1782
    @xaragoxaaji1782 6 месяцев назад +5

    Ramadan mubaarak ❤❤❤❤

  • @CABDIFILMS-fb3sx
    @CABDIFILMS-fb3sx 6 месяцев назад +6

    SALLALLAAHU CALEYHI WASALLAMM❤❤

  • @Abdirizaksomali1
    @Abdirizaksomali1 6 месяцев назад +22

    Waxaa aan ubaahanahay barnaamijka astaan ee hoo hadiyad waan sugi la’ahay goormaa la bilaabaya mise sanadkan ma jiro astan tv😢

  • @feis9082
    @feis9082 5 месяцев назад +1

    wani salama faysal

  • @najmabdullahi9952
    @najmabdullahi9952 6 месяцев назад +9

    Nasra aqlaaq masha allh❤

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 6 месяцев назад +6

    Mansha allaaah 😂😂😂😂😂😂Ababal and sadam keyo😂😂😂😂😂

  • @shukri1395
    @shukri1395 6 месяцев назад +1

    They're so funny. Dhadhanka caloosha maagarin😂😂. Love this program ❤

  • @elyazheybe70
    @elyazheybe70 6 месяцев назад +15

    Abaaballa Asi wixiisa Dhadhmis weey Dhaafen.😂😂

  • @Janno66
    @Janno66 6 месяцев назад +23

    6:11 maxaa waaye wxaaaz astaaneyy😂😂😊

  • @neymarjr8516
    @neymarjr8516 6 месяцев назад +3

    Abaabala nice one mate 🎉❤

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 6 месяцев назад

    Masha Allah nasro gacanta ilahay ha Ku barkao

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 6 месяцев назад +5

    Maasha allaha ❤

  • @AzZa-in8et
    @AzZa-in8et 5 месяцев назад

    Good joob 😊❤ from 💙 Abaabala😊🎉❤😂😂😂

  • @Cladhiif
    @Cladhiif 6 месяцев назад +7

    Maqaarkaas maxaawaaye laakiin astaaney

  • @adnanshanaana5614
    @adnanshanaana5614 6 месяцев назад +4

    Reer Mogadishu walaashiin Nasro abtidoon kah faiideestah cooking easy way nibareysah

  • @abdullahimohamud2897
    @abdullahimohamud2897 6 месяцев назад +1

    Aniga chef aan caadi aheen ayaan ahay hadii meeshaas la igu balmin lahaa cashar ayaan udhigilahaa

  • @ayehhamda5532
    @ayehhamda5532 6 месяцев назад +2

    Abaabala nice❤❤

  • @cabdiimn6510
    @cabdiimn6510 5 месяцев назад

    Ssx waa ye reer wabari❤❤

  • @MaxamedLaki-qr1kb
    @MaxamedLaki-qr1kb 6 месяцев назад +4

    Idiriska iitaabo sooqabo abaayo nasro 😂😂😢❤

  • @osmanyuusuf9054
    @osmanyuusuf9054 6 месяцев назад +3

    Protocalka" food safety" ayaan Ku haystaa labadaba "hairnet" ama madax gashi kagama jeedo kolleey tin waa laga helaa labadaba waxay kariyeen

  • @khadraim778
    @khadraim778 6 месяцев назад +4

    Cunto MACAN BAAD SAMAYSEN❤🎉

  • @timacaddechannel6602
    @timacaddechannel6602 6 месяцев назад +2

    Chef Abaabala

  • @MohamedAhmed-dx7wm
    @MohamedAhmed-dx7wm 6 месяцев назад +2

    Waxaan ku talin lahaa ina labada qof la kala qariyo si midkood wax u khaldo lkn hada waa is daawanayaa kii wax khaldo kan kale ayuu ka arkayaa kadibna wuu iska saxayaa.

  • @aliabdirahmanabdullahi2408
    @aliabdirahmanabdullahi2408 6 месяцев назад +1

    Abaabala wiligiis kuuk Iyo kariyow ahaa

  • @abdaleMedia6830
    @abdaleMedia6830 6 месяцев назад +5

    NEXT IDIRISKA IITAABO IYO KABTAN BAARA NOO KEENA

  • @NagadAhmedOsman
    @NagadAhmedOsman 5 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @bakarsuufi2270
    @bakarsuufi2270 6 месяцев назад

    Ababala❤

  • @cabdinaasirxuseen6620
    @cabdinaasirxuseen6620 5 месяцев назад

    From abaabala

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 6 месяцев назад +1

    Laba cheif baa is helay caawa xaqiiqdi😊🎉

  • @AnasMohamed-r1d
    @AnasMohamed-r1d 6 месяцев назад

    Abaabala mcn ah wan arkaaa

  • @cabdicama7917
    @cabdicama7917 6 месяцев назад +1

    Abaabala qaajo ayaa heyso wlhi

  • @starairline267
    @starairline267 5 месяцев назад

    WAA BARNAAMIJ QIIMO BADAN ISKAABULO UROON WAAYE

  • @salmanmohammed4345
    @salmanmohammed4345 6 месяцев назад

    Abaabala nice

  • @hodaniitaabdi9013
    @hodaniitaabdi9013 6 месяцев назад +3

    Basto oo lameydhayo tan le igu horeyso sowta dhanankipa laga meyrey😂😂😂😂

  • @awadomar3743
    @awadomar3743 6 месяцев назад +4

    Lama dhaqo pasta da waayo mcn keeda baxaa

  • @SomGaming77
    @SomGaming77 6 месяцев назад +3

    6:12 halkaa editorkaa shaqadii ku waayey

    • @sacdiyahassan1095
      @sacdiyahassan1095 6 месяцев назад +2

      I fahan sii dadkan dhan maqaar dhahayan aniga wax ma arko 😂

    • @SomGaming77
      @SomGaming77 6 месяцев назад +1

      @@sacdiyahassan1095 way ka saareen harag buu ahaa

    • @sacdiyahassan1095
      @sacdiyahassan1095 6 месяцев назад

      @@SomGaming77 haa waa yaabay inaan indho yareya mooday

    • @SomGaming77
      @SomGaming77 6 месяцев назад +1

      @@sacdiyahassan1095 😂😂 indhahaagu wey caafimaad qabaan 100%

    • @sacdiyahassan1095
      @sacdiyahassan1095 6 месяцев назад +1

      @@SomGaming77 alhamdulahi

  • @FaisaRoble-yo8nt
    @FaisaRoble-yo8nt 6 месяцев назад

    Scw

  • @bareomar4050
    @bareomar4050 6 месяцев назад

    Abaabala ayan wataa anigu

  • @falxadcisman6768
    @falxadcisman6768 6 месяцев назад

    Hhhhh Ala abaabalah iyo sadaam cadi mahn war maclimada hanga walina aniga sida uqsolyi waan fuury Dee

  • @haniabdullahi2334
    @haniabdullahi2334 6 месяцев назад +2

    Waa waniiniyen rer afgoye😂

  • @khadraim778
    @khadraim778 6 месяцев назад +2

    ❤like ❤❤

  • @AhmedEgehDhoobay
    @AhmedEgehDhoobay 6 месяцев назад

    Sadam is not easy

  • @fardawsaalifarah4587
    @fardawsaalifarah4587 6 месяцев назад

    Sadam biyaba tifxitaa quman kuma siinin biyaha aad ugu yareeyay

  • @hodaniitaabdi9013
    @hodaniitaabdi9013 6 месяцев назад +1

    Kajadi wey udhmtey ustag aya laga digey😂😂😂😂

  • @NastehoMire
    @NastehoMire 6 месяцев назад

    ❤❤❤😊😊

  • @rumaizaahmed9012
    @rumaizaahmed9012 6 месяцев назад +1

    Baasta la dhaqay iyo dhadhan kala dheer meesha ka yaaca

  • @AbdillahiAli-bh2jo
    @AbdillahiAli-bh2jo 6 месяцев назад +2

    Idiriska iyo kabtanka soo qabta

  • @amiraadem2780
    @amiraadem2780 6 месяцев назад

    Shabalaala usoo daahi mayo sabta xamar ninka kariya weeye

  • @abuucazzaamalmarkaawi7870
    @abuucazzaamalmarkaawi7870 6 месяцев назад +5

    Fadlan biyaha ka taxaddara cabbaar bay tubada meel cidla ah iskaga qulqulausay 22:37

  • @ifrahdhuukax5232
    @ifrahdhuukax5232 6 месяцев назад +1

    Ramadaanki hore waxan xasuusta ukun iyo malay 2 protein waye la iskuma dhaweeyo😢 kaafiya is typing….😊

  • @cabdiimn6510
    @cabdiimn6510 5 месяцев назад

    Saliida malaag woow kudar ya😂😂

  • @eastboi06
    @eastboi06 6 месяцев назад +3

    Pasta lakariyey oo ladhaqaayo Sadaamkeeyow ugu imaaw iyo Mindi wax lugu walaaqaaayo 😂😂😂😂

  • @deeqoshiiqaxmed4251
    @deeqoshiiqaxmed4251 6 месяцев назад

    Wey waniiniyeen

  • @mariyamaxamed7324
    @mariyamaxamed7324 6 месяцев назад

    ❤🎉🎉🎉

  • @fardusmohamed5806
    @fardusmohamed5806 5 месяцев назад

    Ragga madaxa wax ha luugu xidho cuntada yaan timuhu ku daadane

  • @nurtoalasow7862
    @nurtoalasow7862 6 месяцев назад

    Ababalah

  • @xikmadkororso3201
    @xikmadkororso3201 6 месяцев назад +2

    Midida la siifeenaayokajara waa lagu saliilyoonaa

  • @zaezfabinho2231
    @zaezfabinho2231 6 месяцев назад

    Abaabala in the building 😅

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 6 месяцев назад

    Ababla wa weynka wye su ushiley lee hamplyo 😂👏

  • @NuraFarey
    @NuraFarey 5 месяцев назад

    Ababala biyahaa xir😂😂😂😂😂

  • @UgaarowFarey
    @UgaarowFarey 6 месяцев назад

    Aapala wanef tuurooyaa 😂😂😂

  • @naanaomar8163
    @naanaomar8163 6 месяцев назад

    Aabaaba waye

  • @moussanourmoussa5290
    @moussanourmoussa5290 6 месяцев назад

    abaabala anoon daawan wuu udhuntay. abaabala geeriyaha dhan in lasoo kiraysto way ilawday

  • @hafsahussein4994
    @hafsahussein4994 6 месяцев назад +1

    Abaabala mxu la neef tuura 😂😂

  • @Moh-Azad90
    @Moh-Azad90 6 месяцев назад +1

    Hygiene gilophes mee Aztaanay 😂😮😅

  • @wizzymoaw2201
    @wizzymoaw2201 6 месяцев назад

    MAXAA LAGA DHAQAYAA BAAASTADA . OO WASAQ AH?

  • @hodaniitaabdi9013
    @hodaniitaabdi9013 6 месяцев назад +1

    😂😂😂😂😂 shiishiidka shiirkedu inubaxa la rawa kulaha 😂😂😂😂

  • @Bahjawarsame34
    @Bahjawarsame34 6 месяцев назад

    Abaabala waa funny

  • @AbuYezma
    @AbuYezma 6 месяцев назад

    Baasto maahan waxas

  • @khadraheegan5665
    @khadraheegan5665 6 месяцев назад +2

    Baasto la madhayo bisinka 😂

  • @RuunKassim
    @RuunKassim 6 месяцев назад

    Barnamijki dhadhan e lagu tartamye sanadkan majiro miy

  • @sahraruun4195
    @sahraruun4195 6 месяцев назад +2

    Bastada mx loo dhqay caadiya lo raciye

  • @abdihalane
    @abdihalane 6 месяцев назад +2

    Ababala Chef waaye aroosyadda kariyaaa sadaam sorry

  • @abubakarsadiiq6131
    @abubakarsadiiq6131 6 месяцев назад

    Abaaba sab kariyow uu yaqaanaa waxaa u bilaaban

  • @user-oy5fs3jv2h
    @user-oy5fs3jv2h 4 месяца назад

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣ilmahawaxankajecalhy Cunow

  • @xamdicusmaan651
    @xamdicusmaan651 6 месяцев назад

    6:11m malaria 😢😂

  • @mahadsalaad2124
    @mahadsalaad2124 6 месяцев назад

    Darbiga kuwaan waa isla naqaana walahi 😂😂😂

  • @AbdullahiCadow-n3r
    @AbdullahiCadow-n3r 6 месяцев назад

    Team saadamkeeyow❤

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 6 месяцев назад

    Abaabala waxa xuurto ka yeereyso Lee 😂

  • @sunsaalsunsaal2948
    @sunsaalsunsaal2948 6 месяцев назад

    Sanadkaan hoo hadiyo malajoojiyay mise

  • @SacduushNor
    @SacduushNor 6 месяцев назад

    Waxs maa daysaan yaa qey😂

  • @fahiimarooble4390
    @fahiimarooble4390 6 месяцев назад

    Nasro ani dhanka dhadhamiska inaa ika dhikato ayaa fiicned😂😂😂

  • @mariamm.sheikhw1522
    @mariamm.sheikhw1522 6 месяцев назад

    Baasta saas dhan biyo loogu dhaqay yaa cunaayo😂

  • @aaminxasan3520
    @aaminxasan3520 6 месяцев назад

    Biyaha Aayara

  • @TruthNeverHurt462
    @TruthNeverHurt462 5 месяцев назад

    Tan nin maqabo miya maxa nimanka un dhaxtaage

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 6 месяцев назад

    Kkkkkk saadam iyo cabaabalaa aadi ma ahan.

  • @Evcplus
    @Evcplus 6 месяцев назад

    Kuwaan baahi ayaa heysay

  • @abdullahimohamud2897
    @abdullahimohamud2897 6 месяцев назад +1

    Baastada sida jeemis dhamaaday camalaa loo dhaqoyaa yaab

  • @cabdiimn6510
    @cabdiimn6510 5 месяцев назад

    😂😂😂😂😂

  • @AbuYezma
    @AbuYezma 6 месяцев назад

    Meesha cuunto Karis malagu haayo

  • @MaryamaSheiq
    @MaryamaSheiq 6 месяцев назад

    Barnamijka ma shidno sanadkan kii sanadki horaa shidnaa ishcala uu ahaa kan dambe naga dhisa

  • @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp
    @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp 6 месяцев назад

    Ababala ninka kaliya nasro karayay

  • @MuxiAdan
    @MuxiAdan 6 месяцев назад +2

    Saldaato. lamayidhaa. Noooo

    • @ANHARITA
      @ANHARITA 6 месяцев назад

      hye mxa ladhaha 😂

  • @qalbideeqa8392
    @qalbideeqa8392 6 месяцев назад +1

    Aaar reer koonfuraa waa mxy paastada la dhaqayo eey la yaaban yihiin 🙄🙄🙄marka la kariyo waa la maydhaa jacayl caadi iska dhiga

  • @axmednuurcabdi5439
    @axmednuurcabdi5439 6 месяцев назад

    Daqiidada 6aad markey mareysay mid murusade ah baa hack gareeyay oo wax ku xayeysiistay