Jasiiradaha Indha sarcaadka | Philippines | Mucjiso Aan Dhab Aheyn

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 ноя 2021
  • Documentary-gan gaaban waxaynu kusoo qaadanay xogta xiisaha badan ee Jasiiradaha Waddanka Philippines, waa meel ay ka jiraan sheekooyin xiiso iyo la yaab leh

Комментарии • 19

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 2 года назад +6

    Aways Aar waan ka helaa muuqaaladan quruxda iyo tarjumaada wanaagsan isku dartay horo u soco sxb.

  • @saadaqcosoble4802
    @saadaqcosoble4802 2 года назад +6

    Waa mahadsan tahay ustaad cilmi badan ayaa ka faaiiday Alhah hakaa ajir siiyo

  • @apdikanimuslim4671
    @apdikanimuslim4671 2 года назад +4

    Aarka mahadsanid❤📍

  • @cabdiqadirnuurmaxamed2131
    @cabdiqadirnuurmaxamed2131 2 года назад +5

    Thanks 👍 🙏🙏 ustaad Keep going 🙏🙏

  • @abdisalanismail9596
    @abdisalanismail9596 2 года назад +6

    Keep going brother aways xaji

  • @Oumar2313
    @Oumar2313 2 года назад +6

    Thank You Teacher Aweys Xaji Aar🙏✊
    Facebook Kaftankaga Baa Noo shiday
    Halkan Neh muuqaladaada Xiisaha badan
    Thank You Mar labaad Teacher🙏

  • @superfunn6317
    @superfunn6317 2 года назад +2

    Keep going ilaa jannada love you bro

  • @bariyowshow2616
    @bariyowshow2616 2 года назад +4

    Macalin malmahan wa inaga xajistay ino subadi barnamijyadhan Mahad sanid

  • @Maadeyschannel
    @Maadeyschannel 2 года назад +6

    Ustaad aad ayaaa ugu mahadsantahay sida magaaloyin iyo wadamo aanan weligeen tegin ayaa na bartay

  • @abdellatailor9395
    @abdellatailor9395 2 года назад +1

    Keep going

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 2 года назад +9

    Thanks wll lkn ducomentry yadaad aad ugaabanyihiin 15 daqiiqo cml inaa kadhigto ahayd waayo muuqalka asoo meel xiiso maraayo u bogaysid aad soo gabagabaynee wll waxaa soo jeedinayso waa ducumentry xoogaa inaa waqtiga muuqalka kudartid jeclaan lahaa 🙏🙏🙏

  • @todobo7
    @todobo7 2 года назад +1

    #ThankYouAwaisBrother

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 года назад +1

    Miss zhp💋🙏🇹🇷

  • @mohamedfarahahmed422
    @mohamedfarahahmed422 2 года назад +3

    👏👏

  • @mohamedfarahahmed422
    @mohamedfarahahmed422 2 года назад +3

    👍

  • @kiprich920
    @kiprich920 2 года назад +1

    Hashac

  • @hassanabdibacor4479
    @hassanabdibacor4479 2 года назад

    Fiica