Khudbada Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed ee Shirka Wada-Tashiga Mudulood

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024

Комментарии • 231

  • @saladmohamed4056
    @saladmohamed4056 4 года назад +11

    Qoladaan mudulood cadaawad badan ayaa kudhagan laakiin wey dhaqaaqday

  • @ismailnuur396
    @ismailnuur396 4 года назад +5

    Haddii aan nahay somaliland waan soo dhaweynanaa SHIRKA MUDULOOD Wanan ku faraxsanahay Waxanan filaynaa in horo loo socdo lagu xigsiiyo shir Beelwaynta HAWIYE Aamiin.

    • @cadaanimaxamadxaayoow9273
      @cadaanimaxamadxaayoow9273 4 года назад

      Soomaaliland ha sheeganin sheydaan tahaye

    • @ismailnuur396
      @ismailnuur396 4 года назад

      @@cadaanimaxamadxaayoow9273 Loma ooyaan lama sheekaysto takale shabaab waa somali oo waa dadkiinii La fadhiista miiska oo bka dagaysta waxa ay Rabaan.

    • @ismailnuur396
      @ismailnuur396 4 года назад

      @@cadaanimaxamadxaayoow9273 Farmaajo waa koobi Afwayne Alla ha u gargaaro Beelaha Somaliyeed ee leh Somalia dhamaantood talo Iska mastaafuriya kuwa u dhashay Jabuuti/ Somaliland/ Etopia/ iyo kenya ee ku nool Hoyooyinka Somaliyeed Ee Shaaha gidaarada Cadeeda iyo Roobabka iyo Siigada.

    • @cadaanimaxamadxaayoow9273
      @cadaanimaxamadxaayoow9273 4 года назад

      Ismail Nuur shabaab waa la og yahay soomaaliland in ay yihiin godane iyo kuwa badan. Mida kale hawiye jaceel uma yeeleyso ee nabada soo iftiintey baa la guwanooysaa ee tartiib

    • @cadaanimaxamadxaayoow9273
      @cadaanimaxamadxaayoow9273 4 года назад

      Ismail Nuur adi soomaaliland baa tahee soomaali waanba ka go ney dhahdee maxaa kaa galey soomaali afaareheeda. Manii la yaabo Yaasiinka

  • @MohamedAhmed-ng9dy
    @MohamedAhmed-ng9dy 3 года назад +4

    Allaha unaxariito Caawa Ayuu geeriyooday .
    MadaxweyNihii hore ee soomaaliya Cali mahdi maxamed .

  • @sahalknowledge5410
    @sahalknowledge5410 4 года назад +15

    Abgaaloow Dhulka Alshabaab Ka xoreeya

  • @delitodhalboqortyo4956
    @delitodhalboqortyo4956 3 года назад +6

    Marku dhintay yaa dhagesanayo 😭😭😭

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi 4 года назад +4

    Cadale talyaani baa ku dhashay, halgankaan ka soo bilaabmay gobolada dhexe 1990 ee soo gaarey muqdisho, beesha caalamka waxaan ka codsanaynaa badar iyo naafto.

  • @togannetoosane5878
    @togannetoosane5878 3 года назад +2

    Illaaheey ha u naxariisto walaalkeen Cali Mahdi Maxamed. Kitaabkiisii waa la daboolay. Gacanata midig ilaahoow kasii Una dambi dhaaf.
    Jannatul Fardowsa insha'Allah.

  • @hseefcadde7088
    @hseefcadde7088 4 года назад +1

    WAXAAN DADKA SOMALIYEED U SHEEGAYAA , NINKAN MADAXWEYNAHA DALKA MAR KA NOQDAY EE MAGCIISA LA YIRAAHO CALI MAHDI IN UU YAHAY KHAA'IN DOQON AH OO AAN DADNIMO LA HAYEEN. UMMADA SOMALIYEED WAA IN AY KA TASHATAA IN XAMAR (MOGADISHO) AY NOQON KARTO CAASIMADA UMMADA SOMALIYEED. WAXAAN ANIGU QABAA, DAD BADAN OO SOMALI AHNA QABAAN IN XAMAR CAASIMADA LAGA WAREEJIYO. NINKAN KU HANJABAYA IN UU DOOLADA DUMINAYO, MARKA HORE HAWIYE DHULKOODA HA KA XOREEYAAN AL- SHABAAB. MARKII HORBA HAWIYE AYAA ABUURAY AL-SHABAAB. RAGEE ABUURAY WAXAA KA MID AHAA SHEEKH SHARIIF......HAWIYE GO TO HELL, THE OTHER TRIBES OF SOMALIA WILL BUILD THE COUNTRY....

  • @samasa436
    @samasa436 4 года назад +5

    When did cali mahdi became president? In 1991 when government was overthrown general caydiid was the leader of usc. If someone was to be president at time caydiid should of be.

    • @hamareym.a1879
      @hamareym.a1879 4 года назад

      Go and read the history of Somalia or check or ask people be4 u talk plz 🙏

    • @namiin3034
      @namiin3034 4 года назад

      The group Afweeyno left in charge called Manifesto made him President 😂😂😂 I can't understand why.

    • @caishacuud7830
      @caishacuud7830 4 года назад

      Wa garshada

    • @galmudug1044
      @galmudug1044 4 года назад

      Just keep ur mouth shut,like u keep futo shutt

    • @galmudug1044
      @galmudug1044 4 года назад +1

      Apparently u just jealous abt ex president of Somali cali mahdi,

  • @farahali6984
    @farahali6984 4 года назад +8

    Mudulood haddii ay run ka tahay shirkan waxay dhisi karaan dawlad soomaaliyeed

    • @m-12flix73
      @m-12flix73 4 года назад

      wexey dhisi karaan xamar ee ma,ahan somaliya oo dhan

    • @abdulha9685
      @abdulha9685 4 года назад

      Ninkii somaali laayey maa leedihiin wax buu dhisyaa nacalad haku dhacdee na dhaafiya kalabka kalabka dhalay foosha xun leh nacalad ha ku dhacdee

    • @abdulha9685
      @abdulha9685 4 года назад

      Talyaani ku la haa habatraaa talyaani aa wasi jiray kalab aan daahorsaneyn baa tahay duli yahow

    • @abdulha9685
      @abdulha9685 4 года назад

      Dhiladi ku dhashay wase naga dhamoow

    • @abdulha9685
      @abdulha9685 4 года назад

      Ibnu sharmuud mudulood ma matashid kalab yahoow

  • @Theking24h
    @Theking24h 4 года назад +16

    Nigeria minister yiri Somali wa qalbi caruur . Wa ariin Xaaqiq ah

    • @nasibuundomedia6957
      @nasibuundomedia6957 4 года назад +2

      UK prume minster wuxuu yiri somalidu waa dadka aduunka ugu aqliga badan

    • @Shimba-uh2lx
      @Shimba-uh2lx 4 года назад

      Waa runtaa 20%. Waa Farmaajo kale. Qoray usku dhiibkii kasoo horjeeda.

  • @barlinmahamudsabriye6471
    @barlinmahamudsabriye6471 4 года назад +6

    Ani waa yaabay Mudulood markuu shirayso umada dhan waaxanaaqsan yihiin. Qabiilada kale markay shiraayaan qofna kama hadasho seecamal.

    • @mohamednoor9873
      @mohamednoor9873 4 года назад +2

      Sababtu qabilada kale dagal kuma baaqan mideda kale qabilada kale markay shirayan hogamiye kooxed iyo tug dhiyo caba leader kama dhigtan

  • @abshirmahad4170
    @abshirmahad4170 3 года назад +1

    Dad Caloosha ka buko badana war Cali mahdi geezi geesi dhalay Buu ahaa marka uu Dagalamyayna Mudulood ayuu udagalamayay Cali Gar leh wye..
    hadne Alle ha,u dhaxaristo..😔🤲

  • @jeeswano7047
    @jeeswano7047 4 года назад +6

    BILILIQO -------WEEY ______DHAMAATAY -------- IYO DALKA OO LA IIBSADO QABIILISTE HA DHACO QABYAALADIISTE HA DHACO URUR QABIILEED DOONI MEEYNO

    • @caishacuud7830
      @caishacuud7830 4 года назад +1

      Allaha ku cafiyo dhulkan ragbaaa u tagan sxb mudulood 5 somaliyed mel ay degan ku lehen malahan.
      Biliqo sinji uma loho mudulood aqoonta kugu yar sxb 3 madaxweyne 1 raisulwasare
      Beel leh ma jirto alx sarta ugu dheer muqdisha asa leh 1964 ninka Africa ugu lacagta badan buu naqday cali mahdi. Abowe Tariq mudulod baro

    • @Hassan-ed1mr
      @Hassan-ed1mr 4 года назад

      Hala yaabin waa dadka ku garaadka ah kii Mudane cali mahdi sheegay oo u baahan in ey taariikhda Mudulood barto iyo sidaan waligood ugu taaknayeen dowladnimada Somaliya.

  • @aminabarre5051
    @aminabarre5051 3 года назад +2

    Qof walboow ilaahay unoqo cali mahdi waa dhintay

  • @jeeswano7047
    @jeeswano7047 4 года назад +3

    CALI CAGA DHIIG MAA HADLAAYO SOMAALI 30 SANO NINKII XABAD KU DHAMEEYHAYAY OO BILILIIQO CUNAHAAN BADAHA SOMAALI YEED KIIMIKADA KU SHUBAY OO SAAS LACAG KU QAATAY TUUGO TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG TUUG

    • @caishacuud7830
      @caishacuud7830 4 года назад

      Ada tuuga nefyohow cali qfkafa ka jedi abagal necebkuu ku baraaraa

    • @Hassan-ed1mr
      @Hassan-ed1mr 4 года назад

      Sax walaahi horaa loo yiri sakiin magooyso geedsal ween. Adeer adoo dalka ka cararay aan qaxootinimada kaa soo celshay oon madax kaa dhignay taasi waxee ku tuseesaa Farqiga inoo dhaxeeyo. SOMALIYA HANOOLAATO. waxmagarata adoo kale Allah ka qabto

  • @aadanosman3367
    @aadanosman3367 4 года назад +4

    War hala is cafiyo Alle na halaga cabsada nabad wax dhaama waa la waayey Dalka iyo Dadka haloo tura dhib in la raadsada waa laga fiicanyahay

    • @cabdiyare5709
      @cabdiyare5709 4 года назад +1

      Dhibka iyo nabadgalya xumada iyo burburinta qaranka farmaajo ayaa wado waana laga hortagaa hadaad doonta adiga lasoo safo

  • @deeqecabdulaahi9615
    @deeqecabdulaahi9615 3 года назад +1

    Ilaahow ku naxariisto woxoo ahaay madaxweyne daacaad ahaa

  • @momoney00can
    @momoney00can 4 года назад +8

    May Allah help Somalis. Amin

  • @kwar3606
    @kwar3606 3 года назад +2

    Allow kunaxariido

  • @gabrielareyesvilla7409
    @gabrielareyesvilla7409 Год назад +2

    0:00-0:57

  • @Shimba-uh2lx
    @Shimba-uh2lx 4 года назад +4

    Farmaajo xaguu noo wadaa Somalaay.

    • @maryamadam6932
      @maryamadam6932 4 года назад +2

      Meel fiican one man one vote. Iyo no qabiil yes qaran .

    • @cabdiyare5709
      @cabdiyare5709 4 года назад

      Maryam adan gurigaaga ayaaba leesku raacsaneen qof iyo cod ee malagu sixran ama ilkayar baa tahay doqonyahay caadifada dilootay

    • @mawlidosman2819
      @mawlidosman2819 4 года назад

      Dawladnimo

  • @madinahassan6325
    @madinahassan6325 4 года назад +1

    Waa inoo maxkamada heeg laga Bilbao waxan ka dacweyanaya uenka ama qaramada midooway like ama this like hadii after 30 years ku hadaleyasida waxan wadana qooiga wana hayasta waa inoo uenka hotisa waa igu balan waa igu balan

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 4 года назад +2

    Mudulood waxaan u aqaanaa guryo oromadu dhisato Ethiopia ayaa la yidhaahdaa mudulo

    • @omarahmad5053
      @omarahmad5053 4 года назад

      Walaal dumar ayaa tahay isgu xiisho hada mudol oromo gu waastay oo xasusantahay ha isgu yaacin 🤣🤣🤣😂😂😂

    • @aminaali2334
      @aminaali2334 4 года назад

      Ok raali noqo in aan dad aflagaadeeyo waa laga fiican yahay illaahay raali ha iga raali noqdo yaa rabi

    • @mohamednoor9873
      @mohamednoor9873 4 года назад

      Ilahay raali haka noqdo lakin runbad shegtay 2020 lajoga cid wax laga qadayan jirin

    • @maryoumaali8774
      @maryoumaali8774 4 года назад +1

      ali nanali naagtaan akhlaaq malahan bilaa edeb

  • @xaajimaquste
    @xaajimaquste 4 года назад +4

    mudul Gubtay Mudul Dhisan Kama Naxo Mudulood Mudulkoda Xamar Ha Gubaan Darood Isaga Qaran Ah Farmajo Baan Kaso Wadena Walahi kkķkk

  • @abel3841
    @abel3841 4 года назад +15

    Kii badeena sumeeye baa hadlaya!

  • @abubakarmohamed1992
    @abubakarmohamed1992 3 месяца назад

    Mudulood hiraab waa qaran Aun aderka cali mahdi maxamed

  • @ayanamushtaq1252
    @ayanamushtaq1252 4 года назад +3

    Masha allah beelweenta mudulood

  • @gudbifariinta3958
    @gudbifariinta3958 4 года назад +1

    Imagine this conference was happening in March 1991 when Ali Mahdi was the president. I find this delay as a powerful Curse. Imagine this conference was happening in 1995 when Siyat Barre was dying in Nigeria and I was languishing in Dadaab refugee camps. The cycle of waking up once every 30 years is a curse and it has a strong tendency to repeat again. Can we check this curse of delays and remove it from our conscious. One of my solution is let’s stay away from each other as the curse is in the capital city. Please go back to where you came from if you are not a Mudulood Clan member. Don’t misunderstand me I am not a Mudulood but I am happy to stay away.

    • @mos1954
      @mos1954 4 года назад +2

      The political verse has been a more recent discovery for me. Some of it tends to melodrama, but I rather admire the unembellished punchiness of "A Curse for a Nation".
      "The Curse" which follows the Prologue is not literally a curse, of course, though it clearly expresses the belief that Tribalism, Nepotism, Nomadisam, Hetarisam, Un nationalism and those who promote it are accursed. The insistently hammered-out refrain (This is the curse) seems to add a further message of its own. The power of transformation doesn't reside in cursing. It lies in moral argument. The resonant imperative, addresses the campaigners, surely, rather than the Sitting fighters and the opponents of Nation Builders.

  • @saciid7229
    @saciid7229 Год назад +1

  • @lailasaidmusse4255
    @lailasaidmusse4255 4 года назад +2

    Isoo adigii qarankii somaliya dumiyeey oo qabqable

  • @mawlidosman2819
    @mawlidosman2819 4 года назад +2

    Habaka qabiilku wa habka ugu haboon ee nabd lagu gaadhi karo
    Tusaale somliland

  • @alihayle3374
    @alihayle3374 2 года назад

    Alaha u naxaristo Cali mahdi, xaalad xun ayoo naso marsiyee hadaan nahay mudulod cisman ❤️

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 3 года назад +1

    Allah hawnaxaristo Cali Mahdi

  • @rad4189
    @rad4189 4 года назад +2

    Oo cali mahdi illahay mayaqaanaa soo kii waxbaan dililahaa

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 4 года назад +2

    Mudulood waa hogaanka iyo gogasha ummada somaliyed
    Dalkaan iyaga ayaa Soo bilaabay hogaankooda

  • @aminahooyo4973
    @aminahooyo4973 4 года назад +1

    JaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaHiiiiiiiiiiiiiiiiLLLLLL

  • @mohomadhusen9101
    @mohomadhusen9101 10 месяцев назад

    Allah unaxariste aderkey

  • @gfj80
    @gfj80 4 года назад +2

    war cali mahdiyo ragba ku calamo lulay carabya somali iyo cidamada tolka cimamad carfeysaba ebe ku calmaday

  • @anababdihafif1973
    @anababdihafif1973 4 года назад +1

    Waryaa konfurtuu madaxwayne badanaa kana maintaan dhalbuu ahaa madaxwayne

  • @munasarcade2842
    @munasarcade2842 4 года назад +2

    Indha Adkaa

  • @umuzaki7515
    @umuzaki7515 4 года назад +1

    WAXAAN KAYAABAY DADKA CAAYDA SOO QORAAYO AYAGU DAGAALADII SO KEEYE MEELMIYEEY IS KA FADHIYEEN
    QOLO WALBA DAGAAL WEEY SOOGASHAY NIMANKAAN WAA HALYEEYADII MUDULOOD AMA ABGAAL CISMAAN❤❤❤

  • @farxaanomar6357
    @farxaanomar6357 4 года назад +1

    Kan waxaan islahaa wuu bakhtiye wali manool yahay yahuuu alle Kuma naxaristo

    • @nawalita841
      @nawalita841 4 года назад +2

      Qumayo maxa ka rabtaa madaxweynaha hadow ku dhibayo ha dawan 😡

  • @hidaelmi4545
    @hidaelmi4545 3 года назад +1

    AUN 😭😭😭😭😭

  • @musemuse6648
    @musemuse6648 4 года назад +1

    Horta somalida maxaa naga qaldan cali mahdi oo dagaal ooge ah meed dhagey saneysaan yaah

  • @ProfAmiir
    @ProfAmiir 4 года назад

    Khudbadda CC Warsame ee Shirka Wadatashiga Beelwaynta Mudullood
    👉ruclips.net/video/HfZYEJT-hDo/видео.html

  • @madinahassan6325
    @madinahassan6325 4 года назад

    Waxan uu shega ninka layirahado tuuga tuugada ugu weena waa cali mahadi xasan sh shariif iyo kuwa dadka somaaliyed ama beesha mudulooda qaladayo cali mahadi waxan balan kaga qaday in aan idiin ku dacaweyano eureka balan waa in lagu xeero xarami kuweyanaday dadka dhiigoda hadii aan maxakamada lagu soo3 tagine weliba heega waa balan adiga iyo kuwa kale oo badan waa igu balan adiga iyo kuwa kale somaaliya uma xayiranneyaso wwana balan ama diid ama yeel waxa tihiin danbiileyal aan ogolen midanimo somaaliyed taasi dhicimeyaso danabiile waa balan waa balan stop there after30 years no more

  • @aminawarsame4802
    @aminawarsame4802 4 года назад +7

    Dawladi ad madaxweynaha ka eheeday maxad oga rabi weyday dawlad ragdhisay haka boteyne

  • @halimaabdow6092
    @halimaabdow6092 4 года назад +2

    Mudene Cali Mahdi Guul iyo Gobonimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯💯💯💕💕💕💕💪💪💪✍💪💪💪🤝🤝🤝🤝🤝🤝👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @fatumaosman7267
    @fatumaosman7267 4 года назад +1

    wararka badan ee kaa buxo heyso intaas la facdahay been badnidaaa lkn laguuma qabanaayo oday isku dhexyacay oo meel kasoo qaad leheen ayaan tahay tuug isbaheysatay qorigaagii cadaa dhemish ayuu noqday

    • @zakihajjially3931
      @zakihajjially3931 4 года назад

      Waakugu ceeb inaad aflaadeYso qof aadan ku hubin wax uusan aheYn Alla ka cabsiga badi

  • @mohamedabdinur4176
    @mohamedabdinur4176 4 года назад +3

    Mawlicii ku yaalay suuqa siigaala miyaa?

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 4 года назад +3

    Sh shariif ayaa ku waalay walahi guriga ayaa laguugu soo gali

  • @axlaamchannel3909
    @axlaamchannel3909 4 года назад +6

    Aamus baad kufiicneeyd ee adeer iska amus waan ka naxayaa 😂😂😂😂

    • @garaadxasan5078
      @garaadxasan5078 4 года назад

      Ader amison ayad ku ficnayd o naagihina futada kawasi jirayn cali mahaddi waliga darood ayaa ku dufacijiray hada iyaga ayad ka hortimid waxad kahesho waxba hayga siin hhhhhhhh

  • @abdifatahduchtholland5473
    @abdifatahduchtholland5473 4 года назад +1

    Ali mahdi somalie wahe kuheya qater ee waa ina lazo hero asoon plz plz

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 4 года назад

    Waan ku taagersan nahay Madaxweyne Cali Mahdi Farmaajo waa in uu tagaa markuu dhameysto 4 sano. Haduu Tagi waaya Raggii adeerkii Afweyne Saaray wali wey noolyihiin

  • @samsamali1792
    @samsamali1792 4 года назад +1

    Abgaal haatey ekatahay doolad dabe dameerkiina iska wata
    Aqli kale majire kkkkk

  • @fe8445
    @fe8445 4 года назад

    Hadii Cali Mahdi beesha hormuudkeed yahay guul ha sugina. Taariiqdiisa ayaa cadeyn u ah. Fitno kasta uu hogaanka u qabtay waa ku fashilmay ilaa Caydiid, dagaaladii qabiilka, maxkamadihii, taageeradii Tigreega, shirkii Claahi Yuusuf uu ugu qabtay Xamar. Tana sidoo kale bay ku dhamaanaysaa.

  • @moegreenback6854
    @moegreenback6854 4 года назад +4

    cali hudheele mooryaan gaboobay

    • @maslaxmire7011
      @maslaxmire7011 4 года назад

      Qorigiisa caday yuusan afka kaagelin Cali mahadi cawaanyhw

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare9045 Год назад

    Mudulod 🏴‍☠️🪑🔥👑

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 4 года назад

    General daud cabdule feynus iyo cabdulahi ciise labadoda hoyo waa isla dhashen somali kuli waa walalo magaca somalia u istaga wixi dhintey alaha u naxariisto ha leyscafiyo sida rer yurub ha laga fekiro kuwa nol wadankena a naga badan hore u socdo itopia iyo kenya imirati amason al shabaab ha la buriyo

  • @Elmi.
    @Elmi. 4 года назад

    Ali mahdi 80 million bay siiyeen midowga yurub si ay toxic waste(sunta khatarta oo haraga ka ah warshadaha) ugu daadiyan bada somalia sheikh shariifna kenya buu kula hishiiyay bada inay mamulan manta wataa sheganaya inay leeyihin hassan baa dhamay labadodaba suu qosol buu kudhamystay xukunkiisi midkastans mrkuu hayay xukunka belaha mudlood mashireyn #qabiiliyoqurun

  • @ahmedhanadofficial3610
    @ahmedhanadofficial3610 4 года назад +1

    haday dameero dad noqdaan dadkiina muxuu noqon?

    • @cabdiyare5709
      @cabdiyare5709 4 года назад

      Adeer dameeradii dhacay 1991 ayaa soo rogaal celiyay ayagana 2021 ayaa xamarta ey heesaan laga sifeynaa insha Allah

  • @jeeswano7047
    @jeeswano7047 4 года назад +5

    XAARAAN AYUU KU NOOLYAHAY WAA TUUGII UGU HOREYAY EE SOMAALI BURBURIYAY ALA MUXUU DAD LAAYAY XAARAN CUNE DHIIGYA CAB

  • @saladmohamed4056
    @saladmohamed4056 4 года назад +5

    Kii kaxunow xaasidnimo udhimo

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 4 года назад +3

    Waxan yaa wax ka qoraya Cali mahdi iyo kuwa la mid ah ayaaba weli isla fiican

  • @aminahooyo4973
    @aminahooyo4973 4 года назад

    Wuxuuuuuu mareeeykan dooonaayo WAAAA SOMAAAALI YEEYAN GUULEED GAARIN
    Nooocuuuuu mareeeeykan jecelyahay ayaaaaa koooow KA tihiiiiiiiin ( XAWAYAAAAANO)

  • @kuuman10
    @kuuman10 4 года назад +4

    Cali mahdi waa moryaan madaxweyne soomaaliyed lama oran karo xaata madaxweyne hawiye lama oran karo ,hotelka xamar u ka dhistay halaga qarxiyo asaaga halagu dilo, xamar guuryaha ku yaalay asaaga qarxiyey

    • @Hassan-ed1mr
      @Hassan-ed1mr 4 года назад +1

      Dabaal camal aa u hadloosaa.yahuuu

    • @kuuman10
      @kuuman10 4 года назад

      @@Hassan-ed1mr Sxb wadani ayaanahay haddan anigo xanaqsan wax qoro ha u bixin dalkan waa foodo.

  • @galmudug1044
    @galmudug1044 4 года назад +1

    WE SUPPORT EX PRESIDENT OF SOMALI CALI MAHDI MAX MAD, HE IS LEADER OF THE SOMALIA SPECIALLY MUDULOOD. EVENTUALLY SOME PPL CAN BE JEALOUS

  • @abdifatahduchtholland5473
    @abdifatahduchtholland5473 4 года назад +1

    Waar izke farizo ziyesada waad gabowdey de

  • @bashiirbashka2831
    @bashiirbashka2831 4 года назад +2

    Qabqable dagaal ooge ah

  • @fartunnabdi7613
    @fartunnabdi7613 4 года назад

    Viva farmajo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️

  • @alimire2
    @alimire2 4 года назад

    Bahda mediyada fadlan waxaan idinka codsanaya hadalada Cali Mahdi inteeydaan siideeyn waa in aad si fiican uga fiirsataan

  • @mahadiadawe
    @mahadiadawe 4 года назад +1

    Guul Iyo Gobanimo

  • @quludmohamed1275
    @quludmohamed1275 4 года назад

    Plz inoo soo galiye qudbadii muuse suudi 🙏😇

  • @aminahooyo4973
    @aminahooyo4973 4 года назад

    QORIGEEYGA CADDAAAAA WELI XABADDA WAAA KU JIRTAAAA? SUBXAAANA ALLAH
    ILLAYN AF DABOOLAN DAHAB BAAA LA YIRI, WALEE AWOOWGEEY WAXBUUU OGAAA KOLKIII ODHAN JIRAY SILENCE IS GOLDEN
    YAAAA XUKUN JECEL NINKAAAN, CAYDIIIID ( AUN) SIDAAASAAA XUKUN U ORDAAYAY , C/QAAASIM SIDAAS BUUU U QEEYLINAAYAY

  • @hanadraas9233
    @hanadraas9233 4 года назад +2

    Omg Hogaamiye kooxeedkii Cali Naafdho wali ma nool yahay 😲🐐

    • @abdulkarimhussein1053
      @abdulkarimhussein1053 4 года назад

      Cali Mahdi maxaa kataqaan laangaab tahay ha cunin ilahey cimrigiisa ha dhereyo

  • @Efootballgamer1234
    @Efootballgamer1234 3 года назад +1

    marka dhintay gadib yaso galay meshan

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 4 года назад +1

    Maxamed siyad bare alaha u naxariisto wadanka o dhisan ayu ka tegey wagu jogey diyarada somalia yurub ayey imanjirtey ana yurub ku so galey 30sano yaa dhalinyaradii isku layey o qabri u direy qabiil bena ayaa la wada somalia a naga weyn

  • @thiagoalcantara6139
    @thiagoalcantara6139 3 года назад

    Qabiil qaran ma noqdo mana usoo socdo muqdisho meel abaal joogo wlh faaido ma lahan hawiye waxaan ka qaatay habar gidir wlh laftaas habar gidir

  • @deqomuse1060
    @deqomuse1060 4 года назад

    Ismaqabtaan islamayaanaan
    Dhalinyaraday cuqdad ku abuuran dabna ku shiidaan ku wooduna kumajiraan nin walow qabrigaa xasuuso

  • @xasanmaxamed4911
    @xasanmaxamed4911 4 года назад +1

    Aabaha umada soomaaliya Cali mahdi

  • @halimaabdow6092
    @halimaabdow6092 4 года назад +1

    Guul iyo Gobonimo Mudulood 🇸🇴🇸🇴💯💯💯💯✍✍✍✍✍🤝🤝💕💕💕💪💪💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪

  • @abdifatahduchtholland5473
    @abdifatahduchtholland5473 4 года назад

    Apgel waa ina lage cariyo somalie oo dhameen farmejo plz inaga cari hawia

  • @mamaafrica4930
    @mamaafrica4930 4 года назад

    Gabdhow madonaysaan inaay timaha idiinba aan idiinbataan idiinjilcaan dhawadodo debeciyah kalasoxariira +254743982469(0743982469)

  • @fm-kt5tl
    @fm-kt5tl 4 года назад

    Qaniisinta iyo dhiloyinka cayhayo madaxweyne cmahdi maxamed aan la yabay qarar hayo war gacanta goy Karin wala dhunkadaa

  • @ibadojama4506
    @ibadojama4506 4 года назад +2

    Subxanalaah dheeg islaam buuku faanayaa baanta waa aduun barina waa akhiro adi kaliyaa qabri gali Allah na kusu aali waxaad tiri

  • @boqorecumar7928
    @boqorecumar7928 4 года назад

    Hhhh dadkan dhagaysanya cali mahdi waa kii laayay aabayashin iyo caruurtiinii bilaaa damiir ayaad tihiin dadkan qudbada dhagaysanaya

  • @ayanamushtaq1252
    @ayanamushtaq1252 4 года назад +2

    Viva call Mahdi

  • @MohammedMohammed-eh8dy
    @MohammedMohammed-eh8dy 4 года назад +1

    Huraa usoco boqorkeyna aabo ali mahdi faqasho xun oo toga eh waan iska saareyna insha alaha marixaan xun waxbo naga madhaxeyna aado bardhere

  • @83587
    @83587 4 года назад +5

    Cimrigu hakugu simo in maxkamad lagu sootaago dagaal ooge aatahay lkn waxaa kaa hun kuwa kuu sacbihaa oo illoobay waxad ku dhigtay oo dhibaataa

    • @jeeswano7047
      @jeeswano7047 4 года назад

      MAASHAA ALLAH WAA RUNTAA ANIGOO HAWIYE AH BAA KUGU RAACSAN NINKAAN WAA XAARAN CUNE MIDKA UGU WEEYN DAARAHA UU DAGAN YAHAY WAA DHUL DOWLADEED ASAGA IYO MUUSA SUUDI WEXEEY BOOBEN DHULALKII DOWLADA IYAGA DHAN WAA XAARAN CUNAYAAL XASAN SHIIQ IYO SHIIQ SHARIIF MUUSA SUUDI CALI MAHDI DHAMAN INTA QABYAALADA ISKU BEHEEYSATAY

    • @shireyareonly5453
      @shireyareonly5453 4 года назад

      Nin weeyn masha alah libaax

    • @Hassan-ed1mr
      @Hassan-ed1mr 4 года назад

      Somaali oo dhan aa maxkamadeen u baahan.

  • @mohamedalimohamoud51
    @mohamedalimohamoud51 4 года назад

    Naar dad laga diiwaan galiyey ayaa kula joogo adigane 1993-200 lagaa di waan galiyey

  • @kuuman10
    @kuuman10 4 года назад +3

    Abgaal nabad ma rabo, kursi dagaal haku helo

    • @greenwooddesingfurniture8958
      @greenwooddesingfurniture8958 4 года назад

      Ka ilaasho dbada jilcan yaanan kaawasinee

    • @kuuman10
      @kuuman10 4 года назад

      Waxaad kusoo kortay guuri dameero isku wasan, hadal waxaad ka taqana waan ku wasa.

    • @greenwooddesingfurniture8958
      @greenwooddesingfurniture8958 4 года назад

      @@kuuman10 adaa dameerkabo kaliito

    • @maryoumaali8774
      @maryoumaali8774 4 года назад

      @@kuuman10 afkaada uraayo la Reebo abgaal eeyahow.eyga dhalay

    • @kuuman10
      @kuuman10 4 года назад

      @@maryoumaali8774 walaal adna guuri dameero joogan miyad kuso kortay? gabar soomaaliyed ayad tahay qabyalada iska daa

  • @maryamadam6932
    @maryamadam6932 4 года назад +1

    Waa muduloodkii xalaasha ahaa waaye kuwaas no adoo kale.

  • @aminahooyo4973
    @aminahooyo4973 4 года назад

    Somaliland ba waaaa qaran ( laaakiiin weeeeey xishoootaaaaa

  • @HomeHome-bj7mx
    @HomeHome-bj7mx 4 года назад +1

    Uu asaasapay aakhira cumri ayuu taaganyahay oo pabriga dhiniciisuu taaganyahay bal muyaa iska fadhiisto oo danbiyadii uu galay ilaahay uga toobad keeno

  • @aminahooyo4973
    @aminahooyo4973 4 года назад

    Sayidkana maxaaad KA tiri?

  • @The_Observer0000
    @The_Observer0000 4 года назад +1

    Hogaamiye kooxed waaye. Yuuse Madaxweyne u ahaay. Madaxweynimo jiro ladhaho ayaa haysa.

  • @abdiqanihuseen1414
    @abdiqanihuseen1414 4 года назад +1

    Adigu is daawee adeer umada been ha u sheegin

  • @mawlidosman2819
    @mawlidosman2819 4 года назад

    Wx iman doonta xili la isla xisabtami doono

  • @rad4189
    @rad4189 4 года назад

    Uf