Fathia Absie: Amaano Ku Raagtey Inaad Leedahay Baad Moodaa

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 окт 2024

Комментарии • 31

  • @Soojiidashadalacagta
    @Soojiidashadalacagta  2 года назад +6

    NAGU SOO BIIR TALO IYO TILMAAM NAGU SOO BIIRI LIKE AND SHARE COMMENT

    • @nimoabdi5548
      @nimoabdi5548 2 года назад +1

      aslamu calaykum fatxiya miyaa iskaleh janalkan

    • @esmaderiya9229
      @esmaderiya9229 2 года назад +1

      ​@@nimoabdi5548 haa farhia absie Ayaa iska leh

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 2 года назад +4

    Mahadsanid wll alle ha ina xafido oo ha inaga dhigo kuwii masuuliyadooda kasoo baxa Aamiin yaa rabbi

  • @abwaanc.casiis4440
    @abwaanc.casiis4440 2 года назад +3

    Sida Shiikh Asluublan
    ku Amaanayaayoo
    Sida Olol la Shidayban
    il dheer kaa Arkaayoo
    Sida Uduga Doogaan
    ku iimaansadaayoo
    Sida Ubax la beeray
    indhuhu kugu Farxaan
    Sida Ubad Aan dhalayban
    kuu Uur Fiyooboo
    Sida Nebi Ayuubaan
    Adi kuu Samraayoo
    Sida Abuu Hureeraan
    kuu Aaminaayoo
    waalidkii ku Ababshana
    ilaah Nabad Ha waaro
    Adigiyo Naftaydaan
    Uunka Ugu jeclahaye
    Adiguna Ogsoonow

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 2 года назад +3

    Maashaa allaah wll sidoo kale gabadh noocee ah baa nolosha lala wadaagaa

  • @MaryamAbdi19April17Sep
    @MaryamAbdi19April17Sep 2 года назад +1

    Well Said ❤ Cimri Dheer iyo cafimad Walal Fathia . Waxaad Tahay Nasteexada Loo so diray Dadkaan dhiban .. kuwi Wax maqlo oo nolasha Macankeeda Fahmo Allah naga dhigo..

  • @hodonawil7025
    @hodonawil7025 2 года назад +2

    Masha Allah hbo qaaali fthiya absiiye xaqiiiq bad kahadashay ilaahay haykaadaayo samo iyo wanaag noogu waar hbo aad baan kuujeclhy ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @abwaanc.casiis4440
    @abwaanc.casiis4440 2 года назад +3

    Ruuxii Habonbaa
    maruun Halaabee
    Duni Hagaagsan
    la Heleli maayee
    Haatan iyo Dan
    fadxiyoy ila Heshii
    Hadal macaaneey
    Hanaan wanaageey
    ila Hishii😍😍😍😍

  • @nemosabdikarim522
    @nemosabdikarim522 Год назад

    Beautiful soul habo we need the real man

  • @burco7626
    @burco7626 2 года назад +2

    Salaam beautiful soul 💕
    Dulayste Allah ha caawiyo oo xaqa ha tuso aameen.

  • @abwaanc.casiis4440
    @abwaanc.casiis4440 2 года назад +2

    mahadsanid

  • @mariaali5872
    @mariaali5872 2 года назад +1

    Hapo you talking about realty ❤️

  • @zubaida6307
    @zubaida6307 2 года назад +2

    sifiican baad u sharaxday mahad sanid habo mcnt guulayso🙏🏿

  • @asmacali111
    @asmacali111 2 года назад +3

    Waw

  • @TheTruthHudaSarman
    @TheTruthHudaSarman 2 года назад +1

    Mashaa allah my sister waa runta

  • @queenmunera8415
    @queenmunera8415 2 года назад +1

    Habo kanaalkan maada leh 😊

  • @fadumomohamed4460
    @fadumomohamed4460 2 года назад +5

    Habo duco kugu dhacday I'm confused in this issues love 💘 you ❤ 💖 💗

  • @fadumofilsan3251
    @fadumofilsan3251 Год назад

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @bariiso2412
    @bariiso2412 2 года назад

    💞

  • @billeabdi1061
    @billeabdi1061 2 года назад

    Asc wllo qaali waxan doonayey in aan kula hadlo qiso aan kaaga sheekeyo inte kaala soo xiriira my sweetheart ♥️

  • @najmocaqli6376
    @najmocaqli6376 2 года назад +1

    Habo waa runtaa

  • @asmakhaliifabdilahi7216
    @asmakhaliifabdilahi7216 Год назад

    Habo Chanel Kan waad Ka gabisee maxaa dhacay 😢😢😢

  • @abwaanc.casiis4440
    @abwaanc.casiis4440 2 года назад +1

    walahay Runbaa ka Hadashay

  • @nuoraahmed8890
    @nuoraahmed8890 Год назад

    Qiso baan idin hayey ilaso xidhiidha

  • @ahmedsouleyman3664
    @ahmedsouleyman3664 2 года назад +1

    Haweenka waad u doodaa miyaanad ogayn in haweenka ku jiraan kuwo dila qalbiga ninkooda

  • @ahmedsouleyman3664
    @ahmedsouleyman3664 2 года назад

    Ka intaaba sameeyay ee xaaskiisu ku tiraahdo reerkayagu way igu kaa ça ayaan? !1@

  • @najmocaqli6376
    @najmocaqli6376 2 года назад +1

    Runtaaa

  • @jamaibrahim6154
    @jamaibrahim6154 2 года назад +1

    FADXIYA HALKAN MAAD KA DAYSID BARNAAMIJ DULLAYSTAHA,
    HALKAN WAXAANU KAGA NASAN JIRNAY XAQIIQADA QADHAAHDHE,
    ANYWAY ISKA YEELYEELATAY DULLAAYSTEE SIDAAD DOONTABA KA YEEL