Wax uusan filayn Lakulmay Meherkii Layfka Saara Dhibaatada Ku Dhacday ustaad Abdiraxman iiga Waramay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 39

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 5 месяцев назад +1

    Mashallah wll mahadsanid guuleyso ❤❤❤

  • @ladanahmedofficail
    @ladanahmedofficail 5 месяцев назад +5

    Yaa waalan oo markale ku salaamayo iskadaa 2iyo34 ee saaro baalagu bartay
    Waalagaa caracaa

  • @magoolomar1424
    @magoolomar1424 5 месяцев назад +4

    Walaalo illahay kabaq anakaa katirsan qabiilka aad shegeyso mana ogin mesha lagugu magay kumana aanan magin dhamaanten

  • @tocakitty1726
    @tocakitty1726 5 месяцев назад +3

    Nin kaan lacag ayuu rabaa Wallhi

  • @MohamudBuroow
    @MohamudBuroow 4 месяца назад

    Labadii nin e aan isku khaldi jirey way is hor fadhiyaan

  • @tocakitty1726
    @tocakitty1726 5 месяцев назад +1

    Suasha sifiican uma jabab 😊

  • @erdogan2030
    @erdogan2030 5 месяцев назад +2

    Tiktokga dhiib badan aya ka jira ee somaliyeed ka foojignada

  • @rukiausman135
    @rukiausman135 5 месяцев назад +1

    Inkaan waa turu fatoore sheegna wuu isku sheegaayaa, aniga wuu i qayaami rabay

  • @randomin8390
    @randomin8390 5 месяцев назад

    subxaanaallaah ninku uu bukaa waxu layahay wax guursad😮😮😮😮😮

  • @mariammahmuud260
    @mariammahmuud260 5 месяцев назад

    Sheikh gabdha xaaska ah meherkiida soo maqadan karto waqtigah ay ubaahto ninka qaba isgah oo haya haduu udiido soo dulmi maha

  • @zzzzz67
    @zzzzz67 5 месяцев назад +1

    Waa beentiis gabadha ayuu rabaa inoo lacag ku sameeyo.

  • @aminoosman8652
    @aminoosman8652 5 месяцев назад

    Asc.walalow.gabadhas.iska.da.wa
    Gabar.maskiin.ah.oo.xanuunsan.ku.rabin.ee.iska
    fasax.walalow.igana.rali.noqo.walalnimo.ayan.ku.wanina.aniga

  • @NuurAbdi-ck9uh
    @NuurAbdi-ck9uh 5 месяцев назад

    asc waaba uu soo jeedaa anigu waxaan dhihilaha suuq baa uga furmay cabdrarxman gabadha ee ha ka degree daaya asc

  • @aishamaalin7762
    @aishamaalin7762 5 месяцев назад

    Wlhi galabtan arkay waxan rabay inaan dhaho sheeqow gabadha iska daa waad dhibtee lkn wan ka xishoday asigane masjid bu u sacday

  • @saharoali8163
    @saharoali8163 5 месяцев назад +1

    Ninkaan raga laxisaanta ubaahabyahay diinta kucixarayaa dhalinyarada wado xun ujeexayaa bulshada haga qabto

  • @munaahmed2712
    @munaahmed2712 5 месяцев назад

    Balaayad ku dhagta sheekhow😂

  • @ZainabBashiir
    @ZainabBashiir 5 месяцев назад

    Maxaa asga tiktok sootaagay haduu macalin quman yahay yaab wallee aduunkaan wax walba waa lasugaa

  • @muizaahmed3363
    @muizaahmed3363 5 месяцев назад

    Wll walaashaa majeclaanlahed in ukun lagumehersado mideedakale xaaskaaga ma public miyaad kumeherinlaheyd mise sisharafleh oo rago nimo leh ayaad uguursan laheyd?

  • @Aragsan192
    @Aragsan192 5 месяцев назад

    Anaga nagu wada naga xishood qabiilkaas inaad gaartid waa khalad

  • @umuaisha6859
    @umuaisha6859 5 месяцев назад +1

    Maxaad ka dooneysaa ood udhageysan soo maqalka iyo araga lagu weydii mayo mida kkk ale gabar qawan maxaad udaba ordi hadey wadaad nimadaada runthy wax kasta qiil uraadi mida kale in leys dhibo waa qalad war yaa shiiqna matihid

  • @zainabali-nl3wv
    @zainabali-nl3wv 5 месяцев назад +1

    Warkan sheikh mahan nagdaya hadalba mayaqano yaab😂

  • @NeimaAbdi-re4hh
    @NeimaAbdi-re4hh 5 месяцев назад

    Waakan sheekhi habarku kudhaacay saara ku waashay cabdiraxman kir✊️👊😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @rahmaabdi2689
    @rahmaabdi2689 5 месяцев назад

    Sheekh badbado ninkan gabdha miskinta ah u ribaynayo iskagaga hadh ku dhe plz

  • @Hamdi831
    @Hamdi831 5 месяцев назад

    Miskiinta waa murjiday😢

  • @SaharaAbdi-wq7fi
    @SaharaAbdi-wq7fi 5 месяцев назад

    Xareed baan uaqaana magaciisa

  • @SamaraAbdurahman-lm3io
    @SamaraAbdurahman-lm3io 5 месяцев назад

    Mj dhega hadal free ah Abdirahman 100 kiba 60 wey I werarayan u dhahay 😂😂😂😂 maxa ka jiro

  • @Aragsan192
    @Aragsan192 5 месяцев назад

    Maba qorno qoraal xun o qurun ah yaad nagu khaldeysa

  • @naima854
    @naima854 5 месяцев назад

    Ninkani muu walan yahay horta🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @يالايالاشهدوقصصحلوه
    @يالايالاشهدوقصصحلوه 5 месяцев назад

    😂

  • @tocakitty1726
    @tocakitty1726 5 месяцев назад

    Naag ku daran nu kaan wallhi

  • @randomin8390
    @randomin8390 5 месяцев назад

    tuug tuug tuug waxu laa wax uu guuursado

  • @siciidxuseen271
    @siciidxuseen271 5 месяцев назад

    Views ka meel xun ka galay qofkaan waa la cag radis mrkuu dhahay 20 k dolar iga xigta inaa furo sara qolka dahir mrkaas ogaaday inuu diinta io meherka ku ciyaarayo

  • @MohamedAbdixaashi-l1n
    @MohamedAbdixaashi-l1n 5 месяцев назад

    Tu labaad iigu dar kulahaa😂😂😂😂

  • @rukiausman135
    @rukiausman135 5 месяцев назад +1

    Aniga been baad ii shèegtay maxa suus sataa?
    War sheeq been loow ayaa tahay u sheeq qaan please

    • @Bashane1
      @Bashane1 5 месяцев назад

      Adhi murla miya tahay?

  • @rukiausman135
    @rukiausman135 5 месяцев назад

    Turn faroorow ninkaan, sheeqna wuu isku shee gaayaa

  • @SamaraAbdurahman-lm3io
    @SamaraAbdurahman-lm3io 5 месяцев назад

    Ilaah kacabso naag wad heleysa saara wa maskin iskadaaa niyadeeda ilaali guur waxas lama dhehe wlo Mel ku dhega iska daaa 😡😡😡

  • @IsmaGaba.
    @IsmaGaba. 5 месяцев назад

    Been hayska dhadhicin

  • @habiboanshur9989
    @habiboanshur9989 5 месяцев назад

    Haye nasi phone number Kada please ❤ anaa kahelaye 🎉