Waa Qabaa Saara Meher Sax ah Ku Guursaday Arooska Dhacaya Sh Cabdiraxman iiga sheekeyey Qisada

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 117

  • @Malayka-q9z
    @Malayka-q9z 5 месяцев назад +3

    يا زاهر وربي شبيخ يحبك wa jecel yahay Nin ween wax jaclahay waa macagag saara le daawadiisa ❤

  • @somaliview1746
    @somaliview1746 4 месяца назад

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Nabiga. صلي الله عليه وسلم wuxu yidhi guur majiro wali la,aan ah xadiithka abuu muusaa رضي الله عنه

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 5 месяцев назад +1

    Salamad minkuli afad ilwo xaq nawafji amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin amniin yarabi 🤲

  • @riyaanMuhamed-ih3fz
    @riyaanMuhamed-ih3fz 4 месяца назад

    Waxaan shego waa igudanbi اللهم وفقنا لما تحب وترضى 🤲

  • @umuahmed4253
    @umuahmed4253 5 месяцев назад +3

    Shiikhow diin baa sheeganaysaa sidee gabar xiriir iyo wada hadal idiin dhexmarikaraa saw xaaraan maaha saw ma haboonayn in aad waalidkeed waydiisati

  • @fadumadahir6011
    @fadumadahir6011 5 месяцев назад +1

    Qofkii qof Islaam ah dhiba Allah ha dhibo.

  • @hooyosom8904
    @hooyosom8904 5 месяцев назад +4

    Allaah Ka Cabso Ka da Gabadha Murogada Waxaasi Maher Mehe RUUXA Tiinda Sida Saxa Ooga Run sheekaahi San Uma Dhibadeyo Ruux Muslim Ah

  • @QadraHaji
    @QadraHaji 5 месяцев назад +7

    Hhhhhhhh walahi waa qoslay 😅😅😅😅😅 baaldi ukuna😅😅😅😅😅 walhi saan u qoslaayay waa ooyay astaaq furalaah

  • @FAHAMTECH
    @FAHAMTECH 5 месяцев назад +3

    Nin kale waa waalanyahay meher meesha ma yaalo

  • @umomar2743
    @umomar2743 5 месяцев назад +3

    war culumadii meeye gabdhan miskiinta ah haloo gurmado yaa muslim ah oo soomaali ah war ninkan gabadha halagaqabto📢📢📢📢📢📢📢📢📢📢📢📢📢📢

  • @saidaismail-e8n
    @saidaismail-e8n 5 месяцев назад +17

    Ninkani diinta wuu kuciyaarayaa ee culumada waaweeyni haka soo saarto fatwo xukunkan hadii kale dad badan ayaa intay ilmo xaaraan ah dhalaan oran doona sidaan ayaan isku guursanay

  • @NeimaAbdi-re4hh
    @NeimaAbdi-re4hh 5 месяцев назад +1

    Saara❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ qali❤

  • @awmuseaw7602
    @awmuseaw7602 5 месяцев назад

    nimankasii guurkii iyo diintiiba meel bay ugadhacay dhaqankaasina waa mid bulshada ku badan siiba koonfurta somalida war illaahay ka cabsada

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 5 месяцев назад

    Sheekh c/raxman wa ninraged Libaaxnima kamuuqata warageedi Saara ninkaga raac ya ukhti wadnasiibbadante I like his attitude

  • @shukriabdirahmaan717
    @shukriabdirahmaan717 5 месяцев назад

    sax sh badbado

  • @NaimaOsman-cq9rw
    @NaimaOsman-cq9rw 5 месяцев назад +1

    Show sheikha qurux bdnaaaa kujurti Mashallah 😂

  • @salmalali3367
    @salmalali3367 5 месяцев назад +2

    Subhanallaah zaara is not easy 😂

  • @moyaleguyo9802
    @moyaleguyo9802 5 месяцев назад +3

    Good question Adi walaashaa sidaa ma u ogoshy

  • @Hibaa667
    @Hibaa667 5 месяцев назад +5

    Sh badbaado ninkan xaas la raadi waa miskiine social media meel xaqiiqa ka jirto maahee.

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 5 месяцев назад

    Shaydaanbaa Wax Uqurxiyey Wadaadka Subxaanallah 🤔🤔😅😅😅

  • @ayaanaxuseen1408
    @ayaanaxuseen1408 5 месяцев назад +2

    Haysa sii ceebayn wll intaa kaga hadh sheekada

  • @iskafiiriwixiifoolbilaayo9838
    @iskafiiriwixiifoolbilaayo9838 5 месяцев назад +2

    Inta TikTok kaa iimade waar raadiis daartis Waa nii salamay 😂😂😂

  • @FaadumoFaadumo-gi8kr
    @FaadumoFaadumo-gi8kr 5 месяцев назад

    😂😂😂😂😂😂 waa ogaayi wllhi haweenkaas waa dawanayi sax waye saara tiring saas

  • @KhadraAbdalla-ze4vl
    @KhadraAbdalla-ze4vl 5 месяцев назад +2

    Aduunyo gadoon heer diintii lagu ciyaaro ay mareysaa war dad yahoow Alleka cabsada.

  • @habiboanshur9989
    @habiboanshur9989 5 месяцев назад +8

    Nin kan anaa rabo Canada joga please muiraba iweydi badbaadow ❤

    • @user-umuAli
      @user-umuAli 5 месяцев назад

      😂😂😂😂😂

    • @habiboanshur9989
      @habiboanshur9989 5 месяцев назад

      @@user-umuAli he

    • @casiocurious8744
      @casiocurious8744 5 месяцев назад +3

      waa nin qurux badan Allahuma baarik, qoftaan foodleyda maxuu ku falay 😆

    • @habiboanshur9989
      @habiboanshur9989 5 месяцев назад

      @@casiocurious8744 ha Mash Allah wan kaheley Wana Nin wax bartey

    • @osmanissack6480
      @osmanissack6480 5 месяцев назад

      Haa waikan😀

  • @muizaahmed3363
    @muizaahmed3363 5 месяцев назад +4

    Subxaanallaah wll adiga oo nool walaashaa malajeclaan laheyd mida kale hadii ay tahay qof aad jeceshahay maxaad bahdilkaas uladhaqantay oo aadan si qurux badan oo sharafleh oo private ah ugu guur san weyday waayo qofkaad jeceshahay waala sharfaaye

  • @QadanYasin
    @QadanYasin 5 месяцев назад +2

    Badbaado waayaabay😅

  • @mxuboaxmed5268
    @mxuboaxmed5268 5 месяцев назад +1

    Wardiinta cayaarta kadaa subxanllaah
    Baaldigaaga mahee

  • @naciimoabdikadir5558
    @naciimoabdikadir5558 5 месяцев назад

    Sheikhow xaal qaado shiqnimadu sidanaa ? Ilahaw xaqa natus qamis inta laiska sogashto yaa diinta lagu qaraban

  • @tocakitty1726
    @tocakitty1726 5 месяцев назад

    Wallo ninka kula joogo quraan saar wallhi caadi M ahan 😮😮😮😮😮

  • @shamsabarre5369
    @shamsabarre5369 5 месяцев назад

    Shekhan isagaaba cilaaj ah.mikiin Sara warba haysta 😅😅

  • @casiocurious8744
    @casiocurious8744 5 месяцев назад +4

    Sharaftiisa ayuu hoos u dhigay runtii

  • @Sacdia_siman
    @Sacdia_siman 5 месяцев назад

    Sheikh badbaado wuu iga qosliye walaahi😂digaag iyo diiqi iyo baaldigi ukunta kulahaa😂😂😂😂

  • @saynab2031
    @saynab2031 5 месяцев назад

    Megerkaa farba ku godan culumada wawayn haloo bandhigo

  • @aaminaibraahim3564
    @aaminaibraahim3564 5 месяцев назад

    Subxalah

  • @hodanali5744
    @hodanali5744 5 месяцев назад +1

    Wax’s jira dad badan oo khaldan oo hadana khalad kooda ku sii socoda subxaanalaa 😮😢

  • @erdogan2030
    @erdogan2030 5 месяцев назад

    Sheekho dhiqo ayuu lugaha kula jiraaa

  • @Shushuabdi7
    @Shushuabdi7 5 месяцев назад +5

    Arrintan waxaan codsanaynaa in la horgeeyo culimada si aysan fitno ugu noqon bulshada🥺

  • @bashirshmohumed6349
    @bashirshmohumed6349 5 месяцев назад

    Ninkani waa karbaash shareecada ku xadgudbay

  • @abdikadirali9167
    @abdikadirali9167 5 месяцев назад

    Diiq iyo doora iyo baaldi u Kun ah 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @SamaraAbdurahman-lm3io
    @SamaraAbdurahman-lm3io 5 месяцев назад

    Saara war aa kuyalo nin walan u gashay ilah haku bad baadiyo 😂😂😂😂 Abdirahman aaway biilki saara wan qabaya ledahay 😳😳😳😳😳😳

  • @amina_haji
    @amina_haji 5 месяцев назад

    😂😂😂😂😂

  • @hawosalad9148
    @hawosalad9148 5 месяцев назад

    Mahmahdi aheed shimbir dulduulbadan afdhajiyey kudhacda saara qalbigedi ficna wakaas meshu geeyay

  • @libanofficialmedia5552
    @libanofficialmedia5552 5 месяцев назад

    Kaan maa walaan yahay😂 guur juiroo😂mahaa

  • @aayanhassanmohamud5470
    @aayanhassanmohamud5470 5 месяцев назад

    Shiiq badebado meshan dinta walagu cuyaraa culumada halo bandhigo

  • @libanofficialmedia5552
    @libanofficialmedia5552 5 месяцев назад +1

    Kaan caan radiis miyaa Waar kaan waresanayo iyo asagaa waax ismaa dhaman diintaa baaroo nag kuu dhalay was waar waxaan😂 somali halaga qabtoo

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 5 месяцев назад +1

    Wilkan waa nin wanaagsan ee sara halala hadalo oo wanaag halaga shaqeeyo sidii loo midan lahaaa illaahay bogooda burcad hasu mariyo sare waxan leeyay abdiraxman nin ka wanaagasn heli meyiiside guurso wilka

    • @AminaAwil-o5x
      @AminaAwil-o5x 5 месяцев назад +1

      Xagaad wanaagiisa ku aragty ninkan diinta ku ciyaaraya

  • @umomar2743
    @umomar2743 5 месяцев назад +1

    saara waxaan kacodsananaa culumada arnkaaga u bandhig oo ninkan haduu kuqabana dee laxidhiidh hadiikalana ninkan culumadu meel hakaa saarto oo halaga qabto

  • @Muna4r-
    @Muna4r- 5 месяцев назад +4

    Walalnimada kaala dhaxayn kartaa maxay tahay gabadh ajnabi kaa ah

  • @aayanhassanmohamud5470
    @aayanhassanmohamud5470 5 месяцев назад

    Hhh naag halo radiyo miskin dhab an uheysaat arinta dahir

  • @idilsaleebansaleeban
    @idilsaleebansaleeban 5 месяцев назад +1

    Sh .racmaan riimis ayaa haya kkkkkk

  • @Kaartomo
    @Kaartomo 5 месяцев назад

    Ninkaan is adkayn lee

  • @missjano8249
    @missjano8249 5 месяцев назад

    😂😂😂😂 adunyo waa qaba ah

  • @dhiiragalin-r8q
    @dhiiragalin-r8q 5 месяцев назад

    Badbado umadena ma aha su afka malqacad uga galinayo yusuf garaad buba iso xasusiyay😂

    • @Mariabintumosa
      @Mariabintumosa 5 месяцев назад

      😂😂😂 wuukaso fagayaa xalkale majiree

  • @aminaahmed305
    @aminaahmed305 5 месяцев назад

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mohamedyousuf-e1z
    @mohamedyousuf-e1z 5 месяцев назад

    waar bal waalidan soomalidii ku dhacday eega🤣🤣🤣🤣🤣🤣Iam from madagaskar🤣

  • @AdaanAbshiro
    @AdaanAbshiro 5 месяцев назад

    😂😂😂😂 danbiil ukun 2 diiq iyo Hal dooro Sarah is not easy meher meesha mayaalo

  • @mushaanitv7675
    @mushaanitv7675 5 месяцев назад

    Kkkkk

  • @khadijaahmed4585
    @khadijaahmed4585 5 месяцев назад

    Sheekada suu kuso celiyo rabaaa war diinta cayaarta kadaaa qof wayn tahy😮

  • @hawohasanmohamed1128
    @hawohasanmohamed1128 5 месяцев назад

    Abadan waa is gu ikyihin walaalo miiyaa

  • @HassanOsman144
    @HassanOsman144 5 месяцев назад

    ninkaan wixiisa waa waxkake.

  • @fatwaqurux5287
    @fatwaqurux5287 5 месяцев назад

    😂😂😂😂😂wan furay danbiil ukun sahro dhibadanaa

  • @farhiyaosman8828
    @farhiyaosman8828 5 месяцев назад +4

    Ma runbaa garoob kaligeed miyaa is mehrin karto

    • @user-umuAli
      @user-umuAli 5 месяцев назад +2

      Maya sax maahan diinta islamka

  • @tocakitty1726
    @tocakitty1726 5 месяцев назад

    Ninkan wallo lacag miyaa ku qaatay inu qof sxbtimo kale dhaxeyo sidoo u dhibeyn lahaa ama iyada iyo Omar barbar kale keey ayaa la dhahay wallhi wax wayn aya qaldan

  • @saadrazak8470
    @saadrazak8470 5 месяцев назад

    😂😂😂😂😂

  • @dhemanduceysan3255
    @dhemanduceysan3255 5 месяцев назад

    SHIIKHOW FURIINKIIBA WAXAAD DHAHDAAN MARQAATI LA.AAN WUU DHACAA FARIIN QORAAL AH FURIIN WUU DHACAA TELFON FURIIN WUU DHACAA 5KUN QOF MARQAATI MA GALAANA WAAD LEEDAHEE
    XAGEE LA IDIIN RAACAA

  • @KhadroBintuahmed
    @KhadroBintuahmed 5 месяцев назад

    Kkkkkkkkkkkkk

  • @rahmomahamud1642
    @rahmomahamud1642 5 месяцев назад

    Walid aya dhalay bila Marqati ayu raba inu ku mihersado asago waded aya waxas ku dhaqmayo inu ka donanlaha walidki dhalay

  • @mahadroble1184
    @mahadroble1184 5 месяцев назад

    Sheikh magacii dhimay caamada maxaa laga sugayaa marka hadii kuwii culumada sheeganayay sidaan u dhaqmayaan

  • @saidhussein9037
    @saidhussein9037 5 месяцев назад

    Ninkaan waa xaraabo

  • @Subxaaaaanalaaah
    @Subxaaaaanalaaah 5 месяцев назад +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂 free Sarah carbalyaa kafujindoona god help sarah

  • @KhadroBintuahmed
    @KhadroBintuahmed 5 месяцев назад

    😂😂😂

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 5 месяцев назад

    War gabadha iska daa yuuhuufheh allaah been badanaa

  • @FalxadoSahra
    @FalxadoSahra 5 месяцев назад +1

    Nikaax kale baa lasamaynkaraa haday is rabaan weligiina la raadiyo

  • @aayanhassanmohamud5470
    @aayanhassanmohamud5470 5 месяцев назад

    Kan mafiyow mafurtaye maxasusuto kulahaa

  • @MaliikaWarsame
    @MaliikaWarsame 5 месяцев назад

    Horya bulshada somaliyed u babaday hadan dhinci dintay ka babaysa walahi ninkan sida u hadalay jid khaldanbu furaya bari waxa dhic donto in gadhehena yaryari ismeheryan oo raga ajanibta guursadan ninkanu sabab ee umada halag qabto oo maxakamd halasaro walahi

  • @Nimcoali-yv5qm
    @Nimcoali-yv5qm 5 месяцев назад

    Sax ruun baa losheegee 😂😂

  • @yasminabdalla9426
    @yasminabdalla9426 5 месяцев назад

    War qofkan Mar danbe hanoo keenin diinta prank ma aha usheeg qofkan

  • @Sacdia_siman
    @Sacdia_siman 5 месяцев назад

    Ninkan saaru ku waashay sheikh badbaado badbaadi qur'aan saar meherkeda waxay dhahday diiq iyo dooro dambiil ukun 😂😂😂gabadha waa iney walidked bixiyan markad mehersaneyso waa iney maŕqaatiyaal la.imaato dad live ku jiro marqaati kuma noqdan ee gabdhaas maskiinta faraha ka qaad

  • @FadumoMohamed-ts8wq
    @FadumoMohamed-ts8wq 5 месяцев назад

    ninkaan walahi waa been hadalkiisa oo dhan.

  • @fadumolakixaamud6301
    @fadumolakixaamud6301 5 месяцев назад

    Cajaa.ib shekhow guur bilaa ehel ah oo sidan ufudud waa ceeb iyo sal.fudayd

  • @fardowsaahmed4617
    @fardowsaahmed4617 5 месяцев назад

    Hhhhhhhhhhhhhhhhh waligay kan camal ma.arkin

  • @kiinabdi9662
    @kiinabdi9662 5 месяцев назад

    Kkkkkk

  • @ZainabBashiir
    @ZainabBashiir 5 месяцев назад

    Dab casir too

  • @siciidxuseen271
    @siciidxuseen271 5 месяцев назад

    Views. Tik tok ka damay odeyga

  • @moyaleguyo9802
    @moyaleguyo9802 5 месяцев назад

    Kkkk

  • @halimayusuf5740
    @halimayusuf5740 5 месяцев назад

    Baldiga ukuntah meqa xaba kujirtah kkkkkkkkkkk

  • @saharoali8163
    @saharoali8163 5 месяцев назад

    Waxaan diin ku ciyaara mawax kaqabta malayahay ninkaan dawo xun dhalinyarada wado xun tusinayaa

  • @SaafiIbrahim
    @SaafiIbrahim 5 месяцев назад

    Ar caafimaad ma jiraa lol 😂

  • @ZainabBashiir
    @ZainabBashiir 5 месяцев назад

    Markii labanaysanayo edebdarro madhab ayaa qaba ayey ku banaysataan

  • @ZainabBashiir
    @ZainabBashiir 5 месяцев назад

    Ilfis miyaa idin dubaysa markuu ku yiri gabdha hadii laqayb sanayo majoogilahayd jawaabtii waa kugu adkaatee

  • @yaskachannel3727
    @yaskachannel3727 5 месяцев назад

    Omaar sheekadan wuu kabaxay maxaa warkan loo wadwadaa

  • @MaliikaWarsame
    @MaliikaWarsame 5 месяцев назад

    Iminka aminag yaban misana dinti iyo raga simaya u danbaysay

  • @33750
    @33750 5 месяцев назад

    Uk uransa🤣🤣

  • @NeimaAbdi-re4hh
    @NeimaAbdi-re4hh 5 месяцев назад +1

    Cabdiraxman kir🤣🤣🤣🤣🤣🤬😂😂😂😂😂😂😂 gidafa

  • @sidiiqbaashe6688
    @sidiiqbaashe6688 4 месяца назад

    Waar ninkaasi yaan lagu dagmin maaha wadaad.
    Takale gabadha hallaga qabto wuu dulmiyee waliba halla edbiyo.

  • @ibtisanqueen3852
    @ibtisanqueen3852 5 месяцев назад

    Laba nin waa weyn bal maqla maxey ka hadlayan war xishoda gabadha Muslim magaceda u dhiga maher bela orta dinta sifican u so barta

  • @mohsen6878
    @mohsen6878 5 месяцев назад

    Uffffff🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮

  • @hdhdhhhdhhfjgkd6193
    @hdhdhhhdhhfjgkd6193 5 месяцев назад

    Sara kumadhihin i meheri beenaaleh ayaa tahay tuuh

  • @Niimmoh4
    @Niimmoh4 5 месяцев назад

    Niinkan waa maskin sidda ii muqata iin kasto qof bila adan ah guntisa ka gadhi Karin hadana iin la dhawacay laa qiyanay laa dulmiyaay aayu uu eegyahay sidda aan hadalkisa aan ka aqristay 🥺