Sida uxaliyo Sh Xasan Alwaajidi Markay Kubuqan..3 sir samee cay ma jirto aysan igu samayn xaaskaygii

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • Sida uxaliyo Sh Xasan Alwaajidi Markay Kubuqan..3 sir samee cay ma jirto aysan igu samayn xaaskaygii Ragga 4 xaas Qaba way kadulqaad Badanyihiin Raga kale waxaad Lakulmaysaa wax aadan xisaabta kudarsan iyo mushkilado kala nooc ah

Комментарии • 78

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 4 месяца назад +7

    M.A CULIMADU WAA DADKA CILMIGA LOOGA DAMBEYO❤

  • @HanaFaysal-d5z
    @HanaFaysal-d5z 2 месяца назад

    Mashaal alha kuxifitiyo

  • @maryamsultan2940
    @maryamsultan2940 4 месяца назад +13

    Mashaallah sheekhow tan raga fahanayee ninka xun ee dhiibka badan ee nagaha dulmiyaa oo cadalad aqoon maxay samaynayaan dumarku oo talo ah nin naago badan oo cadalad aqoon khayr maleh oo rabi kabaqiin baa badan waliiba dumarka maanta dhiiban oo caruuro laga dhalaa oo caruurtana lafuraa sida iyada loo furay

    • @ZamzamOmar-h6w
      @ZamzamOmar-h6w 4 месяца назад +5

      Nin Sheikh ah oo NAAG wax u fiican weli ka hadlayo ma aragty, nin baa Dhib badan oo guriga ka hagaagi la’yahy car ka dhaadhici 😢
      Waan la xumahay in mushkulad walba oo dhacda anaga dusha naloo saaro.😢😢

    • @hassansaid5472
      @hassansaid5472 4 месяца назад +1

      ​@@ZamzamOmar-h6wo inika aya nika dhadhicin garayo naag aya xun o buqda. sheikha noloshisa ayu kahadkay tu reerka leh lamahadal. Sow inika meel walba iyo naag walba o melkaso hadasha ninba xun iyo ninba wx dumiyay kuhysin. xata reero ad wxba ka ogen. sheikha xaskayka aya isku buqa miyad qadan gariwyden.

    • @jamilanor653
      @jamilanor653 4 месяца назад +1

      ​@user-me5pq1zu1x Culimadu xurmey mudanyihiin saa ha ula hadlin, teda kale, in nimanka dhinac u iisha ee xasaskooda kala jeclada, qiyaamaha dhinac u qalocan xadiisbaa ku timid, iyaguna wey aqriyan malin kasta. Dumarkena wan af adagnahy runtaa feecane😢

    • @cabdirashiidmaal5781
      @cabdirashiidmaal5781 4 месяца назад

      oo gabdh fiican bad tahaye xagee lagaala soo xidhiidhayaa

    • @fatumaali5834
      @fatumaali5834 4 месяца назад +1

      Abayo anaga xita wa ina sujuuda alle kubarina nagama xigaan allaah niman xun wey jiran naago xunna wey jiran marka alla kacabsiga aan badino iyo baryada allah

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 4 месяца назад +3

    No one is perfect only Allaah caza wa Jala is perfect 😢

  • @MandeeqCabduqaadir
    @MandeeqCabduqaadir 4 месяца назад +4

    ilaahey ha idin xafido ilaahey guryihiina ha idin barakeeyo ilaahey qeer ha idinku awaal mariyo arin mar ka ilaahey loo kaal meesto woo hagaa gaa alxamdulilaah

  • @Sir21Goals
    @Sir21Goals 4 месяца назад +5

    Just one is enough for me. Can’t handle stressful life cause in its self is short. Ain’t got time to babysit or been daycare for grown women.

  • @laylacabdulahixassan9949
    @laylacabdulahixassan9949 4 месяца назад +3

    Maasha allaah rabi heydin xafido waxaad tahiin culumo da yar ah oo hadana fur furan ❤❤❤

  • @لولوالعلي-ز5ز
    @لولوالعلي-ز5ز 4 месяца назад +3

    Yaaa alaaah sh waaa kaxumahay waxa kugaaaray laaakiin laylama guursan alaaana kamagan galay masah lana

  • @abdulahinuraaya6709
    @abdulahinuraaya6709 4 месяца назад +3

    Dadkeena qurbaha aa barnaamijka u baahan imtihaankaas waa jiraa Quran kaa difaac ka dhiganaynaa inshaalaah @@

  • @SakariyeIID-l2e
    @SakariyeIID-l2e 2 месяца назад

    Mash allah ❤❤❤❤

  • @YaaskaAadam
    @YaaskaAadam 2 месяца назад

    ماشاءالله العلماءورثة الاخير نبياء❤❤❤😊

  • @Aaaaaaa-c7y
    @Aaaaaaa-c7y 4 месяца назад

    Shukran sh

  • @amnahaji1769
    @amnahaji1769 4 месяца назад +4

    Masha Allah sheq Allah haku barakeyo ninka xun maxaa lugu xaliyaaa 😊

    • @fatumamohamed6476
      @fatumamohamed6476 4 месяца назад

      😅

    • @hassansaid5472
      @hassansaid5472 4 месяца назад

      Ninka makuku xun . ilen sheikha tisa ayu kahadkay dumarkisa waye . adna kaga hadu yahy sheeg . Talo walaku sina. kuwo dadkale Wxba kakama jiran.

  • @RaxmoibraamClaahi
    @RaxmoibraamClaahi 2 месяца назад

    Scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Fardososaid
    @Fardososaid 4 месяца назад

    Yaaa allah 🥺 dulqaad bdna ilhy haku barakiyo

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 4 месяца назад

    Masha Allah tabaraka Allah ❤️ 🙏 💖 ♥️ 💓 💕

  • @moh4127
    @moh4127 4 месяца назад +13

    Naag uun baa laga hadlayaa oo dadka cilmi looga dhigayaa.
    Dadka waxan dhegaystaan la yaabay

    • @Eblamohamedsheikh
      @Eblamohamedsheikh 4 месяца назад

      Maaragte

    • @jamilanor653
      @jamilanor653 4 месяца назад

      Waa mushkilad taagan, oo hadan culimada la waydiin yaa la weydiin lahaa🤔

    • @hundhuru
      @hundhuru 4 месяца назад

      Culumada ka xishooda

    • @FadxiMukhtar-u9c
      @FadxiMukhtar-u9c 4 месяца назад

      Ka tag adi wll hadii kle culimada daa gaadhi mayside.

    • @bilan1674
      @bilan1674 4 месяца назад

      Somali so sheekhs lee ka hadla naag

  • @NajmaAbdi-uc7zb
    @NajmaAbdi-uc7zb 4 месяца назад +1

    Allow Sheikhan okale isiiii Yaa rabi

  • @fardowsohussin1941
    @fardowsohussin1941 4 месяца назад

    Subxaana allah allaw naastuur

  • @mohamudabdirahman622
    @mohamudabdirahman622 4 месяца назад

    Maansha Allah

  • @halazubeyr5615
    @halazubeyr5615 4 месяца назад +16

    Waxan U arka qalad in aad gabadh muslimada ood Kala tagteen inaad Wax xun Ka sheegtaan ood waliba faaqidaan.
    أليس منكم رجل رشيد

    • @jamilanor653
      @jamilanor653 4 месяца назад

      Magaceda mu shegin, xaqiqo jirta ayu ku tusaleynayey.

    • @munayusuf8971
      @munayusuf8971 4 месяца назад

      Dadka wax wadad ah iyo wax kale lama kala garanayo ,,midkin ilah ayaa og mid xun

  • @الملتقيالجنه-ج3غ
    @الملتقيالجنه-ج3غ 4 месяца назад +2

    Waxan jeclaan lahayn inu sheekhu xamar nooga furo majaalisul qur.aan

  • @randomin8390
    @randomin8390 4 месяца назад +1

    asc waxa keenayah hinaasah ku hay xanuun badan

  • @walaalahadaarudacwa8120
    @walaalahadaarudacwa8120 4 месяца назад +1

    Asc wr wb Social media waa cajiib marhadii gabadha lafuro wax lagama sheego nabigu wuxuu yidhi
    من ستر عبد
    Qofka adoon aleh astura allah ayaa astura qiyaamaha marka ceebta yaan laga sheekayn please Badnaado sheekha hadambaajin please adaa kamasuula

  • @Abdirahman-i7r
    @Abdirahman-i7r 4 месяца назад

    صلي الله عليه وسلم

  • @rahmaabdullahi9786
    @rahmaabdullahi9786 4 месяца назад +1

    Alla ana sas dhaha nin wadad iyo waranle ma kala leh wlhi lkn waxba ka sheegi mayo wadad lkn dabciga wujirs

  • @jamaabdiali227
    @jamaabdiali227 4 месяца назад +9

    Sheikh dadka ceebihiisa lama sheego.
    Ilaahay ka cabso gabadha ma nimanka kale ayaad ka xireysaa waa dulmi.
    Sheikh fariinta iga gaarsii

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 4 месяца назад

      Shiiqa ma iyada wajigeedu ku qoranyahay yaaaab
      Calafkeda kuma xirna hadalkiisa la soco
      Teeda kale magaceda mu shegin sawirkedana muu so dhigin

    • @bashirmohamed5464
      @bashirmohamed5464 4 месяца назад

      Hadee magaceeda miyuu sheegay marka

  • @MiskiXirsi-x5o
    @MiskiXirsi-x5o 4 месяца назад +8

    Oo gabar aad kalatagten maxad aga sheken ilahy amarki

  • @missjano8249
    @missjano8249 4 месяца назад +1

    Sheikhow gabadha ad isku dhul gur gursanaysan iska daya xal qof oo ad wanajiso aya kaga khair badan dumar badan oo buq badan

  • @Aliinaliiban1780
    @Aliinaliiban1780 4 месяца назад +6

    Bisinka 😂allow nin naaga badan baan kaa magan galay subxanallaah

    • @istahila.mohamed3275
      @istahila.mohamed3275 4 месяца назад

      Wqxaa tiraahdaa allow nin xun baan kaa magan galay . Naago wax kuma yeelaane nin xun baa daran waayo asaga nolosha la wadaagaysaa naagaha wax kaa quseeya ma jiraan

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 4 месяца назад

    Subxana Allah

  • @Maan3416
    @Maan3416 4 месяца назад +2

    Aduunyada iska saasa qof aad meel ka aragty oo aanad la dhaqmin in aad wanaag ama.xumaan ku tuhunto ma fiicna wlhi 😂😂😂 alahow muu caalim ahaado hdu doono 😊

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 4 месяца назад

    Gar rageed ha qaadin labadooda yaa gardaraa ma ogid sheekh naago badan isagaa gardaran

  • @sacdiyojamac8334
    @sacdiyojamac8334 4 месяца назад

    M.a

  • @fardosamuuse4091
    @fardosamuuse4091 4 месяца назад +1

    Angina waxaan nibcahay nimanka sunadu ka muuqato laakiin diinta ka beensheega

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 4 месяца назад

    🎉🎉🎉🎉isoo booqo 👈🇸🇴🙏🙏🙏

  • @maxamedibrahim-h4v
    @maxamedibrahim-h4v 4 месяца назад

    Scw scw

  • @NimoOmar-p3h
    @NimoOmar-p3h 4 месяца назад +2

    Wadaad reer kisakuxun oo umada ufiican badana ilahow nogar gaar

  • @Bintucabdi-c1c
    @Bintucabdi-c1c 4 месяца назад +1

    inaad ka sheekayso maaha

  • @عبداللهاحمد-ز3ح2غ
    @عبداللهاحمد-ز3ح2غ 4 месяца назад +1

    Xaskaga hada kala tagten Bara bulshada inad ka eedayso ma wanagsana maxa yelay wa hoyada caruurtada

  • @munayusuf8971
    @munayusuf8971 4 месяца назад

    Xaskagi in aad public kaga shekayso ma aha adigo hadana shekha

  • @wakilikeynan
    @wakilikeynan 4 месяца назад

    Ma ila saxsana in xaaskaga oo ad kala tagteen inaad arimeheedha ka faaloota. Siiba kama filaneyn ina nin qaari ah sidhan ugalu sheekeeyo xaaskiisa hore. Taasi waaa tusaala oo an wanaagsaneyn

  • @FaadumoMoalim-i6n
    @FaadumoMoalim-i6n 4 месяца назад +3

    Alaa. Ninka. Ii. Qabo. Mark uu kiitab. Khatay. Aan ficnaaday walahi🤔🤔

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 4 месяца назад +1

    Marna dhaha January ku jirnaa ileyn dhiiqaa idiin qarsoon marna faanee odayasha nagu dira kkk

  • @InnocentBlockGame-ee1hk
    @InnocentBlockGame-ee1hk 4 месяца назад

    sheekhow ma qof baa qof iska caayo kale wax uun bay tabaysay
    adnah fahmi wayday

  • @khadramohamed3416
    @khadramohamed3416 4 месяца назад +1

    Nin afar xaas qabaa howshiisu mayara bal maxaa dhibay

  • @umuaisha6859
    @umuaisha6859 4 месяца назад +1

    Waxaa la,arkay rag qu,aabka xifdisan oo xaskooda caynayo

  • @abshirohussein8406
    @abshirohussein8406 4 месяца назад

    Yaa kugu khasbay 4 tq

  • @Miski-kw9gq
    @Miski-kw9gq 4 месяца назад

    San miya shiiq kutahay qofa kala tagteen ya kudhahay kashekey mise kuwa kala kucabsi galinee wax laga yaba iney maser hayay

  • @ubahsicid349
    @ubahsicid349 4 месяца назад

    Muxuu ku sameeyay ileen iskama ay caayine

  • @ZaraAli-y9u
    @ZaraAli-y9u 3 месяца назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @laylacabdulahixassan9949
    @laylacabdulahixassan9949 4 месяца назад +1

    😂😂😂😂😂😂