Allah ha u naxariisto shuhadii reer falastiin aamiin allah inta nool nabad iyo barwaaqo ku noolaadaan allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda walaalaha falastiin aamiin allah ha ka qabto munaafaqiinta dhexdooda ku jiro ee cadowga u adeego aamiin allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda , jabkooda yuhuud iyo xulufadooda aamiin
Aljasiira wey qaldan yihiin maaha in ey caruurtisa arka tirahyo yahuuda qoyskane in ey didan bey ehed in sawir laga qaado wax fiican maaha waxa ey sameyeen
Wcs Scw Scw Scw intii shahiiday reer falastiin alle Wayne shahaadadiisa haka aqbalo intii dhaawaca alle ha caafiyo nabad waarta iyo xornimo ayaan urajaynayaa alle idinkii insha Allah
Inaalilaahi wainaa ileeyhi raajicuun aad baan uga naxay geerida maxamed Deyf iyo marwan ciisa ilaaheey shahiidnimadooda ha u aqbalo walaahi aad baan uga naxay ilaahoo ugargaar ree pslesyine
Aamiin insha Allah
ilaahey muxamed deyf iyo intii dhimatay oo dhan waa shihiid Nabigeeni muxamed scw illaahey hala xidhiidhiyo insha Allah kolay aniga intii aan noola wax iga naxdin badnaa ma jirin habeenkii gogashayda ayaan ku dul ooyi jiray cuntana igama degi jirin . ilaahey waxaan ka baryayaa inuu reer Gaza garabkooda galo nasri deg deg ahna siiyo . insha Allah. mareykan,yuhuuda iwm calaamo xun oo deg deg ah ka muujiyo quluubtoodana argagixiso ku rido .insha Allah
Allaha unaxaristo waa shahiideen allaha geeyo janadiisa taqaballaahu.
Wcs.nadaara.guul.falastiini gaza❤❤❤❤❤❤❤❤.allaaha.unaxariisto.sarakiisha.alqasam😢😢😢😢😢
Allah Ya rahma. Ilaahoow u naxariisto oo u gargaaro reer Falastiin🤲🏼🇵🇸🤲🏼 jannatul fardaw acla Ilaahay ha geeyo shuhadad reer Falastiin💔🇵🇸🤲🏼🇵🇸
Alxamdu lillaahi rabil caalamiin guuldarada kudhacay yahuud allaahumma calayka bil yahuud allaahumma aamiin Yaa Allah
Ilaahay swt ayaa u gurmanaaya nin ilaahay swt nin leh oo rumeeyay gaal kama guulaysto waliba gardaran casbunullah wa nicmal wakiil
Shuhudada dhamaantood allaha unaxariisto janatulfardowza all acllaa allaha kucasuumo amiiiiiiiiin yaarabi
Aamiin 🤲🏻
Aamiin insha Allah
Allow unxriso inti shihiiday aaamin aaamin yaarabi
Allaha u naxariisto janadul fardoso allahkawarabiyo amiin amiin 😢😢😢😢
Mashaa Allah ❤❤❤
❤❤❤❤
Keep going nadara
Masha allah nadara wax kafarxad weyn maa jirta abaha dsr alle haloo dilo
Allaha unaxariisto shuhadada dhamaan
Ilaahay swt haw naxariisto maxamed daif iyo dhamaan shihadaada reer Palestine 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Allow unaxariso 😭 🇵🇸😭🇵🇸😭🇵🇸😭🇵🇸😭🇵🇸😭🇵🇸 Aamiin allha 🤲
Shuhadada ala ha unaxaristo inta noolna ala ha ugargaaro aamin
Allah ha u naxariisto shuhadii reer falastiin aamiin allah inta nool nabad iyo barwaaqo ku noolaadaan allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda walaalaha falastiin aamiin allah ha ka qabto munaafaqiinta dhexdooda ku jiro ee cadowga u adeego aamiin allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda , jabkooda yuhuud iyo xulufadooda aamiin
Ilaahow janiin iyo dhamaan falastiin xoree
Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤
Allahu akbar ❤️
Allaha guuleso falasatina
Walaikum salaam warahmatullahi wabarakatu. 🔻🔻✌
Alle ha unaxaristo 😢😢😢
Alxmdulilah Wlhi nimankan geesiyaal waaye Allaah garab galo
Allaha u naxariisto lababa shaheed.
Ilaahow uhiili mujaahidiinta Reer Jiniin
ILLAAHAY HA UU NAXARIISTO JANTUL FARDOWSA ACLAA ALLAHA UGU WADDA BISHAAREEYO FAMILKAY KAWADA TAGEEN SAMIR IYO IIMAAN ALLAHA KA SIIYO AAMIIN AAMIIN YAA RABBI
Illaahey idima soo nabad celiyo insha allaah
Amiin aamiin
❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Illaahay ha unaxariisto maxamed def
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara wacan oowanaagsan
جزاك الله خيرا
Wcs wr wbr akhii habeen wanaagsan
Allaha unaxariisto
❤❤❤❤
اللهم انصر اخواننا في فلسطين
Ilaa shalay waxaan ismoog siinayay geesiyadaas shahiiday marna hada kahor waan dhagaysan waayay illaahow u naxariiso kuway katageena uxifdi oo kuli Palestine ah aduunka an intaan noolaa naxdintii iigu badnayd oon arko waa dhibka Gaza/ illaahow uhiili Muslim kana israacsii kufaarta na kibirka ay eedaan sidegdeg ah Aamiin Aamiin
Aamiin insha Allah
Aljasiira wey qaldan yihiin maaha in ey caruurtisa arka tirahyo yahuuda qoyskane in ey didan bey ehed in sawir laga qaado wax fiican maaha waxa ey sameyeen
❤M.sh Allah ❤
Rabbi ha u naxariisto mujaahidinta
Wcs Scw Scw Scw intii shahiiday reer falastiin alle Wayne shahaadadiisa haka aqbalo intii dhaawaca alle ha caafiyo nabad waarta iyo xornimo ayaan urajaynayaa alle idinkii insha Allah
Aamiin insha Allah
Allaha ugar gaaro walaalaha reer falastiin
Masha Allah
تقبل الله الشهداء
W❤W❤W❤
Elaay xayaysiiska naga yaree
Khaalid waa aabihiis oo meesha taagan 😢😢😢
Yaarabi ugargaar reer falastiin Yaarabi cadowgan jabkooda iyo baabaoda Yaarabi natusi
Nadaara Show Xalladda Barigga Dhexe Iyo Xlladda Dadkena Waa Sidee
Ader nadarow xalimo iidon
Allaha ciqaabo yuhuuda iyo xulufadeeda
Maxay usoo bandhigeen reerkan may private kooda u ilaaliyaan bisinka maxa ka qaldan Aljazeera!
ASC WAXAAN UBAAHAY SAWIRADA DHACDOOYINKA
❤
Hello
🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🦁🦁🦁🦁🇵🇸🇵🇸
Nadaara showa wana kusalamaya sxb
Wcs akhuunaaa nadaara
Gaza hadii laga joojiyey oo hadana jiniin laga bilaabay maxaa lafaaiday iney yeelaan ma aheen
Wcs
Waxa khaladda in wajiyadda caruurta lasoogalyo oo latuso dhagar qabayaasha
Shacabka reer gaaza dhib badan.baa gaarey gaaza oo dhan wey burburtey
Laakin waxaan Hubaa wallhi
Yahuud badan oo askar ah
October 27 2023 soo.galay dagaalka.dhulka ah wallhi ciidan badan iyo saraakiil waliba janaraalo ah ayaa lagu laayey oo bakhtiyey
Ragga 4 ta ah shahiidey hoogaamiyaasha xamaas
Rag shahiidey gesinimo safka hoore dagaalka ku shahiidey waaye
Booskoodana.raggi buuxin laha waa diyaar
Yuhuudii tabar yaridoodii baa la arkay
Nadara 3dexdii ay tiri maxkadii hala soo xero allaha baa doorte israil kubada agtaala
Horta saabta daadka xaabsi lagosodayno maxay u badaan yahi kuwa daanta gaalbeed
Suaasha waxay tahay good mee ayuu shahiiday ?
Kuwii jajabshay maa laga qaado iyo waliba xaqii dadkii ay laayeen
Alyasiin miyey haystaan
Hanti yeko kuka dal an dalkena hen ba lagu tashikinesa lcg hadasho hadan maqasho 😂waa nocas
Ar amilagadha qasam maxaway dagdagan lugu dibay maxabist war nagasi nadara
Marka dadka lasiidaayo israil ma siiwadi doona dagalka mise waa dhamaaday dagalka
Goormee la ahaaciyay maxamad dayf inuu shahiiday maadama xamaas ay diidaysay sheegashadii israil ma waxbaa iga dambeeyay oo ma alqasaam ayaa shaacisay mujaahidka inuu shahiiday nadaaroow
Ciyaalka xaafada Ee janiib Ciyaal weeero waaye😂 2:36
Al- Yaasin 105 ha loo geeyo🔻🇵🇸
Allaha guuleso falasatina
Wcs
Nadaara showa wana kusalamaya sxb